WARARKII U DAMBEEYEY XABAD JOOJINTA +DUQEYN DHACDAY + XUUTI + SOMALIA/ KENYA + IRAN

  Рет қаралды 43,749

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 4 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 3 сағат бұрын
open
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 3 сағат бұрын
Walaahi warkaas waan ka naxay aloow jabi cadowga islaamka
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 4 сағат бұрын
Maasha allah walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 2 сағат бұрын
Amiin
@ahmedmahamedasalo
@ahmedmahamedasalo 3 сағат бұрын
Max'uud sxb maanta codkaagu caadi maahee maharga ayaa kugu dhacay sankaa kuxidhan . 2aad barmaamushkaaga aad ayaa uhabaysay waayan dambe tank you hbn show.
@ahmedmahamedasalo
@ahmedmahamedasalo 3 сағат бұрын
Sxbmawlid saaka warkaagu ma kala baxsana oo sankaa kuxidhan ee waa sidee
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 Сағат бұрын
Alxm wasiirkii xagjirka ah ee midigta fog iscasilaadiisa waa guuul labaad oo usoo hoyatay wllhen reer qaza Guusha ay gaadheen reer qaza waa mid farxada❤❤❤
@DrGaadaa
@DrGaadaa 3 сағат бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Wariye sare Mr mawliidaw fadlan iska dhaafa wararka soomaalida waayo kuwaasi waa dad iyo dawladba waa quus sidaa darteed hadal qaadkoda ayaaba ceeb ah
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 3 сағат бұрын
asc wariyayaalka soomaaliyeed waan idinsalaamay salaan kadib usheega xamaas gaaladu balan malahee haisdhiganina israa iila waa cadawga koobaad ee muslimiinta
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Xasan sheekh ooyaaye Kenya marna haku sii socdo marna haka ooyo bilaa damiir kuukuuyada waa in laga Saaro somalia jaadkooda la joojiyo ciidanka Kenya iyo itoobiyana dalka laga saaro
@MohamedAbdiabey
@MohamedAbdiabey 23 минут бұрын
Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah
@MuseMucad
@MuseMucad 4 сағат бұрын
Allha guuleeyo xa Aas iyo xootiyiinta guul insha allhu
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 4 сағат бұрын
❤🇮🇷❤🇮🇷❤ guul guul Iraan❤🇮🇷❤🇮🇷❤
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 3 сағат бұрын
Iran is a supper power.
@SuhaybAbdu
@SuhaybAbdu 2 сағат бұрын
☺️❤❤❤😂
@Samit-b6p
@Samit-b6p 5 сағат бұрын
Somalia wadankeena alle haynoo hagaajiyo
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 2 сағат бұрын
Amiin
@hnoor4361
@hnoor4361 3 сағат бұрын
Maxay U qarsan la'ayihiin Iran waxooda. Rabbi haw hiiliyo falastiin xuuti Iyo muslimiinta dhamaan
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 2 сағат бұрын
Hassan sheikh is mad let him be president for villa somalia.
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ nice
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 52 минут бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg 2 сағат бұрын
Misiibo dagdag ah ilaahay idiinkeen oo aad kumaashquushaan yaa rabi
@Dhaaroole
@Dhaaroole 4 сағат бұрын
Mahad sanid hbn
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Сағат бұрын
Alxamdu lilaahi rabil caalamiina .
@salmaosman474
@salmaosman474 5 сағат бұрын
Waw caadi maaha Iraan, carabtaan cigaalada iyo cimaamadaha hugan ayeey dhaamaan
@maxamedbarre4385
@maxamedbarre4385 4 сағат бұрын
😮Iran waa wadan awood weyn leh
@crisaaqismaaciil
@crisaaqismaaciil 2 сағат бұрын
Guuul falastiin
@ZAHRA-pl3ch
@ZAHRA-pl3ch 2 сағат бұрын
palestine🤲🤲❤❤❤
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 5 сағат бұрын
Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan
@KingMoha-e8q
@KingMoha-e8q 5 сағат бұрын
Mowlid xabad joojinta kasoo hadal
@skhaamraam1027
@skhaamraam1027 3 сағат бұрын
xabad joojintii isarail ma biyo coldhaanshaybaa bay noqotay ileen duqayntu way sii socotaaye
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Сағат бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@wabarisaaq5290
@wabarisaaq5290 4 сағат бұрын
Inta kenya jaadkeeda noo keeneyso way naga adagtahay baryada iska dhaafo
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 38 минут бұрын
Allow yuhuud jabi oo eber ka dhig dhulka alle idiin goy
@muntaariabdiaziiz3538
@muntaariabdiaziiz3538 4 сағат бұрын
Kenya 1milyan iyo kabdn ayay malinki somalia ka faiida waana qadka halaga jojiyo
@FarhanOsmanmuse
@FarhanOsmanmuse 2 сағат бұрын
Asc
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 4 сағат бұрын
Natayaahu waa malcuun balan maleh
@hnoor4361
@hnoor4361 2 сағат бұрын
Alle haysku salido yuhuuda dhexdeeda Iyo maraykanka Iyo dhamaan kaafiriinta reer galbeedka Iyo reer barigaba
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 2 сағат бұрын
Amiin amiin
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 3 сағат бұрын
Hadalka iska daaya falastiin way dabceen marhaday xabad joojin udabaal dageen waa lagu haadsanayaa markii maxaabiista laga qaatayna duqayn baa loojoogtaynayaa saa laogaa inay nolool rabaane waasir fashilantay waana ugo I doonaan
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 2 сағат бұрын
Xabad joojintii markaa maxay ahayd
@CabdikhaniBishar
@CabdikhaniBishar 4 сағат бұрын
الحمد لله
@abdigouled6801
@abdigouled6801 4 сағат бұрын
Oo ma wax dowlad somalia jirta xassan gurgurte iyo afar tuug caar wasi keniya bal wax hakaqado ahmed madowbe guleyso
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Xasan sheekh iyo xaaskiisa iyo alcadaala ayaa jaadka keena
@Kmn3214
@Kmn3214 Сағат бұрын
War aanan ogayn baad noo sheegtay thnks
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 2 сағат бұрын
Banyafir should go away because he was against the cease-fire.
@seynabcali4205
@seynabcali4205 50 минут бұрын
Yuhuuda balan malaha lamana aamini karo
@seynabcali4205
@seynabcali4205 49 минут бұрын
Waa qariirad beena wax kajira xuduudna malaha waa iney meesha ka dareeraan
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 3 сағат бұрын
Madaxwaynaha waa in cilka laga xayuubiyaa maadaama uu yahay nin daciifa oon waxba iska dhicin karin.
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 4 сағат бұрын
Reer kaan luuqyada ku xiran doolad diid waaye argagixisada iyo itoobiya iyo kenya aye dabada kula juraan xasan shiiq MASAR ino keeno waaye si Reer kaan iyo shisheeyaha dalka xasuuqay dalka looga saaro😂
@abdigaiye715
@abdigaiye715 4 сағат бұрын
42 ka hor ayaay jabin doonan sababtoo ah yuhuuda dad la amini karo ma ahano.
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 Сағат бұрын
Xuutiyiintii aawey meey ku aamusiyaan israa,iil xabada ay wado ha joojisee !!!!
@WeliCade-w6c
@WeliCade-w6c 2 сағат бұрын
Diyaarada maxaa looridi waayay nacalaa watee Ahmed madoobe waa gacan kudhiigle qoowleeste Eh ee wanted dabiile eh Hada waa inaan qabanaa Ahmed madoobe oon Dhoowlada soomalia ugacan Gelinaa anagaabo qabaneeyno Ahmed madoobe xaraamiga
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 4 сағат бұрын
Falasiin gul iyogobanimosxb
@TimoFarah
@TimoFarah 4 сағат бұрын
Farah.Timo
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
SHACABKA REER FALASTIIN OO FARXAD AWGEED IS HAYN WAAYAY GAZA
9:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,2 М.
Palestinian oud player comforts Gaza’s displaced
5:54
Middle East Eye
Рет қаралды 7 М.
Why does the United States want to invade Canada?
13:26
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН