WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + ADDIS ABABA + GALGUDUUD + BAY + ISTANBUL

  Рет қаралды 12,910

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + ADDIS ABABA + GALGUDUUD + BAY + ISTANBUL
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 21
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Guul Cidanka Somaliyed
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
Adbay dawladu umahad santahay siiba waaxda fayo dhawrka qaranka waana kuwo in laqabto oo.maxakamad lasoo taago mudan kuwaas keenay cuntada dhacday wayna ubarteen balaayo.haku dhacdee ayaga kukooban eeybaa dhashaye koley waa bililiqayste kuwaas
@mohagedi8874
@mohagedi8874 2 ай бұрын
#IMAANKA ALLAHA KA QAADHO GANACSATADA BURKAN DACAY UMADA U KEENAY. #VIVA FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Wa Bentid shirkada itobiya wa cadawga umada yan la gosan digir itobiya ledahay
@mohagedi8874
@mohagedi8874 2 ай бұрын
#WAA TALAABO WANAGSAN AY QADHAY DOWLDHEENA SOMALIYA EE RASHIINKA DHACAY DIB UGU CILASAY HALKI U KA YIMIDH.... #RABIYOW DALKEENA NOO WANAJI OO KA DIG MID AY DADKIISA AY MUWAFAQA NOQDHAN... #AMIIIIIIN#
@AbdullahiGELLE-cv1zm
@AbdullahiGELLE-cv1zm 2 ай бұрын
ASC Mowliid fadalan Raadiya gabadhaas Ay shirkada Ethiopian airlines ay sida Barreraka cad ah ugu xadgubeen si ay dharciga u horkeento Hadana ay sida beentah ah ugu doodeen ayagoo waliba Ku dooday inay si xooga ah ay kusoo galeen diyaarada 3 qof kuraastuna ay booxeen.taas oo been abuur ah dadkale oo ladajiyeyna majiraan ayadana wasiir Ethiopian ah ayaa looga kiciyey kursigii Number.ka tigidkeeda.kuqornaa.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya shaqo ad u badan ayay qabatay
@abdulkadirmohamed-px3rh
@abdulkadirmohamed-px3rh 2 ай бұрын
Asc
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Hunaks wa in shacabka laga qabta wa khatar ad u wayn
@Vonaark28
@Vonaark28 2 ай бұрын
Qofkii raaca Ethiopian Airlines waa istashilaa in la karbaasho oo weliba Xabsi inay ku ridaan baa fiican.
@KhadarAxmed-qp3du
@KhadarAxmed-qp3du 2 ай бұрын
Waxadhacu awalba ka susinjire ISKAcuna
@dhaqanemp
@dhaqanemp 2 ай бұрын
Muxuu ka wadaa wariyaha 7 malyan oo ton, oo ku jiro 7 container
@abdulkadirmohamed-px3rh
@abdulkadirmohamed-px3rh 2 ай бұрын
Sxb ani waxaan ka sugi haya wararka xuutiga iyo israil iyo jawabta xuutiga laso dhaqso
@ahmednuraden2814
@ahmednuraden2814 2 ай бұрын
Ethiopian airlines waxaan raacay 8 jeer lkn waa iga xaraan dibdanbe no more with Ethiopian airlines
@NurGacan
@NurGacan 2 ай бұрын
Decayad xasidbimo shirkadan wax kaga qaadi maysid
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya waxay gabatay shaqo ad u badan
@MrSuheyb00
@MrSuheyb00 2 ай бұрын
No comments yet
@abdulaahiosmanduale7723
@abdulaahiosmanduale7723 2 ай бұрын
Miyaydaan tirada aqoon ma todoba kontaynar ayaa tiradaasi kujirtaa warka iska saxa burku intaa sheegteen maaha umana dhowa
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
itobiyan wa itobiya mar walba qof somali ah wanag yusan ka sugin dadkas wa Cadawga umada somaliyed
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 2 ай бұрын
Turkey gu WA XASID
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
See xasaanada loo dhawraa hadiiba.uu xildhibaan kusheegu raad sado danbiyada ugu xumaa sidagaal sokeeye udhaco iyo lashaqaynta alshabaabka ma xasaanad miyuu leeyahay waaba qashine
EMS Special ጀነራል ተፈራ ማሞ ይናገራሉ Oct 2024 F
14:57
EMS (Ethiopian Media Services)
Рет қаралды 51 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
ሰበር ዜና ዛሬ ጥቅምት 5/2017 አሁን የደረሰን መረጃ #ethiopianmedia
21:50
DAGAALKII 3-AAD | '3-WADAN EE SHIISHKU SAARAN YAHAY' | NATO?
19:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 65 М.