Wararkii ugu dambeeyay ee dadkii lagu kala afduubtay bariga Galguduud Murusade vs Abgaal.

  Рет қаралды 9,889

Abwaan Kabayare

Abwaan Kabayare

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje Ай бұрын
Waxey raban qabiilka mursade iney ku shaabadeeyan al shabaab waa wax aad looga gubto arintaan waa wax foolxun from.bosaso
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Ай бұрын
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW Ай бұрын
Waa la heshiiyay. Waa war fiican.
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Wac salam Wariye Abwan kabayare
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW Ай бұрын
Waa sax, BAQAL ma tarmaan. Waxaana iska dhalay faras iyo dameer, waana GABLAN.
@abdiyusuf8729
@abdiyusuf8729 Ай бұрын
Wa manshalaah alxamdulilah
@MohamedMohamed-qf1xg
@MohamedMohamed-qf1xg Ай бұрын
Nabadoon noolow
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
Walee dadbadan waalagu sameeyey saas illaahay umadiisa aaqiro kukala xisaaabin
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
asc xasan madharge madadkiibu iskudiray wadadhashay jiiranka xididka allow madharge dhadhaafi xukun laguqasaaray weeye
@ibrahimhori1711
@ibrahimhori1711 Ай бұрын
Ayaan Kabayare ninkan sida uu sheegayo waa in dawladu ka bixiso xaal iyo abaal Marin waayo dhiigiisa ayey si xaq daro ah ku xalaashadeen. He has a right to make a lawsuit against the government
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Ай бұрын
Waan kusalamaya wall❤
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
daawlad majirtee waa mooryaan waxa meeshaan joogta ee ha laayska celito waarun dad badan baa jira oo saa loo galay
@AwaleIsman-qn7ev
@AwaleIsman-qn7ev Ай бұрын
Asc Mr kobayare waxaan ku weydiinaa. Hadii mursade uuna ladsgaalamee alshababa soow caqabat kumatihiinoo hadii macawesleey mursade jirilaheed waxaan oodha madhicilaheen sxb ee dhibku waa mursade
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun Ай бұрын
Saxiix
@SACIIDSAYIDALI
@SACIIDSAYIDALI Ай бұрын
هكذا أفعال المرتدين دائما وابدا 😂😂😂
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Dowlada mafia ah oo.daalimiin ah
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Ай бұрын
Xasen xollo xayaewankas foshaxun dilla kujihada nacladas tukgas foshaxun
@Ruun-finder
@Ruun-finder Ай бұрын
Guul umada somaaliyeed waxaa dhib wayn ka soo gaaray in shaatiga dowlada lagu dhibaateeyo oo lagu dawrfalo.
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw Ай бұрын
Waka xumahay waxi kala gaaray beesha eybakar gaab qaasatan warsama cali iyo beesha murusade
@Mooiokk
@Mooiokk Ай бұрын
Wan ka xunmahay israafil abakar iyo abgaal wixi kala garay
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Ай бұрын
Wcs wr wb
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 Ай бұрын
Share
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Murursade iyagu ma haystaan labadii nin ee wacaysle?
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
TV qaran xagguu kajiraa? Waa TV ga qabyaaladda iyo mooryaantu isku hareeraysay waxay iyadu rabtana laga soo tabiyo.
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Maxad heysa???
@AhmeAhmed-s1b
@AhmeAhmed-s1b Ай бұрын
#ina Kyare hadii dowladu shaacin weyso khaladka dhacay , fadlan barnaaj kasta oo Soo deyneyso ,fadlan ilbiriqsiyo cusbooneysii codsi in Eey dowladu shaaciso khaladka ka dhacay
@abdulkadirmaalim875
@abdulkadirmaalim875 Ай бұрын
Cali geele waxaa ku xad gudbay wax ma garato waxase ka garaabay wax garadka beesha waceysle waxeeyna ku aheeyd waajib waa masuuliyad loo baahan yahay dhanka kale abakar oo waxba qarsan qirtay ineey soo qafasheen rag ka dhashay waceeysle laguna xad gudbi doonin iyana waa masuuliyad dhameeys tiran hal kaa markeey joogto wanaag in la doono waxaa ka horeeyso in wax la garto taasna waa waxa umad ku wada joogi karto hadeey helaan dad wax san garad ah oo muxsiniin ah looma baahna qof kasta oo weeyn ama xoog weeyn ee waxaa loo baahan yahay markeey xaaladaa oo kale timaado wax garad wabar ah wana mida lagu xakameeyaan karo dhibta dadka heeysta
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Waa arimihii aad idinku beerateen oo idin soo baxay waa in aad gurataan.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
WELI NINKII MURURSADE MA U XIDHAN YAHAY QOLADII LA HEYBTA AHEYD XASAN SHEEKH?
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw Ай бұрын
Laxowle walaa quwati war waceysle iyo murusade yaa dhul weyn ina kabayarey maadan xishoon e murusade yuusan kula yaabin xeeb iyi howd labadaba wu dagaa wana beesha labaad e galmudug ugu dhulka weyn marki laga reebo habargidir
@Mooiokk
@Mooiokk Ай бұрын
Murusade wa qabiilka labaad ugu dhulka weyn galmudug dhulka baxada ku fadhiya la firiya dhul caata eh dagan wcysle
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Habo ❤❤asc
@AwaleIsman-qn7ev
@AwaleIsman-qn7ev Ай бұрын
Kkkk waxaan ku weydiinaa Mr kobayare dhulka waycesele mataqaan waxaan maleenaa in aanaqoon ee soo baro Ceelka buud ilaa qoraga faaxeed Xuduudka hiiraan iyo xaradheere in udhaxeesa
@Abwaankabayare
@Abwaankabayare Ай бұрын
Dhirirka waa run lkn dhumuc malaha oo waa tarriiq ama sidi waddo dhex marta laba beerood.
@AwaleIsman-qn7ev
@AwaleIsman-qn7ev Ай бұрын
@@Abwaankabayare sxb waa baan taasi ee dhulka mursade fiìri waa waxbo to cagacade mise km aad umaleesa aniga waan garanayaa waan sheege karaa sxb
@Mooiokk
@Mooiokk Ай бұрын
@@AwaleIsman-qn7ev dhulka murusade baaxad nocee u ku fadhiyaa tas wye suasha dhul caato eh haka hadlin
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Hiraaboow Waxaa dadka ku gumaadaysaan shaarka Dowladda joojiya haddii kale waa ka shillaayi doontaa
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
😂Dawladnimadii waxay maraysaa in dad silsilado lagu jabiyo. Xabaalo lasoo faago lacag laga raadiyo’ dumar iyo caruur lalaayo’ wadankii laxaraasho’ qofkii meel maraya lamadax jabiyo’ dukaamada iyo guryaha hortooda la’isku dhaco’ Qabiiladdii la’isku hubeeyo’ Dawladnimo iyo nidaam cirka ayay isku shareertay.
@NurRoble
@NurRoble Ай бұрын
Ma daarood ayaa hawiye dhahaayo idinka ayaa doorateen oo yee doora lahaayeen. Ma faramaaje caqli ilmeed hawiye weli turubka ma baran kkkkkkkkk
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Dadka somaliyed hala heshisiyo wa dad walo ah
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Ай бұрын
Kabaayarow dulmigi 77 wax ka danbeyey Somaliye cadow baa isu bahaystay iyaaga ayaana laysu adeegsaday waxa aad dawalda ku sheegaysa waa mooryaanti walordhadi sida ayaxa ku degay gees ilaa geesi Somaliye dirday mood iyo nool hantid taalay ilaa hadana weli aan famin khaldka ay gaalen ayaad leedahay raali geelin bixiiya
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Ай бұрын
Mooryaanti hw magici dowlada way wasakheeyeen😂😂😂
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s Ай бұрын
Hawiye afkaaga uraaya ka reeb hawiye wa kuwi 1950ki talinaye madaxweynihi u hureeyey taliyihi u horeyey 1960ki waa hawiye ❤
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow Ай бұрын
Waar dadkaan ha laga shaqeeyo Wanaaga iyo nabada dadka ehelka Hala dhoowro Hana laga shaqeeyo Nabada iyo bar waaqada iyo nabada Cadaw koreeye beey dad kanai leeyihiin nabadu waa huruumar barwaaqo.
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc Ай бұрын
Hawiye ayaad nagu wareerisay zxb, waa sidee?? Ummadihii kale ee QARANKA AHAA IYAGUNA XWGGEEY ISKU XAG-XAGANAYAWN? ILLEEN 2=2)) AYAA LAYSKU HAYSTAAYE KKKKKK😂😂😂😂
@SACIIDSAYIDALI
@SACIIDSAYIDALI Ай бұрын
Waa dhaganka murtadiinta
@djaferissie1150
@djaferissie1150 Ай бұрын
Waliigiinbaa qabiil qabiil iskudiilaa. Halaa arkoo meeshay kudambaysoo.
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 4,1 МЛН
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 35 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 112 МЛН
Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso..
25:04
Somali National Television
Рет қаралды 65 М.
Imisa ayuu Xasan Sheekh ku qaatay qaxootiga lacelinayo?
12:25
Abwaan Kabayare
Рет қаралды 6 М.
DEGDEG FASHILUU SHIRKII MUQDISHO (4715)
1:32:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 29 М.
Xabsig Mohammed Daud iyo Safiya Dagaal kulul Daahir ALasow AFka Furtay
34:43
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 4,1 МЛН