Diintu ma kuu ogoshahay inaad gabadh uur leh sawirkeeda soo dhigto shaashada janalkaaga
@shaafiabdi8273Ай бұрын
Tan hada shikha sheegayo aniga ku liibaanay Waxa dhici jirtay ina aan maanta dhan waysade kulaabto ila uu waqti iga dhumo anigo daalay wiliba Marki dambe waxaan sameeyay in hadaan mar gacanta aan dhaqo aan ku laaban waysadine way ifudaatay Hada alxamdulila
@ashamoalim8764Ай бұрын
Jazaakumullaahu kheyran
@alisharif1997Ай бұрын
Salalaahu caleehi wasaalam🕌
@alisharif1997Ай бұрын
ALLAHUMAHFaadhaa🕌🕌🕌🕌🕌
@abukarmmohamud3455Ай бұрын
Subxaanallah
@alisharif1997Ай бұрын
Yaa Allah🕌
@PersonalGrowth-f8sАй бұрын
Waa maxay silican??
@AxmadGarboАй бұрын
Salalaahu calayhi wasallam 😢😢
@JowharaXasanАй бұрын
Subxaanalaah
@MohamedSalah-ep6smАй бұрын
Maxa argagax ah waa iska su aal mubaax ah shekha su aashaan iyo kuwo kadaran imbadan ayaa lawaydiyey maxaa noc kale nooga dhigee
@AbdiFatah-v5fАй бұрын
Asc sheq waxan wey dinay anig iyo ninkeyg aya isku dhacnay kdib wuxu igu dhahay wan ku furay 1dalqad marka anign wayah ayan ku dhah kadi waa u is badale kuman fhrin ayu igu dhahy balse rajactu ayan ku dhahy marka anago an isu tagin ayu tagay marka ma waxa ba iska badali kara bal iweydi sheq wll jawab i.a
@shaafiabdi8273Ай бұрын
Dadka quranka iyo adkaarta kor u akhriyo salada dhexda aya iyagana dhib nagu haayo shikh . Qiraadi aad waday ayey ereyada qofkan kale ee koru akhrinaayo ka dhex galin ee wax ka dheh