WARARKII U DAMBEEYEY BARIGA DHEXE: IIRAAN/SIR-AA'IIL + US/XUUTI + QASA/LUBNAAN + WARAR KALE

  Рет қаралды 62,219

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV Күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@Zaka_swe
@Zaka_swe Күн бұрын
Ilaahoow yuhuuda hooji oo halaaji Ilaahoow falastiin garab iyo gargaar siiii Aaamiin yaa rabi
@LuulAliWehelie
@LuulAliWehelie Күн бұрын
Mareykanka iyo xulufadiisa Sheydaan sraail jabtaariikhi ah allaha kurido xamaas,xisbullah ,iiraan iyo dhamaan inta xaq u dirirkaa guul taariikhi ah allaha siiyo aamiin ya rabbi
@CaliyacquubM.maxamed
@CaliyacquubM.maxamed Күн бұрын
ilaahow falastiin ugar gaar yuhuudane ilaahow jabi
@cakuuleyare7730
@cakuuleyare7730 Күн бұрын
Yaaa rabbi gaalada muslimiiinta ooga hiili wlhi waa murugo joogtaa subax kasta war horle oo aan nafarxad galinayn ayaan maqlayna😢😢😢😢
@lulahmedmoge8308
@lulahmedmoge8308 Күн бұрын
Allow ugargar islamka😢😢😢
@abdilosman9811
@abdilosman9811 Күн бұрын
Mowliid salamulah. Israiil waxay rabta in Somaliland ay base militaire ka hesho
@AbdurahmanHerzi
@AbdurahmanHerzi Күн бұрын
Israa'iil waxay Dooneysaa in ay Nukliyer ku rido Iraan. Wax kale ma heyso .
@muntaariabdiaziiz3538
@muntaariabdiaziiz3538 Күн бұрын
Naxdin wye wlhi so sad😭💔
@deeqamuuse2328
@deeqamuuse2328 Күн бұрын
Asc
@deeqamuuse2328
@deeqamuuse2328 Күн бұрын
Haye moliid
@MustafeCawil-d4t
@MustafeCawil-d4t 16 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@EWTNEwtn
@EWTNEwtn Күн бұрын
Yup iyo gobonimo
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Күн бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Күн бұрын
Nacalad alle hakurido yuhuuda iyo mareykanka alle dufaan haku halaago mujrimiinta allow hoog iyo halaag kurid
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Күн бұрын
HBN
@markcaa2942
@markcaa2942 Күн бұрын
Muslimiintu koormay caqligooda isticmaali Xasuusta maraykan yidhi 48 sacadood ayuu sadaam xussain wax kuxasuuqa yaa kusamaynayaa Imikana tii ookale ayaa kusocota Iran
@hasimadayib1138
@hasimadayib1138 Күн бұрын
socda ayuu ubilaabmay dagaalki 3
@cabdishakuurbare3375
@cabdishakuurbare3375 23 сағат бұрын
Carab saadaam iyosiyaad amasayidkaa sheegay calooshoo day kumashquuleen axsan axsan
@AbiibHaji
@AbiibHaji Күн бұрын
Aaway carabtii halkay ku danbeyeen ma wax ayuunbay cunayaan ilahow u gargaar dadkaaga muslimintaa😢😢
@Engineer-l1l
@Engineer-l1l Күн бұрын
Xaalku waa bari iyogalbeed
@abdullahiwarfa7030
@abdullahiwarfa7030 Күн бұрын
Mowliid ma xili baasto miyaawla jooga
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f Күн бұрын
Waaloosalaxooyaa iney xarumahaas weerarto ilaahey cadawga gumeystaha iyo xulufadiisa hajabiyo duulaankey damacsan yihiin iney qaadaan ala hakusofashilo 😂😂😂😂😂😂
@abdullahiwarfa7030
@abdullahiwarfa7030 Күн бұрын
Cunto ha yeysiin bro
@cabdishakuurbare3375
@cabdishakuurbare3375 23 сағат бұрын
Allaw kuwa kufaarta ujabiyay muuminiita kaqabo
@abdullahiwarfa7030
@abdullahiwarfa7030 Күн бұрын
Baasto dad ban wx cuniniin qasa
@ArrowJubase
@ArrowJubase Күн бұрын
The UN body is an organisation which is powerlessa. and as such the rest of world should take a decision which is useful .
@KeenLacag-l9d
@KeenLacag-l9d Күн бұрын
Gantaalada iraan ay haysato oo kale mahaysato miyaa israail
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Күн бұрын
@@KeenLacag-l9d maya Iran oo keli ah haysta
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 Күн бұрын
Waxad doontaan sameeya laakiin ogaada Reer galbeedow in oohinta iyo baroorta aad ku dambeyn doontaan bi idnillah viva plastine
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Күн бұрын
Dhiiiga kama dhargaan miya ??
@dayibfanaxfanax3800
@dayibfanaxfanax3800 23 сағат бұрын
❤😢😢😢😢
@ShakareShuute
@ShakareShuute Күн бұрын
Meesheey.israaiil kumalaynays oh. Wayduqaynaysaa waxbanah lagamaqabankaroh. Carabbinah waxaynoqotay. Naagihii marayka.iyoyuyuuda
@cabdishakuurbare3375
@cabdishakuurbare3375 23 сағат бұрын
Kufaartu waxmayeesheen islaamkee yagaa munaafaqiin aaduunyadajeclaaday baa inoojabiyay halasoomo oosalaadaha halaqunuudo quraankana hala akhriyo siiba 29 sjuuradood eekubilaabma allaahuyac lam bimuraadihi waxaaloo qariyay xiligan ookale
@baxsan698
@baxsan698 23 сағат бұрын
Yahuuda dhatii hore ee Iran bayka arsanayan
@AxmedMuxumed-d9n
@AxmedMuxumed-d9n Күн бұрын
Imisa nucneer ayay haysataa
@Sadriinaahmed-u6g
@Sadriinaahmed-u6g Күн бұрын
Ilaahay ha badbaadiyo masakintaas😢
@MunaAbdullhi-b2h
@MunaAbdullhi-b2h Күн бұрын
😢😢😢😢😢
@AbdikarimAliOsman-c8w
@AbdikarimAliOsman-c8w Күн бұрын
A
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 Күн бұрын
Waxaan lama dhageeysan karee oo lama fiirsankaree ilaaheey dagaalkii 3 xaad hasoo dadajiyo halmar halagu kalabaxo aduunyada ileen sidaan nolol maahane
@Soomali289
@Soomali289 Күн бұрын
Yuhuudan wa xeey ku mash quuli neey saa aduun ka iiraan Baan wee ra rayaa Iya goo xasuuq ka wada Gaza iyo lub naan
@ShaniAbdiBoore-l5o
@ShaniAbdiBoore-l5o Күн бұрын
hada waarkan maa waar cusuba
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,3 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 338 М.
Yaa Awood badan Labada Diyaaradood Ee F-35 & Su-57 ?
9:10
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 84 М.
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
Dhakhtarrr
Рет қаралды 72 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,3 МЛН