War Cusub Somaliland Iyo Ethiopia & Jabuuti Iyo Somalia Dood Podcast HN...

  Рет қаралды 11,718

Hargeysa News

Hargeysa News

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
I love wadani i love kulmiye ilove ucid and somland khaasatan tolkay but what cunzuriyada umadaha qaar
@Mohamed-v6b5r
@Mohamed-v6b5r 3 ай бұрын
Marnaamijka Cusub Ee SOOFE Wax allah wax la idinka dhaxley mudada aa soo gasheen media oo ka aheyn isku soofeyn munaafaqnimo xaasidnimo aragti iyo hadaf la'aan xasad xaqdi iyo buqdi ma jiree maa BEER kiina iska dhantaan oo idina dembi korodhsiga iska deysaan dadkan masaakiinta ahna wararka ka deysaan. ALLAH IDINKA QABEY DADKA E
@makaahildheere
@makaahildheere 3 ай бұрын
Walaalo kan doorasha kuwaashay messha hasoo saarin ( cabdikharin. You loose viewer's and support.
@guledbashe9538
@guledbashe9538 3 ай бұрын
Marku leeyahay muuse waa nin adag oo wax difacayaa mee dalki❓ Dagaal hadii u wax ka yaqaano muxuu goojacade uga so caraaray?😂 Yaa munaafaq munafaq dhalay sankaa ku daloola inu ciro madaxwayne noqdo walaahi Runtan ku sheegayaa si wayn baanu u diyaarsanahay waa ino doorshada inshaaAllah
@guledbashe9538
@guledbashe9538 3 ай бұрын
😂 aad baa loo fahmay munafaqada Heego esh calaa wariye aad baan ku salamayaa sida qiimaha badan ee aad u karbashtay kaa doqonka ah Somaliland hadii la doonayo in ay sii jirto waa in uu ciro madaxwayne u noqdaa waa qasab soamlilandna waa u dan❤
@aliismael585
@aliismael585 3 ай бұрын
Suaalo sax ma aad waydiin kuwa dhinac ka raran
@HodanAbdilahi-p4o
@HodanAbdilahi-p4o 3 ай бұрын
Waa run hadanu nahay shacabka Somaliland ciro amini maayno wadanka waayo waa huwan
@AbdallaHersi-hj6ln
@AbdallaHersi-hj6ln 3 ай бұрын
Djibouti yaa weligood Watay? Sacar-Muse ayaa "Lataqeegii" ku ilaashaneysey?😅😅😅
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Duco rabaw reersomaliland inta xanuunku kudhacaycaafi
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 ай бұрын
CIRO NO VOTE
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 3 ай бұрын
Garxajis waa niman ABSAME ah waana niman is og lkn degaanbay isaaq kunoqdeen baa layiri!!! HABAR AWAL/jeclana waa niman oromo ah
@ismacil9022
@ismacil9022 3 ай бұрын
Muuse hadu soogadho sidi madaxwaynayashi hore xamaronla aqoonsan 10 ictiraafbu keenilaha wase lanecebyahay huwanta gudaha xaasida
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 3 ай бұрын
somaliland yaduna canfrta ha hubeyso hana abbusho qalaanqalnkadhana taliska geeele
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 ай бұрын
Xisbigii ucid aaway. I
@HodanAbdilahi-p4o
@HodanAbdilahi-p4o 3 ай бұрын
Xataa hadaanu keenin waanu dooranaynaa
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 3 ай бұрын
agaaasime maalinkasta xaadirbaaan ahy hadana isma helnee bal isooiqabo mazuuuul
@aliismael585
@aliismael585 3 ай бұрын
Doorasho Ayaan sugaynaynaa nama quseeyo dagaalka jabuuti
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Jabuuti somaliya iyo cadawga somland waxay arkaan gudahaeena 1.wadani 2.laascaano 3. awdal
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Markaan cadawga qaranka kahadlayno yaa damqanaya nacaba yaa qaranka difaacaya fiiro guud
@MouminIsman
@MouminIsman 2 ай бұрын
Somaliland lawada leeyahay waa laga gudbay o waxa la socda Somaliland lakala leedahay. Isaaq way kala bexeen,Samarone iyo Ciise wadadii SSC bay jiraan. Ictiraaf kii God buu ju dhacay.
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 ай бұрын
Xisibigan waraani wax weynba ka khaldan reer soomaaliland ks firsada
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Cintirafku xguu yaala uu keenay markuu soo jabay ayuu cintiraf beenaku orday
@AbdallaHersi-hj6ln
@AbdallaHersi-hj6ln 3 ай бұрын
Dad telephone-laangaab ah dita ayaad soo qabaneysa.😅😅😅😅
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 3 ай бұрын
Isaaqow hadi aad doonaysan inu nii badbaadao magic meets aha eed ku noolayeeden 32 saanadood Abdiraxmaan ciro doorta. Haadi aad dagaal doonaysin waxaa inigu filan hal diyaarad Dron ah . Waaad ku waalani doontin waar Hayaaay ! ! ! Alow Hargaysa dhinacay iga xigta. Waaxana gacanta lagu soo dhigi muse bixi. Ooyi doonow ayar joog
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 3 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Majiraa qof muwaadina oo cod umadiisa karaba isla umadaa cadawgooda garbiya hadana jaceyl karaba umadii sidaa masaxbaa
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 3 ай бұрын
Ciro maaha siyaasi 1993 waxa uu joogay dafaarad ruushka
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 ай бұрын
Waar muuse biixi cadabta kaa ciln maayee waxla gaaqoro ku hadal oo qabyaalada iska daa muuse biixi dalka wuu baabiiyee
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Ufiirsada hadalada wadani ma ajnabi cadaw ahbaa mise muwaadin damqanaya
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 3 ай бұрын
Asc waar mawaxanu dooranaa ninka sooraacay cadowga somaliland ayaad leedahay doorta eee xamarbaanu tagaynaa iyo xirsi no wey
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
I love wadani but waa cunzur kamase maarmee yaa iskukaaya sidka
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 3 ай бұрын
nimankan wadani waywareereen dooradhay kga dhagtay Topigaaba lagam hadlayeee sideee uwajahnaa jamhadaa lasheeegayo eee geeele wado lakun maba miirqaban kuwan reeeerwadni inooowad dooodeeenaaa
@MouminIsman
@MouminIsman 2 ай бұрын
Soo socda waxa ni gaadha waa arki doontiin. Ala hayaay baa odhanaysiin . Way iniga bood boodaysa waad Aamusi doontiin.
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Qaran dumis iyo mucaradad ma isku midbaa qofka cadawgaaga taageera marka xaalada kula eegta ama qofka maalintaad liidato uun sugaya cadaw mise nasteex
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Marka muuse ma difaac ayuu ku jirayaa hadaan siyaasad lakeenin
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Reer wadani somaliland malaha miyaa mise caruurbay ushekeeyaan waxkasta weysameeyeen kuhadleen hadana weysiiwadaan sharafna rabaan wey furdaamiyeen sida hadhuudhka ba een caadi maaha la aantoodna nolol majirto iyaguse waa ma oga
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Had iyo jeer wadani dad aan caafimaad qabin ayaa laga waraystaa mise waa dad kulmiye soo xulo oogubaya wadani uun waayaab fiirsada
@AbdiFarah-zy3yu
@AbdiFarah-zy3yu 3 ай бұрын
Inappropriate biaxial ma difaaci karo
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 ай бұрын
Ciro in la doorto haduu doonayo in la doorto ha hadlo oo ha difaaco dalka sida faysal oo kale waana in uu iska fogeeyaa nimanka xisbiga ku jira ee urur diimeeka alxitisam xirsi iyo c risaaq dagalka ka riday dalka
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 3 ай бұрын
Dadka mayaa la iibinayaa marka. Ciro la dooranaya wadani iyagaa huwanta raacaye oo ciidamada jabiya illaahaya wadani naga qabo
@HodanAbdilahi-p4o
@HodanAbdilahi-p4o 3 ай бұрын
Xataa dhibka ciidanka gaadhay xisbigaas ciraa ka danbeyay
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 ай бұрын
Qofka muwaadinka ah hadii aylabo usinmaan ta wadaniyada ayuu raacaa wadani cadawga somaliland ayuu lasocdaa dabasocdaa horsocdaa waayaab sharaf iyo codna sugayaa
@Degmociise123
@Degmociise123 3 ай бұрын
Maxaa Somaliland qofka ugu soo hanjabayaa iyadana aan qof u hadlaa u jirin marka laga gardan yahay 😮 Somaliyey ilaahay ka baqa aan is nabad gelino
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 ай бұрын
Uraaye munaafaq baatay qabyaaladi kaadatay
@dayroday8133
@dayroday8133 3 ай бұрын
MAXA LAGO DOORTA HOGAAMIYAHA QARAN? WAA IN LAFAHMA NINKA DOONAYA IN UU UMAD HOGAAMIYO AFAR MABDA AYAA JIRA NIN WUXU DOONAYA IN UU ADUUN KU HELO XUKUNKA NINA WUXU DOONAYA IN MAGACIISA OO KELIYA ADUUNKU MAQLO NINA WAXA DOONYA UU DADKA OO DHAN KA ADKAADO KA WAXA LAGA DHAXLA TII AFWEYNE OO KALE NINA WAXA UU RABA IN UU DADKIISA IYO DALKIISA WAXA WANAAGASAN UGA TAGU HADABA CIRRO WAA KEE.
@marwoali6189
@marwoali6189 3 ай бұрын
WAAR MURANKA IYO QABYAALADA INTAAD JOOJISAAN RAG BAA HUB IDIIN SOO XAMBAARTAY OO RABA IN UU KU XASUUQO DALKAAGANA QABSADA.
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 ай бұрын
Kani waxba ku hadlimaayo cadiifad baa haysa
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 ай бұрын
Waar goormad dhex dhexaad noqotay
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 ай бұрын
Beenaale waar qabyaalad baad ku hadlaysaa
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 3 ай бұрын
Waryaahee ma isaaqbaa wada dhashay??
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 3 ай бұрын
Ciro waa munaafaqa waa faqasha
@nimca_nyusuf
@nimca_nyusuf 3 ай бұрын
Meesha iska hagaji odadkan aanlamaqlaynagadaa dankahadalmiranbakuhadlesaane👍
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Marka ma difaac uun baa lagu jirayaa
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 ай бұрын
Qabiil guul laguma gaadho.
@saleebanali2905
@saleebanali2905 3 ай бұрын
WAR WARKA CADOWGA HANOO SOO QAADI N
@AbdiFarah-zy3yu
@AbdiFarah-zy3yu 3 ай бұрын
Biiicina ma difaacikaro
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 ай бұрын
Qabiil guul lagu gaadho.
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 ай бұрын
😂😂😂😂 mya
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Waa lanoo diidanyan ceeeeb
@fathiamuse9339
@fathiamuse9339 3 ай бұрын
Mahelleyo iro
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 ай бұрын
Haa Cabdiraxmaan waa loo doorayaa kama marayo, waa la doorayaa Madaxweyne ayuu dalka ka noqonayaa. Ninka I maamulaya waan dooranayaa
@Mohamed-v6b5r
@Mohamed-v6b5r 3 ай бұрын
Kkkkk
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 30 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 2,2 МЛН
WAR DEG DEG AH: WEERARKA IIRAAN - XAALADA OO FARAHA KA BAXDAY
HBN Online TV
Рет қаралды 2 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 30 МЛН