No video

WARARKA BRITAIN 09 /7 /2024 LONDON

  Рет қаралды 4,796

Salim Dhorre Kick-Off

Salim Dhorre Kick-Off

Күн бұрын

Starmer has 'very clear' message for Putin
Prime Minister Keir Starmer is heading to Washington DC tonight, where he will attend his first NATO summit just days after taking over the top job.
He is asked about a Russian strike on a children's hospital in Ukraine - and what his message is to Russian President Vladimir Putin.
Sir Keir says this attack was "appalling", adding that his message is "very, very clear"

Пікірлер: 48
@farhiya6357
@farhiya6357 Ай бұрын
Thanks you
@fathiamohamed4975
@fathiamohamed4975 Ай бұрын
Guul iyo gobonimo❤❤❤❤❤❤❤
@fathiamohamed4975
@fathiamohamed4975 Ай бұрын
Walalo salim waan kusalamy wllo shaqo fiican ayaad bulshada soo maliyeed uhaysaa Alaha kuxiftiyo adiga iyo reer kaaga❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍
@neyrussheikh2090
@neyrussheikh2090 Ай бұрын
Asc wlalky salim habar xaq laan madaco eh dadkan warkodha kabax keep going tnxz
@umumastuurah2624
@umumastuurah2624 Ай бұрын
Walaal Saalim jazakallah kheyr jazaa wax qabadka aad noo heesid walaalaha somaliyeed waxaan laanahay nicmada alle idin siiyay ku mahdiya.
@shukrim.j9841
@shukrim.j9841 Ай бұрын
Asw wll Allah ha ku barakeyo
@FarahanHussein-vd6rs
@FarahanHussein-vd6rs Ай бұрын
Amin Amin wll
@fathiamohamed4975
@fathiamohamed4975 Ай бұрын
Wararka hanaga joojin waan ubaha nahay wllo somali run majecla waydhibtaa inta fiican wax usheeg inta xanuu sanaysa haujoojin❤️❤️❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐💐💐💐❤️❤️❤️❤️❤️
@ahmedhassan-nx4en
@ahmedhassan-nx4en Ай бұрын
Wariye Saalim salaad warkaa waa ku qanac sanahey Khayr alaah ha ku siiyo
@AbdullahiNur-lb4sq
@AbdullahiNur-lb4sq Ай бұрын
Allaha ku caafiyo markasta war xun sheegna lama dhageysto ka soco walaal
@kusoow83gi
@kusoow83gi Ай бұрын
❤asc saalim dadka habaaertamaayo dadka kuu duceeyo ayaa kabadan sxb hirey u soco aniga wararka in giriiska meelkale kama dhageesto ee hanaga joo jinin anaagaa soo suceeynk allaah ha ku barakeyo
@sadaqmusse2938
@sadaqmusse2938 Ай бұрын
Walaal hajoojin waloobahan yhy wararka aad soo gudbido dadkeenah waaxanuunsanyihiin inta badan allaha kaa ajarsiiyo aameen
@huseinnur5961
@huseinnur5961 Ай бұрын
Sc dhoore aad iyo aad baan u soo dhoweynayaa wararka dalka aan ku noolahsy Mahadsanid
@AjaboAdow
@AjaboAdow Ай бұрын
Masha Allah saalim ha ujojin wax magaratada
@user-dj8qy6xg6d
@user-dj8qy6xg6d Ай бұрын
Asc Saliim horayusooco runsheg bataay aniga iyo kuwa badan baa ku jecel warkagana suga marwalba kuwa warkaga neceb dheeg ha u dhigin ✅
@aminahassan3604
@aminahassan3604 Ай бұрын
Assalamu alaikum jzk Allah khayran Salim don't stop Allah reward .
@abdulalnakhibi1043
@abdulalnakhibi1043 Ай бұрын
Horay usoco tawakal Allah Ee dad hadal kooda iska illow ilaah ayaa kula jiro iyo dad badan ayaa kuu soo diceeyo aan aqaano ka badan 100 ama kasii badan
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Ай бұрын
asc wallkey wan ku salmay masul illah haku xafido horey u soco ❤❤❤❤❤❤
@fathiamohamed4975
@fathiamohamed4975 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UbahAbdullahi-ou3wf
@UbahAbdullahi-ou3wf Ай бұрын
Asc my brother you are doing a great job for us. Please don’t give up and may Allah reward you
@shukrim.j9841
@shukrim.j9841 Ай бұрын
We love you walalkeen Salim✌️✌️
@adannur4755
@adannur4755 Ай бұрын
Ilahey ha ku barakayo salim dhorre
@abshiroaden3114
@abshiroaden3114 Ай бұрын
Walaalkey qof iska hadley ama habaartamey waxba kaama qaadayo weligaa kheyrka iyo wararka quruxda badan ayaad soo jeedin jirtey hadana waxaan ku leeyahay horey u soco dadka iska hadlana dheg ha u dhigin alaha ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba aamiin.
@nimcoceelabe8873
@nimcoceelabe8873 Ай бұрын
Masha Allah walalo jazakallah kheyr
@hiboahmed4791
@hiboahmed4791 Ай бұрын
Wall ilahay ha ku barakaayo qof ka adiga waxa kaa shagaaya waa qof rayi gaaban maxay sa kaaqaadi karaa keep going brother yahfidu Allah Salim Salad
@sarahmohamed570
@sarahmohamed570 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimanuur5847
@naimanuur5847 Ай бұрын
Ha iska hadlaan waligoodba Inta wararkagu anfaco aya badan Anaa kamida.😊
@khadramohamed7387
@khadramohamed7387 Ай бұрын
Asc Salim Khayr Allah haku siiyo Laakiin dadkeen Somalida ma jecla in wax loo sheego. Wallahi wax wanaagsan ayaad noo haysaa wllo. Wanaag iyo Cisi ayaan kuu Haynaa wllo 🎉
@aminaabdullahi4333
@aminaabdullahi4333 Ай бұрын
ASC WALAL WARARKAGAG WAA NOO MUHIIM OO WANBA KU SUGANAA HAVARKA QOFKA ASGA AYAY KU NOQONEYSAA ADIG XAQ KAMADEN GALI CIDII KU HABARTO AYAG ALLAH KU CELIYO LKN ANAG WAN KU SUGAN WARARKAGAG WAA NOO MUHIIM WALAL JIZAAKALLAHU QERY INTA XUN HAA U JOOJIN INTA BADAN AYAA KU JECEL ❤
@ladanhassan5647
@ladanhassan5647 Ай бұрын
Mashaa allah aad kuu dhageestaa waxaa kuu rajeenaa guul waxaas ha ubixin soomali nahay aqntey gaaban qabiil kamaqneen inta aqoonta leh ku dhageesanayso marlabaad aboo meesha kaseewat aniga uk joogaa waan ku dhageestaa meel walba ka hadashaa aqoon warerkii ducada meesha kaseewat
@kahanuur8406
@kahanuur8406 Ай бұрын
Asc salim dhoore wacyagalintaada marwalba wanaguwawisaa jizaakallah xafidullah
@ah5023
@ah5023 Ай бұрын
Asc walkay wararka aad noo soo gudbisa aad bay u wanagsan yihiin Jizakallah kheyr Hadad Run sheegto maxa ka fiican Sidas aad Bulshadada u cawinayso Halka ka wad wllo Mahadsanid ❤🙏
@anabhassan1633
@anabhassan1633 Ай бұрын
Dheg ha u dhigin waa waxaan soomaalida qaar baan axsaanka aqoon
@adannur4755
@adannur4755 Ай бұрын
Cidna ha oo joojin akhbarda noo wadid
@AmrinAbdi
@AmrinAbdi Ай бұрын
Walal ha dhagaysan dadka dad badan baa kuu bahan oo aan waxbadan fah
@SahraMuse-ds2jr
@SahraMuse-ds2jr Ай бұрын
Asc. Warar. Kaagu. Aad. Bay. nugu. Sockan. Lakin. Ciyaalka. Somalida. Kur. ugabax
@VoughtBlackNoir
@VoughtBlackNoir Ай бұрын
Asc Saalim waxaad noo sheeg taa waxaanu u baa hanahay waana ku jecelahay qof xun yaanu qalbiga kaa jaben adkayso run sheeg baatahay
@achocolatemonkey
@achocolatemonkey Ай бұрын
Asc walaalo somali dhanteeda iyagaa calow ku ah sababta oo runta ma rabaan mana arkaan
@Faafintakhayrka1
@Faafintakhayrka1 Ай бұрын
Salim dhoore wallo aad baan kuu jeclahay ilaahay dartii warkaagana waan sugaa ha u joojin dadka xun dadka wanaagasan baa ka badan
@deqahashi7914
@deqahashi7914 Ай бұрын
Anniga ahaan wallalkey waxaad ii tahay meesha aan ka qaato wararka ugu danbeeyey ee arimaha bulshada iyo Britainba. Waxba ha u arkin hal hal qof oo habaartamo, unna fiiri dadka qaarkooda in ay qabaan xannuunada dhimirka kaad oo tusinaayo in ay qof iska nacaan. Waan ku sugnaa ee hore u soco 🎉🎉🎉
@muna8565
@muna8565 Ай бұрын
Sorry walaalkay kheer badan Allah ha ku siiyo anaga ayaa ubaahan ee noo soo gudbi please inkaartooda waxba kama qaadayso because wax danbi kama aadan galin go head brother
@shukrim.j9841
@shukrim.j9841 Ай бұрын
Ha u bixin wall Somali xasidka ku badan
@AHUSS87
@AHUSS87 Ай бұрын
Scw brother saliim aniga waxaan add iyo add ula socda warkaga subixi waayo waqti uma helo BBCda oo caruur ayaan diyaariya school marka warkaga dhigaha ayaan gishta kheyr fara badan allaha ka siiyo waayo waxaad uso kor dhisaay soomaalida wax aad iyo add uu weyne...qaasatan inta luuqada English ka ku adaag yahaay marka ha dhageeysaniin dadka negative ka ah fadlaan walaal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@habibiomar2131
@habibiomar2131 Ай бұрын
Bisinka walaahi wax fiican maha habaarka xaq kuguma laha midka xaq daro kuu habraa
@hooyomohamed686
@hooyomohamed686 Ай бұрын
Labour Labour waa la dhehee akhiro hala isku diyaariyo lol
@user-zo4or7dr4u
@user-zo4or7dr4u Ай бұрын
Been waye wax badan aa lagaa faaiideystey
@sumayahassan6900
@sumayahassan6900 Ай бұрын
Saalim dadka xunhafiin
@mulkikarshe3903
@mulkikarshe3903 Ай бұрын
Guuleyso mum
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
WARARKA BRITAIN CAAWA
54:05
Salim Dhorre Kick-Off
Рет қаралды 511
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 46 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 6 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 2,8 МЛН
WARARKA BRITAIN 27 8 2024 LONDON
54:45
Salim Dhorre Kick-Off
Рет қаралды 3,5 М.
VISA LAGA RABO BADKA BRITISHKA EE YURUB AA
21:48
Salim Dhorre Kick-Off
Рет қаралды 7 М.
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 4,8 М.
MAXAA KA SOCDA FARANSIISKA EE KEENAY YAABKA SIYAASADEED? XOH WARAN
17:31
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 46 МЛН