WAR FARXAD LEH | ISRAEL - HAMAS WAR 'ISBADAL WAYN'

  Рет қаралды 52,907

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

23 күн бұрын

#subscribe
XOGTA DAHSOON XAMAS | ISRAEL | ICC | ICJ | GERMANY • WAR FARXAD LEH | ISRA... WAR FARXAD LEH | ISRAEL - HAMAS WAR 'ISBADAL WAYN'
Palestinian officials: There has been flexibility in negotiations; we will not agree to Israeli presence in Gaza
Deputy Secretary-General of Islamic Jihad, Mohammed al-Hindi, said that Hamas will present its position on the case-fire proposal within a few days, following consultations with representatives of other factions in Gaza.
According to al-Hindi, there has been flexibility in the negotiations in recent days and an agreement has been reached on the principle of a gradual withdrawal from Gaza.
Senior Hamas officials say the effort in the coming days will focus on presenting a formula that both sides find acceptable, like a "prolonged calm" instead of a cease-fire, and a gradual withdrawal of Israeli forces, including from the Netzarim Corridor, the Coastal Road, and Salah al-Din Road, which would allow the return of displaced people to the north of the Strip.
According to senior Hamas political officials, talks with other Palestinian factions produced two main principles: No new Israeli attacks inside the Gaza Strip at the end of a deal, and the withdrawal of Israeli forces from Gaza.
Speaking to Haaretz, a senior Palestinian source that "There will be no agreement to a military presence inside the territory and military raids, as is happening in the West Bank." According to the source, as long as these principles are not guaranteed, it will be impossible to implement a deal.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 213
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 21 күн бұрын
Mahadsanid jazzaka Allahu khyran wariye cabdixaafid ❤
@fartun9503
@fartun9503 20 күн бұрын
Abdihafiid thnks Brother 👍
@abdisharif8315
@abdisharif8315 21 күн бұрын
Subax wanaagsan A.hafid adiga iyo bahda Tv-ga
@user-zq7nb9oz9i
@user-zq7nb9oz9i 21 күн бұрын
ASC ASXBTA WAXAN SALAMAYA SUXUFIGEENA A XAFID M J WAA BOODHARI BATALALE BARBARA
@abdisharif8315
@abdisharif8315 21 күн бұрын
Adigana waad salaaman tahay
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd 21 күн бұрын
Ilaahayow. Yuhuuda jabi Ilaahayow. Musiibo kurid
@nasirweli7928
@nasirweli7928 21 күн бұрын
Yuhuudi Balan Malaha , Nabi Maxamad C/S/S Ayey Balan Oga Bexeen
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 21 күн бұрын
ALLAAH caawa Jal , Ayaa Sheegey in Aaney Balanta oofin oo Ay Kabaxan Balanta Yuhuuda Balan Ma oofiyaan lkn ILLAHAY Ha Saacido MUJAAHIDIINTA Iyo Qudus Insha allah bi idmi laahi kariim 😢
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 21 күн бұрын
Asc A/xafiid, jazakalahu khayran ❤
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 21 күн бұрын
Illahey waxba kuma ahan in ey ka baxaan ❤❤❤❤
@memomm9539
@memomm9539 21 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين واثبت اقدامهم ونصرهم على عدوهم
@geenyodila9095
@geenyodila9095 20 күн бұрын
Allaamuma Aamiin yaa rabi aqbal ducaa anaa🤲🤲☝🏻☝🏻
@Mohamud6m5ali1
@Mohamud6m5ali1 21 күн бұрын
Mahadsanid sida noogu soo gudbisay qatarta aay leedahay feebka
@user-yq9sb1ul6h
@user-yq9sb1ul6h 21 күн бұрын
VIVO CABDI XAAFID WAA ARIN FARXAD AH THANKS
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 21 күн бұрын
Waxaan salaamayaa Barnaamijka Subax Wanaagsan Somali Maxamadeey. Intaas Kadib Waxaan Leeyahay Ilaahay Culaaska Iyo Dhibaatada Hakadulqaado Dadka Reer Falastiin Aamiin Aamiin.
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 21 күн бұрын
Illaahey ha gargaaro Xamas cadowga islaamkana jebi Aamiin
@canababdishakuur6578
@canababdishakuur6578 20 күн бұрын
Asc yuhuudu balan malaha
@dayib6104
@dayib6104 20 күн бұрын
Axdimaleh yuhuudi,qaddar khayrkisawata ayakadambayndona sikastoy noqotaba insha allaahu.
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 20 күн бұрын
Illaahayow wax khayr qabo Allaha Ku Qatimo Nabad Waarto Bidnillaah kariim.
@degaghedi1738
@degaghedi1738 21 күн бұрын
Illaahow u naxariiso Gaza/ rer Palestine gumaystahana jabi rafaxna kabaaji cadwga Aamiin Aamiin
@cashocadawe5772
@cashocadawe5772 21 күн бұрын
😊😊
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 20 күн бұрын
Amxaar tv waan idin salaamay
@HibaqMahad-cx8ry
@HibaqMahad-cx8ry 21 күн бұрын
Aamin ma jiro ya ka damiin ah yuhud hadi ay werar soqado
@user-lq1tb7kc5v
@user-lq1tb7kc5v 20 күн бұрын
Weligood balan ay qaadeen ma fulin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
MAXAMAD WARKIISA, MA AHA ARRIMAHA XAMAAS LAGU YAQIIN, TAN XIGTA ISRA'L AXDI MA LAHA.
@user-oi3nz9xf5n
@user-oi3nz9xf5n 21 күн бұрын
Maxkamada allah yaa qaban Insha allah
@idilabdi9456
@idilabdi9456 21 күн бұрын
Ilaahow xamas u hiili cadawgana jabi
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
LABADA DHAN YAA DAMIIN KA AH, YUHUUD AXDI MALAHA, CARABNA WAA WALAALAHA YUHUUDDA.
@munir69420
@munir69420 20 күн бұрын
Ilaah ha ugargaaro shacabka falastiin😊
@yuridanhaaji1101
@yuridanhaaji1101 21 күн бұрын
INSHA,ALLAAH,GUUL,RAGTO,,RABOW,SII,WALALAH,FALASTIIN,,OO,DHIBATADA,,UGA,BAXAN,,CADOWGANA,,GUULESTAN,AMIIN,,AMIIN,
@user-vq7ir2vu2v
@user-vq7ir2vu2v 20 күн бұрын
TaaS ilama.aha inay Israel yelayso ilahayse isaga .awodaley E haugargaro umadda. Reer gasa insha allah.
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 21 күн бұрын
Alxamdulilaah ❤❤❤❤❤
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 21 күн бұрын
Subacute wanaagsan xagaaga but xagayagay habeen wanaagsan cabdixaafid 🎉🎉🎉🎉
@ashaoali8020
@ashaoali8020 21 күн бұрын
Subax wanaagsan wiilkaan qaali ga,ohoow
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 21 күн бұрын
Asc wr wb weriye c/xaafid baarakallahu fiikum adiga iyo familkaada aamiin. Go,anka Gaza allah swt ayaan ka sugena,inta allah ka soo hartey markan isu tagno Baal kaneco kuma kordhin karno kamana dhimi karno ducada aan badino Insha Allah farajka wu dhow yahy.
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 21 күн бұрын
Yahudu waa kuwo aan balanta oofin dhagaryooduna aan qiyaas lahayn Allah tabaarka wa Tacaala ha jabiyo e cid xitaa damaanad ka qaadi kartaa ma jirto ilaa maraykanka iyo Biden doqon ba
@cabdul6482
@cabdul6482 20 күн бұрын
Isaaiil axdi iyo balanmaleh
@abdullahihaji8454
@abdullahihaji8454 21 күн бұрын
Asc Saaxiib hore u soco Si Fiican ban ula socdaa wararka aad tebiso
@Drs-xamda
@Drs-xamda 21 күн бұрын
Xamaas wa fududatay markaan wxan rajaynya in uusan war la isku raacsan yhy ahyn waayo yuhuudo balan ma taqan malinta maxabiista ka dhamystaan bay duqaynyaan😢
@wanaagsamemedia2532
@wanaagsamemedia2532 21 күн бұрын
Taas ayaguba way ogyihiin lkn xamaas ayada heshiiska Dan ayaa ugu jirta waayo waxay rabaan inay helaan lidka diyaaradaha maalintay sameystaana isreal waa hoogeeda ee sidookale xamaas iyaguba siyaasad ayay ka rabaan ay dib isugu diyaariyaaan
@user-jy7ft1rl5p
@user-jy7ft1rl5p 20 күн бұрын
Yuhuudi aaminaad maleh
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 21 күн бұрын
Illaa siyaasada macalinka is isbedesho Israel isma bedeleyso
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 20 күн бұрын
Cid aamini kartaa ma jiraan Sahyuuniyada Caalamiga ah
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 20 күн бұрын
ilahey Falastiin yuhuuda iyo gaalada is baheystay haka qabto oo xornimo waafi ah ha siiyo
@memomm9539
@memomm9539 21 күн бұрын
Ma garanayaan ballankii loo galay reer binu Israa'iil😢😢
@fartun9503
@fartun9503 20 күн бұрын
Guul Muslinta insha Allah
@walgo-media
@walgo-media 20 күн бұрын
Illaahay ha guuleeyo reer QAZA adigana illaahay nacaybka aad u qabto somalida qayb ka mid ah hakaa stirtiro jacaylna hakuugu badalo waana in aad adigu is xisaabisaa oo aad iska baarto waxaan kaaga duceeyay wll intaadan mawdka la kulmin alaha ku waafa jiyo
@Hodaneey
@Hodaneey 21 күн бұрын
Rabi ha jabiyo yuhuud iyo xulufadooda. Yuhuud ma fulin doonto ila awawyashood ba balanta ka nixi jirtay weliba iyagoo ambiyadii rabi dilaaya, nebi muuse cs intay dhibayeen😢😢isagoo ka so badbadiyay fircoon oo inamadooda gawrici jirtay dumarkoodana guumeysanaya
@aserofarah4222
@aserofarah4222 21 күн бұрын
Walaalkeeyoow koofiyo xun ilaaheybaa sheegay waxay yihiin. in ay khaa’imeen yihiin oo aan la aamini karin. Koleytaba falastiin waa og yihiin mana aamini doonaan sidey ila tahay
@maxamedfarax3317
@maxamedfarax3317 20 күн бұрын
Israail axdimalah
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o 20 күн бұрын
Yuhuudu balan ma leh lakiin haduu dagaalku istaago mar danbe qasa kuma dag dagayso isra iil waxbaa la tusay ❤❤❤
@calinurcsalam6072
@calinurcsalam6072 20 күн бұрын
Waa adag tahay
@mustafeadaoud3283
@mustafeadaoud3283 20 күн бұрын
May
@buralexalane6224
@buralexalane6224 20 күн бұрын
Maya Nabi yacquub oo aabahood aha iyo wallakood Nabi Yusuf kucibra qaata Arinta yuhuuda
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 20 күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin
@user-kk4xp1jq2o
@user-kk4xp1jq2o 20 күн бұрын
Sidaan hore uga baranay ma filayo in ay ka run sheegayso Israel.
@sabamoumin6259
@sabamoumin6259 20 күн бұрын
❤guul xamaas
@ashaali6663
@ashaali6663 21 күн бұрын
Israa I'll qaylmaleh laakiin dantaakukhasabtay
@maxamedfarax3317
@maxamedfarax3317 20 күн бұрын
Israaiil ha aaminin
@Fahad62
@Fahad62 20 күн бұрын
Ma fulineyso yuhuuud
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 20 күн бұрын
Mahadsant walaalkey cabdi xaf
@Samatardahir-ty4sf
@Samatardahir-ty4sf 21 күн бұрын
Waligood balan ay kalaan yahuudu ma buuxiso taasina ilaahay baa inogu sheegay Qur'aanka kariimka ah
@Xirsishow
@Xirsishow 21 күн бұрын
Mnsha alh
@Bile_baashi
@Bile_baashi 21 күн бұрын
Cabdixaafid israil Axdi Ma Fulisee YaaDamaanad Qaadaya
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce 21 күн бұрын
Mafulin lkarto sxb warsan. Iyo weedhsan
@reemali6728
@reemali6728 20 күн бұрын
maxkamad waa tii ilaahey bes
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 21 күн бұрын
YUHUUD WACAD MALEE.WAXAY ORONI DOONAAN AYAGA NA SOO WEERAREY IYO ANAGA MAHAY WAA IYAGA.BALAN YUHUUD MA FULISO EY WAAN NU EEGI INCHAALLAH.
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 21 күн бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@makoarreyeh6369
@makoarreyeh6369 21 күн бұрын
Mafulinayso yuhudu
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 20 күн бұрын
Yuhuuda seeyn laqabsado maleh
@_Khaalid
@_Khaalid 21 күн бұрын
Israel waa la dabsaarey. No more gabadhnimadii is qaadqaadkii iyo kibirkii. I aamin heshiis dambe ooy ciyaadh ooga bixi kadhaa ma jidho.
@cabdul6482
@cabdul6482 20 күн бұрын
Shacabka falastiin dhibka alle Ayaan kaqaadikara allaha hakagaado
@hassanmohamedismail2920
@hassanmohamedismail2920 21 күн бұрын
Abdi hafid in ay balanta jabinayaan shaki -kumajiro wayo ilaahay ayaa noo sheegay in aanay balanta oofinin.
@nestehamohame
@nestehamohame 20 күн бұрын
Wcs brother
@degaghedi1738
@degaghedi1738 21 күн бұрын
Insha allaah way kuqas banaandoontaa allaah ayaa kaduubin doona insha Allah
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 20 күн бұрын
Reer Galbeed Jirjiroolenimadooda waa meeshii ay ku fashilmayaan Laba wejiilanimada ay Adduunka kula dhaqmi jireen
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 21 күн бұрын
Ilaahow noo rumeee😢❤
@user-if6kg2pm5c
@user-if6kg2pm5c 21 күн бұрын
Waa maya
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 21 күн бұрын
C/xafiid aniga fikirgeyga Israel ayadey ka dhex-tolanee tafaraqnaa wakhtalafnaa ayaa ka dhici doonto insh allah
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 20 күн бұрын
Falastiin waa o goshahay nabad laakiin yuhuuda yaa qabsan karo
@FaadumoDaahir-wt5op
@FaadumoDaahir-wt5op 20 күн бұрын
Yuhuudu balance ma yaqanan waa dad madax adag oo ilaahay ku casiyoobay allaha jabiyo yuhuuda iyo kuwa qalbiga Kala jira
@NoorMohamed-dw4up
@NoorMohamed-dw4up 21 күн бұрын
Waamaya
@user-lq1tb7kc5v
@user-lq1tb7kc5v 20 күн бұрын
Wsc
@mhmedosman4524
@mhmedosman4524 21 күн бұрын
Hadaysan damiin loo helin. Waxkasta waysameynaysaa israil
@RNN1234
@RNN1234 21 күн бұрын
Yahuud iyo Nasaaro balan Ma Leh!
@maryanciise5071
@maryanciise5071 20 күн бұрын
Yahuudu balan maleh
@user-hd7ty8ve6f
@user-hd7ty8ve6f 21 күн бұрын
Way yeelaysaa srail naftiiba haysa
@maxamuudakasayid6059
@maxamuudakasayid6059 21 күн бұрын
Libax shiishada yar miyaa
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 21 күн бұрын
Alxm Guuul inshllaha🇵🇸🫵✊🤲🤲🤲
@hassanahmed-bn3kw
@hassanahmed-bn3kw 20 күн бұрын
Ma fulin doonto waayo cahdi iyo balan maba laha yuhuud ilaah noo sheegay
@baahkaxaaji1119
@baahkaxaaji1119 21 күн бұрын
Yahuudu weey baqdaa mahee balan iyo xishood midna malaha
@ismaciilciise499
@ismaciilciise499 20 күн бұрын
Fulin mayaan waayo wax ballan ah maleh Netenyaahu iyo kooxdiisu
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 20 күн бұрын
Gumad bay heli doonan hadii looga baxo dhulkooda rabi ha ka dul qade
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 20 күн бұрын
Arinta waa lajiifiyaana banaan
@cabdicali8730
@cabdicali8730 21 күн бұрын
Israaiil ballan malaha laakiin way daashay guuldarraysatay
@muhiyadinabdallaali7708
@muhiyadinabdallaali7708 20 күн бұрын
waana Beentood
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 20 күн бұрын
bismillah asc horta hada gibirki iyo isla weyningi faraha badanaay ee Israel wuusoo yaraaday sidokale reer galbedka gaar ahaan Washington marka wey ubadantahay qarankan laasim inxal laga gaaro wayo saankauma siisocon karaan illaheyba ku atkeeye xld wey atkaatay alx lillah illaheyba mahadleh illahow falastin dhibatada kaqaad illahow falastin xaqqooda usoodhici illahow falastin badbaadi illahow anaga wadanka noobad baadi aamiin yarabi
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 20 күн бұрын
Haduu kaligi taye dantiisa ka dhax arko ayu fulinaya
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 20 күн бұрын
Israaiil qowl maleh
@maxamedaxmed9786
@maxamedaxmed9786 21 күн бұрын
Israa,iil maadaama ay gubatay waxay ka joogtaa mar un yaa xabada joojiya natinaahuna masii joogayo
@muqtaarmaxamedmaxamuud7452
@muqtaarmaxamedmaxamuud7452 21 күн бұрын
Waa fulin doontaa waayoo waa ay macaatay hadda wexey ka joogtaa yaa naga joojiya mar uun
@NasroAbshir-hi9cz
@NasroAbshir-hi9cz 21 күн бұрын
Allah haguleeyo inshallah
@maryanciise5071
@maryanciise5071 20 күн бұрын
Asalaamu calykum walikega
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 21 күн бұрын
Hadii an damanad qaadin See lo amini srail axdi maleh falstin ilahow uhili
@amalyusuf9038
@amalyusuf9038 20 күн бұрын
Walagayaba balanka iney oofiso wayo israiil wey dalantahay
@IssaAbdul-di1gr
@IssaAbdul-di1gr 21 күн бұрын
Mailaaha in aifulinaiso
How world leaders react to Iran's Raisi's death | DW News
17:11
The World's Fastest Cleaners
00:35
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
Маленькая и средняя фанта
00:56
Multi DO Smile Russian
Рет қаралды 3,8 МЛН
“You Advocate For The DEVIL” Professor DEFENDS Dead Iran President Raisi
52:31
Piers Morgan Uncensored
Рет қаралды 360 М.
NIN DAAD QAADAY ICC XAG XAGAY. HAMAS-ISRAEL WAR
27:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
XARIGA ICC EE NETANYAHU IYO GEERIDA MADAXWAYNIHII IRAN
20:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
SIR FAKATAY OO AAN  SAXAAFADDA LOOGU TALA,GALIN XAMAS -ISRAEL
13:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 72 М.
GUUL WAYN REER GAZA | ISRAEL OO SARKAAL SARE LAGA DILAY
10:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 108 М.
DEG DEG: MADAXWAYNIHII DALKA IRAN OO GEERIYOODAY | WAR WAYN
11:33
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 80 М.
DEG DEG: HISHIISKA HAMAS |  ISRAEL OO WAJI CUSUB GALAY #GAZA
10:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 32 М.
ХОТЕЛ УКРАСТЬ БАЙК, НО☠️
0:30
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
القطة المسكينة 😭😭🐱 #shorts
0:32
7amoda Gaming
Рет қаралды 8 МЛН
Сидит в телефоне📱на уроке
0:51
Иван Курапов
Рет қаралды 4,2 МЛН