No video

War Kale Oo Dhul Gariir Ah Aqonsi Cusub+ Somalia Nacaybka Ay Isaaq U Qabto Oo Maraya Inay…

  Рет қаралды 10,163

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Instagrame In Dayax Films-----------
/ dayaxfilms_
=====================
Tiktok In Dayax-films-------------
www.tiktok.com...
=====================
Facebook In Dayax Films------------
/ dayaxfilmsofficial
=====================
WhatsApp In Dayax--------
+254746936234

Пікірлер: 41
@Osob_5
@Osob_5 6 ай бұрын
Asc Eedo please garka Illaahay cimri hagugu gaadhsiiyee adoo raaliya sidaadii hore ku celi
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 6 ай бұрын
Waaruntaa umada soomaaliyeed ilaahey nasri qeyr qaba hawsoodiro aamiin reer koonfur
@amaaladem3486
@amaaladem3486 6 ай бұрын
Somaliland ayaa ku waalateen Somaliland soctay oo tashatay hawadu ayaa maalmo yar waa laysugu imanaya Somaliland ❤❤❤guuul❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@maxamadofficial3467
@maxamadofficial3467 6 ай бұрын
Diyaarad amplus ah ethiopia iska daaye africa oo dhan baan lahayn mida kale waxaan shati wadan hebal baa u baahan laguma fasaxo sida aad wax u qiimaysana waa si aan ku dhisnayn cilmi iyo caqli
@Migos7
@Migos7 6 ай бұрын
Intii yarayd ee baho abaarso may kugu kacday wadiga somalia kuso kala qabtee😂😂😂
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 6 ай бұрын
Saaxiib Enagaa ka sheekaynayna Gobonimo waxaas.kkk
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 6 ай бұрын
War ragi isaaq walaidin ka adkday niman yahow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 6 ай бұрын
somalilanders hijrooday ayaa bilaash ku biixiyay xoriyadii somaliland waliba bilaash sida la sheegay imikana kuway dhaleen ayaa dhigooda khayin wadaninimo ku jirtaa oo hawadii umada somaliland xaraashay
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 6 ай бұрын
Horta somalilander ku markada illa 60 kii qalad ay iyagu galan ba lagu xiqaaba wayo hawada iyagaa ogoladay in ay somaliya ku warejiyaan waxay hada somaliya samanayaana waxay uun siixolin xasuuqi 1988 iyo ka hor ku socotey hafay is leyihiin dana ku hanan kar tan teer somaliland na wayrl iyoonayaan
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 6 ай бұрын
Cunfi iyo cadifad way ku abtirsadaane inaga daa warkooda kuwan way dhego la’yihiin oo indha la’yihiin waxna ma fahmaane ilaahay sharkooda ha inaga deyro amiin…horaa loo soconayaa Eydu ha cidee gediga wadaay
@ahmedmahamoudaden4429
@ahmedmahamoudaden4429 6 ай бұрын
Saw adigii moqdisho joogay gorme ka soo tagtay bro
@nimcaismail4166
@nimcaismail4166 6 ай бұрын
isaaq waleeeeee waa aduunby ciileeeen
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 6 ай бұрын
Absolutely
@maxamadofficial3467
@maxamadofficial3467 6 ай бұрын
Awoow ma xalada kugu soo ku lulaatay 😊
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 6 ай бұрын
Ciirtaada dhame ayaa ceebtaada yaqaan kan sow maaha kii Musse ka soo roorey. Mida kale diyaaradaan la sheegayo xataa saxasfada Somaliland mahadal heeso.
@EfootballGame-nd8id
@EfootballGame-nd8id 6 ай бұрын
War cuqdada iska saar nio aqoonsi waa anagaa idin siinanee
@abdifatahmahamed8207
@abdifatahmahamed8207 6 ай бұрын
Dayaxow iska cadiifada inder dowladu dalka iyada ka masuul ah hadii diyaaradu bixinweydo xogtii loo baahna dowladu xaqbey u leedahay inay hawada ka celiso sidey dowladu inoo sheegteyna iyadaa diyaaradu bixinweydey xogtii looga bahna
@user-oi7tf9rm1f
@user-oi7tf9rm1f 6 ай бұрын
Sawdigiiii adigu dalkaaagii intaaad iskaga timiday muqdisho noooxayaysiiinjiray gooormaad katimid lamahuraaan waaaaa dhulkaaaaga ❤ samaliya nacaybshiyo isaaaq inuuu hayo waaaa lawada ogyahay
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 6 ай бұрын
Laangab laangab dhalay dhidig dhiig ka socodo iidoor somalia 🇸🇴 ku maamusho ciidamada kala duwan ee somalia 🇸🇴 Harimacad gorgor danab way soo ruqsaden 🇸🇴 iidoor wagashale tan waagii aakhiro gaaladay weheshanyaan gabaygii sayidka mohmed cabdula xasan 1988 Hargeisa wada garan xasuuqii ku dhacay manta xasuuqi oo kle filo 2024 tuulooyinka hargeisa iyo Barbara iyo burco boodh weyn waa la xasuuqay iidoor adunka laga tirtiraya?
@user-ss4gq6bv9u
@user-ss4gq6bv9u 6 ай бұрын
Habeen maad jirin
@adelwaliadan3522
@adelwaliadan3522 6 ай бұрын
oromoo jog Lafti Nagaa STOP 😂😂😂😂😂😂
@user-ux7rq6bf8f
@user-ux7rq6bf8f 6 ай бұрын
Somali ded oradoo oromo utag
@abdulqadiribrahim2440
@abdulqadiribrahim2440 6 ай бұрын
Gar waa Loo Islam arintani waa qalad cad Dawladu Cadawad ayay Dadka ku beraysa Kala saara Midnimo iyo Sidaan Habarteed ayay Ka Tahay qof buckman ah ayay u diideen Diyari barbadian Lahayd war wllhy Somali oo Dhan waxa ku Jirta Isaaq Naceeb Isaaq isn't easy Bal Arag intay Somaliya ka maqnayeen Ilaa Hada waxba wey qabsan La yihiin wllhy Hadii Somaliland la ictiraafo Somaliya Wax Abaal ah inay dhisan Cadaawadii ugu xumeed Gunimo ayay u dhaqmeen Lakiin insho allah Somaliland iyo Isaaqba wey guulaysanayan Sababtoo ah Isaaq Munafaqada Ma yaqaano Teeda Kale Calanka Somalilandna Tawxiidka aya ku qoran Sidaas Darteed Illahay Aya La jira Somaliya xasid Maaya Aflax Guul Somaliland
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
Budhcad budh cad soomalia itaaliya no government
@user-oc6ff9oq5j
@user-oc6ff9oq5j 6 ай бұрын
Miyaanay somaliya ishortaagin xawaaladda world remit oo isna Ka diidin
@hamsemahamedmuhamd5449
@hamsemahamedmuhamd5449 6 ай бұрын
cadaawadu aday sida ku qalajisay nio somalia iyo hooyadaba anaga wasna ina dhilo
@amuunlondan4134
@amuunlondan4134 6 ай бұрын
Insha allah inaad sii xun uu dhimatid bano illahay ban ku baryayaa amiin
@MohamedAbdi-ne3wz
@MohamedAbdi-ne3wz 6 ай бұрын
Ninkii somali ciil uqaboow adiga cudarqabee meel ku qaado ubax
@hiboa7791
@hiboa7791 6 ай бұрын
Bastard yhw naceybka aad u qabdo dadka muqdisho mar horaan ku ogaa balse waxa balan ah inadan muqdisho sii fadhin, awelba jasjuusnimo ba muqdisho u fadhidey
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 6 ай бұрын
nacallatullah min somalia iyo somaliba anigu waligay layma sirin wadankaygana ma caasiyin mana kalmad umadayda dhawac ku ah xitaa hadii madaxa lay jarayo !!!!!!!!!!!!!! from saylac
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 6 ай бұрын
Adiga iyo aabahaaga iyo hooyadaadi oromada ku dhashay aniga ayaa idin wasay naclatuhali caleyk orom oromka dhalay ee xawashida ahe
@Its_starman
@Its_starman 6 ай бұрын
War dadra iska qari
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 6 ай бұрын
ADIGA NAAFTAADA IIDOOR MA JECLAAN LAHEED. ISAAQ WAA KANSAR SOMALIDA KU DHEX JIRA
@user-bj3vi5ck5l
@user-bj3vi5ck5l 6 ай бұрын
Dayaxoo xaqiiqadu wataa somalia naf kuuma ogola waligeed xataa waxay kabaxday bani adanimo inay ku eegto qof badbado ubahan may ahayn inay kadayaan siyasad marhadii aad ogaatay guntii mardanbe haynoo xayaysiin
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 6 ай бұрын
Walaal Xanuunkii miyaa ku daayay oo durba waad ilowday sababahaad u timid waa gar laakiin waxaad Moogtahay in Muqdisho Tahay Koriso, Kobciso, heerkaan markaad gaadhana waa Kufiso, way ku soo dhaweysay qabyaalad baad ugu abaal guday sow maahan, oo dowladdeenna sharafka leh ee aan ku dhihin xageed ka timid iyo xaggee usocotaa baad maanta kusoo kala fireysay ceeb alle ku dhig
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 6 ай бұрын
Idinkaa bari hori ka baxay somalinimada iyo midnimada dalka somalia hadaba waxaa tihiin argagixiso soomaali diid ah meeysha la idinku arko waa in la idinku dilaa iidoorow bad iyo dhul iyo cir iyo hargesia iyo burco soomaali baa iska leh ee dhulka soomaaliyed ma guuro ee dadka oromada xawashida Etiopianka ah ayaa ka guuri doona burco iyo hargesia taasi la socda iidooroow waliba hassan sheeq wuu idin naxriistaa lkn aniga hadaan noqon lahaa hassan sheeq wallahi hargesia iyo borco hal saac in aadan jookteeyn oo waad ka qaxi la heeydiin waliba si deg deg ah lkn nasiib daro hassan sheeq ayaa madaxweyne ka ah dalka somalia maanta oo aad iyo aad u jelecsan ee wax talaabo cad ah idinka qaadin wali oromada hargesia iyo borco jookta maanta
@amaaladem3486
@amaaladem3486 6 ай бұрын
Uraye uraye shalay xamar waad dhex fadhida ka faaiid adigu .
@ibrahimaideed1529
@ibrahimaideed1529 6 ай бұрын
Illaa maalintii kacaanku jirey ilaa hadda markaad hadashaanbu hadalkiinu waa nala necebyahey , dowladdii markey dhacdey meeshii aad idinkae iyo jabhadii dadka somaaliyeed ururin lahaayeen oo dawlad udhisi laheydeen ayaad lataagantihiin waa nala necebyahey taasi waa cuqdad qaan gaadh ah, tusaale ahaan waxaad 34 sanadood baad ku Haysaan ereyadan 1-barigii dalka la xoreeyey 2- barigii faqashta 3-mujaahidiinta 4- intaas oo somali muslin ah baanu leyney iyo ciil aan dhamaad la’heyn
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 6 ай бұрын
si deg deg ah raalligelin uga bixi oo dowladda wanaaggeeda iyo abaalkey kuu gashay khir waryaa marti edeb daran baad tahaye
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
TVNET X
Рет қаралды 188 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 6 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН
FARTUN JAANO BURAANBUR XAFLADII MINNEAPOLIS IYO HABLAHA MINEAPOLIS
46:56
Jundi Media Pro
Рет қаралды 156 М.
FULL SPEECH: Barack Obama’s full speech at the DNC
36:08
ABC News
Рет қаралды 3,5 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН