WARARKII U DAMBEEYEY QASA + DIGNIINTA BIYO XIREENKA ITOOBIYA + XUUTITYIINTA

  Рет қаралды 45,800

HBN Online TV

HBN Online TV

24 күн бұрын

WARARKII U DAMBEEYEY QASA + DIGNIINTA BIYO XIREENKA ITOOBIYA + XUUTITYIINTA

Пікірлер: 46
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb 23 күн бұрын
Cadowga musliminta ALLAH JABIYO Ameen Ameen ya Allah xamaas iyo falastin wey guleysan inshaallah garabkoda ALLAH
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 23 күн бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA AAMIIN AAMIIN
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 23 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@BogorehMohamoudAbdi
@BogorehMohamoudAbdi 23 күн бұрын
Alle ha guleyo jabaliya iyo dhaman hamas gacan todo hasareyso inshallah
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 23 күн бұрын
Jabaliya khanyoonis waa kadaran tahay Israel fooda waa siin wayday jabaaliya
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 23 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 23 күн бұрын
Rabiyow dhul Gariir dabelo duufan jacda kuhaligg Yuhudda iyo inta Munafaqyada ah ee hunkooda lasoo mariyo Sacudi Immarad Masar morocco rabiyo Sunami kuridd xarumaha hubka Cadowga u yaalo
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 23 күн бұрын
allaahu akbar allah baabiyo yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin
@farhansaed6705
@farhansaed6705 23 күн бұрын
Aad baad ugu mahadsan tahay wararka hufan iyo warbixinaha caalamka ee aad nala wadaagto. Balse Dalkeenii baa u baahan in la badbaadiyo sababtoo ah 1.2 milyan oo Ethiopian ah ayaa dalkii soo galay in la mid ahina waa soo socdaan fadlan wacyi gelinta iyo ku baraarugsanaanta ka samee warbixin mahadsanid
@naimamuad3140
@naimamuad3140 23 күн бұрын
Keen dhinto jantul firsowsa kooda dhinta jahanba jaxiima insha allaha mu munita allaha quweyo munafiqinta alla hajabiyo
@falisa576
@falisa576 23 күн бұрын
Reer falastiin iyo dhamaan islaamka Allaha guuleeyo.maraykan iyo Israel Wa cadowga islaamka e Allaha jabiyo. Guul daro iyo halaag aysan ka Sawaaqsan Yuhuuda Allaha ku rido Amiiiiin
@user-eh1hs7dj4c
@user-eh1hs7dj4c 23 күн бұрын
Xutiyintu.wagesiyin.allaha.guul
@kaysecisman5167
@kaysecisman5167 23 күн бұрын
sxbayaal waxaan khadyaan kanahay xayeysisyada wararka aa dhexgalansaan waxaan jeclaa in wakhti gaar ah loohelo
@fadumozabdul9314
@fadumozabdul9314 23 күн бұрын
Anna Israel waan caawin Cid xamaas caawin kartaana majirto. Waa Arin aan maraykan ka soconayn. Rag baa dadduunka kula jooga. Maraykan.
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 23 күн бұрын
mowliid sxb labo dhagax ayaa iigu kaadambaysaye sacad ma lugayare indho yare, iyo qurdhaale ayaad ahayd sxb cali siciidse macalin makuu ahaa farxaan waa aaan waa xawaadle
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 23 күн бұрын
Anku salino nabigena maxamed csw ❤❤❤❤❤❤
@abukaraddow7790
@abukaraddow7790 23 күн бұрын
Wan yabnee asiga marekanka dabal miya asiga isralil hub nooc kasta ayuu siya o shacab lagu gumadayo hadi iran aysiso hub xutiyinta mxa ugu shaqo galay dabalka😂
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 23 күн бұрын
Ilahow soo saar Hogaamiye soomali ah o iran🇮🇷 laa saxiiba,,, hadii aay taasi dhici lahayd sida xutiiiga Yemen ayay reer galbeedku inooga Biqi la hayen,, xataa dhulka Ethiopia iyo Kenya ayn kasoo cashen laheyn,, xata waxan baran laheyn sida dhulka looga qaato Qoomiyada inigu harereysan sida oromo da kakuyada iyo amharada
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 22 күн бұрын
Guuleysta.
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 23 күн бұрын
Asc anigu waxaan la yaabaa hadalka dawlada maraykanka bal shagayso maraykanka oo eeraan ku eedeeyay hub xuutiyiinta la siinaayo isaguna israaiil ayuu wuxuu doono siinayaa
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 23 күн бұрын
maraykanku in uu yiraahdo qasa waxa ka socda xasuuq ma ahan in lagula yaabo ma ahan waayo wixii u ka gaysay ciraaq siiriya liibiya yaman iyo afganistaan wali cid kula xisaabtamayna ma jirto marka in maraykanka iyo yahuudu aanu wax macno ah u lahayn dhiiga muslimiinta ayaga oo garab iyo gaashanba ka helaaya kuwo muslimiin sheeganaya
@cabdirashiidaxmed2780
@cabdirashiidaxmed2780 23 күн бұрын
mashaa allaah
@cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
@cabdiraxiimmuhumedsiciid8769 23 күн бұрын
Dagalku wuu dhamaan doona inay guushuna waa falastin
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 23 күн бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda
@markcaa2942
@markcaa2942 23 күн бұрын
Washington waxay tidhi Iran hajoojiso hubka aysiinayso xuutiyiinta halkay uyaguna waa maraykane isreal pillion deadly hubkii ugu muziibaysnaa kuqasayso mal aduunyadaa eega
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 23 күн бұрын
Suaal mareekanku muxuu yuhuuda hubka u siiya? Eesh macquul sbbta iraan u siiso xuutiyiinta waa isku mid
@user-pd7fk4lo6w
@user-pd7fk4lo6w 23 күн бұрын
Subxan Allha
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 23 күн бұрын
Haodhan.ashkakalon.waa.magac.yahuud.casqalan.dheh.mahasanid
@jamalqasim128
@jamalqasim128 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 23 күн бұрын
Khuburoyinka reer galbeedku dhulgariirka marka ay rabaan nukleerka dhulka lagu aaso ayay u isticmalan marka itoobiya way ku socdan iga qor taariikhdas ?
@user-pd7fk4lo6w
@user-pd7fk4lo6w 23 күн бұрын
Afkiibaa juqda gabay ducadii maxaku dhcay
@ashaabdi6714
@ashaabdi6714 23 күн бұрын
Marekanka inuu Iraan iyo calamkuma doqomeysto ayuu jecel yahay hadii ay Iraan xuuti taagerto oo hun casriya siisa maxaa ku jaban oo asigaba guumeystaha ayuu hub siiya wuxuu cawaansana
@cabdinasir8647
@cabdinasir8647 23 күн бұрын
𝚊𝚜𝚚𝚊𝚕𝚊𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚊𝚑𝚊 𝚊𝚜𝚑𝚔𝚊𝚕𝚘𝚘𝚗
@billeqabowsade6518
@billeqabowsade6518 23 күн бұрын
Israaiil wax walba oo eey sameyneyso denmbiga ayaa allaah u badinayaa aduunyadu Waa wada ogtahay dadka aduunkana Waa qaybsamay 1 kuwa iyagoo oog Ku taageeraya 2 kuwo afka ka hadlaya oo xaalkooda wax qabasho dacwo Ku koobmay 3 kuwa aamusan oo aan ka hadli Karin iyo kuwa Ugu daran oo ah islaamka oo caqiidadoodu far Ku jirto ileyn waxa eey beeniyeen qowlkii illaaheey Ku yiri muslmku Waa Hal jir oo xanuunku wada gaaro muslimkana waxaa Ugu daran carabta oo dowlado iyo dadba aay isku mid yihiin oo aan damqasho Muslim iyo mid carbeedba gabay wadamada gaalada ayaa dadku mudaaharaadaan KUWII carbeedna damqasho ma Leh ciqaabta illaaheey wey heleysaa kuwa awooda iney wax qabtaan ee aan qaban iyo kuwa la jooga Waa shacabyadee ee aan dowladahooda hadal iyo howlba aan Ku qasbeyn iyo Ku jecelba Waa loo baqayaa allaah ha u gargaaro korna ha ka dhigo falastiin iyo islaamka dhabta ah anagana illaaheey hanooga naxariisto dowladaha duliga ah
@MahadMohamed-je2dj
@MahadMohamed-je2dj 23 күн бұрын
Maxaad ka sheekanaysaa
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 23 күн бұрын
Gyyl Ala idinma tusp ayaga iyo adinkaba daalimiin baa tihhne
@user-iz5ku9eo8b
@user-iz5ku9eo8b 23 күн бұрын
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 23 күн бұрын
USA waxaytiri iiran hajojiso hubka xutiyinta aysinayso oaykuwerarayan marakiibta bada goshaysa ok 🇺🇸 dhankeda Ukraine anucududarno sababta inlasoweraray balse maxaykaledahay hubkaysinayso israiil lagunaxasuqayo dadka rerfalastiin dhulkodina lagubobayo? mise inaykahadasho hubka xutiyintalasiyo waxishoddaro bareera
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 23 күн бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI
@user-pd7fk4lo6w
@user-pd7fk4lo6w 23 күн бұрын
Isaga maarykanka masiboAlle Hakurido zanuniyada hubka kugurayo hadana cidkale marabo inhub lasiyo muxuuismoday
@user-kv6vg6gp6h
@user-kv6vg6gp6h 23 күн бұрын
Shacabka ayaa la'leynayaa ee looma socdo dagaalka raga kujira ee falastiiniyiinta ah
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
When someone reclines their seat ✈️
00:21
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Эффект Карбонаро и бесконечное пиво
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
100😭🎉 #thankyou
00:28
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 56 МЛН
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 3,1 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 115 М.
Der radikale Islam gehört NICHT zu Deutschland
32:44
Sahra Wagenknecht
Рет қаралды 208 М.
Каха инструкция по шашлыку
1:00
К-Media
Рет қаралды 3,1 МЛН
😨 СТАЛА ПИЛОТОМ НА 24 ЧАСА
0:36
Настя, это где?
Рет қаралды 7 МЛН
Зоопарк без зверей #фильмы #сериалы
0:44
ВКРАТЦЕ
Рет қаралды 4,1 МЛН
Месть сапсана
0:55
Timminator
Рет қаралды 1 МЛН
Смотри до конца 😻💔
0:44
mafo fashion
Рет қаралды 9 МЛН
Ай ай ай 🤣🌶️
1:00
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,1 МЛН