Madaxweyne Muuse waa Nin Goba oo Xalaala Aftahana ,Daacada ,Dullqaad badan,Karti badan Dalkiisiina u soo hagamay Cimridheer iyo Caafimaad baan u Rajaynayaa ❤❤
Muqdisho madhici Kartaa ama ma la Arki karaa ,in Laba Suxufi oo Aan Wadanka xataa Hal askari oo ilaalo ahi ay sidaa Uwada daadihoyaan Falaqaynta doorashadii Dumiquraadiyada ahayd Ee Dalkooda ka dhacday . Allow Nabada noosiyaadi Wadanka aanu wallaaalanay Ee Somalia na Amaan iyo Nabad waarta Ugu deeq .
@yassein53072 ай бұрын
Madaxweyne Biixi si sharaf iyo gobonimo leh ayu u hadlay , madaxweyne cirro na hawl wayn ba u tale ilahay hala qabto. Viva Somaliland
@Jumu-rb5bi2 ай бұрын
Suxufe iilig and the interviewer khadar good 👍 work togetherness guul qarannimo wins momentum salutations WA Bilahi Tawfiiq.
@SacdaBuraale2 ай бұрын
msha allh nabada hargeisa waa wax lagu faano ❤❤
@aqoontabiyechanal20232 ай бұрын
Ninkaa waala tabi dooonaa wax badan reer soomaliland unbaan garan halka uu u wadee
@YusufAbdi-j7i2 ай бұрын
Suxufi maxd ilig sixufi iyo caaqil hibo leh alaha kubarakeeyo hambalyo mm tv
@AHussien-j4r2 ай бұрын
Somaliland Guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Khalil112-d4p2 ай бұрын
Mashallah Tabarikall Absult dhalinyarsds suxufiynta soomaaliland guuuul si ficaan baad uga shaqeysen guuleysta ❤️ MM TV Guul ❤️
@mohamedalimohamed58282 ай бұрын
Bixi the best president
@halimaaden2752 ай бұрын
What a great leader he was Muuse Bixi Cabdi , thx you 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤
@raxmocabdi-pi4fy2 ай бұрын
Muuse ma mantad ogaten inu gesiyahy rer somaliland nin wadanka ka jecel ugana lecjaclo badan somaliland ba ku ma nolan filaya wa gesi tarikhda qori insha Allah ilaahy haka raali noqda isagiyo walidkiba
@Alabbvshh3392 ай бұрын
Maxamed ilig adigoo gaadhi gaaga wata dhex maraya suuqa war soo duub please 😅 taladaa iga qaado
Ilig, Muse abaal kuuma hayo waad ka soo horjeeday looma baahno amaanta beenta ah mar hore ayee kaa ahayd kulmiyo wuxuu qabtay waad qarin jirtay qaladaadkiiska un baad soo saari jirtay
@Taarikhcad13112 ай бұрын
Maxaad u baqanaysa 2017kii inuu Cirro doorashzdii ku sheegay gacan ku ramis ha is xiijin Muse amaan been ah kaama baahna. Dhiigu biyo maaha
@abdit82702 ай бұрын
Axmed guray ma uu dhiman ma goblamin somaliland. Muse nin adag dheh..