Heestan jaceylkeygii iigu hooreyay baa kusoo xasuustay💔😞7/28/2018-01/27/2020💔😞xariir qurux badan baa naga dhaxeyay. Zaaid na waa u jeclaa oo wxwalba diyaar wxa u ahaa ina faraxadiisa u sameeyo. Wakhtiyo quruxbadan baa soo wada qadanay. Kuwa adag na waa kasoo wada gudubnay. 2019 bilhi oogu danbeyay waxaa dhacay muran, buuq, is maandhaaf💔😣waagii hore isaga i raali galin jiray hadaa ka qaldanahay iyo haduu iga qaldanyahay . Lkin wuxuu bilabay inoo iga amuso 3 cisho markii danbe anaa la hadli jiray oo xalin jiray. Habeen oo hore isaga seexday madama aa school lahaa aroorta. Baa wxaa dhacday markaa soo tuusay, gabdh Snapchat friends ka nahay baa dar ilahay u dawaday wxay soo dhigtay. mise wxaa arkay iyado screenshot oo laadhuga kasoo qaaday oo isaga yahay qofkay la ciyaaraysay💔💔💔love iyo emoji kle oo jaceyl matalaya baa soo dul saartay😣😞wlhi dhulka iyo cirka ila wareegay💔xanuun badan baa dareemay💔sual badan baa maskaxdayda ka dhax quuxaya kuwaas indhayga ilin ka keenay💔qalbigaygana gubayay. Ani gabdhii lama hadlin lkin isagii baa u diray. Wxaa ku dhahay waa maxay sidan. Kulaha “ adaa iga seexday markaa waa caajisay waa is kala ciyaarayay”💔 anigii yaab. Waa muranay markii danbe kulahaa orad adna Nin kle lasoo ciyaar laadhuga💔😣Markii danbe waa heshinay, wxaa is dhahay iska cafi. Lkin shaki baa i galay oo gabdhii baa daba galay oo wxa noqday qof marwalba dawada wxay soo dhigto. Hadana buuqii baa sii batay, oo marwalba dagaal iyo muran joogta ah 💔ani mar walba oo isku dhacno malinkiisa wxaa ahayn jiray qof maqane jooga ah💔sanadkii cusbaa ee 2020 baa saa kuwada galnay. Bishii January dhamaadkeyga baa habeen si xun Isku kugu dhacnay💔3 cisho muuna ila soo hadlin ani maalmhas mugdi, xanuun, ciil, oohin bay ii ahayeen💔maalin wxaa dhacday bas baa kasoo dagayay, intaa aan baska sarnaa isaga baa ka fikiryay💔anoo isga ka fikiray markaa is dhahay baskii ka tag baa lugta meel baraf iga dhax gashay, tii kle na wali wxaa kula jiraa baska, markaa baska xaga danbe baa ka dagayay, oo bas driver ka muuna i arkaynin. Xitaa haduu daaqada iga arki lahaa baska waa laga buuxa.markaa baskii baa dhaqaaqay, ana war wxba uma haya oo maqana jooga ahay ba. Alx dadka Baska ila saarnay baa dib isoo jeeday baskiinay intay u dhawaqeyn bay ku dhaheen jooji. Alx Horta malinkay nafteyda halis bay gashay oo lugteyda ama nafteyda baa wayi laha. Wxas oo dhanaa wxaa igu wacan waa wiilkaas uun. Malinkas baa go’aan gaadhay oo aan go’aansaday inaa soo af jaro ba xiriirkan nolosheydii murugo, dhib, ciil, raafad, oohinta baday💔😣 wxaa dhahay wiilkan gabdhii ayo rabaa waana sababta marwalba buuqa u jiro. bas cashar dheer baa u diray💔wuu i baryay oo wuxuu igu dhahay ha iga tagin💔ana habeenkas, saaa u ooyay baa madax xanuun ka qaaday oohintii💔saacdo dhan baan qoraalo iyo codad isku dirnay💔markii danbe wuu iga yaalay💔ala ani lkin qalbigu waxaa kalahaa plz ha isii daynin, i hayso, noloshada ha iga foogeyn💔😣lkin isaga aayar buu markii danbe i fasaxay ileen waa nin wx kle u qorsheysan yihiin💔January 27 2020 waa habeen mugdi ii ahaa💔2020 dhan baa ii ahaa sanadkii oogu xumaa ee isoo maray. Sanad i baday murugo iyo ciil buu ii ahaa 2020. 1 bil iyo badh markaa saas u kla maqanahay oo ana social media oo dhan iska deleteday waayo isagaa rabay inaa iloowo. Meelna mana block iska saarin oo wxaa go’aansanay inaa wlltinimo Isku soo xiriirino😣markaa ani 1 bil iyo badhkaa waaba sii jeclaaday, oo waa u xiisi jiray, waaka walwalijiray xaladoo ku suganyahay💔habeen iyo maalin wxaa ku ducesan jiray inoo ilahay dib noo mideeyo💔🤲🏾habeen iyo maalin wuxuu ahaa qof igu dhax nool oo ila joogin💔😣habeen iyo maalin waa ooyi jiray oo markaaa soo xasuusta sidii waagi hore u fiicnaa iyo sidoo isku badalay💔 “Qof kaa ku mooday maad noqon💔“Waligaa murugo iyo Dhib Maad mudan 💔Xasuus kugu milanta maad milan” heestan markaa u bahnaa maxay usoo bixi wayday💔 maalin aan class ka ku jiray baa caajisay markaa wxaa is dhahay snapka iska soo download garayso, dadka iigu horeyay ee wx soo dhigay waba naagtii ooga shakisanaa, ee malinkiina laadhuga isla ciyaarayeen. Waa dawaday wxaay soo dhigtay screenshot oo dhiiri galin ah lkin markaa screenshot soo qadayse iyo isago wx u soo diray baa hal mar noqday. Markaa qoraalka dushiisa waxaa u jeeda isaga oo waa garanaya cartoonka u saaran snapkiisa(reer Snapchat baa fahmi karaa cartoon ka aa ka hadlayo) markaa magiicsa wxaa oogu qoran “ my first love” 💔ala wadnahaa lee dhuftay💔classkii baa kasoo baxay oo dhinaca musqusha baa aday markaa oohin oo xad lahayn iga timiday💔markaa dhinac iyo Instagram baa aaday mise waa isago oo follow garaynaya💔😣isagii baa number kiisa cdiga ka text gareyay. Wxaa ku dhahay durba waa i iloowday oo nolo cusub baa sameestay miya. Kulaha ma garanyo wxaa ka hadlaysid. Difaac ayuu galay. Wuxu igu dhahay “noloshayda halis baa u horseeday, ee imika cdi soo noqonayaa ee i daa “ 💔💔💔ala hadladaas Xanuun kooda wxaa moodaysa inaa mindi wadnaha leega galinayo💔😞bas waa ka amuusay💔wxaa ku dhahay Haye amaan baa ku siin💔bishii march dhaxdeydii baa go’aan saday inaa social media soo ceshado, markaa isga xalkaas baa kala socin jiray. Malinku wxba soo dhigan waa walwali jiray wxaa is dhihi jiray Maxaa ku dhacay talow💔😣ileen Naf wx jacel nugalaa. Markuu wx soo dhigina wadnahaa ii dagi jiray, ileen ma haysti awood oogu tago oo ku waraysto xalkiisa. Bishii 4 raad ee April 4 2020 baa go’aansaday inaa la hadlo, waa la hadlay. cdi buu ila hadli jiray, si inay wxba naga dhax dhicin. Ana nafis, faraxad baa dareemay ilaa qofka jeclaa baa la hadla yaa oo qorooldiisa mobilekeyga ku soo dhacayaan🥺😩. April 6 2020 habeen ah baa intaa caloosha xidhay baa waydiiyay inaa xiriirkeyna soo ceshan karno. Wxaa u sheegay inaa ka maarmi kari wayay oo 1 bil iyo badhkaas aan kala maqnayn aan jaceyl aan xad lahayn usii qaaday😔Habeekas si walba baa oogu sheegtay inaa ka maarmi karin💔😞lkin isaga wuu I diiday. Wuxu iigu dhahay go’aankaa shalay qaadatay ku taagno💔qof aa dhihi jirtay waa ku jecelahay see ku iloowi kartaa mudo xitaa labo bil dhanayn💔waxaa dareemi inuu naagti nolshisa ku jirto. Inkasto oo isaga markaa waydiyay ma nolo cusub baa bilabatay oo i dhahay maya. Cala iyo kulu xaal markii danbe Haye baa ku dhahay lkin aan saxiibo noqon uun. Wuxu i dhahay waligaa best friend keyga baa ii ahayd ee soo dhawoow. Markoo ii diiday Horta ilaa 4 cisho qol mugdiya baa ku jiray💔intuu xanuun kii iga tan batay baa mantagi jiray markaa soo Xasuus to eraydii xanuun ka badan oo igu dhahay habeenkas. Saan u ooyay baa wajigii dhanaa wxaa moodi inay shini iga cuntay bararka💔💔wxaa dhahay hadaa mar jaceyl kiisa wayda bal ha wayin saxiibtinimadsa. ani markaa qorshahaygu wuxu ahaa inaa hadana dib jaceyl oogu abuurta. Marwalba waa soo xiriirin jiray, wxaa tusi jiray inaa danaynayo oo wali jecelahay💔lkin ileen qofka bili adamka haduu arko inaa u bahaanta waka kaa sii ordo uun. Ilaa 4 bilood baa si saxiibtimo u wada hadlayne uun. Lkin ani wali jaceylka u qabay inoo sii bato moyee marna muuna sii nusqaamin💔 bisha July 5 waa malinta dhalashadiisa, isaga markaa magalada joogay wuuka maqnaa oo magalado oo xafadiisa joogto buu aaday. Ani wxaa rabay inaa hadyado u keeno, xitaa casho isku raacno habeenkas lkin mayna noqon saas. Markaa video aad u qurux badan baa usoo sameeyay. anoo intaa waraqadaha wa weyn fartayda oogu soo qoray hanbalyo, iyo suu agtayda oogu weyn yahay. Markaa intaa video ka duway baa hees hindi dul saaray. Markaa wuxu noqday video inama cdi ahayn. Markaa snapkaa soo dhigay sawiradiisa iyo video gii anoo oogu hanbalyeenaya dhalashadiisa. Isagana aad boo oogu helay oo snapkiisa buu soo saartay. Naagtii qumayada ahayd intay i dawatay baa iyadna usoo hanbalyesay. Anigii ciil iyo hinaaso baa i qabtay💔😣bas hadana bishii August 11 habeen ah waxaa arkay naagtii oo video yaal isaga leeyahay soo saartay snapka iyadoo emoji jaceyl ah kusoo dul qortay💔💔😞anigii naxdin dhulka iyo cir waa qaban waayay💔ala habeen kaas Maxaa xanuun badan dareemay💔isaga baa u diray muuna furin💔habeenkii oo dhan tii hurda ahyd way iga tagtay. Saxiibaday oo moodayay inaa wilkas mar hore iska ilaway baa wx walba u sheegay💔iyaga habeen kii oo dhan callka iigu jiray oo ii wehelyelayay💔tii oohin ahyd wayga dhamatay💔isagana oogu tala gal buu ii ignore garenayay💔malaha wxaa is dhahay isaga ku dhahay snapka isoo dhigo si ee qoftan ii dhaafto💔waayo isaga xiriir kisa inoo private ahaydo buu jeclaa. Saa u soo jeeday buu waago iigu baryay💔markaa duhurkii camal buu emoji qosol ah isoo diray. Markaa wxaa ku dhahay ma xiriir baa idinka dhaxeya. Markaa Haa buu i dhahay💔😣ana maan u calcalin intaa emoji qosol u diray baa ku dhahay Mansha allah ha iloobin inaa guurkiina igu soo casuumto💔markaa Haye buu dhahay. Malinkas waa malin aa dhahay yaa aduunkan i dhaafiya ba💔yaa naftan yar ee igu jirta iga m qaada 💔ilahay uun baa ooga xanuun ka iyo dabka qalbigeyga ka shidnaa💔maalinkaas waa maalin hooyo wxwalba oogaty waayo anoo qolka ooyay bay isoo gashay, markaa gabdha wllday oo iga yar oo wxwalba isku sheegano baa u sheegay wixii dhacay💔hooyo baa xaalka ii dajisay, way i waanisay, wxaa igu dhahday Maxaa wiil yar ooga ooyeysa, adoo dhibankaas kugu yaalo. Markaa hooyo baa igu dhahday meel walba ka block💔markaa waa blockgay isaga iyo naagtiiba waa is raaciyay 💔”WAJI AAN MAQAN GALIYO MAAD DHIGAN”💔💔💔😞 Comment ka akhristo qisada inta kle. KZbin ii diiday maado oo qoraalka dheer aa.
@janoyyy97742 жыл бұрын
sanadkii 2020 ilaa 2021 dhamdkiisa wuxu ahaa qof aan wali jecelahay, oo wali sugo inoo maalin uun isoo noqdo . Wxaa ahaa qof rajo ku nool💔😣boqol wiil oo rabay inay hal mar uun jaanisa siiyo si ee ila hadlaan waa diiday waayo qof aan isaga ahyn ma rabin ba💔wxaa ka mid ahaa qalbiyada dhaawacin ee hadan qof kii dhawacay rajo ka leh ee suga💔😔isaga iyo naagtiina intaa wali way isla socdaan oo nolo qurux badan bay ku jiraan. account oo magac kle ku qoray baa kala socin jiray. Jaceylka waxyaalaha oogu doqonsan buu kugu amrayaa inaa sameysid💔 Bas waagi danbe wxaa go’aansaday inaa iska iloowo. Oo ka fogada wx walba oo isoo Xasuusinaya. Account kii baa iska delete. Alx 2022 gii baa la galay. ramadankii wxaa ku ducestay inoo ilahay i siiyo qof i jecel oo wanagsan♥️🥰bishii June nolosheyda wxaa si lama filaan ah ku soo biiray qof aad iyo aad u wanagsan, i ixtiraama, Ii naxariista, wakhti i siiya, dacad ii ah, hadana zaaid ii jecel oo ii arkay gabdha aduunka oogu wanagsan♥️🥰waa qof aan marwalba ilahay oogu xamdiyo🤲🏾♥️🥰imika xiriirkeena mudo 5 bilood buu socdaa. Axdi iyo balmo baa dhiganay🥰inaa is guursano sanada soo socda baa noo qorsheysan Insha Allah♥️🤲🏾 Hadaa ilaa intan soo gadhay waa mahadsantahay wllo♥️wxaa qisadayda ku dhiri galinayaa qalbi walba oo imika jabsan oo sugayaa qof kuu jeclaa 💔aniga tusale iga qaatay wll. Qof haduu qalbiga kaa jabiyo, wxaa kusoo socda qof kle oo ku kabaya. Oo farxada iyo naxariista u haradaadanayd kusiin doono. Wxaa ku ilaawi doonta malmihi xanuunka iyo murugada lahaa. Dadka qaar ilahay wuxuu nolosheyna oogu fogeyay waayo khayr noo ma ahaa.Ilahay dad walba oo si daacad isku jecel ha mideeyo. Qof walba oo qalbi jabana qalbigiisa Ha u dhayo🤲🏾isoo duceya inoo ilahay calaf iigu daro boqorka nolosheyda🥰🤲🏾♥️🫶🏾❣️🥺
@safibella36562 жыл бұрын
Woow amaaazing😊💯illhy kan haku barekeeyo abaayo mcn
@janoyyy97742 жыл бұрын
@@safibella3656 Amiin abayo waa mahadsantahay♥️🥰 madaama qisadoo dhan soo akhrisatay wa oghy inuu qoroolka dheeraa.
@mubaarakbashiir6572 жыл бұрын
walahi walshy waa qiso aad u xanuun badan oo qalbiga taabanaysa waxaana dareemi kara qofki jacyl so maray qisadaa mid la mida ayaa igu dhacday dhamadka ah dhexdeeda qofaan dunida ugu jeclaa oo aan nolol farxdi ku dhehn tahy ku jirnay ba nolosha igu cidlaysay hadan xumadii jacylka ban la dhibanahy
Wuxuu Ahaa naxariis badane ilaahay caalamkan u soo Diray Nebi muxammed scw💗Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@updullahiosman1881 Жыл бұрын
Scw
@abdiali2407 Жыл бұрын
@@updullahiosman1881 qqqq
@farxiyasaleebaan8310 Жыл бұрын
Aamiin wll mcn
@xamdayasiin2807 Жыл бұрын
Amiin wll qali
@ayaanjama4146 Жыл бұрын
Amiin amiin yarabi
@Cabdimajiid-Maax.2 жыл бұрын
Car waa cidda fan nagula tartanta. Hooyadii iyo aabihiiba waa anagga. Eryada shilke oo reer burco ah, laxanka iyo codkuna waa qamar iyo maame yare oo reer hargaysa ah. Duubistu waa waqal oo awlaad al caasima ah, bal dhinacna ha noo dhaafto. Anaggay noo dhadhami hees nooga dhigayaan. Durriyadda❤️.
@warzamedia6732 жыл бұрын
Ya kugu qabsadey ood la dagaalamey isdeji 😂😂
@abdinajiibmohamed25812 жыл бұрын
😀😀😀😀😀habartaaa yaa ku dhaga hadlaysaaa mcnha
@niyaalshilall59142 жыл бұрын
Cidu kuguma heysto ee is daji yaad dagaal kula jirtaa 😅tan xigta nin waalan oo iska hadlay bulsho ha u aflagaadeyn Catoosh sidaad ula yaaban tahay ayaan anigana ula yaaba 😌
@NajmaNajma-zz6fe2 жыл бұрын
Kkķ War shaydaanka iska naar Cid dambi iyo naar idinku qabsanaysaa ma jirtee
@MohamedAhmed-im7cx2 жыл бұрын
a#najma# Ka naar ku gelaya ii dhadhami iyo ka waxn ku galaya saw ma kala duwana waxay cadaab ku galeen hh
@hodanmuhumed18677 ай бұрын
Who is watching 14/4/2024😢😢😅
@Sheekostudio7 ай бұрын
Me 🎉
@TamirGetajew7 ай бұрын
Me
@inadahir-yy5bb6 ай бұрын
3/may/2024😂❤
@norbilmaxamed38886 ай бұрын
❤
@captainhamzaaideed72766 ай бұрын
15 May 2024 😂😂 Calaacalka iyo buufinta Ex-yada naftaa u baahan
@muniiryaremaanka6938 Жыл бұрын
Wlhi comment anoo oynaya ayaan zo qoray Heeztaan zi gaar ah ayey i tapatay Waxa kuzo xazuuztay Jaceylkeygi igu horeyey Lkn calafka nakala geeyey ILaa Hada Waxa laga joga 1 sano iyo bar wali Qofka kale xitaa Hami uma qaadin wali ayada jeclahay cimrigeyga Inta ka dhiman ayada sugaa Lkn Waxa u rajeynaa Mustaqbal qurux padan😰😰🙏🙏 Adiga Hada aqrinaya qoraalkeyga Waxa ku baryaa Alle Inuu hamigaaga kuu rumeeyo like Ha ila dhaafin 🙏🙏 Jaceylku Ha waaro💔💙😭
@hooyadasuheyb6920 Жыл бұрын
Mahadsanid WLL 😥😥 hamigeyga ilahey hairumeyo ani inta hami leh
@marwaabdoo9727 Жыл бұрын
Illahay haku soo dhaweeyo hadaad calaf isku leedihiin, haddii kalena ka danayso walaalo.❤🤲🏻
@daahirmusse96342 жыл бұрын
heestaan 1million dhaqse kugaleysa 😥Qofki Aan kumooday maad noqon😥
Wax wLpa qawLka alle ka muhiimzaN ha La 0gaaDo taazi...❤❤❤❤❤
@abdimohamed6596 Жыл бұрын
Hal qof ayaan aduunka ugu jeclahay Amaal B. Maxamed Mire❤️💍 ilaahay waxaan ka baryayaa in uu calaf isugu keen daro si aan u noqdo mid oofiya balan kasta oo aan iyada ka qaaday.!!
@asmacali2420 Жыл бұрын
jaceylku waa qali ee ilaasho wlo
@abdimohamed6596 Жыл бұрын
@@asmacali2420 haye baayo mcn
@fatimaabdiahmed5806 Жыл бұрын
Abowe m.a wllka igu darso
@abdimohamed6596 Жыл бұрын
@@fatimaabdiahmed5806 waa diyaar baayo
@AhmedJeezto Жыл бұрын
Qoftas aniga ayey ijcshy zhp
@aktarsharmaarkeofficial38372 жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥
@ilwaadsiciid91742 жыл бұрын
MAHAMED DEEQSIYOW MAXAD SAMAYSAY WLAL🔥🤴 HEESTAN SIGAAREY II TAABANAYSA XAALADAN KUJIRAY MATALAYSAA INTII IGA DANBAYSAY WAXAAN IDINkuLa TaLinaYaa Dhawrta Qalbiyada idin Jecel💔🥺 like dhac kusii hadad ka heshay heestan😁
Hees shidan Inay tahy wxaan dareemay markaan laxanka Qamar Suugaani ku arkay iyo Jilniin ooy ka soo muuqaty Najma Cudoon💪💪💪 What a song 🎵
@midowgahablaha84532 жыл бұрын
Tani waa qisadayde 💔 Waxan Is barany 2019 bishi April wiil aan isku xafad nahy runti aad baaa uu jeclday waayo wuxu ahaa qof aad uu wangsan faraxad badan oo furfuran waxa uu dhigan jiray jamacad ana school waxa ahaa dugsi sare callssk fron 2 waxa uu mudo socda xidhiidhkaygi ayaa mar walba oo is maagno isaga ii rali galin jiray xata aa hadii aan ka khaldanahy waxa dhacady haben aan isku dhacanay mudo laba 7baada inaa kala amuusneen waxa na dheh galay wiil aay isaga zhpo yihin anaguna aan is naqano marki inani na heshiisiyey ka dib waxa uu la so baxay inanku waji kale wuxuna igu noqoday qof kale mudo ayaamo ka dib kulankayagi labad ayaaa waxa uu igu yidhi inanki arin aan uu qadan wayay waxan raba ayuu igu yidi inaa hada ii jeceshy waxan rabo inaaa ii samayso waxa kale maaha inaaa inanimada ka faaidaysto sharaftada ku ciyaaro runti wadanha ii xanuunay waan uu qadan wayay si kale ayaan noqday waxan ku dhahy ma awoodo inaa sameeyo waxa ee hadii aad igu macayso xataa ma samaynayo wayay wAankugu nacaya buu ii dhahay waxay habenka 13 November habenki nolosha igu xumed xataaa is dhahay talow nafta yaaa kaaa qaada mar kasta waxa ilahy ka barayaa allow iso celi maskaxdiisana ka saar waxa xune ku jira hablow idinkuna sharaftiina waxkasta oo dhawacya ka taga waa iga talo inatasina 💔🥺
waad kaban doontaan dhamaantiin wllalayal commentiyadina dhaawacyada ka muuqda Allah ha idinka maydho mid walbana badal khayr qaba haku arsaaqo🙏😢💔
@lakimohamuud6953 Жыл бұрын
𝖠𝗆𝗂𝗂𝗇 😭😭💔
@mariyaxilkas1111 Жыл бұрын
Wlhi waa xanun abaayo qalbiga laha ku qabojiyo aduun yadana waxa kasto wey ka dhacada xanunada jcl neh ada ayee ubadanyihin
@CaliAadanibrahim-m9s Жыл бұрын
❤
@lamaarag75812 жыл бұрын
He is so talented tabarakallah ❤️🎵 ilaahow gafkeena iyo geerideena ha kulmin heesa dayn kari maynee😂 Waar aaaminta inoo raaciya aduun qiimo maleh ❤
@ikraanosmaan42742 жыл бұрын
Aamiin 😢😂
@Fardus-Mohamed2 жыл бұрын
Amen
@RadwanKamilDiraneh Жыл бұрын
Amin
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
😂❤aamiin aamiin yaarabi aamiin alle haynoo aqbalo 🤲🤲🤲🤲🤲😭
@osmanaweis3978 Жыл бұрын
@@akmiishargsan5521vswurr😊🎉
@mariasheekeeye98922 жыл бұрын
Ilaa xalay comments ayaan aqrinayey adbay ii tabatay sharuuctiina aad ku so mujiseen meshan, Qalbiyada Allaha idin wada qaboojiyo, dhalinyarada dhan waa dhibane Jeceyl, 😢❤
@khameskhames36932 жыл бұрын
Same nahay waxbadan aqrinaayey
@geeljire47982 жыл бұрын
Dhalintu waa wada Bukaan socod yasirka alle
@edabsansedahooyaded35302 жыл бұрын
Me 2 wllhi waxan islaha jacaylka waa taqana lakin markan comments arkay inoba idhimanyahay moda illhayow cafi umada 😢❤
@sakariyesaakir Жыл бұрын
Abaayo waa markii 6aad aan akhriyay comments marna kama daalin walaahay way itaabatay heystan😭😭
@maxamedcabdiwahaab476 Жыл бұрын
Adigana wali qalbigaga ma ololin huuno😂
@salmapea Жыл бұрын
Dhamaan dhalinyarada gabdhaha u badan ee qisooyinka xanunka badan halkan kuso gudbisey Ilahey qalbiyadiina ha idin qaboojiyo walalayal lknse hal talo qofka aad wada socotan malinku ogaado inad si xad dhafa u jeceshay oo ka maarmi karin ayuu kugu dul soconaya🥺🥺
@ilhaanaxmad932 Жыл бұрын
Runtiii
@kingmudu97739 ай бұрын
Tasaa xaqiiq ah
@xisalyalona17832 жыл бұрын
Heestan inay qarxayso ayay ila tahay sababto ah wa emotions ♥ 👌 qof araky qoralkn run soma noqon donto tarikhdana wa 2022-11‐ 29
@dayibyare2035 Жыл бұрын
Haaa 2023 6/29/2023
@FaaraxeyMaxamed Жыл бұрын
@@dayibyare2035❤❤❤❤❤
@Boqorad3332 жыл бұрын
Axeeey😭💔 xili aan furaashka dul aalo oo ilmadaydu barkinta qoysay bay heestani kusoo beegantay " qofkii aan ku mooday maad noqon 💔💔😭😭😭
@indhodeeqhajji50782 жыл бұрын
Alle bedel khayr qaba hku siiyo wllo
@faraxkhadar19872 жыл бұрын
Oh wllo
@Rana_barbi2 жыл бұрын
Sorry wlhi hadlkagu wu idamqay alle qlbiga ha ino kabo💔😭
Laxanka qamarka layaab layaab and voice mame the legend on fire 🔥❤
@gabarhawiye90 Жыл бұрын
Tani waaa qisadyda oo aan so gabiyay ....Ragga .ma wada xuma aniga wiil ayaan is baranay 8/3/2017 malin qamiis ah si qurux badan ayuu ku socday xiriirkeena ....... 26/8/2020 ayaan is badal ku arkay oo sidii awal ilama hadlo mar walpa hadla kulul ayuu i dhahaaa .... gabar ay jamacada wada dhigtan ayaan ku arkay asoo la taagan oo walipa ku dhagan mar kaaan ku arkay asna uu i jeeday markaas aniga dhan ayu iskaga kay dhigiy qof uusan aqoon markii danbe buuq badan ka dip 3 bil ma anan isla hadla oo isna ma uusan ila so hadla markii danbe aniga ayAA IS dhaha bal ka roonow oo la hadla ee waan wax isku naxay ayaan u diray oo aan ku dhahye ila xeshiise markii danbi wan heshiinay ... gabar wada aaan ka so waday oo shalay cml ka dhigty oo aan ku dhahye gurigaan waa gurigaga sidii gabar walashay cml ah oo la dhaqmayay ....... ayaaa i tiri abyo duma i bar ka dip ane wan baray oo gabar ma aysan ila dhalan oo ayda ayaan walal ka dhigty ka dip iyaka ayaaba isku qabsady oo mar walpa way isla hadki jerin ane maba ogine in uu asiga yhy waxay saaas ahaataba oo waqtiga is guraba wiilkii toos ayuuba i dhahye kuma rabo ee lambarkyga amaan haka helo ane yaab iga so haray oo waxaan lee yhy wiilka mxaa ku dhacay mise waaba nin hawil kle ku jira 1/5/2021 gabartii ayaaba xafada ka tagty iyda oo anan waxba lagu samay oo asna waaba og yhy ..... waxay saaas ahaataba asna cadi ayuu iska dhigay oo waa ila so hadly rali noqo ayuu i dhahyr haye ayaan dhahye ka dip wan ku so donana ayuu igu dhahye ... labadii familye ayaaa is barty ka dip waqtiga aaan balanay 8/12/2022 ayuu ahaaa lkn mxaaa dhacay aniga arooska ayaanba isku diyarinayay oo farxad meel aan jogo ayaanba kala garan lahaaa .... lkn mxaa dhcy asoo online ah ayaan wacay waa iga qaban wayay collka cadiga ah ayaan ka wacay waaa iga qaban wayay 6 cisho oo dhn wan wacayay walhi maba iga qabanaayo qorolna ma iga jwbyo wllkiisa ayaan wacay waxaan dhahye mxaa ku dhacay wuxuu i dhahye ninka aroos weye ma ogid miyaaa bari meherkiisa ayaa dhici rabo oo walipa gabartii sxptaa ahyde ayuu aroosi rabaaa walhi aniga dhan si aan noqday ayaan garan wayay .... uuna aroosay lkn arooskiisa ma uusan ku nagadin 1/1/2023 ayay kala tageen ane xunka aaan maray alle ayaaa og walhi aniga oo xalad adag ku jira wiil ayaan telegram iska baranay 2 bil ayaan wada sheekaysany 1/1/2023 .. ayuu iso donty walhi meher iyo aros qurux badan ayuu i dhigay oo nolol farxad leh ayaanba galay asna markuu arooskygi arkay ayu iso wacay oo igu dhahye hada bas miyaaaa ma nin ayaaa iga raacday ane waxaan dhahye calafkii shalay aniga oo ku sugaaayo gabar kle kugu daray ayaaa ane manta nin kle igu daray marka inta xun inta wanagsan ayaaa ka badan.... qof kii aan ku moday maad noqon kiiyow farxad igu waaar nolol ta ogu faraxsan cafis baana iga thy walalkayoow 🤴👑 waji aaan magan galiyo maad dhigan ...........
@fartuunmohamed6192 Жыл бұрын
Ttyyy
@mohamed__kader5052 жыл бұрын
Isaaq noqon waaye Waa inah gabar isaaq ahi ii dhaxdaa Oo ii heesta Woooooooooww From MJ❤👋
@azuuma67762 жыл бұрын
Welcome huno
@Degaliah2 жыл бұрын
Alaha ku sakhiro
@ayaanmohamed11612 жыл бұрын
Welcome inader
@inspirationalvideos18188 ай бұрын
dhaqankaagu mid MJ maahane ma sheegad baa tahay hhhhhhh wllo
@umalmahmed85272 жыл бұрын
Aduunku waa qaf ku jecl iyo qaf aad jeclhy heestani aniga si gara ayeey i tabaty wayo wxa jirey wiil aad i jeclaa mudo 5 sano aha habeen iyo malinwalba wxaan odhanjirey kaligaa baan ku jeclhy anigoo niyda u dhisaya ka dib wxaan guursaday kaan anigu jeclaa isgana waan ka tagay😭😭ka dib wxaan is lahaa wxaad helaysaa farxad dhamaysa mana helin 😪sababtoo aha wxaan ku ciyarey qaf kle farxdii 👤hada anuu wxaan ku jiraa nolol bilaa farxada muran iyo waliba jikaar aan dhamneen hada wxaan qatay go aan aha warqdayda qato wayo ma joogi karo meel aan naftyda laga qimayneen 🤗rabiyow wxaan ku weydisnyaa haduu calaf dhexyda ku hadhey khyrkisa i sii hadnu ku hadhina sharkiza i dhaafi oo i sii mid i jecl ameen🤲hablow aan ka hadlno xaqiiqda dhabtaa wayo wxa walpba oo aan u arkyno ciyaar wxa ku burbura mustaqblkeena dhan ee aan iska tayno izku dul wadka ama balanka aan qadyno wayo ma ogin qaf uu alleh inoo qarey wana sabaabta ay ingu dhacayaan nabsiydu 💔💔😭😭
@gabarsoomaaliyeed56442 жыл бұрын
😭😭😭😭😭sorry apyo
@sundusladan79712 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙏🙏🙏🙏😂😂😂
@nawaalcanbe25992 жыл бұрын
😭💔
@afromahad84032 жыл бұрын
🥺😰 waan ka xumahay abbaayo waa xanuun wllhi sidaad jeceshahay allaha kuu yeelo
@samiiraabdullahi19192 жыл бұрын
Sideee damirkagu ku siyay 5 sano qof anan jeclen inad waqtiga ka lumiso Alxm alleba ima barin sida dadka logu qanciyo been qofkaan rabin wa maku rabo kii kalena wa keyga
Gabadh adag tahay waligaa qof noloshada hoos looma geeyo ❤
@fadumahomerr30002 жыл бұрын
@@Najama259 thnkz xbbti nlosha fahn bay rbta
@dararwaynestory19842 жыл бұрын
Sii wado nolosha mid kuu qalmaad heliye
@hanu64082 жыл бұрын
Sorry abyo wlhi waa ilmeye dadka wxa ku jira dad an damiir laheen o an wllnimo wxey thy aqoon adna wxa thy qof adag horay usoco waliga qof qof noloshada ha ujoojin👑💎🤩
@muhiyadiinyuusufismail53272 жыл бұрын
😭😭😭
@abdimohamed6596 Жыл бұрын
Waxay nasiib u yeelatay bilowga noloshayda aniguna waxaan u balan qaadayaa in ay qayb ka noqoto dhammaadka noloshayda Amaal Bashiir Maxamed Mire❤️💍
@IdilRashiid Жыл бұрын
Wll qof ayaan jeclahy si saaida balse iigu soo duceeya qalbigaa i huraya😭😭😭😭😭😭
@ikraabdulle394311 ай бұрын
@@IdilRashiidqalbiga allha ku qaboojiyo qofkaagana allahs ku sahlo kuwa is calfada allaha idinka yeelo
@jano3592 жыл бұрын
qof walba oo jaclka ku guul darsaty wan salmaya😢😢
@AmranHusseinAbdi10 ай бұрын
Wnka qaade😢
@hafsaahmed942 жыл бұрын
Maanta ma qof ay hees kale u baxayso baa jira inteena cisbitaalka boqolyowga ee weedhsame taala 😭💔"qofkii aan ku mooday maad noqon" waqal studio waa mahadsan tihiin🙏🏿
Heestaan waa mid Qalbi Taabad ah Qisooyinka Daawadayaasha ayaan Akhriskooda Laga daaleyn Allow intii Qalbiga Laga soo dhaawaxcey Qalbiga Uqaboojiyo oo kubeeg qofkey Dunidaan ku lahaayeen Amiin
@ismahansiciid87732 жыл бұрын
Ani qiisadaydu waxy balowmatay 2020 wiil Ayaan si baranay kadib Ani marka sheko barad aha oo hasawaha waxba ka man garaneen ninku uu iga weyna adu fican ayu ii xirir kiray Ani wan jecladay waliba mid xaddhafa waxa dhacday inj maskaxda iga guumaysto oo hadalo aan ii qalbin igu dhaho Ani wan jecla wana ka Foraran jiray sidi waxn ku so conaba wuxu igu dhahy wan ku guursanaya hye Ayaan dhahay adi markan ariinki guurka sugayay ayaa igu dhahy Abahay ayaa lagacti igala tag ee hadan isla maxsano sided uu aragta Ani marka waxn ku dhahay wll Ani abo ayaa ii dhalay hooyo ayaa idhashay wll Ayaan wadhashay family sharaftoda Ani madaxayga saranthy ee wll Ani kunshi hayso abahay iga so dono oo Ani sharaf ii same wuxu ogu dhahay Maya adi kle aan is meher xadno Ani wan ka diday hooyo ayaa ii dhi jirty ninka waa nin xun ee is kaga har Ani marka wan jecla xumantisa man arken ba waxa dhacaday sidi waxn ku soconaba hooyo ayaa tedi timid wayna dhimatay alle hawnaxariste aan wan Ani rajenayy inu boska bananaday inu ii buxinayo Ani sidi aan modayay may noqon uu igu si xumaday wax dhacda haben habenada kamida anu guuri washay joga ana inaan wax isku aheen aan wada jogna iyo iso garacan marka Ayaan qabtay markas igu dhimay washay boo ku dhahy wan guurasan walasha 2022 1aad 10keda waxay ku dhahday waa faraxd markasey Ani oo shegtay Ani waxn ku dhahy Ani imu shegin ee laga yaba inu kadis iga idhigayo habenka markan isla hadal Ayaan waydiyay haa wana ku guursana ayu ii dhahy marka Ani wan farxad wakhtigi aba la gadhay mishi 9ayay noqotay Marso ii dhay Ani waxba mahayo ee dee isug war Ani maxd ii cebenaysey oo ehelkayga maxn dhaha ariinti familyga way wada gadhay ee wax ii dheh marka talefobka iyu igo jarjaray Ani hooyo.yadi la hadlay waxy igu dhahyday hooho inaantaydo kle thy ee inaankeyga waxba haysku Khabarin ee ka tasho hye Ayaan dhahy familygaygi way I necen isaga darti iskaga hadh Ani way didanaya oo wan jecla marka Ani waxn ku dhay iga har Ani inyar iga maqna nin ay zxpyihin ba haben idhi wan wan ku iman hye dhahy isaga ayaa isu qariyay wan isla hadalay wan cafiyay oo jecelka aan uqabo darti marki dabo aad ayu iga sidaray oo aad iyuu ii gumaysan jiray Ani marku dabo wan tashtay wana ka haray hada noloshayda wa wata alx wan faxarnahy lkn isagi ayu jecelki ku dabeyay oo calacala Ani kama guuro wyo tu iso barsiyay ogayhyba Ani qosadeydo wata
You are say i'm from Oromo but where you now somali this men preparing his song in somaliland could you now somali
@Naagishubta5 ай бұрын
@@farhanabib8597😂 Somali is an ethnicity like oromo or afar calm down cabaadweyneey😂 And yes somaliland is a state of Somalia😝
@nimcoxasan52932 жыл бұрын
Anigu 1 years wada soconaaa ki farasanahay isna igu faraxsan yahay ilaahay inaanu na Kala qaadin noogu soo duceeya wllo🥺♥️🤲🏽 inta qalpiga laga dhaawacayna ilaahau ha idiin qaboojiyo wllo🤲🏽🥺
@hiboabdikarin3809 Жыл бұрын
Amin
@DeganAbdi-rp7yz6 ай бұрын
Aalha ha iskukina daayo Aamin
@mohamedapip10582 жыл бұрын
Dadka comment-kiga qoray markan aqriyay waxa u badan hablo qalbiga laga wada dhaawacay illaahow qulubta uqabooji dhamantod illaahow raga somaliyedna ka dhig kuwo dumarkooda dhowra😓🙏
@faaiza20782 жыл бұрын
Aamin
@mohamedapip10582 жыл бұрын
@@faaiza2078 wlshy wax ku dhiba ilaahay Kuma tuso❤️🙏
@mubarikhayaan48152 жыл бұрын
Laxankii qamarka duula Heestu waa halkay ka shidan tahay❤️🔥
@aliwenger48522 жыл бұрын
@Arwa tea miyad walan thy 🤣🤣😂
@mobzofficial43122 жыл бұрын
@Arwa tea abdikarin ki ku qaatay kuma dhigo 😂
@hiboahmed3892 Жыл бұрын
Comments yadaa dhalinyarada kala duwan aay so qoren io qisoyinka 😢 waxa laga qadaya qalpi xanun walhi dhawaca aad qabtiin wan inila qabna wanan inila dareemayna shalah illahy qofkasta oo wax tabanaya wuxu tabanayo ha siyo 🤲🤲🤲🥺 qalpiyadana illahy hano qabojiyo yarabi Qoralkan waxan so boqan dona mar anan ahyn sidan hada ahy sh,lah hadu illahy yidha 😢🤔🥺
@cabdiwaaxidoday7202 жыл бұрын
Laxanka heeskan waa iga gadan yay another level 🥰🥰
@axmedmustafe7037 Жыл бұрын
Dee saw qamar muu saarin
@nimcoabdi43122 жыл бұрын
Xalada manta aan ku suganahy aya hestan kahdlasa walahi 😢💔💔
@burhaancaseyr10792 жыл бұрын
Alle haka saaroh
@wayoflifewayoflife11352 жыл бұрын
Halkaad iga maagtay maan garan💯😍 Another level waqal studio💪🙌🤴🤴
@mohamedibrahimmohamed276510 ай бұрын
24/1/2024 baan dhagaysanayaa jiilka iman doono marka heesa nuxur beelaan waan idin salaamaya ❤️❤️❤️ waa suuragal waagas in youtube xitaa wax badan iska badalaan
@sacdasubag35272 жыл бұрын
Wlh heestan aniga leygu talagalag ax maxaan xanun Fara badan So marey Ila hada nolasha Wan wadi la.ahay anigoo jeclaa waliba xad dhaaf kana so bilawday dugsiga qura.aanka ilaa heer jamacada xaqiiq Wan Isa siiyey lkn wuxuu iigu abaal gudey in iga daneesto waliba qiyaano iigu daro ax anigo wax walbo lee sheegayo ma rumaan San jirin lkn maalin malmahan ka mida ban arkay asigoo dhahayo dhoocishi ba iso waceesa waliba said ii bahdilayo wa malintii iigu xumeed nlsheeda iso martay ax,26/may/2019 heer waxan gaarey aan waxbarashadii an wadi wayo Ila hada ruux kasto mawa aamino xitaa xariir dhan ban ka quustay lkn hada Wan iska cafiye 🥺😭👏
@kaafiboy41332 жыл бұрын
Runtii waan ku raxestaa laxanka qamar suugaani my best fanaan mame
@abdi43162 жыл бұрын
Maestro sir furinle musigaga dhegaha oo keliya kama maqalno ee qalbigan ka dareennaa, Ilaa bilowgii kooxda xidigaha geeska Ilaa iyo hadeer maalina hees ad tuntay kuma caajisin. Ilaahay cilmiga, caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo macallim, sidaad nooga farxiso had iyo jeerna Ilaahay aduun iyo aakhiraba hakaaga farxiyo macalin
@apdyqanijamal4629 Жыл бұрын
2weeks 2millon another level Mohamed maame ❤️keep Going prother
Ma anaan garan laxanka inuu aabihii qamar suugaani 🥶ku jiro💯
@pro___serbia2 жыл бұрын
Laxankaaan inaan meel ku arkay waan dareemay hello qamar dibaan kaa ogaaday Fan waa qamar ama qaraami 🎉
@faadumomohamed36217 ай бұрын
Qofkii anku mooday mad noqon wlhi bil rmdn wyh xumn kuma qabo lkn 4 sano kdib hestn inn dhgeso ada sbbteda leh💔💔😭😭plz dadka iga danbeyow qalbiyadina qof wlbo hku aminina
@ashaayanle3996 Жыл бұрын
THE ONE AND ONLY QAMAAR SUGAANI HAS CONTRIBUTED TO THE SONG 🎵 ❤️ 🙌
@saleebaancali2475 Жыл бұрын
Beautiful voice Mohamed maame lipah
@iqra2222 жыл бұрын
Heart touching..😢💔 Halkaad iga maagtay maan garan!!😢😢
@Sumayawan2 жыл бұрын
Asc walal please isoo booqo adoo mahad san
@hannaqurux24272 жыл бұрын
hees maaha tani way hees dhaaftay waaw amazing❤
@ahmedhaykal3120 Жыл бұрын
Fankaba saw bari hore umaan meherin hayga fanka magac ciyaar kuma bixine Waar fanka aroosa isaaqow😁😁🥰🥰🥰😍😍
@Wacan_aziiiz992 жыл бұрын
SomalidU Waa dad waddda QalBi Jabsan 😢💔 Markad aragTan Qofkad jecladeeen Oo Idinka Sii Socda Ama Wadda dhexdeeeda idinkaGa TagaY IskU DaYa Inad Calooosha xidhtan Ileeen NoloshU Qof jilicsan aqbalI maYse 😍 Xatta iskU daY inad meeel Ku xusin Qisadda ☺️
@ahmednoor6514 Жыл бұрын
Ruuntaad usheegtay
@ruweydadahir2230 Жыл бұрын
Naftan kula tashanayn wll adigo is adkeynaya bad arkeysa adigo hadana iska ilmaynaya o nolosha dhan mugdi ka dareemaya sidii inu qofna aduunka kula sarnayn 😢
@Wacan_aziiiz99 Жыл бұрын
@@ruweydadahir2230 Haa Mugdi ,CidlO ,NiYad jab io Dareeeemo kalO Badanba waad dareeemaYsa Balse Hadad Nafta u SheegtO”In Qofkan Ka TagaY Uuusan U qalmaYn Oo Qof ka wacani uso socdo “IlhaYna Aad iskU XidhO Waxan Hubaa InU Qofkasi xalada ka GudbaYo 😊
@hillowleofficial15492 жыл бұрын
Qofkaa ku moday maad noqon 😭💔 nolosheydi mudugi 2021 ey gashay bey maantay Ku noqTay ax😭 heezta dareeen ahaan Wa I badashay Runti 💔 halkaaa iga maagtay maan garan🥺😭 waxaa eheed qofka kaliya ee Dunid Aan ka Jeclaady Jeclka nacas nimo Ku qaday 😭
@Shafeecbashe2 жыл бұрын
Wacal wacal dhalay qalbi mal ihid adi😂😂😂
@zyadiofficial58572 жыл бұрын
Qamar Suugani , The greatest melodist of all time, No DEBATE FOR THAT 💯
@mobzofficial43122 жыл бұрын
No debate
@abdirazakyare39112 жыл бұрын
Waxaan is leeyahy heestu maxay another level la tahy sow qamar baa ku fara yareestay
@@abdirazakyare3911 Laxaan Dhadhaan Kaale Leeh Hadaad Araagto Waa Qamar lee
@Hassan97Mohamed2 жыл бұрын
Are u serious there are better melodiesthan qamar , qamar is a great singer and lyricist and melodist but there are better lyricist and melodist before him like ABDIAZIZ ISKILAAJI SHAY MIRE DACAR , DAUD XANFAR , XASAN DHUXL LABSALAAX EX QOMAAAL JOOQLE SHIRE XUSSEN SHIRE ABWAAN AUN HADWAARI MUSTAFE KIIKO , CABDINAASIR MACALIN CAYDIID , JAMAL ALI HUSSEIN , ABWAAN AUN SANGUB AND SO MUCH MORE With all due respect there a debate within this and if wasn’t for them qamar and maxamed wouldn’t be here tell me if I’m wrong I really don’t listen to new Somali music no disrespect old is gold maxamed is a great singer And qamar too I perfer to listen to old artists better than new But I respect your decision
@aniizaali174 Жыл бұрын
Yaaa Rabbbi 😥 mxaa ii geyey jacyl iyo afaarihiisa ilaaahow qalbigeyga ii qabooji🤲😢Qofkii aan ku moodey maad noqon wllhi 🥺
@macalincabdi7345 Жыл бұрын
Guuleyso walaashey
@sahrocabdule52942 жыл бұрын
Heestan xalada an hada ku jirey iga tur jumeysaa💔😭 💔😭11/2/2021 Wiil ayan is baraney mudo dheer kadib ilaa 6/6/2021 ayow muqdisho igu imadey hotel ku wada kulaney ilaa 11/7 2021 ayow muqdisho jogey wan dada farax sanen xafdal sagotin ayan udhigey kadib wow baxey 💔😭 Mar tarikhdo ehed bishi 23/9/2022 ayow hben qamisa isku dhacney wow iga amusey kadib subixi ayow la hadley cadi ayow iska dhigey lkn malinta laga babow waxow bilabey inow iga ga,gabsado o owsan ila hadlin ani yaab magacisa ayuub la dhihi jirey waxan is dhihi rijey Ayuub san xal kama ahaneh maxa ka qaldan ani dhan murug io wel wel💔 mar walpo hadal kuso qado ama la hadlo dudow ifuraa ani hal kas ayeyba murugo iga bilabatey wlhi ilaa 28/11/2022 sas uwada soconey mar neh leyla had layo mar neh leyga amusayo marki danbo waxow igu dhahey abyo xirir kan batatanbo naga so afjar😭😭ani wan naxey waxan dhahey ayuub maxa ka qaldan maxa waye waxa ku hadleyso waxpo igama qaldano ayow dhahey ee waa iga dhab waxan ku hadlayo ayow dhahey😭💔 wlhi barti aya nolo xumo iga bilabatey oo wan shaqeynaye 😭shaqadi xitaa wan ka tagey wan awodi waye inan ado guruga xabsi ku noqdey mel an ado ama nafis ku daremo wan waye ila xiligan1/12/2022 tarigto mareyso1/12/2022 wan la hadla waxowna igu dhaha abyo is adkey noloshada horey uwado aneh noloshan dhan wanbo nacey💔😭 marka hesstan xiligan ubahna ayey so baxdey😭💔 qofki an ku modey maad noqon💔💔😭😭😭
@sihaamabdirahman57122 жыл бұрын
Sorry wllo😭😭😭😭 qofki xaaladaada so maray unba dareemi Kara wlhi
@SuleeqaquruxChannel2 жыл бұрын
Wllal waxba haka walaacin hadii uu ba runta kuu sheegay uu ku yiri noloshaada hore u wado naag nool iska dhig ninkaa meel kasta ka block oo naftaada adkey jileeca iyo calaacalka raggu wey uga dartaa ee naftaada runta u sheeg kana daneyso ninkaa in aad u baahan tahay ba ha dareensiin wax walba qeyr bey kuugu dhamaanayaan insha allah.
@maazimamaazima77482 жыл бұрын
2 rakcadoo oo salaada tuko istiqfaarta iyo saliva nebiga❤️badi ilhy wuu ka masixi e
Heestan wxy taaba naysa qalbigayga wxyna so baxday todobaad qalbigaygu u culays saaida daremo maayo iyo xanuun saaida wxn ilahay wydiisa nayaa farxad dag dag ah inuu isiiyo 🥺🤲🤲
@abdimohamed20342 жыл бұрын
INTA JIIF KU DAAWANAYSA HEADPHONES KU DHAGAYSANAYSA HEESTA LIKE II SAAR 👍👍👍👍
@daganmomo Жыл бұрын
18/Jan/2023💔😢 Midnight 01:10am Xaladaaa ku sug Nahay ( cid kala isku maranay mad odhan agtada ka marmay mad odhan)💔😪
@hibaaqmuuse8928 Жыл бұрын
Is
@Kaabanuura14332 жыл бұрын
Qamar suugani the legend ❣❣
@hoodofarxaan56232 жыл бұрын
Aduunka ayaan kugu jeclhy hadda joogto iyo haddi kleba Maxamed abdilahi abdirisaq ❤ Aniga wali waxan aaminsanhy inaan ku jeclhy waayo agjoogaga kama maarmin . Waxa been kuu sheegay dad ka xun jaceylkeena .balse adiga ayaa udambeeya qof aaan jeclaado maxamed wllhi wan ku jeclhy i aaamin hadda hore been kugu sheegi jiray maanta qalbiga ayaan kaala hadlaya wan ku barya isoo laabo . Ilaahey ayaaa xaqiiqada waxay thybsoo saraya anigana hadda calaf kugu leeyhy kuma waayayo waxana waa wax xagga rabi ka qoran Maxamed meel walbo oo aad joogto farxad ku noolow ppe
@inahusein93162 жыл бұрын
Allhe dib haydiin mideeyo 😢❤
@hiboabdikarin3809 Жыл бұрын
Ax xppti
@laylasagal67102 жыл бұрын
Walow aan dhaawacyada qalpiga darenkoda lagu cabiri karin ereyo iy0 qisooyin ooy aad u xanun daranyin hadane marka maqasho ereyo dhab kuu taabanaya oo ka hadlaya xaalada ku sugantey wad ilmeneysa..😔😔 Dhalinyaro waligin qofna hays wada raacinina si aydaan hadhow ugaso kaban kari waayin one love inti ila mide dhaawacanba❤️😔🥺👏alle hayna siiyo badal qayr qaba dhamnten🤲
@fartuunfarry Жыл бұрын
Halkad iga magtay Maan garan 😢allah qalbigeyga iga reebo 🥺qofki aan ku moday mad noqo 😢
@iam.legendar Жыл бұрын
Sorry bayO
@hothanmohamett32012 жыл бұрын
2018 waxaN bilaabya jcylkihi ugu horeyey ee aan si xad dhaafka u jecldyy mudo labo sno waxan ku jiry nolsha jacyl la sameesto taN kugu qurxda badan Mudo ka bacadi waxan ka tagya magldihi aan isla joognya waxan arky wilkii oo isbadly dhan walibNa aniga dumar waxa jeclty ayaan ahyeh wan dulqaaty saas oo ay thyNa waxa us isku dayey inaana fahamiN anigah waxan ahaa ruux qalpigiisa dagnaanen waxa iga soo Harty Caro io qaylo aanan xad lhyeN wan kaLe amusanaan jirany ilaa u intu iga soo waco igu dhoho kama maarmo si aan u eego inaa wali agtiisa qiimo ka leeyhy wan isla soo hdlaNa Waxa jirty gabdh isku dayi jirty inay iibarto ana wanaba ka boodsNA wayo waxan ku arky aydoo dhawar jeer comment ka bixinysa waxayaalo uu isga soo dhigo aydo sidaas ay thy anigoi kaLe amusaN waxan arky video isga io gabdha waxan soo sarty wiiil aya isga asxaab yihiin ana aan asxaab iska nahay walhi malintah qalpigyga siduu u jabay ilyo hda way iisawirN thy walhi salad ban u istagyey waxan door bidy inaa fadhiga ku tukado xanuunka aan dareemy wan la istaagi wyey mudo 3 bila qorxaNa ma arkin waxaNa ma cunin inaa ooyo io inaa ceel la seexdo ban galy jir ahaaN io qalpi ahaanba wan ka xanuunsday lamaan la hdl isgah nudo kadib wan cafiimadyy alxm waxan imady magldihi aan ka tagy uu ii arky anoi isbadly oo isga dhanba muhiumad siinayanin uu ila soo hdly kor io hoos waxa ugu qanciN wyey inaa isku soo labano ana waxaba ii sawirN video mlintih gabdhihi wN la hdly isgNa hubinysyy inaa la sheekysto io in kle ana kamaba waalineh waxan ku irii bari baan asxaab ahyen saas ay thyNa isga waxa u cadeed inaa isku soo labno oo aan jaanis kel siiyo wan siyey lkin anuu sidihi aan u jeclaa umaaN jacleenn oo qalpigyga sidii uu ahaa uma ahyeNn sidaas ay thyNa habeen baa isla kulny waxan ku irii anuu jaanis hda wan kusiyey lkin mlintah laalaab kugu arko xtaa kumaan odhanyo waa maxay sidan ee horaa isku dhafeenaynaa wuxu igu yiri si aan gabdho lhyen hyh Sidaas ay thNa wli waxay wada sheekystaaN inanti kle ayadaa wacay waxan ku irii sidaas jirta khdky soo galisyy walhi aydNa wan xasuusta way ilameenysy anigah waxan ku irii hdl nama dhex yaaleh By call wan isga baxay malintaasNa igu danbeeyssy hdl aan u furo in kstoo uu isga ila soo hdly hdaNa kam hoos qadiN Hda waxan la sheekystaa wiil ay asxaab isku dhow yihiib runtiihi waa basharkihii loo umay ina la barto hd qalpigyga wiilkaas soo glya hlka kii kaleNa ka baxayo maji aan magaN galiyo maad dhigaNn Maalina wajibkiisa ma gudaNn 😞 Watigygii io duLqaadkihi ba,aabihii naftyda wali kumaN cafiNn💔
Qisada heestan ma Aniga layga qoray😢 Wxan siiye qalpiyga Waxan uqaday jcel xaad dhaaf waxan baray waladiintyda waxan isku af garanay in aan unoqdo xaskisa markii aan wxa wlpo diyaar noqdiin 😢 kaliya ka harsan yhiin malmo kaliyaa 😢into Isoo wacay hpn Aniga banaka ka imaday iska Farxsan Ayuup Hal mar idhahay arintin dip udhig 😢hpnkas sidan noqday man garaan 😢wxa aan sameyo ayaan garan waye family Sxp Qof aan khaan ma lahan arooska 😢wxan noqday Qof qalpi aad og oyneysa 😢Qof wlpo Isoo Waco Mxaa ku dhiman wxan dhihi jiray kdip ayaa loo dhigay familkas shaqsi ka mid ah Oo muhim maqan 😢mlinkas waxan goaan ka qaty mgc Nin sheegto in aan aamino aan xariir la sameye💔😭dunida isku mid ma ahaan lkn Aniga waxan qaty in aan sugo calafkyga saxda ah💔😭
@zaadawed8665 Жыл бұрын
dee wll sida ha odhan wax ku helay qofan aan dadnimada garanayn
Another level 💯 song 🎵 🔥 Welcome back legend maame yare Location good luck well done Melody fantastic Lyrics 💯 ✍ 💯 ✍ cajiib waye Laayab furinle waxbo lagaama qabo karo musical big teacher 🎼🎶🎸💯🔥 Iyo 💯 🔥 edting 🎞 🎥 🔥 💯 fire qofki ku Mooday maada noqon adiga 😰💯💯
@apdiaziizhilwa30632 жыл бұрын
𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐥𝐩𝐱
@keeyowcadeofficial74562 жыл бұрын
@@apdiaziizhilwa3063 really well done bro 👏 👍 👌
@noradinmahat5428 Жыл бұрын
Less than a year 10M what a song, I can't stop listening 🎵 🙌 👏
@samiirasheeke90312 жыл бұрын
Halkaad Iga Magty Man Garan 💔🥺😥 Qisadeyda Maso Koobi kari lkin ILAHEY Qalbiga Hanoo Wada Dhayo Badal kheerqabana allah inooga Badalo 🤲❤️
@ayaanmahat60722 жыл бұрын
Amiin
@maazimamaazima77482 жыл бұрын
❤️amiin
@mohamedali-tp7th Жыл бұрын
Isoqawa wll
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
@@mohamedali-tp7th Intee wllo
@sumayosagaar1182 жыл бұрын
Heestan qofwalba wuxu leyahey aniga ayey iga hadleysa,tan oo kaliya maaha, ee waa hees kasto calaacal ah oo so baxda sameyn gudeed ayey Dhalinyarta kuyeelata .halkaas waxa kaaga cad in aynu ubadanahey dad dusha kawada faraxsan ,balse Hoosta kawada qalbi jabsan 💔
@mahadabdiraxman73912 жыл бұрын
inbadan ooaan lakoobayn wllhi 😊
@sharafeey20892 жыл бұрын
Heestan waxn ku xasustay qof aan zaaaid u jecla waligayna niyada ku haynaayo, wiilka waxn kulanay 2019 November malinki u horayseay ahayd anigon magacisa garanayn ayan jecladey aragi kowad meel ban ku arkay maalinkas niyada ku qabtay waxn ku hayey in badan waxn jecla xog ka ogaado atleast is barano, duruf adago timi inanki waqti man arag dib waxn u kulanay isla meel kale 2020 ku dhawad sanad ka dib maalinkasa is baranay lkn xidhiidh walalo ku bilabmay asxp oo kale mudo kal dib dhawr bilooda inanki dareen saxa I shegay 2021 ana waligayba niayada ku hayste aqbal,🥰 habenkasi wuxu aha habenki dunida igu farxada badned wayo zaaid ban u jecla isna I jecla xidhiidh kayagi jacayl iyo farxad ku waarno qosol iyi xanaqba la lahaado anu wada socono xalado midi kuso gudbonada midaysan kaga baxaynay guur ku heshinay lkn xidhiidhki marku sanad marayey wiilki is badal 😭 dabecado adag yelay wixi aan u shegaba xanaq bodsanan aakhirkina ano arkaya naag kale baray igana tag 9.7.2022 💔 💔 💔 abid ruux uma jeclan wlhi san wiilka niyada u siiyey dacad ban u aha waligay ninkale salan kama qaadin intan la socdey inankas 🤧😭 jacaylow dhib badnida marka ruux daaacad ku yahay 11.2.2021 ilaa 9.7.2022 Himilo(naanaystan u baxshay uguna yeri jirey ) abid wan ku jecelay🔗 heestan si gaara ayey I taabatay dareen aan bilo la ilmeyey dareen daacad aha 100%😭, dhalinyaroy ruuxa anad marka horeba rabin plz nabsigan iska daya still kama so kaban, waxa aan gaaray heer aan xidhiidh ka baqo bilee barina laga tag ban la ilameya isna wiilki sa I galay maalin niyadayda kama bixin😭
@husseindaahir87492 жыл бұрын
Sorry sister aad ban uga xumahay lkn qofkaad xidhiidhka leedihin la isma wafa raaciyo waxkasta dhici karaa badal khair leh ayaan ku soo rajnyaaa insha allah
@sacdiyaluula43292 жыл бұрын
Iska ilow wlo noloshada hore usi wado alle ayaaa kula kulansi doona qof kuqalma isagana wuso noqondooona isago weliba og inu ka khaladanyhy balse ha cafin 😣
@xaawo21-xl3dp Жыл бұрын
RDon't lower your standards for anyone or anything, SELF-RESPECT is everything.Don't lower your standards for anyone or anything, SELF-RESPECT is everything.
@muntazsiman4322 Жыл бұрын
?^[ &2q0
@sara2105 Жыл бұрын
Yesssir I hear u loud and clear
@hoodokhadar8522 Жыл бұрын
6
@hoodokhadar8522 Жыл бұрын
😊
@hoodokhadar8522 Жыл бұрын
😊
@kingahmedmohamed90082 жыл бұрын
Dadka qaar waxa ay yqanan kaliya sida xiriir lo codsado oo lo bilaabo ee ma yqnaan sida qalbiga qofka kale lo ilaaliyo..💔.. Xanuun iyo dhib fara badan kadib waxan ku qanciyay nafteyda iney kalinimada dhaanto buuq iyo is qab qabsi jogto ah.. Alone but happy 😊...
@mandeeqhassan8279 Жыл бұрын
😔
@kingahmedmohamed9008 Жыл бұрын
@@mandeeqhassan8279 Maxa ku daray abayo
@sihaam2915 Жыл бұрын
Dad jeceel dhab qof u qaado majiraan aniga ma arkee😳😣
@barwaaqocali7883 Жыл бұрын
33333333333
@ilwaadboqoradamj1964 Жыл бұрын
Halkad iga magtay 😭😭 man Garan wlhy tani hees way dhaftay keep going pro🙏