WARARKA SOOMAALIDA: SOMALILAND + MUQDISHO + JUBBLAND + GUUSHA XULKA SOOMAALIYA

  Рет қаралды 11,689

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@qurbaawis642
@qurbaawis642 12 сағат бұрын
Wariye heer calami ah
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 11 сағат бұрын
🥺 🥺 🥺 🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 11 сағат бұрын
Asc 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@AsmaARahman-k2o
@AsmaARahman-k2o 11 сағат бұрын
❤❤
@fe8445
@fe8445 10 сағат бұрын
Reer Garoowe, yaan xoogaaga doolarkaa xaashiyo laydinkaga bedelab.
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 8 сағат бұрын
War ninkaan dani waa waashy
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 10 сағат бұрын
Doorasho kaa carartay😅
@Cabdimaalikshariif
@Cabdimaalikshariif 11 сағат бұрын
Illaahaan idiin kugu dhaariyey xasan shiiq yaa dooranaaya xitaa sheydaanka aanba doora neenin xasan shiiq
@AhmedKafi-v2p
@AhmedKafi-v2p 11 сағат бұрын
Waligaa,inaad,halkaa,gaadhayso,waa,lagaa,sugayay,,munaafaq,soomaali,siikala,fogaynaya
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 12 сағат бұрын
War waxan hanaga sheekayn mar danbe
@AsmaARahman-k2o
@AsmaARahman-k2o 11 сағат бұрын
😂
@Xiingalool
@Xiingalool 12 сағат бұрын
Bias
@mohamedseef1713
@mohamedseef1713 4 сағат бұрын
Daniyow umadan lacag feg ah ha u raadin
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 12 сағат бұрын
Idka hadloow ina egere ayn maqli jirey shalay xiligii Farmaajo isagaa Diidanaa Hhhhhh
@baxsan698
@baxsan698 10 сағат бұрын
Dani adigey maskadu kaamaqan tehee dib u sooceli
@mohamedseef1713
@mohamedseef1713 5 сағат бұрын
Reer puntland lacag sh somali been ah ayaaa u dhooban guryaha hadana waxaa la rabaa mar kale inuu dhaco umada reer puntland ha ogaadeen lacag aan ka shaqayn dalka intiisa kale aan isticmaalayn ay noqonayso mid been ah dadkana ay ku dhacmi doonaan
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 12 сағат бұрын
Dorashadii banaadir miyaa hawiye miyaa umada somaliyeed xagaad ugu imaan somali isaaq iyo darood xagee ugu imaan wali miyaa jirta
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 12 сағат бұрын
😮SXB wax la fahmaayo kuma aanad hadline ISKA sax MISE ciyaal AYAAD TAHAY
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 12 сағат бұрын
😮DANI ZANZIBAR QADAAD WAYN WAA LA OGYAHAY INUU YAHAY FAKE MJ
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 12 сағат бұрын
Alle kuqabay doqonkiiyaw, yaaahuu waabu u sheegayaa inay dhimandoonaan😡
@eviethebaby
@eviethebaby 11 сағат бұрын
Deni dabada farta lagaa geliyey
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 6 сағат бұрын
Adigu zinzipaar baa tahaye maxaad u qabatey p.land xitaa hal ceel uma qodin mch umaad sameynin haddana lacag baan sameynayaa baad leedahay isweydii lacag reerka mj.leeyahay intey ka shaqeyneysaa khaatumo iyo galmudugkaa qaban mayaane yaa lagu socodsiin doonaa
Itobiya wa u dhimasho dhamaystiran Hadayna marin Baded Helin!
11:51
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
FALANQEYNTA JIMCAHA: SOOMAALIYA & ODOROSKA SANADKA 2025 - SIYAASAD & AMNI
2:37:40
Глаза уже не те 🤣🤣
0:58
RofloRezka
Рет қаралды 6 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Дед угнал машину 😂 👴🏻 🚓
0:42
Kruzak Shorts | Лучшие Авто Видео со всей России
Рет қаралды 2,4 МЛН