Wararkii u Danbeeyey Dilkii 34aad oo ka dhacay Laascaanood & Eedii somaliland oo beenowday Yaab

  Рет қаралды 37,412

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@danabguuled5491
@danabguuled5491 3 ай бұрын
Wow ! Halyeyga sumada dheer maasha allah, Muuse Muuse Muuse Kaga qayli siiyahay gilgiley aduunyada Biixi is not easy , guuleyso Guule ha ku garab galo, 👍😁👍👍👍 ayaa Biixi maasha allah
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 ай бұрын
Muuse waa geesi qaranka somaliland
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 3 ай бұрын
Muuse waa sooo laabtay hanbalyo hanbalyo hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ladanladan1718
@ladanladan1718 3 ай бұрын
Xasan yare uu waashye caruurta ma lacag ayaa loogu soo dhiiby xasanow ilaahay haku hadeeyo
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 3 ай бұрын
Ta Alle kuma darine, weligiina ma hadeysmayo saababtoo ah muraayadii baa jabtey markii uu waayey lacagihii uu id lahaa inaadeerkaa ina Biixii, 300 000kun dollar ee uu Buurmadow ka qaadan jirey bil kasta inaadeerkîi Silaanyo AYUU BIIXI KUUGU ABAAL GUDI. Hadduu filaayey in WADANI iyo KAAH ay ku maamuusi doonaan oy ku karaameyn doonaan ansixita gobolnimada GABILEY waa kaa waashey ee 4 ciyaalasuuq oo uu lacag u qaybiyey inooga dhigaya in reer Samatar OO DHAMI KA DUCAYSANAYAAN. Waana TABIHII FOOSHA XUMAA EE MADHALEYSKA AHAA ee Wadani inoo ga dhigayeen BEELWEYNTA HEBLAAYO oo ku soo biirtey xisbigooda. DAMEERTII DAMEERO MA-XISHOODA AH LA DAAQDAA, MA XISHOOTEY NOQOTAA. Waali iyo Karaamo seeg ma ku dambeeyey XASAN YARE ?
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 3 ай бұрын
HADALKII XASAN DUUFLE WAAD LAXAMAYSEY EE CALI DUULDUUL MUUSIGA RAACI DHE
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 3 ай бұрын
Loool
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 ай бұрын
Xasan qooslaye somaliland wasiir fiiqi waydi marku Wada hadalku socday waki somaliland kuso duulay afkiisa ka sheegay
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Halgamaa taar TV 🖥
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 3 ай бұрын
Kani suldaan maaha.waxa suldaana sabayse .weligiiba sindheerta iyo sebiyo ha urursado xasan yare.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
SULDAAN XASAN MA WAXA AANU KU TAAGEERAA XIBIGA HUWANTA AH XISBIGA LAAYEY ASKARTII XIBIGA DHABARKA U JABIYEY SOMALIAND
@AadanDirir-p9y
@AadanDirir-p9y 3 ай бұрын
Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah taar tv thank fully
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 ай бұрын
XASAN DHADIG XASAN DAMEER XASAN GARGUURTE XASAN QOSLAYE XASAN DHIIQO XASAN DHADIG XASAN XAASID INTAAD SOMALILAND GUUL KU FOOGANTAHEY HOOSTADA GUBANEYSA WAX KA QABO
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Somali heshiis ah aduunkana la heshiis Hawsha si fiican ayuu u wadaa hawshii riyada ahayd ee uu la hanbabaray!!!
@HardTalk1
@HardTalk1 3 ай бұрын
Waxaa yaableh in aad tahay warbaahinta keliya ee Diidna u maciinta, waad ka heli ajarkeeda Isha allah.
@nathra7351
@nathra7351 3 ай бұрын
Samaroon hawiye isaaq baa ka awood badan. Qofkaliya iska daaye. WAdamo ayaa ku baaba danbi hadii laga galo rer sheekh isaxaaq hadafkooda. Reer sh isaxaaq iyagaa soomali isu keeney waana ehelu lagama faaiido waxaanay raali ka ahayn laguma sameyskaro Isaaqa wixii xumaan ku dhexgala kama faaiido. khasaare mooyee
@kayseduale1771
@kayseduale1771 3 ай бұрын
Xasn sheekh ilaa afkiisa soo mariyo Somaliland walaaltinaduu sheegayo ka yeeli mayno, nin aan jiritaankaygaba aqoon sanayn oo haddana leh walaalaynu nahay
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 ай бұрын
Xaata hadu soo mariyo cidi laa hadli mayso 😂😂
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 3 ай бұрын
Arag xume you days are counted!!!
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 3 ай бұрын
Maxmed abiib waa xoolo waa neef
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 3 ай бұрын
Madaxwatne.beenaale.ahna waa.xasan.sheekh.doqonimo.waa.wuzuu.ilaahay.uga.xishoon.waayey
@zahraismael6840
@zahraismael6840 3 ай бұрын
Fiqi baa ku fashiliyey culimadii Minnesota markuu lashiray Oo somaliand looshiray waa tii iyagoodii is fashiliyeen xasanow kubaranay
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 3 ай бұрын
Abibii waa Benale iyo cadowka somaliland guul
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
Adeer xasan Gurguurte naxariis uma hayo sland wuxuu wuxuu wadaa inuu hoosaasiyo
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 3 ай бұрын
Cadownimaday uqaban muuse biixi inbadani way edayan waxbakafa idimayaan dhamaantood
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 3 ай бұрын
Waa war weyn
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
MAR KALE IYO MUUSE
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 3 ай бұрын
😂war sadalad.nimadiwakituray Eesiyasada.qaldankubiray😂
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 3 ай бұрын
Xasan xabaalo quote Hadalkagu waa dameero loo sheeg
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 ай бұрын
Qurjile iyagunba afka isu duban jiray
@fardusmophamed6367
@fardusmophamed6367 3 ай бұрын
Waar waxan ina abiib la yidhaa malaha inuu riwaayadeeyo ayaa loo keenay xildhibaanada
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
Dameer Fiqi baa yadhi isaaq baan afar xafadood ku reebyaa kolkaa waa in aay is bartaan Dameer Fiqi Iyi Duriyada oo sidii siyaad Barre laga yeedhsiiyaa Isaaq ma Qarnbaa mise Qabiil markii cidinkiisi SNM dhagt dhiiga u dartey ee wadanka kaga qabsdey maliintii kowaad SNM soo gasaybaa
@Sirad47
@Sirad47 3 ай бұрын
Inta uu soomaliland ka daba ooyayo x.sheekh muu kala badbaadiyo dadkiisa mise waxaaba waxa ka wayn ka tegidda soomaliland.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 ай бұрын
Allah haa isku jaabiyo cadowga somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇮🇷❤️🇮🇷❤️🇮🇷❤️🇮🇷❤️🇮🇷🌺🇮🇷🌺🇮🇷🌺🇮🇷🌺🇮🇷👑🇮🇷👑🇮🇷👑🇮🇷👑🙏🏽💞🙏🏽💞🙏🏽💞🙏🏽💞🙏🏽🙏🏽💯🙏🏽💯🙏🏽💯🙏🏽💯🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🤫🇸🇴🐷🤫🇸🇴🐷🤫🇸🇴🐷🤫🇸🇴🐷🤫🇸🇴🐷🤫🇸🇴🐷🤫🇸🇴BUQA ,,YAREY,,CIDINA,,KULA,,,HADLIMYSO,,KAN HASSAN NOW KIBIRKI. MAXA HEELAY. KABASH. KABASH TU WAMAXAYE 😂😂😂 Gul somaliland ❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️
@goojacade4325
@goojacade4325 3 ай бұрын
Horta masaajidku maanuu dhagax dhigba dhaafeyn 2 sanoo udambeeyeyba maalin kasta waxaad waa la dhagax dhigayaa mise masjidkii wuu socdaayoo kilip dambe ayaanad hayn oo meesha soo dhigto
@bashkanuurka
@bashkanuurka 2 ай бұрын
afqadhmuune afqadhmuune dhalay laascaano makhaniisadii kudhashay ayaa wax lagawaydiinayaa
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 ай бұрын
Madaxda somalia imisa jeer ayay kala hadleen waaba dad aan isla tashan oo wada shirin midba sibuu u hadlayaa sowkuhii lahaa wan ku soo duulay kuna duulaynaa somaliland dhiig ban daadinayna maantana wuu baryootamayaa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
SULDANKAN WAXA UU UUBAHANYE INUU ISDAWEYO XANUUNKA KUU BAXA
@YasminAhmed-v7y
@YasminAhmed-v7y 3 ай бұрын
Kani waa doqon is ka naxay
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 ай бұрын
Adigu wax walba miyaad rumaysaneysaa oo uu ooyaaye sheego
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 ай бұрын
0:10
@MaarigAbdi-mw6ij
@MaarigAbdi-mw6ij 3 ай бұрын
Meesha dhiiga lagu faraxaho😂
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
DOOFARKA FUURYE WAA IINE XABSIGA LAA DHIIGE FAATALKAN TUUGE WAXANU AHEEYN ISMOODYE
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 ай бұрын
Kkkk isbedel
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 3 ай бұрын
Iswasnimo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
SOMALILAND KAA HAADH OO UMADADA KAALE HAAGJESO WAALSHE WAASE DOOFAR NACAALE ABUUGE GOOD BYE FAAQSHA IYO QAADADWEYN
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 ай бұрын
Xassan dariq khal Dan ayu socdaa isago suldaan I aa
@geeljire1658
@geeljire1658 3 ай бұрын
Waar dee laascaanood maxaa kaa galay dadkii lahaa ayaa haystee???
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
Waa Afartii hungrier gudilayay madaxwaynaha kkkkkkkkkkkkkkkk
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 ай бұрын
Kkkkkkkk khasadii cadawgii gudaha ee wakiiladu iskaga biinayaa afar dibjir oo Ismail faqash soo diray 40,000 kuna May ahaadaan walaanay waxaan igu sawir iyo cadawga iga gaadhsii masaariiftii hayso diraane dhaafsiisnayn
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed 2 ай бұрын
Ooyaaye baasabooeku ku baxsanlahaa ayuu soo qaatay bacdal aqoonsi kkkkkkk.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 ай бұрын
Codka hagaaji taarow
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 ай бұрын
Oxagodaba maw kacay somalilandbu sida yicista sida indhaha ugu haya isaga ka dambeya dagalada ehliga ah mudo korodhsibuna ka wada
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Reer laascaano waxan ka fahmay in ay been sheegaan isku dirka ehelkana ku horu mareen mujrimiintana qariyaan mu'miniitana eedeeyaan khayrkana qariyaan shartana buunbuuniyaan Garaadkii guud marku yidhi gobolada waqooyi kama midnihin koonfur baanu talyaani kala xorownay ee sacabka la garaacay baan ogaaday in colaadoodu tahay gardaro cad!!!!!
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 3 ай бұрын
Isu keen keenay dheh! Hadana waa kala daadinay dheh
@Kingmattan
@Kingmattan 3 ай бұрын
Ooyaaye
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 ай бұрын
Xasan sheikh meelwalba isagaa dacwada geeyey duqa beenta iska daa
@mowliiddayib7106
@mowliiddayib7106 3 ай бұрын
Dadka aad codkooda aad badalayso kadaa waad khaldantahay waxaaad uga jeedaa inaad yasayso
@aminafgh2127
@aminafgh2127 3 ай бұрын
qofkasta oo cadaw u ah somaliland waa jiiqjiiqle daa ha is dhegaystaan
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 ай бұрын
Maxamed waa benaale sorry
@rashaail4191
@rashaail4191 3 ай бұрын
Maaha dhalinyaro waa waxa dhiigii laga miirtay oo raaracay caadaqaataha dhuleedka reerka taagan ee dhuunigu qaatay alan kuwa utegay waa kuwii cade gude ku sheegay naarta iyo dhidiga markaa nindhigahi adiga maxuu ku tari nimankii garxejis way israaceen kuwa la socoda ee awal sheegtaa waa fataaliintii awalku dhex noolsyd dhiigu biyo maaha
@abobasement346
@abobasement346 3 ай бұрын
kanih miyuh gabyeyah
@cabdisalanmursal4664
@cabdisalanmursal4664 3 ай бұрын
Waar yaa dalka ha khaayim
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 3 ай бұрын
Suuldankan buuka ee cuudurka muse bixi ku dhacay waxad ku tiidhada dhalinyarta reer samatar duuco kagama baahnee kuwaga uu ducee atanay sidada oo kaleh nogonin siidi xiirse ayaad afar yaryar aad leedahay waa reer samatar mada reerka xuuseen abookor hoor iimanka beentiu xiirse ayaad lameeraysanaysa kuwa aad dhashay uu duucee inaanay siida oo kaleh noogon oo ka xiisho dhalinyarta aad isticmalayso suuldan buuka ayaad tahay
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 3 ай бұрын
Abiib ooyaye horta biilkii Caruurtiisa ma bixiyey
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 3 ай бұрын
Kkkk adiigu sii
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 3 ай бұрын
Tuugtuugdhalay
@SaciidAbdi-ow8ul
@SaciidAbdi-ow8ul 3 ай бұрын
Tv beenta
@roodanuur461
@roodanuur461 3 ай бұрын
Beenawas raabi iyo raasuulba gaa gooay Justin ciiyaar kuuma biixiiso passer keeda xiildhiiban faatalyow
@Cajab2008
@Cajab2008 3 ай бұрын
Wali ma laas caanood baa hinguri idin kaga jiraa iidoorow sow inagii barqo kala calaf qaadnay
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 3 ай бұрын
Okalay markaa maxaa dilka keenay argagixisoy intibaan idinka raysanaybee 😂😂😂😂😂
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 3 ай бұрын
Tawtawle mashruuc kusoo qaatay eray bixinta KOONFURTA somalia
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 3 ай бұрын
Kkk.koonfur.ma.ereybixin.bay.leedahy...no.erey.bixin.no.xikmad
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 3 ай бұрын
Dhaqan...Afrikaner.iyo.ni8ko.ugu.imaw
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 3 ай бұрын
Duco kugumadhacdo adiga iyo intakuutimaadaba
@bashe3051
@bashe3051 3 ай бұрын
What "isbadan doon" are you talking Mr. Taar? To join again huwan, faqash iyo qadaad weyn! Stop your cheap propaganda... and xirsi gaab tuug rhetorics...
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f 3 ай бұрын
Waar hassan gurguurtow sowdigii laha waan idinku soo duulaya ee ku taamaayey dhiigayaga. Habarooran waxaan ku leeyey dagaal la iima tilmaame AlMIIDAAN WAASIC nacala halkaad ka timi ku yaaaaalle😡
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 3 ай бұрын
Bada iib maha muse iyo reer samtar ayaay kaa bilbantaye iyagana ay ku dhamanaysa iyaga u maqan hadayan kaa qaban musibada muse kusa wado umada
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 3 ай бұрын
Ffggg
@barwaqosanag2204
@barwaqosanag2204 3 ай бұрын
Muuse biixiyow iska cibadyso mnta wn ka xumahy in gurigagi laga mucaarado nin klena indrinmo kguma so raacaye iskaga dhex bex
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 20 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 51 МЛН
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37
Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan
42:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 20 МЛН