War Deg Deg Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Aqoonsigi Podcast HN...

  Рет қаралды 20,007

Hargeysa News

Hargeysa News

Күн бұрын

Пікірлер: 153
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Illaahaya haku xafido muuse cimira dheera iyo caafimaada sii muuse cadowa jabiye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Muuse weligiiba geese ayuu ahaa Faqash ka Il horeeye Mashallaah Muse is a great leader guul Somaliland
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@amiiramohemed495
@amiiramohemed495 Ай бұрын
Masha allah guul somalind
@user-mk4nu5qm2s
@user-mk4nu5qm2s Ай бұрын
Guul. Somaliland ha nolato manchallah manchallah
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Ай бұрын
Allayoow Somaliland Aqoonsiga sii yaarabi 🥰
@warss11
@warss11 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 Ай бұрын
انشاء الله خير Adeero Muse geesi qaran, very strong man but not only has a very strong Team working with him. Guul Somaliland 🎉🎉🎉❤❤❤ اللهم احفظ بلادنا وعليك أعدائنا يارب العالمين
@jasminali374
@jasminali374 Ай бұрын
Guul somaliland cadawaga hajabo ❤❤
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Ай бұрын
Muse bixi waa geesi haldoor adag alle ha dhawro madaxweyne cadow jebiye cadow hire aqoonzi noo iftiinshe aayaha nolosheena weeye abaal nin noo galay weeye illaah ninuu ciseeyay weeye
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 9 күн бұрын
Guul Guul Guul iyo Gobonimo madaxweyne bixi nolow cafimaad iyo cimirdheer Aamiin Aamiin ❤❤❤
@yaasirgeele9648
@yaasirgeele9648 Ай бұрын
In shaa allah allow khayr noga dhig guuul somaliland
@Qorsho
@Qorsho Ай бұрын
Guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland.
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah Ай бұрын
Waa madaxweyne ugu horeyey ee Aqoonsi ka hadla bixii
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Ай бұрын
Mansh Allah ❤ guuuuuul jamuriyada Somalilaan
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Guuul somaliland ishalah
@user-tq2sn7tm2o
@user-tq2sn7tm2o Ай бұрын
Ma'an.sha.alaah.guuuuul
@Nothamza2
@Nothamza2 Ай бұрын
Guul somaliland insha alaah
@Eigal2
@Eigal2 Ай бұрын
Keep the good work!
@mohamedelmi6669
@mohamedelmi6669 Ай бұрын
Ilaahay nagama reebok kulmiye iyo aqoonsiga
@Nothamza2
@Nothamza2 Ай бұрын
Insha alaah aqonsigii wuu imanaya
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Muuse wuxuu ku helay ictraafka waxaa weeye xinkii lala galay intuu xukunka hay gude iyo dibadba Ilaahay ayaa xasidnimadoodii ugu badalay khayr iyo barwaaqo iyo aqoonsi waar muuse waxay u diideen joog iyo jiif waar muuse waa nin aad u adag waxaan leeyahay muuse biixi guul
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Allah Haku guuleeyo
@jama5340
@jama5340 Ай бұрын
Guull Somaliland in shaa Allah ❤❤
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Muse dacad ayuu yahay janada nobalana❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zc9un5er1o
@user-zc9un5er1o Ай бұрын
Guul iyo gubanimo❤❤❤
@farahkhayre7838
@farahkhayre7838 Ай бұрын
Mashalaah❤❤❤❤❤
@fatumamohames
@fatumamohames Ай бұрын
Guuuuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumo4024
@fadumo4024 Ай бұрын
Allaahu Akbar❤❤❤❤❤
@AminaDjama-fu3ft
@AminaDjama-fu3ft Ай бұрын
Guul iyo Gobaniimo Somaliland
@mohamedelmi6669
@mohamedelmi6669 Ай бұрын
Ilaahayoow Muuse noo daa
@sabahadan6746
@sabahadan6746 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤manshallah❤❤❤
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy Ай бұрын
Isha Allaaa, waaa Cafinaya Muuse waa hadan Aqaano Muuse & Samiirkiisii!! Waayo, S,N,M, waxay ka dhigneyd( Somali Nashial, Movement) Sirta ku jirtana waa (Sayidinaa Nabiyunaa Maxamed)C,S,W,!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/laa,aand ❤❤❤
@ahmedyusuf7439
@ahmedyusuf7439 Ай бұрын
Waa nin rag yaqaan ah
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Ай бұрын
Well said 👏👌👍
@DerevalareAlakiassetDereval
@DerevalareAlakiassetDereval Ай бұрын
as@Dereval are alaki asset Dereval bawer kull as Dereval 791
@mohamedelmi6669
@mohamedelmi6669 Ай бұрын
Arag werar waad mahadsantahay aad iyo aad baan kuu salaamay
@user-jv9gi2jg7t
@user-jv9gi2jg7t Ай бұрын
HABAR jecelo way idinka tashanaysaa ina xaashi iyo xirsi waa ilmaadeer ma waxaad. Doonaysa in ay islaayaan reer abtigaa ka xishood guul SSB Habar jecelo GuuL guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul ❤❤❤❤❤❤❤
@yusufadnan971
@yusufadnan971 Ай бұрын
🎉 Guuuuuul
@myway3801
@myway3801 Ай бұрын
Muse geesi alow cadowgisa jabi
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Guul itopiya
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 Ай бұрын
GUUL SOMALILAND
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
HERO MUUSE GUUUUL CAALAMIYA
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Ай бұрын
Sax ❤sax❤waa run
@user-bv9wj3dj7n
@user-bv9wj3dj7n Ай бұрын
Haragweerar waa rutii ninka ragaha xiniiyaha ayaa lgudilaa iyo geesnimada muuse biix waa geesi waakaa kasoo dhlaalay citiraafkii guul guul soomaaliland ❤❤❤🎉🎉
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Ай бұрын
Dollal certainly is somalilander
@johntomo3860
@johntomo3860 Ай бұрын
Very funny 😂😂😂😂
@shamisqalinle5135
@shamisqalinle5135 Ай бұрын
Bishro bil kheer dhaha good news🎉🎉🎉🎉
@seinabhersi404
@seinabhersi404 Ай бұрын
Jeelasha. Halagu. Guro dhamaantoo
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt Ай бұрын
Wa gesinimo hanbalyo geesiga qaranka guuuuuuuul iyo gubanimo Insha-Allaah somaliland anoladu Insha-Allaah 💪💪💚💚🤍⚫🤍❤️❤️👍✅
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
waaba system fiican kaas "madaxwayne,iyo ku xigeenkisa iyo raysal wusra.
@husseinshabel8158
@husseinshabel8158 Ай бұрын
Waar inaadeer hadalka xuna inaga daa . Ilaahay ayaa nu caabudna .muse waa mw halka ha dhaafin
@user-bz6xo2wx1z
@user-bz6xo2wx1z Ай бұрын
Waa sax
@user-bz6xo2wx1z
@user-bz6xo2wx1z Ай бұрын
Somaliland madxa wayne muuse biixi taariikh wacan
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Ай бұрын
Somaliland is one hadi degaamo laga dhigo qabyaalada xogaysanaysa qaranimada wa la waayaya Marka hadeer qaran baynu nahay sidaas bana caalamka lagula jaan qaadi karaa Reer Sool markay daalaan ayagaa so laaban rafaadka haysta iyo horumarka hareerahooda ka socda way arkan Dan ba u run sheegi Somaliland na xuduuda way so xidhan Marka qaran mid qudha ah aya la noqon inshaa Allah
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐤
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
inaadeer madaxwaynaha uma sheegaysid wuxuu oranlahaa dee.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
Afaka shacabka Somaliland uma qalantid inaad u hadasho.
@cabdixuseen2686
@cabdixuseen2686 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul somaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Walaal cagjar waa laga yeedhsiiyey waana cabsida Abiy Axmed arinkiisuna waa wan wayn ilaa la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Ай бұрын
Sorry he dollal is maxamed subeer and he is reer isaaq also he is from Hargeisa we love him
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
200$ muuse ugu ducee
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Ok
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Mujaahidku bilad sharaftii labaad buu ku guuleysay!!.
@xasankooras7887
@xasankooras7887 Ай бұрын
❤❤❤
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x Ай бұрын
guul soomaaliland insha Allah madaxwayne muuse waa in dadka soomaaliland ay u codeeyaa waa hadaa bulshada soomaaliland doonayaa in ay dal jira oo baasaabor kiisu dalalka aduunka ka mid noqotaaa waar muuse u codeeya
@axmedayro9926
@axmedayro9926 Ай бұрын
Shacabka sland waa inay udiyaargarobaan difaaca dalka
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Ma dhacayso doorasho weligii muuse ayaa haysanaya
@warss11
@warss11 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warss11
@warss11 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Ninkan hadlaya ee leh ictiraaf ma aha waa radii calooshood u shaqaystayaasha ahaa ee u shaqeynayey qadaadweynta
@user-ql6ef8ox5r
@user-ql6ef8ox5r Ай бұрын
Ala kujecliyee haragweraraw noolow cadawga hajabo
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 Ай бұрын
Nin ku dhashay dal bilaa baraf, ama, bilaa wabi, ama bilaa saxara, ama bilaa duur, ama bilaa maroodi... maba damco waxaanu u dhalan lahaan teed. Ku u dhashay isagoo Faqash leedahay, wuxuu waligii damci inuu ahaado xoolo faqash.
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 Ай бұрын
Waad riyonaysaa
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
DDS oo inaga maqan ayaa Itoobia loogo darayaa baddeenii. AAAX!!
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Inader .adiga taariikha ku qori waara meyasida wara hakaa hadho ciro iyo xirsi waxaa leeya cjididiina caloola ku jabataye
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Hadaan xabsiga lagu uruurin oo aan la xidhxidhin oo aan dembiyadoodii shacabka ay khaldayeen la horkeenin ilaa xildhibaanada dembiilayaasha ah ee difaacaya qadaadweynta iyo Ina cumargeele
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
Wuu waashay
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Looma dhisi Karo Kuwii Horeba looma Dhisine Ma 90 tiisu
@farahismalismail7959
@farahismalismail7959 Ай бұрын
Xabsiga ku gur dheh waxii kasoo horjeeday xornimada iyo madaxbanaanida somaliland hadii kale iska noqo Awal hilicsan !!!
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Kii Waxabaa loodhiibey Makaasuu Wax kalagartay Yaaaaaaaaaahuuuuuu
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
Arag weerarow, daaroodka iyo howwandu waxay yiraahdaan " 6 bilood ee soo socota baa inoogu adag,hadaan arrinta gooni isutaaga Somaliland iyo heshiiska MOU ay dalka Ituubiya ay la gashay wax ka qabanwayno ,way inoo dhamaatay daarood iyo howwan hadaan nahay!?
@ibrahimismail1113
@ibrahimismail1113 Ай бұрын
The Garhajis man is against the interest of Somaliland. When Lixlay and others were fighting for the liberation of Somaliland, the majority of the Garharjis were watching on the side lines and did not participate the liberation of Somaliland. Since Musa Bixi became president, they were against his victory and insulting Habar Awal for the last 7 years.Now they demand by force to be elected their Ciro man by force. That will not happen because Somalilanders do not want to relinguish their government agin and become second class citizens like 1960..
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
UMMAD WALBA DAWLADEEDAY HESHAA! Somaliland na waa dal chira dadkiisuna chiro.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
IN. AAD. DAWLADNIMO. NOOSHEEGTAAN. ISAAQOOW. WAA. QIYAAM8HII OO DHACAYA.
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Waxa indhahu aanay u furayn waa reer wadani
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Qoladan hadlaysa ma ogola wadanka badbaadadiisa ee waxay doonayaan inay boob ku shaqaystaan
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
ictiraafku markuu yimaado ,cadawga Somaliland dhiig buu ilmayn! imikana naxdin bay wadnaha farta ku wada hayaan.
@user-jv9gi2jg7t
@user-jv9gi2jg7t Ай бұрын
Habar jecelo yaagaa iibsaday hubka Habar jecelo adigu dagaal gelimaysid dhulbahante difaac anagaa kaa celinay dagaal ayaanan doonayn beenaale Naasku ku qabay ma waxa aad doonaysaa dagaal ka Habar jecelo geliso ayaad doonaysaan sirtiinii waanu garanaynaa kàalay adigu iska celi tuug bahgobo guul guul HABAR jecelo ❤❤❤❤❤ adigu adaa habar jecelo dhabarka ka toogtay tuug ❤❤ ❤❤
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Ай бұрын
You wrong muse never been labatanjirow please correct your language
@jaamaccabdiaadan5408
@jaamaccabdiaadan5408 Ай бұрын
Niyow wad iga qoslisa.markad hadlayso
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g Ай бұрын
Waar bal u kaadi Edna ka horyse group bay ahayen dee dhamaan tood waa looshisaya adeer 😂😂😂😂😂😂.
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 Ай бұрын
M/weyne biixi wexa baabiyey waa ninka mexkamada heysta Ninkaasi wexu colleysiiyey shabkii somaliland Isaga sedaxda nin ee ka hoseya, ninka dil halagu.xukumo Laalush qaate biidhi qaate
@mahamedclaahi5982
@mahamedclaahi5982 Ай бұрын
Fari godh sidaa saa loo hadlaa haduu naarta na gaynayo iyo haduu jano nagaynayo isgaa noo madax weyne ah
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Libinta ha la isu qiro
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Weligii muuse isaga ayaa madax weyne ahaanaya
@Nothamza2
@Nothamza2 Ай бұрын
Muuse wuu odhanay. Cadowga guda ha wakaa an keenay aqonsiga
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Lagasoo bilaabo riyaale ninwaliba citrate ayuu raadinayay hadiise muuse kuguulaysto taariikhdaa qoridoonta
@user-jv9gi2jg7t
@user-jv9gi2jg7t Ай бұрын
Maalin walba ictiraakii meeyey kkk
@afrahap4406
@afrahap4406 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
REER SOMALILANOO BAADOOW REER MII AYAAD TAHAAY . BAAL SIDUU CIIRO U DEEGAAN YAHAAY EEG . MUSE JUUDAANA U FIIRSOOW WAAJIGISAA WAAX SAASAAN AYUU U EEG YAHAAY WAA ETHIOPIA WAAXAA AAY SOO OREEY SINEEYSAA SALDHIIGAA . Aqoonsigaanaa waan kaa fiirsaneey naa.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 10 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
DHOOF PART 20
22:04
Family Sagal Channel
Рет қаралды 16 М.
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51
🤣❤️❤️
0:19
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 2,4 МЛН
【斗罗大陆】小舞为什么要假装怀孕呢? #斗罗大陆#小舞
0:47
ОН ПОХОЖ НА ДЕДА МОРОЗА?🎅🏻😂😂😂
1:00
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 2,4 МЛН
😳 Тест на японца проходит ЯПОНЕЦ ЛАЙКА @samuraika_
0:39
Настя, это где?
Рет қаралды 7 МЛН