Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Maamulka Somaliland & Jabuuti oo faraha ka baxay cadeymaha

  Рет қаралды 17,545

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 54
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 3 ай бұрын
Baarlamaanka afduubka laguheysto ee jubaland cid wax diidikartaa majiraan
@abdulkariimahmed4104
@abdulkariimahmed4104 3 ай бұрын
Bahada horfadhi media iyo dawayasha isoo duceeya Murad ban leyahay insha'Allah wakhti dhow ❤😊
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
Waxan waxa naxiye wa Djibouti hadana Anaga faruqi'eyna
@sahalelmi7330
@sahalelmi7330 3 ай бұрын
Waa run
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 3 ай бұрын
Asc allow allow allow allow dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@yousufabdi74
@yousufabdi74 3 ай бұрын
Afsoomaaliga xataa sax uma akhriyi kartid iska dhaaf aqoon kaleba oo
@dacar32
@dacar32 3 ай бұрын
SIXITAAN; daqiiqada 11 aad marka uu leeyahay madaxweynaha dalka Faransiiska waa DULMANAHA koowaad, ereyga DULMANE ma aha ee waa DHIBANAHA koowaad, waayo dulmi looma geysan ee dhib ayaa loo geystay, isaga ayaa DULMI geystay.
@RobereyDavid
@RobereyDavid 3 ай бұрын
Somaliland Djibouti Iyadaaa L’acag Siiiisaaa Ogow
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 3 ай бұрын
Axmaq MADOOWE dhulkiisii ha ku laabto " Qoraxay" Allah haa na dhaafiyo isaga iyo ciidankiisa Kenyanka ah.
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 3 ай бұрын
🤣🤣🤣AHMED GADH MADOOBAYSTE WAA DICTATOR SIDA ISMAIL OMER GEELLE
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 3 ай бұрын
Wadankaģa hooyo sawdigii badadii gatay maxad raga kiraystay ucawri macaac
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 ай бұрын
Muuse bixi iyo beeshan dhexe Malinba malinta xigta wxa Kaso baxayaayi wa waali cad Somali meel ay dagto wxy Noqotay cadaw hada Jibuuti Baa la is marmarinayaa Adr dadka reer awdal iyaga Go an saday iny dhulkooda Ka difaacan axmaaro iyo snm
@hindarooble4075
@hindarooble4075 3 ай бұрын
Jazkalahu khar sulaman xashi
@alikofi2469
@alikofi2469 3 ай бұрын
Malabka aad isticmashay waxa ku qoran saraar iyo marodijeex. Wa qalad gonigosadka aya kala goyay E Berbera iyo Hargaysa wa isku gobol. Woqooyi galbeed aya la yiraahdaa
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 3 ай бұрын
Hhh makron inta umucaradkiisu kasbanayay qulubta shacabkoda isagu wuxuku mashquulay sidey dumarka muslimiintu ulabisan lahaayen taasiyo waahore ilaahay sxw inoogu sodhiibay shuruuc dhmeystiran suubanahenii muxamad scw scw scw marka waxanleyahay makronw kaxaxabi keligana maaha e waa mdaxda reer galbeedka odhan tasaa sugeysa balantuna waadorashoyinka dalalka dhibatada ugeystay muslimiinta qarnigii 20aad siiba 20kasano eudanbeyay guuldaro aanlaga sowaqsan ayanan idiin rajeynayaa insha alaah
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 3 ай бұрын
shekadih dhiiqo buuh copy garanyah
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 3 ай бұрын
Ma midnima doonkii ayaa gabanaaya intii uu gooni ugoosadka uu isqarinlahaa
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 ай бұрын
Axmed madoobe jubland muu dhaafo maxaa soo taagay ilaa haatan 😂😂
@IbrahimIbrahim-dw4gk
@IbrahimIbrahim-dw4gk 3 ай бұрын
Beennaale qabyaalad socoda oo lugo lah 😂😂😂😂😂
@sadiyaalimahamed4955
@sadiyaalimahamed4955 3 ай бұрын
Waxa kama mahadcelinena hada nahay somalida mahasanid. Marlabad Suleman hosha ad somali uheso aniga kagasodirayo masejka Norwey
@AbdulahiOmar-lv3cn
@AbdulahiOmar-lv3cn 3 ай бұрын
Maamulka JUBALAND waagii la aas aasay ilaa hada axmed madoobe ayaa xukumo ma boqortooyo aabihiis oo uu ka dhaxlay Miyaa JUBALAND waxaa is ka leh beelaha kala ah ogaadeen raxanweyn iyo mareexaan ayagaa xaq uleh cida ay madaxweynahooda kadhiga nayaan
@MaxamedMuslimMaxamedMuslim
@MaxamedMuslimMaxamedMuslim 3 ай бұрын
Dawladda sland ha ku odhan mardambe xaasidyohow bukaa
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 3 ай бұрын
Somalia 10 dawloood ah baa la leehahay la midooobab wataase yaan la midownaa dawlada Jubbaland kulahaaa 😂😂😂
@Keyse_Alfa
@Keyse_Alfa 3 ай бұрын
Mahadsanid sxb. wararka af-ka Somaliga ku baxa aad ayan u dhaliili jiray, lakin fikradayda waad badashay, aad ayan u dhagaystaa wararka aad falanqayso. Mahadsanid bowe
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 3 ай бұрын
Isisoo sharaxi maayee wuuba dooranyahay
@Aleel_channel
@Aleel_channel 3 ай бұрын
Hooyada was isku diri garac jabouti iyo somaliland waaa walaalo garacyahaw ma adaa isku diri kara
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Itoobiya hadeey bad somaliyeed dooneeyso haku yimaadaano doomo iyo maraakiib dhulka ku socon karta bacdamaa eeysan dhul naga heleeyn oo eey xooluhu noo daaqaan
@barlinabdi9579
@barlinabdi9579 3 ай бұрын
Asc hashi Azmed madoobe mazaa loola yaabaa xasan ayaa bilaabey waxkadalka dastuurka kuligoodna waa wada balaayaan
@mohamedahmed-tp5uu
@mohamedahmed-tp5uu 3 ай бұрын
لا ظلم بعد الكفر ، هم كفارة بالله ورسوله
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 3 ай бұрын
Mareexaan maxaa geeyey Xaargeysa? yaab badanaa !!!
@alijama6723
@alijama6723 3 ай бұрын
CAWL YAHANOOW WAXBA AXMED HA EEDAYNINEE DADKA ISKU WADA OO INAAD WAX XUKUNTAAN IYO IN LAYDIN XUKUMO OGOLAADA OO WELIBA SADE MAREEXAAN GODOB HAKA GELINA INAGOO OG BINI AADAN SI AAN LOO QADERIN LOOGU HIILIN LOO SHAR FIN INUUCIDIIN SAMEEYEY HA NOQONINA NINKII MALABKA WEELKA UGU SHUBA DACAR WARAAB SIIYE DHEG HADII LAJARO DALOOLKAA HADHA DADKAA DHIMANAYEE TAARIIKHDA IYO ADUUNKA MIDNA DHIMAN MAAYO ALLAAH HADUU QADARO BOQOL SANOO DANBE MADHAX XUMO UBAD KEENA HAW REEBINA RAAGE UGAAS GABAYGIISII AHAA HADAAN OOYO NAAGAAN ARKAY OO WAX UMA AABOOBIN HADAAN ILA XIDH SEEX DANA HURDADA AAD U LEDI MAAYO AXMED ISLAAM ISAGA MID BAAN KULA DAR DAARAYAA INTAA DOON TOBA TALI LAAKIIN YAAN DAD LA AAN GARB LA AANI KUGU DHICIN HADAAD GEESI TAHAY REER TOLKAA LOOMA GARAB SHEEGTO GACMAHAYGA EEDAYE RAGII GIGANE MAAN DAASTO WA BILLAAHI TOOW FIIQ
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx 3 ай бұрын
Mapka shanta gobol maxaad uga jeedaa
@yousufabdi74
@yousufabdi74 3 ай бұрын
Beenaale, cidda ku dhegaysataa kaa liidata
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 ай бұрын
14 sano ayuu is dooranayaa axmed madoobe
@jamaldiriye8226
@jamaldiriye8226 3 ай бұрын
Beenta iskadaa cadaabaa ku sugeysee
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 3 ай бұрын
Somaliland wey ahaatay hadda 21.
@yariis8329
@yariis8329 3 ай бұрын
Mansha allah
@SakiHashi
@SakiHashi 3 ай бұрын
nin dooran xaad doorta noo dhahdeen
@qaranqamaan5428
@qaranqamaan5428 3 ай бұрын
Allah ha ku sahlo tii qayr ah
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 3 ай бұрын
Beenale ilaahay kagoay
@muhammadahmed666
@muhammadahmed666 3 ай бұрын
🎉 waarar ah cajib🎉🎉
@seeynabcabdi-q2n
@seeynabcabdi-q2n 3 ай бұрын
Axmed m ikaar qabe
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 3 ай бұрын
Waa nasiib dare
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 ай бұрын
Haa diraadiraale daarood waa sunta ku jirta umada Somaliyed Gaas kusii shuba dabka ka kaca umad islam ah dhexdeeda.. Wallee Aakhiro waa la ilowsanyahay.
@Aleel_channel
@Aleel_channel 3 ай бұрын
Beeeeenaaaale
@TOOSIYE
@TOOSIYE 3 ай бұрын
Been waynaa
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 3 ай бұрын
WAAN LARABEY INAY. JUGLEY MEEL XUN JIIFTO
@siciidadam7310
@siciidadam7310 3 ай бұрын
27 June dhe malinta xoriyda jabuuti Sulaymaanaw
@ahmedabdiqadirhassan3302
@ahmedabdiqadirhassan3302 3 ай бұрын
Horta badii meeday
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 3 ай бұрын
A madoobe labaatan sano ayuu fadhiyaa baarlamaanka meel fiican mahaystaan
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 3 ай бұрын
Somaliland wey ahaatay hadda 21.
@Mawliid-Aadan
@Mawliid-Aadan 3 ай бұрын
Soomaliland maamuulka soomaliya wey ka fiicantay
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,8 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 261 МЛН
Wadamada Carabta Oo Go’aan Cajiiba Soo Saaray | Maxaa Xiiso Leh
9:44
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 56 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН