WARARKII U DAMBEEYEY CAALAMKA : QASSA + RAFAAX + ISRAAIIL + SUDAN + SLOVAKIA

  Рет қаралды 37,895

HBN Online TV

HBN Online TV

18 күн бұрын

WARARKII U DAMBEEYEY CAALAMKA : QASSA + RAFAAX + ISRAAIIL + SUDAN + SLOVAKIA

Пікірлер: 63
@seed3966
@seed3966 16 күн бұрын
Aac in shaa allaah guul falastiin
@ayaanmahamed270
@ayaanmahamed270 16 күн бұрын
Alaha ugargaaro falastiin guul guul guul
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 16 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@morsaldayr7971
@morsaldayr7971 16 күн бұрын
Weriye Khabiir ah hadal kooban oo xogo badan Xanbaarsan ayaa soo daysaa Hore u soco
@nimoabdi5909
@nimoabdi5909 16 күн бұрын
Yaa-Allah help our brothers in Palestine 🇵🇸
@opamajj8460
@opamajj8460 16 күн бұрын
Mashaa allh 🤲🤲🤲🤲🤲guleesta xamaz iyo shacaabka reer falistin❤
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 16 күн бұрын
اللهم نصر في اخواننا المسلمين
@bulohus8548
@bulohus8548 16 күн бұрын
Allaah kuma simo ‘inay Rafax Aadan !!
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 16 күн бұрын
Thanks so much HBN online tv.
@Cirro2
@Cirro2 16 күн бұрын
Mahadsanid Mowlid sida wanaagsan ee aad warka noodeeqsiiso
@warmog3636
@warmog3636 16 күн бұрын
Insha Allah waxan rajeynayaa Falastiin guul guul guul
@SSS78781
@SSS78781 16 күн бұрын
YAHUUDKA WAJIGIISA NAGA QARI. CADAABTA ALLAHA GALIYEE
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 16 күн бұрын
Falastiin guul Allah hasiyo
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 16 күн бұрын
Falastiin Maa Cidahaa Illaa Allah.😢😭🇵🇸❤️
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 16 күн бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar 🤲🤲🤲😢
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 16 күн бұрын
Wcs mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤
@IbrahimYarisow
@IbrahimYarisow 16 күн бұрын
Mareykanka falastiin mamacan kusiyaa yahuuda xùbkasarsare ayuktagyeraa jogbeydhan maxakamad ayuu istaaxilaa ok
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 16 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@user-um1ds3cf8v
@user-um1ds3cf8v 16 күн бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@felisabdi3794
@felisabdi3794 16 күн бұрын
Illaahow Rabiyow Adiga Ka Awood badan ee u hiili oo kibirka jebi oo qubuuro iga dhig daaliminta soo duuley… Alloow guulee .. aamiin aamiin aamiin
@fatimabarre936
@fatimabarre936 16 күн бұрын
Aamiin Allahuma Aamiin
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 16 күн бұрын
Ilaahay ha isku diro masar iyo yuhuuda
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 16 күн бұрын
Alxamdulilaah
@xamdiahmed9119
@xamdiahmed9119 16 күн бұрын
Thanks
@qoranemursal2109
@qoranemursal2109 16 күн бұрын
Wararkada waanu dhagysanaa lakiin xayeysiin baa nagu dishay fadlan u samayso kanaal gooni ah xayeysinta
@qoranemursal2109
@qoranemursal2109 16 күн бұрын
Nin yahow xayeysiintan maad Naga Datsun waa cidsi waxbo waan ka dhagaysan lanahy
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 16 күн бұрын
Fadlan sawiradda maxaad linkiga u soo dhigi waydaa ? Sida kale barmaamijkaagu waa alright 100% 👍.
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 16 күн бұрын
Guuleysta.
@CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
@CabdiraxmaanAxmed-sq7yg 16 күн бұрын
Alaahu ma anta saxiibu lix iyo tobanka bishi
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 16 күн бұрын
Labadii balaayo ku heshiiso ayaa xaqqa isku dilaa !!
@user-ux2od9gd3i
@user-ux2od9gd3i 16 күн бұрын
Waadaahdeen soo hormariya warka sidaan macquul maaha
@ahmedmohamoud2271
@ahmedmohamoud2271 16 күн бұрын
HBN waxaan Qaati taaganahay xayeysiis ama comarcial
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 16 күн бұрын
Gumaysigii English ka Ayaa Qaadan Masuuliyaddaas
@asha3777
@asha3777 16 күн бұрын
Allaha ka qabto cadawga xasuuqayo reer Falstiin
@AwaysElmi
@AwaysElmi 16 күн бұрын
Mowliid ma aragtaan miyaa muuqaalada ay soo bandhigtay Qasaam mise nalama wadaagi kartaan
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 16 күн бұрын
Tixraac ama xigasho dhacdo Hore
@Roodaraage11Rooda
@Roodaraage11Rooda 16 күн бұрын
Maraykanku,hadalka wuukutiirinayaa haday waxisalahaysowaalasugaa
@IbrahimYarisow
@IbrahimYarisow 16 күн бұрын
Falas tiin guuul guuuuuul
@sadiikhassan2456
@sadiikhassan2456 16 күн бұрын
Sxb waxaan qaladay tirada horyaal eey heysato uventus sax sxb sare
@bulohus8548
@bulohus8548 16 күн бұрын
Waxaan maqli jirey isma’Arke Islam - Dhan !! Kuwa ‘ Reer Falastiin Dad iyo - Dalba Liqay !! Ma Arko !! Maraykanku !
@Alfaatix.media200
@Alfaatix.media200 16 күн бұрын
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢😢😢
@SuldanAbdullahi-ts3ud
@SuldanAbdullahi-ts3ud 16 күн бұрын
I shady yosinta badan
@aaladiini8270
@aaladiini8270 16 күн бұрын
farxadeyda lamasoo koobikaro jabka yahuuda hadaan arko
@qoranemursal2109
@qoranemursal2109 16 күн бұрын
Moowliid faslan xayeysiinta kanaal goni ah u sanayso faslan nagdaa wararki waan ka dhagaysan lanahy fadlan u samayso kanaal gooni ah
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 16 күн бұрын
Dadbaa Noloshooda lagu dul gorgortamayaa,
@muxumedamir
@muxumedamir 16 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare 16 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🤲🤲🤲🤲
@bulohus8548
@bulohus8548 16 күн бұрын
Horta ! Waan yaabaye ! Xagee ka soo - Qaxeen Falastiin niyiintu!! 10 naan - Xero baan intaas maqalaa !!!?
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 16 күн бұрын
ISRAEL dhankasta waa u jabtay
@bulohus8548
@bulohus8548 16 күн бұрын
Ma Xoog baa dhulkooda Looga raray ! Mise ‘Ayagaa Raali ka ‘Ahaa !? Waxan- Maqli jirey Ayaga Buildin mada ka - Kireeyey Hoos Mise kor mid ka mid Ah
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤♥️🇵🇸🇸🇴👍✅ Israel will never wins on this war
@hanafarxaan4309
@hanafarxaan4309 16 күн бұрын
Yuhuudu runbay sheegaysaa raashinka madax furashay u haysataa
@felisabdi3794
@felisabdi3794 16 күн бұрын
Waa yaab in mareykan oo xasuuq ka geystey Afghanistan , Ciraaq iyo Gaza iney maanta dad ku eedeeyan denbiyo… waa wax lala fajaco….
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 16 күн бұрын
😂😂 masar dhiqo lugaha lo galiya ok jankoda jcl carabta
@saderefaraxa7899
@saderefaraxa7899 16 күн бұрын
Waa been iyo cabsiin muqawimada wax eey laharen majiran o walahi ah
@SamkabIbrahim
@SamkabIbrahim 16 күн бұрын
Ilaaheyow badbaadi muslimiitaas wa biraxmatika Yaarabi
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 16 күн бұрын
Walee waa geesiyaal xamaas
@user-uf5gr3wn4r
@user-uf5gr3wn4r 16 күн бұрын
Hhh sidaad caawa usoo qortay cinwaankaa sax ah, marka horeba adoo haysta af soomaali aan cidi kugu qabsanaynin waxa ingiliish kugu raraa khalad ah.
@naam9190
@naam9190 16 күн бұрын
Afsomaligaba laqaldaye English la qalday ma aduun rogmada
@nimoabdi5909
@nimoabdi5909 16 күн бұрын
The soldiers of Allah is the Allah is great
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 16 күн бұрын
Sidan loo hallaagayo falasyiin waxay inoo cadaynaysaa laga guuray aadminnimadii gabigeedaba gumaadkan joogtada ah ee lagu fiirsanayo dadkan ree falastiin galbeedku waxay qaateen dariiqadii uu qaaday hitler oo ahayd in jarmalka dartiis loo abuuray dadka intiisa kalle hadda yahuuda darteed ayaa loo abuuray carabta oo xaqba malaha ama aadmiba kama aha xagga galbeedka
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 16 күн бұрын
Weger !, Ma innagaa wakhti ciyaareedba joogna. Waxa aynu dhex soconna tog wada dugaag ah. Haddii aanad wax qaniinin adiga ayaa lagu cunayaa. Haddaba haddii aynaan ka tabaabulshaysan inta goori goor tahay, ogaada in halkeenna la innagu cunayo dharaar cad. Caqligu ha shaqeeyo oo aynu u fekerno sida libaaxa. Balse haddii aynu u fekerno sida wanka waxa ina cuni libaaxa
MA KHIYAANA MISE WAA XAL? | BIDEN | HAMAS | NETANYAHU | GAZA
19:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
КАК СПРЯТАТЬ КОНФЕТЫ
00:59
123 GO! Shorts Russian
Рет қаралды 2,8 МЛН
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 84 М.
GO'AANKA SINWAR BAA LEH | AARGOOSI | ISRAEL - HAMAS WAR
20:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 2,9 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL - IRAN
37:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
20:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Самый Лучший Старший Брат 😍
0:38
ДоброShorts
Рет қаралды 8 МЛН
БАСПАНАҒА ТАЛАСҚАН БАУЫРЛАР/ KOREMIZ
46:53
Көреміз / «KÖREMIZ»
Рет қаралды 220 М.
когда достали одноклассники!
0:49
БРУНО
Рет қаралды 2,7 МЛН
Парень Который Видит Все Болезни 😱🔥
1:00
Voronins and Leo
Рет қаралды 6 МЛН