No video

ABDIKARIM ALI SHAAH GOCASHO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 2,607,397

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Ereyadii: Cabdixakiin Ali Abdikariin
Laxankii: Abdifatah Tacabir
Music: Ahmed Wali Furinle
Vocal Rec: Khadar Waqal
Videography & Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Pro

Пікірлер: 1 200
@Nuuradiin906
@Nuuradiin906 8 ай бұрын
Heesaha waxaan ka macaan Quraanka ❤
@cabdiraxmaanxamse114
@cabdiraxmaanxamse114 8 ай бұрын
Maxaad iska garab dhiga wll
@XusenCabdiraxmaan-ve9tb
@XusenCabdiraxmaan-ve9tb 8 ай бұрын
Ha walhi ❤❤
@user-kt2fg5co5i
@user-kt2fg5co5i 8 ай бұрын
Wàa ruun wllo
@aadancalijamacqaaje1252
@aadancalijamacqaaje1252 8 ай бұрын
ADIGU NACASNIMADDADA QURAAN IYO HEES BAA ISBARBARDHIGYSA
@nimao_ayaan
@nimao_ayaan 8 ай бұрын
Aduu mxd hlkn kazoo doonty😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 9 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢😢😮😮
@CadowCabdiSuley
@CadowCabdiSuley 8 ай бұрын
Scw
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 8 ай бұрын
Scw scw scw 📿🕋♥️
@AbdirizakAhmeth
@AbdirizakAhmeth 8 ай бұрын
Meelaha heesuhu yaalan nabigeena ha lasoo doonan scw madhax le tahaye
@nawalabdulahi55
@nawalabdulahi55 8 ай бұрын
Scw
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 9 ай бұрын
Cabdikariim Cali Mohamut Shaah Mulkiilaha Fankan La sheegaba . LaXan,ereyo,Cod ,dabeecad,Majaajilo ,afgaabni alla Maxaad Cajiib dhaaftay.THe greatest of all time 🐐🦁🔥💚🤍♥️
@user-xl1vm2jf1l
@user-xl1vm2jf1l 8 ай бұрын
Waxan goat 🐐 lama odhan kareeeH magac u Bixiya reer comanti land ❤❤❤
@salmasuudi3869
@salmasuudi3869 9 ай бұрын
Heestan xilligii aan ugu baahida badnaa ayay soo baxday wlhi waan murugonaya😢😢😢😢😢😢 Thanks ina ali tea ☕️
@abdixaafid8745
@abdixaafid8745 9 ай бұрын
Dumarka oodhami waa wada bukaan
@filsanmukh4286
@filsanmukh4286 9 ай бұрын
​@@abdixaafid8745anigu ma buki😅😅
@umalkhayrhassan5293
@umalkhayrhassan5293 9 ай бұрын
Wll alle tala saaro galbigaga alle ha qaboojiyo dhibkasto kuhaysata culays kasto daremayso alle fudayd hakuugu badalo wll jacaylku yuuna kadhigin mid liita karamadada dhawro aduunka dhana naftaada waxad ugu jeclata naftaata
@salmasuudi3869
@salmasuudi3869 8 ай бұрын
Qaladka badi waxa iska leh Wadnaha aan qaadan karin wixii u qalmee haboon 😢😢
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 8 ай бұрын
Sory abyo gadub wax wlba wixi kugu dhacdy cashr un ka qado gulyso xppti 😢😘
@Sucaadaragsan-yc2me
@Sucaadaragsan-yc2me 6 ай бұрын
Si kasta oo aad ii sabsabsan jirtay maanta waa so dhamatay walahi shalay waxa aan ku ducaysan jiray in aan ku leho maanta na in uu ilahay igakaa madoneyo ayaan ku ducaysanayaa 😭😭💔💔😭😭😭😭🥵🥵🥵🥵29/2/2024🥵/inta iga danbaysaya lika dhac igu sii 😭😭😭💔💔💔💔
@ayaanlesaleban3600
@ayaanlesaleban3600 2 ай бұрын
Wlshay maxaa u tudhi kolay hadalka waxaa ka keenay ciyaar maha
@beerlula598
@beerlula598 9 ай бұрын
Nafyahay tani waa guunimo 😢 Jacaylkan gumaysiga Intuu gabi laa cisiga Sharafta kaa galaafan la Go'aan ban kaaa rabaaa Wax walpa waxaa ka qaalisan qiimahaaga qofnimo jacaylku yanu qof bila karaama oo bila qiime ah kaa dhigin qof kaa tashtay ka tagay naftaada haw cadipin ilhy baa ino maqan jiro joogana markaa qof naftan ha ku xidhin ee kaaga faa'iidayso wixii dantaa ah bedel khyre baa maqane😢😢😢
@hd_5081
@hd_5081 8 ай бұрын
Markaan gooso is yidhaaba Gocosho adigaa igu fura 😢😢 Jacaylka noocan ahi waaka ugu daran markaste oo aad go'aan ka qaadato inta lagu soo waco ama lagu soo doonto oo saamaxaad lagu waydiisto ayaa hadana beritoole halkii laga bilaabayaa. 😢 Ax Allihii jiraa jooga bedel khayr qabaan rajaynaynaa😢😢
@beerlula598
@beerlula598 8 ай бұрын
@@hd_5081 mar ii dage alle h dago laba goor ii dago se anaa isku dagay Qofkan uu kaa tagay ba lkn aduu hadaad fursad uu siiso inuu soo laabta adaa halkaas is dhigay jacaylkaad doontid aad uu qabtid intuu doono ha leekado lkn qof mar qiimahaaga garan waayey haysku dulayn wll markaas ka tasho inaad ka marmi karto tus lugahaaga buu hoos iman doona isago la' qof kula mida lkn waxay ku xidhan tay saad naftaada qiimaheeda uu sarysiisid wa iga talo intaasi wll
@zamiiraxazan8819
@zamiiraxazan8819 8 ай бұрын
Really wlhi sharafdad waax dhama ma laha ❤
@c.risaaqabshir7664
@c.risaaqabshir7664 8 ай бұрын
@@hd_5081 you Inzha lllllh ale ayaaa Khaire ka dhigi Inzha slllllah wllo
@RaxmaCusmaan
@RaxmaCusmaan 8 ай бұрын
Badal qeyr qabo😊😢
@dj.rockets
@dj.rockets 9 ай бұрын
Abdikariin Ali Shaah Real Goat Layaab Layaab 🎉
@inacawlofficial7952
@inacawlofficial7952 9 ай бұрын
IId aarshe
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 9 ай бұрын
Inta hoooyo macn u nooshahay like dhac kusii.❤🤝
@kawsaralifarah7244
@kawsaralifarah7244 3 ай бұрын
DNood
@kawsaralifarah7244
@kawsaralifarah7244 3 ай бұрын
JSbeiebeiebetsʟᴋsʙsᴏ. ɪsᴠᴅᴊᴅᴠᴜᴅ😮😢❤️❣️💛🖤🗯️💭💤💢
@Abokorrrr
@Abokorrrr 9 ай бұрын
Abdifatah Tacabir&Abdi Ali Shaah Waa Weynkiiba is Helay🔥🔥Waqalka maqalka🎥🙆🏼‍♂️
@CawoZidiiq
@CawoZidiiq 8 ай бұрын
Aliya cisak ❤
@OmarMohameth-uz9xe
@OmarMohameth-uz9xe 9 ай бұрын
G.O.A.T🐐 🟢⚪️🔴 AbdikariiN Ali sHaaH 👑 Wow The BesT MeLodY in thE world Cajiib !!!
@abdirazakibrahim8501
@abdirazakibrahim8501 9 ай бұрын
in fanan la noqdo waa wax fudud balse in aad abdikariin oo kle noqoto waa waxan macquul ahyn COD+LAXAN+JAAS+majaajileeste+Afgaabni waxa usii dheer inta fanaan usoo saaray kuu qirnay inaad thy macalinka fanka wlhi🐐🐐🔥khadar waqal 🙏
@ahmedmuhamuudraage1372
@ahmedmuhamuudraage1372 9 ай бұрын
Nin fan wax kayaqan baa thy shp
@abdirazakibrahim8501
@abdirazakibrahim8501 9 ай бұрын
@@ahmedmuhamuudraage1372 mahadsanid
@jimcaalecumar4650
@jimcaalecumar4650 9 ай бұрын
Laxanka yaa leh😂😂
@abdirazakibrahim8501
@abdirazakibrahim8501 9 ай бұрын
@@jimcaalecumar4650intas ma iin Bey kaa thy😂
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 8 ай бұрын
​@@jimcaalecumar4650hhh War laxamada heesaha dalka %70 ayuu lahaa 3dii sanno ee u danbaysay ee Dib u raac 😂noloshiisana laba saddex hesod laxan loo saaray c.fatx tacabir iyo c.fatax mukhtaar ka xasuustaa
@NuurIimaan
@NuurIimaan 8 ай бұрын
Umada nabi MoHameth waxa ugu khayr badan qofka KhaYr kaH gaadhsiYa IguLa SaLi Wll nabiGeni MoHamethصالله عله واصلم
@abdihakiimomar4958
@abdihakiimomar4958 8 ай бұрын
Heesaha saliga nabiga kadaa
@ahmedkhaliva4790
@ahmedkhaliva4790 9 ай бұрын
Inta igu raacsan ina Ali tea inuu Goatka fanka yahay 😊
@abshiryaree
@abshiryaree 9 ай бұрын
Wax garad ayaad tahay mar hadii aad og tahay pro
@saredoahmed2451
@saredoahmed2451 8 ай бұрын
Labaar waan 👆❤
@Kadarkoffixl4yr7
@Kadarkoffixl4yr7 8 ай бұрын
Nafyahay tani maha gare Garwaaqso dantaada oo Intaa ciil gubatid oo gadaal Ka shalaysidbaa Garoo ku diidaya Intuu ka gooyay iyo intu ku gaystayba guudkga ka muuqatee Ka raac gubanimo jaceyl😢😢 Woww runti waa hees aduun❤️💯 Wxan dhagaysnaya hpen jimca ah taarikh duna tahy 8/12/23 i.a wxa rpa maalin aan inn hpenkan dib uso xasuusto i.a 😢😢😢
@user-fs7iw9yy9g
@user-fs7iw9yy9g 23 күн бұрын
Soo xasuuso hada wxn rjynya sidaad rbty iny wax kuu noqdeen abyo😢
@yonezcrown
@yonezcrown 9 ай бұрын
Layaab Layaab The Goat And Khadar Waqal🔥🎶
@cabdiCawil-nz4zd
@cabdiCawil-nz4zd 9 ай бұрын
ADigiiBa duube mxd kula YaaB TaY lkn inuu iyar kuu dhiibaa bay ahayd odaygu 🦁🤣🔥
@mustafeomer8400
@mustafeomer8400 8 ай бұрын
​@@cabdiCawil-nz4zdmuu duubin uk lagu duubey nio 😂😂
@Abdirahaman-ht9zd
@Abdirahaman-ht9zd 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@samiyafarxan6294
@samiyafarxan6294 8 ай бұрын
Khalada koo dhan wax is kaleh indhahayga 😢 waan inan go.aan qaadta insha allah 2024 sanad wangsan inoqo 😢insha allah 😊
@hasanhuda3500
@hasanhuda3500 8 ай бұрын
Insha allh Illahay sanad wngsn ha inooga wada dhigo 😢❤
@fahimaabdi3304
@fahimaabdi3304 8 ай бұрын
Ilahy hayanoga dhigo Mid wangsan oo an ku farxnl 😢
@hanadoozman6170
@hanadoozman6170 8 ай бұрын
Abdifatax Tacabir Baa Laxanka Saray Fire🔥🔥🔥Iyo Goat’kii
@mandeqabdulkadir7025
@mandeqabdulkadir7025 8 ай бұрын
Qof ku rabin oo ku daremen intaa qiimahaga dadnimadada iyo waqtiga ku dililahayd oo jaceylka gun kaa dhigi lahaa waxaa ka wanagsan inaad ka gudutid Jaceylka oo gobanimo ka raacdid 😭😭😭
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 8 ай бұрын
Tacabir + Shaah Aadanmadoowihi oo is helay two Goat 🐐🔥🦁😂
@Zancho777
@Zancho777 9 ай бұрын
Laxanka abdifataax tacabir iyo codka abdikarim ali shaah waaweynkii haayada ayaa is helay❤️
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 8 ай бұрын
Black Adan dhe❤😂
@Zancho777
@Zancho777 8 ай бұрын
@@Hanadhaaji6 adoo weyn music oo bulshaawi loo sii dhiibi lahaana ka wrn 😂😂
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 8 ай бұрын
Ayyyyy hala yahala the one and only our goat king singer 🎸🙏♥️♥️ ABDIKARIIN ALI MAHMOUD SHAAH ❤😊❤❤
@maanyareyacke9576
@maanyareyacke9576 9 ай бұрын
Laxanka nin weyn ba usoo kacay Abdifitah ahmed muse tacabir my Idol fanan❤
@boqorkaraabka329
@boqorkaraabka329 9 ай бұрын
Waxan hees wa dhaftay wala yabay team waqal dhaman goatka fanka Mikel Ali shaah❤❤
@user-th1fl1zs5z
@user-th1fl1zs5z 8 ай бұрын
Ka raac gobonimo jacayl ❤ 😢 c/abdikarim the ❤légende
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 9 ай бұрын
Wow goat 🐐 Melody is back +goat music furinle layaab 🎻🎼🎹💯🎸🐐 muuqal quruxon fantastic fire 🔥 hit song lyrics 🔥👊📸🎬🎥
@faysalmaxamedKoosaar
@faysalmaxamedKoosaar Ай бұрын
Laxanka malaga awoow Kan yari
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 9 ай бұрын
The greatest there is, The greatest there was, and The greatest there ever will be ALI SHAAH🐐
@amiindahirmagtire1651
@amiindahirmagtire1651 8 ай бұрын
Goat 🐐 Ali
@DriveToSucceedd1
@DriveToSucceedd1 8 ай бұрын
Legend tacabir laxankiisii + furinle musicisi +Ina cali tea codkiisii=wax kle ❤😂
@DeqoAbdullahi-dx4yr
@DeqoAbdullahi-dx4yr 8 ай бұрын
Hestan wa hes qalbiga ka tawaneyso waxan istatus kisa ka arkey qof aan jeclahay wana kala tagney wana jeclahay ilhey waxan ka barya inu qalbiga iga saro asaga neh uu helo qof wanagsan sidu uu wanagsan yahay sacid warsame farxad ku nolow wllo Mcne 😢💖💞
@pricess1772
@pricess1772 6 ай бұрын
Hadii abah jeclhy Isaiah ku jclhy mah jeclkiin kamiro dhisan isku labtaan intah qofkle ugu duceneso😮
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 9 ай бұрын
Indrkey tagyey🦁♥️💯💯 cumamadiisa dhiga dadow Team Wstudio♥️👋🏻
@inakassim7919
@inakassim7919 8 ай бұрын
Eeyyy Abdifatax ahmed tacabir Axmed wali furinle WaqaL wareer The goat ina ali tea Meesha waawaynkii isku arkee❤🙋
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 9 ай бұрын
Abdi karem ali mahmuud huseen mr shaah good voice amazing team waqal studio salaan sare dhamaantiin❤
@yusufalpooz7171
@yusufalpooz7171 9 ай бұрын
Wow Abdifatah ahmed tacabir laxankiisa 😮‍💨🔥
@mohamedbilal416
@mohamedbilal416 8 ай бұрын
Abdikarim Ali Mohamoud " Shaah " Abdiphatah Ahmed Mussa " Tacabir " Legends 🎉❤
@shaakirmaxmedismacil7010
@shaakirmaxmedismacil7010 8 ай бұрын
LAGU WASAA NIO
@kidareyare1457
@kidareyare1457 8 ай бұрын
Legendki weyn abdifatah tacabir ba laxanka saaray❤
@user-ro2cu8ow1z
@user-ro2cu8ow1z 8 ай бұрын
😊
@Sadik_sdk-47
@Sadik_sdk-47 8 ай бұрын
C/abdikarim the best légende ❤horaay usocoo bro 🎉
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 9 ай бұрын
Nafyahay tani waa Gunnimo Jaceylkan Gummeysigaa Intuu Gabi lahaa cissiga Sharafta kaa Galaafan lahaa Go'aan baan kaa rabaa Meeshaad geediga u rartiyo Halkaad ila Gaadheysaa Anniga waa Geeriday Markaan Gooso is idhaahdaba Gocasho adigaa igu fura Nafyahay tani maaha Gare Garwaaqso dantooda oo Intaad ciil gubatid ood Gadaal ka shalleysid baan Garoo kuu diidayaa Intuu kaa Gooyay iyo Intuu kuu Geystay baa Guudkaaga ka muuqatee Halkaa kaga Guddub oo Ka raac Gobanimo jaceyl
@SOMAALI-MUSIC
@SOMAALI-MUSIC 8 ай бұрын
Kalaaam Waxa Ugu Wanaagsan Kalamka Alle❤❤❤❤❤
@mohomedaxmed9995
@mohomedaxmed9995 8 ай бұрын
HabeeN BishU Tahay 4/12/2023 ZacadUna TaHay 2:32pm HeestaN Waxay i XasuusisaY JacaYlkaYgii HorE MagaceedUna Yhy ZaaMiYa Apdirashiid Oo CaLafkU iskU KaaY0 Qori WayEy RunAhaantii HeestaNi Qalpigay iGashay Waxan Leeyahay Qoftaydii HorE NoLol Ta UgU Wanaagsan Ku NooLow 😢💔 Hadad QisadaYda Aragt0 LikE i Saar 👍 Ma idiiN Zharaxi Kar0 Waxa QuLuubtaYda Ku JirEE💔🖤🙏
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 8 ай бұрын
Hanbeenkii Haday dhaafto 11:59pm saacadu waxay Noqotaa am not pm 2:32am dheh markaa 😂😂😂
@Munahuseen890
@Munahuseen890 8 ай бұрын
intuu kaa gooyay iyo intuu kuu gystyba Guudkaaga ka muuqatee hlkaa ka guduba oo Ka Raac gobonimo jacaYl😢💔
@MukhtarFarax
@MukhtarFarax 8 ай бұрын
The greatest of all the time❤❤❤ Abdikariin cali maxamuud xuseen
@LoomaTaliyaan
@LoomaTaliyaan 8 ай бұрын
Xiligan u baahnaa so baxday wllhi wixii iga danbeyo like ta ha ilaa dhaafina 4 dec 2023😢💔
@sakariyecumar7599
@sakariyecumar7599 6 ай бұрын
Nafyahe tani maaha gare Garwaaqso dantadaoo Intaa ciil gubatid oo Gadal ka shalaaysidba.. Garoo ku diidaya Intuu kaa goyay iyo intu ku geystayba guutka ka muuqate Ka raac gobonimo jeceyl❤
@engzaki655
@engzaki655 8 ай бұрын
Inzha allh heestan waxan ku soo noqodanaa marka aan tago gadar waaa hees aad u macan 😊😊
@xamdailkacazxamdaapthiriza2268
@xamdailkacazxamdaapthiriza2268 6 ай бұрын
Hees DarEn Leh Wye😢
@kupamazim6443
@kupamazim6443 9 ай бұрын
Abdifatah tacabir is back what A legend respect wlhi💯🙏
@nagaad1689
@nagaad1689 9 ай бұрын
Nafyhay Tani waa gunimo Jacaylkan gumaysiga Intuu Gabi laa cisiga Sharafta kaa galafan lahaa Goaan baan kaa rabaa Meeshad geediga u rartiyo Halkaad ila gaadhaysa Aniga waa geeride Markaan gooso is idhaaba Gocasho adigaa igu fura Nafyahay Tani maaha Gare Garwaaqso dantaada oo Inaad ciil gubatido Gadaal ka shalaysid ban Garo kuu diidaya Intuu kaa gooyay iyo dhibtuu kuu gaystayba Guudkaga ka muuqtee Halkaa kaga gudubo Ka raac gobanimo jacayl 😔💔
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 6 ай бұрын
Woow hees tan clkarin heesihiisa ka helay☺️🙏13 February ❤️☺️☺️
@mohamudsalad5405
@mohamudsalad5405 9 ай бұрын
kan cidi ka shaki qabta inu goatka fanka yahay waa caruurta aan qaan garka ahayn
@marwaansacad7725
@marwaansacad7725 9 ай бұрын
Comeback Abdifatah Tacabir . ❤ TACABIR + SHAAH = SUQAAR 😂
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 9 ай бұрын
C/kariin Ali shaah☕ & macalin axmed wali furinle🎹🎹😊&khadar waqal 📹 &waqal studio 🎙 🎉
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 9 ай бұрын
Fantastic 🎹📹🎉
@user-ll3ru8vq9f
@user-ll3ru8vq9f 8 ай бұрын
Laxanku tacabir saray lxn wu dhafay Ex Abdifatah yare boqorki codka 🎉
@maxamedcabdi5474
@maxamedcabdi5474 8 ай бұрын
Greatest of all time. Abdikhariim aLi zhaah 🐐🎤☝️
@amiindahirmagtire1651
@amiindahirmagtire1651 8 ай бұрын
Goat 🐐
@user-gx7pg5od1l
@user-gx7pg5od1l 5 ай бұрын
My goat 🐐 is the link 🔗 the ❤❤
@badragadar7937
@badragadar7937 9 ай бұрын
The one and only king Abdikariimka❤
@raztahpoy9010
@raztahpoy9010 8 ай бұрын
Ma jira qof ila mida oo xiligi uu u bahna ayso baxday hestani ilaa 50 jer waa ku ceshtay MARKAN GOSO IS IDHAH GOCOSHO ADIGA IGU FURA😢😢😢😢😢😢
@IdilRashiid
@IdilRashiid 8 ай бұрын
Samir wllo qli
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 9 ай бұрын
What the came came back goat🐐 Waqalka duula cajiib🎉❤
@maryansakin384
@maryansakin384 8 ай бұрын
nafyahe tani wagunimo jacellka gumesiga intugabila cisiga sharafta kagalaban laa goan baan karayaa 1/2/2023/ila hada wan kari la ahy wlh 😢💔💔🥹😢💔😢
@apdipazid______3665
@apdipazid______3665 9 ай бұрын
Apdifatax Ahmed Tacabir 😱😱 G.O.A.T Ba Laxan Saare Inaderki 😅😅
@MukhtaarAbdihalim
@MukhtaarAbdihalim 4 ай бұрын
Abdikareim ali mohomoud shaah Abdifatah ahmed Muse tacabir Legend black Adam ah❤
@user-my6ip9oq6w
@user-my6ip9oq6w 9 ай бұрын
Waa xaladan ku jiro hadeer intuu ka gooyey iyo intu ku geystey baah guudkaga ka muuqateeh halka kaga gudobah oo ka raac gobanimo jaceyl2023/12/3december😢😢😢😢😢
@Hanaanabdi677
@Hanaanabdi677 9 ай бұрын
Time 7:17 haben Isniin soo galayso Tarikhda 2023/12/4 December Nafyahay tani Waa guunimo 💔 Jacaylkan gumaysiga 😢 Intuu gabi laa cisiga 💔😭 Sharafta kagalfan la go.aan bn ka rabaa 💔😭😭 Nafyahay plz cidna Ha ku kalsoonana Cid waliba oo aan kalsooni siiyo 😢 Badelkeeda waxy iga dhiga qalbi jab 💔 iyo xanuun 💔😭😭😭
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 8 ай бұрын
Ayeyo miyay ku heleen 😂😂
@nasromaxamed8037
@nasromaxamed8037 8 ай бұрын
sorry mcney 😢 Wax walbo walaga baxaa😢😢
@Sadik_sdk-47
@Sadik_sdk-47 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤c/Abdihakim ali légende ❤
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 9 ай бұрын
Waqal studio channel ay somali oo dhan ku faanto Wow fanaan dhamaystiran lagaama xiiso dhaco runtii ibnu Ali shaah 🫡
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 9 ай бұрын
Sharfta ka galafan laha😭💔go’aankii ugu wacan een qatay😭2020
@user-ln3xu1so9z
@user-ln3xu1so9z 8 ай бұрын
Nafyahey tani ma ahe gare😢 garwaaqso dantada oo Inaad ciil gubatid oo Gadal ka shaleysid baa Gamcuhu kuu diidayaa😢😢 Intuu kaa gooyay iyo intuu kuu geystaybaa 😢😢 Guudkaga ka muuqate 😢 Halkaa kaga guduba oo 😢 Karaac gabanimo jaceyl❤😢 Waxan hees wey dhaaftay🎉 Cabdirakin cali shaah❤❤
@engahmed7420
@engahmed7420 8 ай бұрын
WaQalka duula 🎉 Cabdikarim Ali tea Abdifatah tacabir Waawayn baa is helay Furinle musician 🎉 Keep going 🎉❤😊
@user-dp1hk6kg3z
@user-dp1hk6kg3z 8 ай бұрын
Erayada yaa leh
@Instagram-KAMAAL.98
@Instagram-KAMAAL.98 8 ай бұрын
​@@user-dp1hk6kg3z isla isaga, Cabdikariin cali shaah 😀
@user-kv6iy1dr2b
@user-kv6iy1dr2b 8 ай бұрын
Abdi kariin ali shah Laxan Cod Music Erayo Tha goat all song my roul model 🥰🥰🥰🥰
@somalimedia3226
@somalimedia3226 9 ай бұрын
The G O A T Abdulkariim Ali Mohamoud ❤🎉
@NasraAbdillahi-lp5hd
@NasraAbdillahi-lp5hd 8 ай бұрын
❤❤Ascm😅❤❤
@NasraAbdillahi-lp5hd
@NasraAbdillahi-lp5hd 8 ай бұрын
Hee❤❤
@NasraAbdillahi-lp5hd
@NasraAbdillahi-lp5hd 8 ай бұрын
A❤❤❤😂
@rahmacige9251
@rahmacige9251 8 ай бұрын
Alxmdullah xaladan waan soomaray 2022 alxm go aan ban qaatay wanan ka rayastay noloshii xumyd go aanku waa wax fcn inad ku adkaysto 😊
@maxamedkayse246
@maxamedkayse246 8 ай бұрын
Rag wawayn aya iskugu tagay heeska abdifatah ahmed tacabir abdi laid shah the goat 🐐
@khadarseat9316
@khadarseat9316 8 ай бұрын
The best song apdikariin cali shaah hOr3 U soco ❤
@user-uo4is6vr6y
@user-uo4is6vr6y 8 ай бұрын
The goat soomalind ina ali shaah king of the world❤
@DurriyadMp253
@DurriyadMp253 9 ай бұрын
The best ina shaah 👑🎶
@CarafaadSiyaasiga
@CarafaadSiyaasiga Ай бұрын
Go an ba ka raba 😢😢😢😢❤
@Hamda7daxrf
@Hamda7daxrf 8 ай бұрын
Rabiyoow Qalpigayga kasar igana aar waad awoodaye😥💔🤲 14/12/2023 waxan rajeynaya maliin kle inan soo noqon doono ano boogsaday
@sahrocabdule5294
@sahrocabdule5294 8 ай бұрын
insha allah 😢❤
@Nacimocabdullahi52
@Nacimocabdullahi52 8 ай бұрын
Kula mida ahy abyo 😢i.a ilhy qalbiyadena hano qabojiyo🥺
@kaltuunsolomon7153
@kaltuunsolomon7153 8 ай бұрын
Insha allah dhamanten wllo
@user-hu9rp8zf9o
@user-hu9rp8zf9o 8 ай бұрын
Gocasho adigay gu fura 😢😢😢 hees an marna ka caajisayn ayay noqotay runtiina si dhaba iiga dareen hadlaysa😢😢 abdikarim ali shaah my role model fanan wlahi
@care2157
@care2157 9 ай бұрын
Waar heestu halkey ka macantahay legend oo hore baa laxankan leh.
@NasraAhmed-kv1cw
@NasraAhmed-kv1cw 8 ай бұрын
My gout ina Ali shaaaaaaaaaah gib going pratharkA
@kariimaismaaciilaxmed
@kariimaismaaciilaxmed 9 ай бұрын
Cod +stell+reaction anther level Woow+ goatka geeska❤❤🎉🎉
@NasraAbdillahi-lp5hd
@NasraAbdillahi-lp5hd 8 ай бұрын
NHet
@shaambalkacad9846
@shaambalkacad9846 7 ай бұрын
Allow hees ma tahay waxay soo baxday xili ay xaladu igu xumayd zxp the goat 🐐 c/ ali shaah Kaliya jacaylka waxaa qiima hiisa dareemi kara qof uu soo maray un Calaa kuli xaal Karaax goba nimo jacayl
@UsaameMaxamed-ts1cg
@UsaameMaxamed-ts1cg 9 ай бұрын
Qaarad ilaa Ka qaaarad baad Ka tolowdey🙌👍
@MusaHussien-nh3bk
@MusaHussien-nh3bk 8 ай бұрын
Nafyhy tani maha gare garwaaqso dantaada oo inad ciil gubatidban garoo ku diidayaa What a song Ina cali tea😢❤
@nimcodow1230
@nimcodow1230 8 ай бұрын
The best song 🎉 goat cabdikarim cali shaah ❤
@salmanofficial2213
@salmanofficial2213 9 ай бұрын
Gaot fanka habrjeclo ina ali shaah fanaanka kaliyaha ee October kasookaca 🦁🦁🦁
@user-zg6qg8mv9q
@user-zg6qg8mv9q 9 ай бұрын
Old is old ali shaaH 😂❤
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 8 ай бұрын
Horay ayaan ka dareemay laxamka saaran inuu qof CULUS leeyahay; Abdifitah Ahmed Tacabbir. Loodhadhkii fanka.
@BM_494
@BM_494 9 ай бұрын
Isoo racaa wixii abdikrin ahi 😂❤
@khaawichanel36
@khaawichanel36 9 ай бұрын
Fanka somaalida buuggiisii waad laabtay walal ee dunidda kale u faa'iidee
@Subarman32
@Subarman32 8 ай бұрын
Goat fanka abdikarin ali shaah ❤
@Abshirsacid
@Abshirsacid 6 ай бұрын
Qalbigay itabatay heestan wllhi 🎉🎉❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Salimsahal-pd8fj
@Salimsahal-pd8fj 9 ай бұрын
Ina ali shah wuu so dhacay ❤
@MASKAX-DHISE12
@MASKAX-DHISE12 9 ай бұрын
C.tacabir iyo c.c.shaah waaweynbaa heestan isugu tagay yaa salaam❤
@nasriinsiciid5563
@nasriinsiciid5563 9 ай бұрын
The best song🎉 goat apdikariin ali. Maxamuud xuseen(shaah)❤😊
@user-xl1vm2jf1l
@user-xl1vm2jf1l 8 ай бұрын
Waar muxuu sameeyay goat 🐐 kuH
@user-un6ix8hs4c
@user-un6ix8hs4c 4 ай бұрын
This guy has the sickest voice ❤❤❤😢
@Aliyaa698
@Aliyaa698 9 ай бұрын
The legend 🙌 💙 Abdikarim ali shah my favourite artist 👨‍🎤 🎤
@mahdiabdirahman4941
@mahdiabdirahman4941 8 ай бұрын
Wawaynkiba izkugu tagay heesta ❤ My goat Apdikarim aLi zHaah ❤😊
@user-po2jg9kz3j
@user-po2jg9kz3j 9 ай бұрын
Abwaan+mulaxan+fanaan faankii oo socda ayaad tahay legnd
@mustafaahmed2871
@mustafaahmed2871 8 ай бұрын
It’s the last night of 2023 I hope this year brings me so much success. Yaa allah make my dreams came true in 2024
@zaacid1
@zaacid1 9 ай бұрын
Laxanki abdifatax tacabir onfire🔥
@hudasaacidaaadan844
@hudasaacidaaadan844 8 ай бұрын
Abwanki heesta laha wuu murti dhaga hadlay😢🥺😢 Arman uso dhibtay😢gocoshu ada igu furah😢 fankan su ugu luqeyay oo ijilayo❤
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 8 ай бұрын
Dee Garcu isaga samaystay heesta 😂gacma Maa laga goynyaa hee
@user-re3js5ec9c
@user-re3js5ec9c 9 ай бұрын
The GOAT Abdikarim ❤
ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:23
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,4 МЛН
Abdikarin ali shah ft juweriya jano | Kasha Lura | Official Music Video 2023
5:02
Juweriya Janno Official
Рет қаралды 4,8 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
ABDIKARIIM ALI SHAAH (JOG DHEER) -BAHJA-DJIBOUTI SHOW 2023
4:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2,9 МЛН
ABDIKARIM ALI SHAAH - MARLEY WAA JACAYL DHABEE OFFICIAL VIDEO 2023
5:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,1 МЛН