Wararkii u danbeeyey Dagaalka Berbera Biyo kulule & biyo Guure ee U dhexeeya Xabuusho & Ciise Muuse

  Рет қаралды 30,969

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
oo muxuu ugubay dhulka ilaahay ku gub dhulka lama gubo
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Waar siibaq tiyow meesha isaga taga waa la idinku wasi doona ye
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Inanta sawirkeeda in aad isticmaasho ma ogolaanshaad ka haystaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Ina dirirow waanu ku naqaanaa nin habar jeclo ah oo reer caynabo ah in aad tahay deegaanku waa deegaan ciise muuse
@qalbidhayemedia4807
@qalbidhayemedia4807 Ай бұрын
Ana leh hj ah
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Gedri waa nin sacad muuse ah ceelkana Gerdi baa dhisay malaha sibaqti ee ay ku murmayaan ina cidin wa geesi sibaqti dhoqoshay iyo qori lugud ku noqda nooga taga magaladyada
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
hada ka hor baan arkayay odayaal ka cabanaya cidin mana aha marki kowad lag cabanayay cidin waxan maqlay in hj bah aydiis yihin hadana uu intaa dhib ku hayo tolow maxaa ugu wacan kolayba dadka yaan la isku dirin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
walahay waxan arkay qof ciise muuse oo ku fanaya in aanu dhulka ka qaadno dad halkasi la dega waan la yabay been baan ka moodayay lakiin hada run bay ila ekatay waa yaab wale aakhiro dad badan jabeen muuse ka arkeen waxaas dulmiga ha joojiyo cidin umada reeraha walalha ah yaanu isku dirin somaliland dhulka hadii la kala sheegto wa dhibato wax shaqynayamaha
@RadioQaraami
@RadioQaraami Ай бұрын
Biyo guure iyo biyo kulule yaa dega?.
@no.face___2659
@no.face___2659 2 жыл бұрын
Xaar tv gole Habar Xabuusheed.
@abdisalanciid787
@abdisalanciid787 2 жыл бұрын
Xaar tv Beenta ad intas dal dalayso walaguguu cadaba
@abdirisakabdifarah5107
@abdirisakabdifarah5107 2 жыл бұрын
The only legend
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 2 жыл бұрын
HABAR JECLO HA LOO SHEEGO IN AANAY BERBERA SIDII CEELKII CAYNABO EE AY KA QAADEEN BEESHA SHISHOORE HABARWAA!!!!! BERBERA NOQON MAYSO CAYNABO OO KALE.
@qadancabdisalaan
@qadancabdisalaan 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@qadancabdisalaan
@qadancabdisalaan 2 жыл бұрын
Waad arki daan yeer yahaw🖕🖕
@naagtawaalanninkeedi1705
@naagtawaalanninkeedi1705 2 жыл бұрын
hooyada biyo kulule malehe kahadaf barbara ciise muusa leh
@juweriyaahmed12345
@juweriyaahmed12345 2 жыл бұрын
Ina. Biixi. U. Sheega. Ha. Bedelee.
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 2 жыл бұрын
ina dirirow ,yukrayn Ukraine-mahee waa yibrayn.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
waa maxayi akhlaaq xumada Dawulada Somaliland wadaa sidee dadka muwaadinkah ee ka xamaasha dekaeda loo keeni karaa ajaaneb cirkii iyo dhulkiiba wayi eebiyeene sideeloo wadaa wadanka iyo dadkaba waa unbelievable walahi
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 2 жыл бұрын
Ceeb qaawan ay ku haysaan g/saaxil Beelaha Dega saaxil , way u suman yihiin duqa deg. Berbera. Waxay dadkani ka xun yihiin beelaha is jecel wada dagen, jecelan maayirkooda
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk.ciisa muuse deegaan Kuma aha biyo kuure iyo biyo kulule. Waa gardaro cad .wuu ka shalayndoona .
@qalbidhayemedia4807
@qalbidhayemedia4807 Ай бұрын
H.jeclo leh dhulka
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Waxa Saaxiil ka socdaa waa iiniinihii fidnada iyo dardaaranka uu Ina Cigaal uga tegey Ciise Muuse iyo Habar Awal :"Ciise Muuse mooyee hadii cidiba noolaato, nabada ceel kaan ku rido hadii cidi ka soo saarto" Berbera iyo degaankeeda oo oo maanta in Cidin Habarjeclo daaq iyo dalxiis iyo degaan uga diidan yahay waa magaaladii ganacsade Xashiish uu dhisay ee fooqyada Daaroole ay weli markhaati uga taagan yihiin. Waa magaaladii iyadoo lamadegaan tukuhu ka hayaamay ah uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo magaalo siraadan ka dhigay ee uu DP WORLD keenay ee uu dekeda Afrika ugu casrisan ka dhisay. Magaalooyinka Somalilaand waa la wada degan yahay. Magaalo reer qudhii iska leeyahay ma jirto. Berbera waxa weligeed wada deganaa Habar Awal, Habarjeclo iyo Habar Yoonis oo ka wada arriminjirey oo ganacsi ku wada lahaa. Goormay Berbera.magaalo Ciise Muuse iyada iyo degaan keeda keligii leeyahay noqotay.? Habarjeclo degaan ayay u leedahay Berbera iyo Saaxiil. Ceelgarde, Biyokulule iyo Biyo Guure iyakaa gaaru leh. Hadii ay dalxiis iyo hudheelo ka dhistaan waa xaqoodii.
@Thomas-dj4sr
@Thomas-dj4sr 2 жыл бұрын
Gabayga ciise muuse mooye haday cidiba noolato ha badalin wakhtigii cigaal wuu ka horeeyay Hadaan caynabo col iyo guluf caato kugu raagin.. Cidaan Caynsho mooye haday cidiba noolato.... hadaan nabada ceelkan ku riday cidi kaso saarto.. Calaan ahay Oo Calaa i dhalay Haday cidiba noolato gabayga ha badaline futoxeneey , Saaxil habrjeclo marti ayay ku tahay deegan kuma aha gar adag ayaad deegan ku tahay halkaa dhiso wabilaahi tawfiiq.
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
@@Thomas-dj4sr Bariga Saaxiil iyo Guban oo dhan Habarjeclo ayaa leh Ceelasha shidaalka ee halkaa ku yaala na iyakaa leh. Fooqaqa Daaroole ee Berbera ku faanto ganacsade Xashiish AHN ayaa dhistay. Ceelgarde, Biyo Kulul iyo Biyo Guure waa dhul Illaahay Habarjeclo siiyey oo hudheelo iyo goobo dalxiis ka dhisan karaan. Daayeer abaal ma leh. 1992 markii Habar Yoonis idinku soo duusey hadii halyeeyada Xassan Daahir aanay idiin hiilin, bada ayuun baa idin celin lahayd. Nicmada aad ku kibirteen ee aad cid walba ku cunsurinaynaysaan, Illahay ka sokow Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa idiin rumeeyey. Berbera wsxay ahayd meel laga guurey oo tukuhu ka hayaamay. Laakiin waxad tihiin abaal-laawayaal. Horaa loo yidhi doqon haw gargaarin, hana gargaarsan
@siiso100
@siiso100 2 жыл бұрын
Ugu yaraan hadaad qoreyso wax xaqiiqa qor shalay ayaa la dhagax dhigey goobtii dalxiis ninku ku deeqay oo waliba xildhibanadaadu mahad celinayeen ina cidin weyaan ee todoba beerood meesha kaligii ku leh ta kale ceel gerdi iyo biyo guure wax aad ku leedahay ma jirtee adeer berbera jiha walba ciise muuse ayaa ka dega burco iyo hargaysa la mid maaha marti edeb leh hadii la noqon waayana waxaad doonayso waad naga heli Gole degaan berbera Ciise muuse 8 xildhibaan Habar yoonis 3 xildhibaan Habr jeclo 2 xildhibaan Degmada sheekh Ciise muuse 6 xildhibaan Habar yoonis 3 xildhibaan Barlamaanka Habar awal 6 xildhibaan Habr jeclo 1 xildhibaan Habar yoonis 3 xildhibaan Gobalka dadba u badan u taliya amba burco anigo jooga waan qirsanahay in laygaga badan yahay Iyadoo ay degmada burco loo kale helay Degaanka Habr yoonis 6 xildhibaan Habr jeclo 5 xildhibaan Ciise muuse 2 xildhibaan Marka anigu dhul balaadhsi ma wadee cida wada waa la yaqaana
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
@@siiso100 Berbera waa dekeda qudha ee Somalilaand taariikhda kala xidhiidhijirtey. Reer walba oo wax dhoofsada, waxna soo dejistaa magaalada Berbera dhinac ayuu ka degenaa ilaa maantana waa sidii. Habarjeclo dhinac ayay ka degtaa oo ah dhinaca Bari ee degaanadeeda Bariga Saaxil ka soo gasho.Habar Yoonis dhinac ayay ka degtaa, Habar Awal na dhinac ayay ka degaan. Dagaalkii Habar Habarta ayaa Ina Cigaal u hoosgeliyey oo Ciise Muuse saami iyo awood aanay ku lahaanjirin ka siiyey, Shiikh na Burco ka soo jaray oo Berbera ku daray. Siilaanyona gabadh Ciise Muuse ayuu qabey oo Ciise Muuse way taladiisa iyo saxeexiisa way afduubeen. Reer kasta oo Saaxil degaa caasimada gobolka- Berbera.xaqiisa iyo awoodiisa ayuu ku leeyahay cid doodsiin kartaa ma jirto. Xeebta Ceel Gerde Habarjeclo ayaa degta. Hudheelo iyo guryo dalxiis ayay ka samaysanayaan sidaa si le'eg Biyo Kulule iyo Biyo Guure iyana hudheelo ayay ka dhisanayaan. Cid ku qabsan kartaa ma jirto, waa degaanadoodii.
@burjilibax
@burjilibax 2 жыл бұрын
Mnta ugu warfcntey zxp
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 жыл бұрын
Bal amuurtan eega goormaa habarjeclo halkaa lahayd
@muuseadan2294
@muuseadan2294 2 жыл бұрын
War dee dalka somaliland oo dhan Habar,jeclo waa qoodh wllhi waayo halka ay degaan cidi kama qaado weligoodba
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 2 жыл бұрын
qola na male wa dul illahey
@takulahhc7828
@takulahhc7828 2 жыл бұрын
Arrintani waa fadeexad waxay u baahan tahay in la baadho oo la qabto ina Cidin haddii dalka dawladi ka jirto!
@odeyqodax6437
@odeyqodax6437 2 жыл бұрын
Ninkii marku cadho hadalo waxa ka xumada halka
@Sowsow0
@Sowsow0 2 жыл бұрын
Taar tv oo noqday war baahin beel matala. Muuqaalkan ka hor Taar tv wuxu ahaa warbaahin Qaran lakiin hada wuxuu darajo hoos u dhaadhacay oo uu noqday warbaahin Qabiil.
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 2 жыл бұрын
Cayda iyo fadeexada joojiya In masuuliyiinta la af lagaadeeyo waa khalad
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Hooyada iyo siibaqti ga aad tahayba was waxaad berbera ka dhisayso maad degamadada ka dhistid dhoqoshay iyo qori lugud ayad dhisan lahayd ee orod afqadhuunka meesha kala tag eeyow
@sharmaarke1611
@sharmaarke1611 2 жыл бұрын
Waar dhulkiiniii ku noqda niyaw haljn waxaaa leh cm
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
waar cidan hala qabto
@caruuzcali9584
@caruuzcali9584 2 жыл бұрын
Qalll
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
somaliland la citirafo maha inay cidna la heshiiso horta wa inanu citirafka helno
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 2 жыл бұрын
wallee maayir cabdishakuur cidin waa aafo qaran hadaan xukuumada muuse biixi talaabo ka qaadin beberi waxay noqon sadex daamood oo aan isu talaabin.
@onkodtv4500
@onkodtv4500 2 жыл бұрын
Ina cidin Afo qaran ma aha waa nin Somaliland oo dhami ku faanto Berberana waa Berbera qudha laba iyo Sadex Damood waligeed may noqon mana noqon doonto
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
@@onkodtv4500 sxb wllhi rer Somaliland mha dad mnta soo degay dhulka ama mgloyinka waa umd wligedba deganyd dhul iyo mgaloyin u kla soocan reer walbna lyqn dhulky degaan ahn u leyihiin iyo mgloyinka ay gaar u leyihiin iyo cidkstoo ay wda leyihiin mgloyinka mrka cida mnta 21aad wda iny dmciyn cidii ay lso degeen ama la deganayeen wllhi taasi waa maahmaahdii "" durduro geel-baa ku jabay damacina waa ka daranyahy "" mrka wllhi rer Somaliland waa qoom isku drsdy dmci-ncs iyo fudayd ku slysn qbyld-ncs islmrkna hysn dwld adag oo dadkeda runta ukala shegta qofwlbna hntidiisa u shrciyaysa wuxu gaar u leyhy iyo wxnu u lhyn mrka wllhi wxynu isks nhy qoom dhibta iska caadysty !
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Moyar Cabdishakuur Ciidin noolow sidii nebe khadar
@iOnSL
@iOnSL Жыл бұрын
Kkkk ilma garadag waxay raban wala garanaya 🍆😂
@xasanawcali8346
@xasanawcali8346 2 жыл бұрын
Arinka Barbara iska hubi tar Tv
@maxamedfaraxcali8520
@maxamedfaraxcali8520 2 жыл бұрын
Dalxiiska waxbaa ka hoseya aataarta hala illaashado.ina dicin.hantida qadiimka ah ha illaaliyo.isagaa ka masuul.maamulkuna waa inay wada shaqeyaan. haday xildhiban tahay iyo illaa mayer.yoo yootanka joojiya.
@maandeeqchannel3235
@maandeeqchannel3235 2 жыл бұрын
Mayarka cidin ina muradbaa ku filan ee u donta
@mosamater7882
@mosamater7882 2 жыл бұрын
War mayatku haydi n shaqeeyo hadal xumada joojiya👎
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 2 жыл бұрын
reer bogox
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 48 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
TOOS: Doodda Jimcaha
1:00:37
BBC Somali
Рет қаралды 22 М.
KHILAAFKA TRUMP | KOOXDIISA | CABSI WAYN | WALWAL SOMALIDA USA
16:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
war deg deg ah...............
22:22
Calan tv CTV
Рет қаралды 19 М.
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
1:41:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 71 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН