Wararkii u Danbeeyey 10 Dawladood Oo Bisha Juun Ku dhawaaqi Doona Aqoonsiga Somaliland & Itoobiya

  Рет қаралды 42,570

Taar Tv

Taar Tv

Ай бұрын

Пікірлер: 95
@nkm3449
@nkm3449 Ай бұрын
Adiga iyo Somaliyada aad sheegeyso iyo inta kula fikirka ah midna cidi waxaba ka waydiin meyso aqoonsiga Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland guul Somaliland horaa loo soconayaa. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@januarySl2024
@januarySl2024 Ай бұрын
Maa shaa Allaah. Taar TV waad ka farxisay shacabka Somalilaand caawa. Waxad qaadatay koobkii wararka. Allaah kaa farxi
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Heshiskaa allahayow Noo hirgali caziisow Anagoo hagag wcn Hore noogu guulee
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi ❤❤❤❤ Guul qaranka Somaliland 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
Mansha Alaha guule somaliland ✍️✍️✍️✍️✍️🙏🙏🙏🙏🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 Ай бұрын
Well done 👍 Horaa loo ictiraafay Tan🎉Xaga Rabbi.
@aminahassan4566
@aminahassan4566 Ай бұрын
Ilaahay ha noo siyaadiyo Alhamdulilaah
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Move forward S/land❤
@januarySl2024
@januarySl2024 Ай бұрын
Maa shaa Allaah. Allaah mahad leh. Somalilaand Allow barakee.
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z Ай бұрын
GUUL INSHA ALLAAH SOMLILAAN
@aminahassan4566
@aminahassan4566 Ай бұрын
Maan shaa Allah
@user-bd8ps5nk3l
@user-bd8ps5nk3l Ай бұрын
25ka juuun waxa hargeysa booqan doona ina baydan USA BRESEDENT
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
manshaa Allah tabaarakalah xooleheenu waa nicmah
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Ай бұрын
Insha Allaah Guul, Horumar. Barwaaqo iyo Midnimo illaahaw Somaliland ku waartaa, Guul jaamhuuriyadda Barakaysan Somaliland illaahaw Jabi Cadawga Smaliland
@jamaomar8775
@jamaomar8775 29 күн бұрын
Nabsiimalku geediga.hayiinku gurguriya Allow noo siiyaadii Amiin👍
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Manchallah Manchallah
@Abz_146
@Abz_146 Ай бұрын
Allah hayna gaadhsiyo malinta ku dhawaqsista inago nabad qabna insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
MAANSHA ALLAHA ILLAHOW DEAKADAN DEEQA INOO ARAKYE🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤
@jamaomar8775
@jamaomar8775 29 күн бұрын
Mashallah Mashllah Mashallah Mashallah. Mashallah 👍👍👍👍👍👍
@user-ye5vy1ug6x
@user-ye5vy1ug6x Ай бұрын
Ilaahayow noo hargeisa heshiika.aami8n
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Ай бұрын
Waaaw hanbalyo somalilnd guuul
@fadumo4024
@fadumo4024 Ай бұрын
Amiin yaa Rabi
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Mansha allaah Sland guuuuul
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 Ай бұрын
Anigu shakhsiyan waxaan ku noolaa afrikada galbeed 10 toban sano (1989-1999) xataa afafkooda waxbaan ka aqaanaa
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay Ай бұрын
kow....Hayee... dabadeedna?
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Ай бұрын
SOMALILAND POWER💪🔥💪🔥💪🔥
@elhanweera2435
@elhanweera2435 Ай бұрын
Inshaallaahu ❤guuuuuuuul qaranimada somaalilaan inshaallaahu aamin guuuuuuuul alle❤ ina siiyay ❤❤❤❤❤❤❤
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 Ай бұрын
Viva somaliland republic
@seadyare6357
@seadyare6357 Ай бұрын
Waaryaa habarjeclo mawaxaas dowladu lacag kugu ziisaa soomaali waalaictiraafayaa
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 Ай бұрын
Walaal mahamd adan dirir ❤
@MaxamadKhadar-oh1df
@MaxamadKhadar-oh1df Ай бұрын
GuuL inshlaah
@jamaomar8775
@jamaomar8775 29 күн бұрын
inshallah inshallah👍👍👍👍
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 Ай бұрын
Mashalah
@NimcoNimcoNuura
@NimcoNimcoNuura Ай бұрын
A.s.c.wacan.oowannaagsan.
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw Ай бұрын
Somaaliland waa del ❤loov
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Masha allaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
MAANSHA ALLAHA DAROODKII RABEY IN SOMALILAND BURBURTO UGU HIREYSO OGAADEEN IYO DHULBAHANTE HA OGAADAAN SOMALILAND DAKADEEDA XOOLAHA LA DHOOFIYO MADAAMA DHULKA CARABTU U DHAWYAHEY
@NimcoNimcoNuura
@NimcoNimcoNuura Ай бұрын
A.s.c.wacan.oowannagsan
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Somaliland guul
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Masajidka Haye way u horrayn Hantiduu bixiyaa
@munahaybe6749
@munahaybe6749 Ай бұрын
Aqoonsigaas ma runba Allahow no rumee
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Ай бұрын
Hediisii baa geysay,laakiin maxaa yaala ee laga raadinayaa meeshaas Shuftadu joogto,qofkii ganacsanayaa ha tago dhulka nabadgeltadu ka jirto , meel aan lagaa rabin maxaa ku geynaya ilaahay dhulkiisu waa badan yahay
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 Ай бұрын
Guuuul somaliland 🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼 guuuul somaliland 🇰🇼
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Viiva viiva somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
wa in marka hore xoolaha somaliland laga iibsada ka dibna kuwa kale wayao xaq mahaa xoolaheena oo buuxa in meelo kale laga soo guro
@user-os7md8lo6c
@user-os7md8lo6c Ай бұрын
Masha aiiah
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Guuul somaliland from Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️😘🥰🫶🏽🔥💞🌺🫶🏽🙏🏽🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
HA LAGU BEEGO 26 JUNE SI AQOONSIGII AAYNO TUURNEY 1960 AQOONSIGAN I NOQDO KII LAGU ILLOBI LAHAA MIDNIMADII BILAA SHARCIGA AHEYD EE 1960
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
DHULBAHANTE NIINKI WANAGE KAA FIILYE HABAYN MAA JEERO
@AminaAbdiAamina449
@AminaAbdiAamina449 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 Ай бұрын
Somaliland Hampalyo wale cadawga wuu jabayaH somaliland way guulaysanaysaah 💚🤍❤️✊
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Qaranka Somaliland guulihisa waagadhayaa wlo cadawgisuna waa jabyaa
@SamsamSacid
@SamsamSacid Ай бұрын
@keyseamare8658
@keyseamare8658 Ай бұрын
...Miyaad weli ka baxdeen Federal kii Somalia ee ay Xoogsatada Kulmiye ka mid ahayd?
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Ай бұрын
DAD RIYOONAYA 33 DULLI ILLAAHAYBAA IDIN SAARAY XABASHI IYO WAX LANIDA TOONA WAXBA KAMA SUGAUNO WAXII ILAAHAYNASIIYAY AYAAN ALXAMDULILAAH LEENAY
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Cadawga gudaha dhagayso kalmaday soo bawsadaan bay ila soo kala jiidaan
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 Ай бұрын
💛💛💛💛
@yonismuse7727
@yonismuse7727 Ай бұрын
Taar tv wanku salamay bacdal salan markan kula kaftamo reerka isaaq ma iskuwada midbaa wayo aqoonsiga somalilnd uma hayaan dowladaha shisheeye lkn waxaa u ahaysa dowledda fadaralka ee soomaaliya itoobiya iyo kuwa kaliy waxba masiin karaan kudarso oo iska daaya beenta waxan layaabay odayaal waa wen oo leh wala aqoon san somalilnd oo 70 jira ah iyo 80 jiro ah muuse biixi iyo ina maxamed kaahin faysal cali iyo qaar kale oo badan Waxaa tusaale kugu filan dadka waqooyi dagaa maku qanac san tahay somalilnd maya
@NimcoNimcoNuura
@NimcoNimcoNuura Ай бұрын
3:50
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
Haday dowladaha adunko dhan aay aqon sadan oo ay somali rali ka ahayn waa wabo kamajiran waxa aad shegeyso.(10)dal wa waxba kama jiran. Ee nagadaa is bih bihinta o day fadllan
@AhmedMohamed-yd6bk
@AhmedMohamed-yd6bk Ай бұрын
Sii aad uu riyotiid waa inaad sexaata.Idoor 31 sanodaad oo riya ah ayaay kuu jireen.
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 Ай бұрын
Guinea bissau maaha ee waa takale guinea conakry oo ah tii uu muuse sida fican usoo dhawaysay ee somaliya xidhiidh ka u jartay
@abdialihersi5004
@abdialihersi5004 Ай бұрын
Sxb Reer hargaysa beenta loogu celceliyaaye , ree hargaysa dadka ku dhagaysta hawada moodine Runta noogu waran
@user-cj4lc2zc8f
@user-cj4lc2zc8f Ай бұрын
​@@abdialihersi5004beenta reer aminsom iyo khiyaaliga qadaaweynta waa laga ilbaxay
@awgeele
@awgeele Ай бұрын
geesi qaran
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Inaga joojiya xoolaha dhulbahante..hà gaystaan boosaasahooda.belaayada sharka u Sara taagan. Calooljeloocada na dilay Isaaqan doqonkak ah.
@user-wv5dr6id1n
@user-wv5dr6id1n Ай бұрын
Xoog ku degahay.meesha deganahay. ..Xoog ku degaa meesha rabo in dego...
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
dhulbahante xoolohooda mayi dekeda xamar ee ayi u oyayaan ka dhoofiyaan
@abdinazirhassan4139
@abdinazirhassan4139 Ай бұрын
Waxan Somali miyuu ku hadlayn
@keyseamare8658
@keyseamare8658 Ай бұрын
Mm
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 Ай бұрын
Garacad tuulo qoys atay hadhaw kula hoos ordayaan
@gooranguux3929
@gooranguux3929 Ай бұрын
Warya ma carurba lo shekaynayaa marka heshiisku dhaco miyaa wax la aqonsanaya war madaxwaynuhu anagoo laba dal ah ayaanu wax kala saxeexanaynaa ayuu yidhi ..ee mee dalkiinla aqoonsanaaye soomaalilaan ..maxaa laysu huurinayaa e abiiii uu isu gaabinayaa ama ku dhawaaq dalbuuxa ama naga tag hala dhaho isagiibaa bastiiyee
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
ETHOPIA SAXEEXAYSAA IN ASY AQOONSANTEY SOMALILAND KA BACADI ADDUNKAA MI MID U AQOONSANYAA KA BACADI WAA LOO CODEYNAA HADII COFKA BATO YES IYO HADII KAKRBA SOMALILAND DAL LA AQOONSANYAHEY BUU NOQNAYAA OO DAWALADA BADAN SAFAARADO KA FURTAAN
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay Ай бұрын
🤣🤣🤣 Dhulmahante meel uu xoolihiisii ka iib geeyo ayuu laayaahay... HY ayaa woxoogaa u soo tahriibisay oo qiimaha ay ku bakhseen.
@hindaomar4265
@hindaomar4265 Ай бұрын
Beenta iyo Runta Isaaq maxaa kaaga gidhiisha ,Somaliland waa halka kaliya ee dadkeedu u Taliyaan, inta ka daba ciyeysaa waa in gumaysi hoos joogta iyo in Ciidamo shisheeye kala ilaaliyaan😮
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Cagtii joogsan waydaa marbay ceeb lakulantaa ninkii utaga cadawga aanu is hayno hala dilo
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c Ай бұрын
Muuse waa la dooranaya haduu keeno
@user-qg2ec3jw6o
@user-qg2ec3jw6o Ай бұрын
Ilaahaga unoqo ninkaga beenta shaqada ka dhigtay ee aqoonsi aan jirin baad ku qarawdaa nacasnimo ka weyn miyaa jurta been cad oo dadku kugu barteen
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Dhawrgorbanu hano iman ku nidhi ninkan loo baroranayo Ixtisamtii xumayd e labada Dhanna wu u hanjaby wacal
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
Beenaale beenaale dhalay oo ilaahay kago,ay
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Ай бұрын
Hooyadaaba kudhawaaqi
@geeljire1658
@geeljire1658 Ай бұрын
Been seeka ah Aqoonsi waa kaa xaaraan kkkk.
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
Faqash futo xun aqoonsiga ma adigaa iyo faqash baa wax laga weydiinaya? Jawaabtu waa Maya
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
Faqash futo xun aqoonsiga ma adigaa wax laga weydiinaya??! Jawaabtu waa Maya
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa xukuumaddu waxay sidataa shugux shugux ay ku didsato adhiga. 2.0. Haddaba waxa yaableh adhigu shugux shugux kama il baxo. 3.0. Maalinkastaba iyo saaxad kastaba iyo amin kastaba waxa la dhahayaa aqoonsigii yaa lagu dhawaaqayaa bisha 26 June. 4..0. Haddaba waxan dhahayaa ma cidbaa inagu dhahday oo inagu qasabtey inaynu gooni isutaagan oonu dib ula noqono xornimadii luntay 1960 5.0. . Ma cidnaa inagu khasbaysa oo ina dhahaysa dib ugu noqda oo ula midpoba somalia. Haddaba labadaasi hadal midnaba ma jiro oo ma hayno. 6.0. Waxay siuaashu tahay waa maxay sababta aynu kolba meel isugu qaadno oo u dhahno aqoonsiga beesha caalamku ha na siiso. 7.0. Beesha caalamku iyo dawladaha jaarku muxuu yahay aqoonsiga xukuumaddu meel kastaba la taagan tahay. 8.0. Xagguu yaalla aqoonsiga la sheegayo ma ethiopia ayuu yaallaa ma jaboutibuu yaalla ma yurub buu yaalla. 9.0. Waxan dhahayaa markaynu waxba qabsan kari weyney ayeynu ku meereysannaa aqoonsigii baanu raadineynaa. 10.0. Haddaba waxan dhahayaa wuxuu heshiisku ansax noqon karayaa markaynu jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa aynu fadhiisanno. 11.0. General Assembely UNations waxaad ogtihiin innuu shiinuhu fadhiyo oo ka mid yahay 5 dawladood ee go' arrinaha adduunka ee hadda jira amaba socda. 12.0. Waxana yaableh waddan kula mid ah oo dagaallo naafeeyeen yaan aqoonsiga ka raadinayaa waxanan kaga bedelanayaa verriga iyo badda lugha iyo saylac. 13.0. Waxa kuu dhaanta arrintan inagoo kheyraadka badda iyo berriga lughaya iyo saylac ka faaiideysano. 14.0. Waxan dhahayaa arrintan waxa watta oo kelliyaatta waa madaxweynaha muuse biixi cabdi. 15.0. Berrito markuu ka tego ee degganaadaan 50 sanno waxay tahay berriga iyo badda lughaya iyo saylac waa laga gadanayaa amaba laga iibsanayaa xabashida. 16.0. Xilliga lagu hungoobo hoggaaminta dalka iyo dadkaba waxa lagu meeteystaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac yaan ka gadanayaa xabashida waxan ku beddelanayaa aqoonsiga khayaaliga ah ee beenta ah.
@siedmeash515
@siedmeash515 Ай бұрын
Ma qof waalan ayaan dagay waxay fudada gacanta kala bax sxb waxad ka hadasho lama fahmi karo yaa waxan kuu diray somliland ma tihide maraqa hakula dhuuqin shodhow
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Ай бұрын
ISSAQ BEEN BADANA, SO KUWI LAHAA 18 MAY AYEEY ITIOPIA AQONSANAYSA ISSAQLAND FROM JABUUTI 😂😂
@user-ez4kj7fm8d
@user-ez4kj7fm8d Ай бұрын
Adiga cabsi baa ku haysa sababtoo dhaqaalaha jabuti %98 waxa uu ka soo galaa dalka ethopia oo waxna ka dhoofiya waxna ka soo dejiya jabuti Hadaba hadii athopia heshay bada bada cas marka ay soo gasho red sea 🌊 waxay ay qeyb ka noqoneysaa ciidamada red sea ilaaliya Waxa kale oo ay sameysaneysaa dekedo jabuti wey ka soo guureysaa oo waxay ay wax kala soo dageysaa ama ka dhoofineysaa dekedaha ay dhisaneyso ee sland Markaa cabsi weyn baa idin haysaa 😂😂😂😂😂😂
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 13 М.
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 18 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 106 МЛН
Shahaadada PhD maxay tahay ?
43:41
Galaydh Media
Рет қаралды 15 М.
AMXAARADII OO HEES KALE KUSOO AMAANAY REER SOMALILAND
25:55
Zaki honest Official
Рет қаралды 19 М.
Hassan Ali khayre Oo Khudbad Ujeediyey Reer minnesota
23:44
MOHAMED GALAYDH
Рет қаралды 216
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН