WAR CULUS: BASHAR AL ASAD MA WUXUU U LEEXDAY REER GALBEEDKA? IRAN & SURIYA OO SHAKISAN

  Рет қаралды 54,871

HBN Online TV

HBN Online TV

24 күн бұрын

WAR CULUS: BASHAR AL ASAD MA WUXUU U LEEXDAY REER GALBEEDKA? IRAN & RUUSHKA OO SHAKISAN
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/

Пікірлер: 58
@mohamednuh9620
@mohamednuh9620 22 күн бұрын
I am thanking Mr. Mowliid and crew for the great job they have for us. Well done guys. You are the only Somali news outlet I follow.
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 22 күн бұрын
Thank you Mohamed
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 21 күн бұрын
alaha baabiiyo kufarta yuhuda iyo rer galbedka dukumdaakum alaha ka yelo yuhud aamin
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 21 күн бұрын
Shukran mowliid
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 22 күн бұрын
Waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan
@museabdallah2671
@museabdallah2671 22 күн бұрын
Mowliid thanks walaalkay sidaad isugu howsho inaad wararka noogu soo aruuriso Seattle WA USA❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 22 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤❤
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 22 күн бұрын
❤🇵🇸🇾🇪🇵🇸🇾🇪🇵🇸🇾🇪💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
@safiaabdulle3827
@safiaabdulle3827 22 күн бұрын
Maashaa Allaha wariye mowliid aad baad ugu mahadsan tahay Sida tooska ah aad noogu soo tebineysid wararka caalamka raar falastin Allaha badbaadiyo yuhuudana Allow jebi Aamiin yaa Rabbi
@feysalcali9337
@feysalcali9337 22 күн бұрын
Acww HBN waxaan malaynayaa in uu kala shaqeeyey dilalkii safaaradda iiraan inuu u fududeeyey weerarkii lagu qaaday iyo in reer galbeedku u ballan qaadeen cafis haddii uu la shaqeeyo yuhuudda oo xagga iiraan laga soo weerarin . Mahadsanid.
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 22 күн бұрын
Hadii warka Bishar Al asad u run yahi wa Donfaar o ficil iyo ixsan maleh
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 21 күн бұрын
Thanks bro Mowlid in my point of view Mr Bashir Al Assad if he break up with his helpers then it’s something else. But let’s wait.
@BaraxGuree
@BaraxGuree 22 күн бұрын
Yuhuud iyo mareykan waa Hal qof
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 22 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 22 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 22 күн бұрын
Xaqii uu bishaar sl Asad Ka galay islaamka ayaa haysta wuxuu gelayaa gacmo cadowgiisa saxdaa ah reer galbeedku market shidaalka Ka saxiixdaan ayey ilayaan
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 22 күн бұрын
Asc mowliid subax wanaagsan
@abdimohamuud
@abdimohamuud 22 күн бұрын
Mowliid xaaji
@abdikadiralimahamoud3806
@abdikadiralimahamoud3806 22 күн бұрын
Suuro gal ma ahan wrkaasi aragtidayda
@ashawooo
@ashawooo 21 күн бұрын
Midaga Yuruba😢waxaba ma taraya Reer Falasatina illahaya baya Leyihina rabi ha uu gara inshallaha Allaha waxa ka baray ina uu illahaya masibo uu kena Shadanka Yuhuda Bashir asada waxaba uu ma taraya Reer Galabete ha ega kuwi Cawiya oo garaba istaga Rushaka iyo İran Bisha hada gabalakise dhacaya
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 22 күн бұрын
Siyaasada midowga Europe wa calan ay dabeel kuimaadi
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 күн бұрын
Bashar Al Asad Suni iyo shiico midna maaha wuxuu noqday basaas yuhuuda reer galbeedka iyo imaaraadka u shaqeeya iirran iyo ruushkuna way ku khasaareen taageeradii ay u fidiyeen.
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 21 күн бұрын
rabiyow u gargaar rer falastin rabiyow culayska ka dulqad shacabka falastin rabiyow nasrigaaga sii rer falastin rabiyow guule jihadka xoriyad donka rer falastin aamin ya alah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 күн бұрын
Waa dhab cida dagaalka kula jirta ruushka in ay nato tahay waa la hubaa lkn wàa in ruushku talaabo adag ka qaado cadawga duulaanka ku ah dalkiisa
@SakiHashi
@SakiHashi 21 күн бұрын
waa la afgabinayaa waayo waxaa kadhaqeyey imaradka ayaa loo marsiiyey 😊
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 22 күн бұрын
Guuleysta goor kasta.
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 22 күн бұрын
Bishaar Al asad wa carab carabna Reer galbeed la aan manolaankaran
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 22 күн бұрын
Bishaar Al asad mamulkiisa naf maleh
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 22 күн бұрын
Xayasiinta farha beshay mad naga deysid barmishkagan xayiis bad nagu washay
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 22 күн бұрын
Mid iga qora haduu bashaaral asad reer galbeedka u leexdo way u dhamaatay
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 22 күн бұрын
Ha dilaan daalinka bashar awalba ayagaa dabada ka wadey
@BaraxGuree
@BaraxGuree 22 күн бұрын
Lamana aaminikaro
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 22 күн бұрын
Bachar Assad hadu uweydo réer geelbedka ruushka iyo Iran ha dilane
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 22 күн бұрын
Bashiir Asad waxaa loodiidey Qalabkii Difaaca Cirka waana lagacelinwaayey Diyaaradaha Isra44l .. Iiraan iyo Ruushku waa danaystayaal waana lagatagsyaa.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 күн бұрын
Reer galbeed iyo yuhuudu ma sheegaan jabkooda iyo khasaraha gaadha marna lkn way jabayaan idanka alle
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 22 күн бұрын
Dee waa reer ala waxshi. ERAN. Waxay u taageeraysay . Reer ala waxshi dhalasho ahaan waa Iiran.. asal ahaan .. kofiyo yar.. waxay la bexeen. Reer asad ayagoo qaldaya rayi caamka..✍✍
@inamacalin1
@inamacalin1 22 күн бұрын
Jaahil wahaabiya ayaa katahay arinkan e iska aamus.
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 21 күн бұрын
Bishaar waa dambiile diray half million dad ah oo u badan Muslim ahlu sunaha ah
@user-lf3ml8du2s
@user-lf3ml8du2s 21 күн бұрын
Sax halaga joojiyo farakhda yuhuudaa
@MukhtaarHeebaan-mm9bf
@MukhtaarHeebaan-mm9bf 22 күн бұрын
Sheeko
@awilbare4637
@awilbare4637 22 күн бұрын
Asc Jimca wanaagsan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 күн бұрын
Bishaar wàa in dalka laga dilo waayo waa waxba kuma roone sidaa darteed iiraan iyo ruushku madaxa haka jaraan calawigaa damiirka xun ee basaaska ah
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 22 күн бұрын
Iiraan ha disho bashar waa daalin carabtoo dhan waa daalimiin raba kursiga uun dankalana aan aqoon
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 22 күн бұрын
Democratic Party waxa ka buuxa yahuud wa ayna I codeynayan danta yahuda shaki la’i
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 22 күн бұрын
Biden xasuuqa qa socda gaza isaqa uqu wacane
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 22 күн бұрын
Mareykan waxaa xukuma yahuuda. state of Christian zionist
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 22 күн бұрын
Shame meelaha laga rabo waye iska cabinta iyo yeman
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 күн бұрын
Maraykan iyo israa,iil nabad iyo xal midna ma rabaan daacadna kama aha lkn waqtiga ayey luminayaan si dagaalku u sii socdo
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 22 күн бұрын
Mawliid Haaji waa PROPOGANDADA REER GALBEEDKA OO LA ISKU DIRAYO RUUSHKA- SYRIA & IRAN. MIDA 2AAD ARINTA GAZA MUXUU U TARI KARAA BASHAR AL ASAD .
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 21 күн бұрын
Bishar asad haddii uu ka furtey saxiibadii kursiga ku hayey hadda malakgiisa galey waxa laga yaba sabab inu illah oga dhigayo dhamadka xukunkiisa bishar
@Maxamed_cali
@Maxamed_cali 22 күн бұрын
Iiraan iyo suuriya oonkala shakisan sidaas ayeey k7 waxab tahay kalmadaasi
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 21 күн бұрын
Allha sahnuuniyada israil dhulka lajaro
@wiiwaa3982
@wiiwaa3982 22 күн бұрын
Waar horta mawlid intii dagaalku socdayba koodhkaas ku waramysay imsa falaqyn baan ku dhegystay
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 22 күн бұрын
dagalkii sedexaad ayaa soo dhawaaday wayo wadamo yaryar ayaa kaso keya Ruush iyo marYkan
MA KHIYAANA MISE WAA XAL? | BIDEN | HAMAS | NETANYAHU | GAZA
19:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
О, сосисочки! (Или корейская уличная еда?)
00:32
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
FOOTBALL WITH PLAY BUTTONS ▶️ #roadto100m
00:29
Celine Dept
Рет қаралды 73 МЛН
ДЕНЬ РОЖДЕНИЯ БАБУШКИ #shorts
00:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
Chips evolution !! 😔😔
00:23
Tibo InShape
Рет қаралды 42 МЛН
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 2,9 М.
North Atlantic Council visit to the NATO Defense College
2:49
NATODefenseCollege
Рет қаралды 5 М.
Heart touching voice سورة الكه‍ف  سوت يريح القلب { ሱረቱል ካህፍ}Surah Kahf
31:04
Qari"Tawfik Al Habeshi={ቃሪእ ተውፊቅ አል ሀበሺ}
Рет қаралды 146 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL - IRAN
37:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
When the floor is ACTUALLY lava 😱🔥 @BrandonA7
0:26
Nick Pro
Рет қаралды 15 МЛН
🦧She Made A Gummy Bear Out Of Gummy Frogs🤪🤠
0:38
BorisKateFamily
Рет қаралды 27 МЛН
Чья эта клубника ?
0:30
ЛогикЛаб
Рет қаралды 1,5 МЛН
УКРАЛИ банковскую КАРТУ у ДЕВУШКИ 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 6 МЛН
Художник троллит заказчиков 😂
0:32