Wararkii u danbeeyey Somaliland Fanaankii Maxamed BK oo Dib Ugu soo Laabtay Heesihii Uu Qaadi jiray

  Рет қаралды 65,529

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 2 жыл бұрын
Hhhhh maxamed aadan dirir wariye kalmado badan aan ka faaiidney
@halyey
@halyey 2 жыл бұрын
Kalmad ka dooro ereyo
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 2 жыл бұрын
@@halyey caro edag gaarayucuunta TBLF Tumaalka qoortiisi cadaatey ee putin duqa lafaha gudahooda ah ee aan seedi u dhananeyn ee ina biden iyo wiilka Timaha yixda ah leh ee dalka uk budhka u tuuro iyo kale oo badan oo aan halkan lagu soo koobi karin.
@ismaildaauud2271
@ismaildaauud2271 2 жыл бұрын
Illaahay kuma.soo celiyo fankii dariiqii shaydaanka illaahay hakugu wado khayrka
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Aamiin
@halyey
@halyey 2 жыл бұрын
Shaydaanki Waa waxdada
@halyey
@halyey 2 жыл бұрын
Shabaab ayaad tahay
@omarguled7170
@omarguled7170 2 жыл бұрын
5. BK KHAYRKA WAALAGALAA EE LAGAMA BOXO! WALAAL ALLAHA KUKAAFIYO, EE DIB HA U NOQON FARAJ KHAYR QABA ALLAHA KUUFURO AAMIIN.
@taariikhdafudud475
@taariikhdafudud475 2 жыл бұрын
War Baaryey iyo Been Ku Warame Hore Waan kuu Xiiseyn jirey Hadda Se Beentaada Badan Sxb
@saidawad4435
@saidawad4435 2 жыл бұрын
Taar tv caawa ogaaday in aad meel kale Ka gubaneyso. H.jeco. Oo xisbgii kulmiiye 5.sanadood muuse biixi ka hortaagana Loona ogoleyn ayaa maantana Ka cabanaya dhalinyaro mucaarida Oo ku qeylinaya Niman caado qaate ah Oo ka Soo horjeeda Ina sulub Ina kaahin Waa caado qaate muuse biixi Gardarada kula socdaa
@halyey
@halyey 2 жыл бұрын
Cod baahiye=microphone Mahadsanid afkeena dhowr
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 жыл бұрын
Maxaad u soo dhigtey Xildhibaanka ugu rug cadaasan ee Somaliland hadayna xumaanu kugu jirin, kuwa liita ee 24 hours ooyaya ee reerkiinaba maad soo dhigtid. Taar TV 📺 waa halka laga qaybiyo xanuunka qabyaalada.
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 2 жыл бұрын
Waad iska ciyaareysa ma Taar tv ayaad qabyaalad ku sheegaysa warbaahinta kale ee aan ku kalsoonahay afk somali saxa warka ku sheegtaaa
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 2 жыл бұрын
caaqil hadalkaagu waa sax dadkani waxay u baahan yihiin karbaashkii ay yaqaaneen iyo warmihii la sudhsudhi jirey iyo isasima nacnac Bay kala daysan weydey waa in rag badan la karbaashaa xoriyadii Bay eedeene
@melmi9330
@melmi9330 2 жыл бұрын
Waar Ilaahay ka cabso isku dirka iska daaaaaa!!! Acuudu billaah!!!!!!!!!!!!!!!!
@ibrahimabdi2558
@ibrahimabdi2558 2 жыл бұрын
Kkkkkk taar tv his is good making up stories 👏
@niciimayare8351
@niciimayare8351 2 жыл бұрын
Taaar TV oo burco dhafi wAyo wixii xalay LA DAA WADAY war inoo ga dhigayaa
@SSTV5080
@SSTV5080 2 жыл бұрын
6:57
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 2 жыл бұрын
Bk waxaan leeyahay didn't ku adkayso baan leeyahay
@nuurhassannuur4643
@nuurhassannuur4643 2 жыл бұрын
Iman lawe inasulub shadh i Ibi dheh
@suadmire7450
@suadmire7450 2 жыл бұрын
Asc Mashaallaah
@niciimayare8351
@niciimayare8351 2 жыл бұрын
Ka soo celiya haduu DARA WIISHTII GAADHI WAYEY TV GA HABAR JECLADA
@cabdallahahmad7288
@cabdallahahmad7288 2 жыл бұрын
Mayee macaaaaaaac
@cabdinaasiralishiikh4870
@cabdinaasiralishiikh4870 2 жыл бұрын
War kaagu caawa sheeko ciyaal cinwaan uga dhigtay
@bashehajiabdi5075
@bashehajiabdi5075 2 жыл бұрын
inaad nacas tahay caway ii cadaatay cabsida ilaahay gaajo maaha neefoow waa lagu dhargaa diinta
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Maxamed aden dirir
@cabdiraxmaanmaxamuud1973
@cabdiraxmaanmaxamuud1973 2 жыл бұрын
Ilaahay kuguma celiyo wallo
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 2 жыл бұрын
Zharafi Dhimatey Horaa Loo Yidhi Habarjeclo Xataa Ninka Gabadh kaqaba Xididnimo Kagama Xizhoodaan Halhayzkaazi Waa Dhab Waar Zedigaa Bk Kaxizhood Qaar Danbuu Idinka Hayaaye Waaryeehe Hada Gabadh Muuze Abokor Ah Ayuu Uzoo Xaydxaytaa Muzlin Iyo Gaalaba Habarjeclooy Idinka oo Ugu Miciinliita Ma Durbaan Idiin Tumay Gun Waa Loo Mazhxaradaaye
@mahadshariif1981
@mahadshariif1981 2 жыл бұрын
Adeer dadka reeraha gaarka ahi caayaya way khaldanyihiin adiga oo dadaas ahina in aad saxaafada kahan jabto adiga oo siyaabo kaleeto xal kugaadhi kara waad kadarantahay kuwa aad naqdineso TAAR TV ceebtaa baahinayana wuu igala siikiin liitaa ألنّمام لايدخل الجنّة ألفتنة نائمة لعن الله من أيقظها ألله يستر عوراتكم وعورات المسلمين عامّة ياربّ العالمين آمين 🤲
@abdinasirhassan7529
@abdinasirhassan7529 2 жыл бұрын
👍
@maxamedwarsame7488
@maxamedwarsame7488 2 жыл бұрын
Caaqil iminka karbaash ma jiree waxaa jirta fariin fog Talada ku dar
@badiyehrobleh7526
@badiyehrobleh7526 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 2 жыл бұрын
Yarka BK waxaan odhan lahaa adeer adna ma ina Gaboose oo kalaad noqotay
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
ciro wuu ku dhex fashilmay siyaasadii shaadhkii ciro wuu casaaday dayaxii ciro wuu dhacay
@user-ckc_cc
@user-ckc_cc 2 жыл бұрын
Bike ganacsi haloofuro bulshada inay.ninkaas meelsaaran weeyi
@halyey
@halyey 2 жыл бұрын
BK ku soo dhoqo fanka. Waxdada aa maqlin.
@munaaliahmed2095
@munaaliahmed2095 2 жыл бұрын
Allaha ku ma soceliyo fank pk
@mafiiya4313
@mafiiya4313 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
Waar Beenta umada ka daa BK Ciwaan been ah ha ku qorin .. Bk kuma soo laaban fanka
@ismaaciildirir8266
@ismaaciildirir8266 2 жыл бұрын
Kkkk buug lama qoreyn oday ee bandhig buu daarnaa casri jaahilkii in weli nin maanta nooli ka dhigin wax wanaagsan iyadoo jahli ahayd ina sulubna waa wasiir sl ee maaha wasiir reer waa aqoon daro weyn dadbaa la ulayn jirey ama san la goyn jirey ama saala guri jirey waar halayslayaahbo wax aan xigmadi ku jir
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 2 жыл бұрын
axmaaro haladhameeyo dugaag najaasa weeye
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Hhhhh
@niciimayare8351
@niciimayare8351 2 жыл бұрын
Baga baga bk KU SHUBASHADII AYUUU U XIIISAY
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 жыл бұрын
Allaylehe ninkaa odayga ah ayaa runta ka hadlay ,waa runtii ee dadkii la ulayn jiray iyo kuwii geedka qudhaanjada leh lagu xidhi jiray ee laga ilaalin jiray golayaasha ayaa loo furay miidiye oo afka hoos haya daka sharaftoodina ku ciyaaray.
@maxameddeeq5485
@maxameddeeq5485 2 жыл бұрын
Kanii wa naag cay cay
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc 2 жыл бұрын
Afsomali qani ah dheh
@mohamedmuha2052
@mohamedmuha2052 2 жыл бұрын
Kkkkkkk BK
@Janno190
@Janno190 2 жыл бұрын
Beenaalayaal waar illahay ka cabsada oo carabkiina cadaabka ka illaliya
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
Yaa kuyidhi iin waddani buuqa aay katambeyseed been baad shektey habaryonis maininka iskaceliin kadha aaf kanool baa tihiin warya habaryonis waa layaqaan tarekhdda diib ugunoqo asasaq yahou
@ahmedyusuf7439
@ahmedyusuf7439 2 жыл бұрын
Maxaad sidii gabadh yaroo dhiig ku dhacay la duryamaysaa isku xishood oo dadka ka xishood qabyaalad yahay lugaynaysaa
@tamadahir3944
@tamadahir3944 Жыл бұрын
@asmasiciid6364
@asmasiciid6364 2 жыл бұрын
Walhi been tu ma wacna
@duulqarneeyn1855
@duulqarneeyn1855 2 жыл бұрын
Alfanaan fataal muta waxish
@roodaahmed3832
@roodaahmed3832 2 жыл бұрын
,
@hallesaale7554
@hallesaale7554 2 жыл бұрын
War Beenta iska daa waa layysku cqdabaayw
@zamzamcabdirashid7450
@zamzamcabdirashid7450 2 жыл бұрын
Ninkan ma walan yahay su u hadlaya war umada kada beenta wariye been ku can baxay ba tahaye
@hassanabdi4679
@hassanabdi4679 2 жыл бұрын
Waar beenta iyo Qabyaalada Dadka kala Fadhiiso Aabahaa iyo Reer Caynbaba Wase Tuug iyo Khaain ayaad Tahay Qabyaalada iyo isku Dirka ayaan kugu Nacay iyo Reer Nacaybka .
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 жыл бұрын
Daadihiya tifiiga taar waxan leeyahay wad kufiicantay afsoomaaliga laakin waxaan kaagabaqaya dhibtaad culumada kuhayso culummada diinta waaladhawraa .wax kasheegodu waasun .qaarna habarakayn qaarna hadaadafayn .hakuusinaadan .waa iga nasteexo.kadaa wahaabiyada .culumada islaamka dheh
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 жыл бұрын
Nasteexadu way inagadhaxaysaa.madaamaynu dad walaalo islaam nnahay
@mahdimuuse3559
@mahdimuuse3559 2 жыл бұрын
Waad.iska.ciyaarasaa.ee.maxd.aadan.dirir.ruugcadaa daacada.ee.sxb.meelkale.ayaad.ja.gubanasaa.ee.adaa.dami.taar.tv.noolw.sxb.
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 22 МЛН
DEG-DEG MACALIN SULUX  OO WAAYO KA SHEEKEEYEY.
5:09
ZEETEYE PRODUCTION 1
Рет қаралды 45
أذكار الصباح بصوت الشيخ العفاسي | Morning Athkar | Les invocations du matin
23:25
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН