Wararkii ugu Danbeeyey Dalalka Safka usoo galay Madaxweynaha Iran & Fariinta Hoggaamiyuhu dira

  Рет қаралды 19,171

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

9 күн бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 23
@yusufcabdilahi3815
@yusufcabdilahi3815 8 күн бұрын
Maashaa'allaah, waan ku faraxsanahay guusha & doorashada madaxuweynaha cusub ee shacabka reer Iiraan bilaa khilaafka ugu dhammaatay, hambalyo ayaan leeyahay, waa qaran & quwad islaam ah, ilaahayna ka yeelo kuwa midnimada & isku duubnida shucuubta & dawladaha islaamka ka shaqeeya isuna soo jiida kuna guuleysta
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 8 күн бұрын
kkkkkkkk masha allah waan jclyhy qamani markuu reer galbedka lahadlayo waxan leyahay iran reer galbedka marwalba haka guuleysato
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 8 күн бұрын
Waa runtiisa wlle hogaamiyasha reer galbeedka bar dhamaadkoodi baa la jooga
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 8 күн бұрын
Mahogaamin karo marykan BAIDHAN HA DHACO ❤❤❤GUUUUUUL NAMASTE WAA NAMASTE 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂HA DHACO BAIDHAN WAA WAALLANYAHAY WAXAUU QABAA CUDUR XUN OO MASKADA AH YAAN LA DOORAN🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊NAMASTE
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 6 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 8 күн бұрын
Guul iyo gobanimo Iran reer bari dhamaad Koodi baa lajooga😂😂
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 8 күн бұрын
Axmed madoobe dhan uma socoda leeyhay tan waan ku dhimankaraa ka dagi maayo 😅😅😅
@SakiHashi
@SakiHashi 8 күн бұрын
dimuquraadiyada taala iran matalo america waayo america teeda waxa maamula company iyo tanahay ayaa maamula cida ayey tahay in ay ku soo baxdo doorashada waxa kamid qooma luudka
@rafiq5722
@rafiq5722 8 күн бұрын
Alle weyne yuu ka wadaa?
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 8 күн бұрын
Wax Jubaland LA dhahaa maa jirto,inta Reer Gedo Magan yihiin.
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg 8 күн бұрын
Biden wadad miyuu noqday😂😂😂
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 8 күн бұрын
Asc.suleeban
@mohamedaweysmohamed7761
@mohamedaweysmohamed7761 8 күн бұрын
wan so dhaweynaya gusha iraan lkn dabita IYO Qiyanaada yahuuda yan la ilaawin Diintana Gacanta midig wayo WANADANKA IRAN mel halis ah ayey ku talaa. mar kasta waxay u dhawdaha kuwa markast an lagu qanacsaneyn hormar kasta o ay garaan. lidna ku ah jiritaanka IRAAN waxa kale ma ahan e wa Reer GALBEDKA
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw 8 күн бұрын
Axmed madowe ma tartami karoh waa in uu ka baxaa mesh si nabad h
@indhomedia5944
@indhomedia5944 8 күн бұрын
Qoraal ahaan noogu soo qor qeybta 1ad 2aad 3aad si aan dusha uga akhrisano
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 8 күн бұрын
Hadda labada chanalba warar buu soo geliya maalintii 10 muqaal soo geliyaa 😂😂
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 8 күн бұрын
Anigoo ah muwaadin reer somaliland ah waxaan ka codsanayaa wasiirka arimaha gudaha JSL mudane maxmed kaahin axmed inuu hoos u eego dadka ajaanibka ah ee ubadan oromada iyo amxaaro ee dalkii nagu haysta meelkastana taagan shaqooyinkiina nagala wareegay
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 8 күн бұрын
Xaashiyow,Jubaland maxaa la dhahaa, maa Kenya land ayaad ka wadadaa?
@SakiHashi
@SakiHashi 8 күн бұрын
dimuquraadiyada taala iran matalo america waayo america teeda waxa maamula company iyo tanahay ayaa maamula cida ayey tahay in ay ku soo baxdo doorashada waxa kamid qooma luudka
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 113 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 22 МЛН
Trump oo Latoogtay & Kala Cararka Maraykanka Kataagan Goobta Lageeyey Trump
9:06