Wararkii ugu Danbeeyey Qodobada Laysku Haysto ee Shirkii Somaliland & DF Soomaaliya

  Рет қаралды 160,196

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 515
@mohammedahmedaden737
@mohammedahmedaden737 4 жыл бұрын
Walal hadad aragtey qoraaalkeyga Ilaahey Dartiis ii saar ilaah baan kugu Dhaarshee
@apuuraaz7079
@apuuraaz7079 4 жыл бұрын
Maxey kuu faa ideynasaa neo kabo sune ah iska tuko orodoo like aan waxba ku so kordhineynin haku daaline
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 4 жыл бұрын
Dadkii qaaqdaas uun bay hayaane ma waxa la helayaa wax arsaaqada eebe kuu qoray wax ka baxsan allow dadkan wadankooda u hagaaji baryadu ha yaraatee
@nagiibtiger6474
@nagiibtiger6474 4 жыл бұрын
Subxanalah wll maxad naga xujeyneysa
@zeynabxassanmaxamed1837
@zeynabxassanmaxamed1837 4 жыл бұрын
zeynab
@abuukarxuseen9362
@abuukarxuseen9362 4 жыл бұрын
Somaliyeey is hees heesi iyo midi mindi ku taag wan ka daalnay allow sidii kheerka nogu jiro adiga og rabiyow kheer ayaan ka fileynaa insha allh
@zakariyeabdi6076
@zakariyeabdi6076 4 жыл бұрын
dhaxa dhaxad matihid dhank aya ujeda warya somaliya
@mrpirate3020
@mrpirate3020 4 жыл бұрын
Zakariye Abdi kkk Somali wiil hooog It’s time to United .
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
👍❤️👋somaliya🤝somaliland❤️👋guuuuuul iyo nabad waarta alaha kadhigo🤲midnimo iyo kala go.na midi kheeyrku noogu jiro alaha nasiiiyo🤲🤲aamiin yaarabi🤲
@Warsameamir8
@Warsameamir8 4 жыл бұрын
Somalia midnimadeeda wa muqaadiiis 🇸🇴❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 жыл бұрын
Maxa dane ugu jirta 30 sano dad kala maqna oo kala tagay nidam ahan iyo siyasad ahan isna fahmi karin waligod sidi shalay la isku fahmi wayey okale
@suldaanyare5180
@suldaanyare5180 4 жыл бұрын
Doqon yohow madhiigyacab kii umada somaliyed babsshay ayaad ledahay libaax Africa aw ahaay
@Warsameamir8
@Warsameamir8 4 жыл бұрын
@@karimhasan8967 waxa leesku heeysto wa kursii taas mad ogtahay mise mooga tahey
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 жыл бұрын
Somalinimadu kuma xidhna hal calan in la hoos hadhsado Djbouti , jigjiga , iyo Gaarisa aya taa so qaban lahyd oo dawlado kale ka tirsan
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 жыл бұрын
@@Warsameamir8 kursi maahe wa cadalad iyo xaqiqo in lagu noolado taana konfur dacad 1960kii ayey ka noqon wayday mantana wa sidi iyo si ka sii fog cadalada iyo xaqiqada taala Mida kale somali ma somaliland iyo somalia ayunba jira 3 di kale manay somali ahyn kuwa ha la keeno markasay midnimo iman kartaa danbe
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
hajabin waliga hadhicin jiro cadawga hajabo guul guul somalilaand insha allaa
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 4 жыл бұрын
Waxan filayaa in ay tahay wakhtigii ay siyaasiintu ka faiidaysan lahayeen wakhtigan la joogo iyo fursada qiimaha leh ee Allah siiyay hadii kale haysku meersystaan 30 sano oo danbe allow khayrka na waafaji Aamiin
@abdirahmanindho9434
@abdirahmanindho9434 4 жыл бұрын
SOMALILAND Guul marwalpa isha Allah
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Zn-QhKOJicd6fLs
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 4 жыл бұрын
Subscribe noo sar walaaal
@suweydaquruuxqarankasomali8200
@suweydaquruuxqarankasomali8200 4 жыл бұрын
Rabiyow somali miid kadhiig 🇸🇴🇸🇴💪💪👈
@sburashali4305
@sburashali4305 4 жыл бұрын
Illaahow umada samaliyed ee masaakiinta ah wadankooda Adigaa barwaaqo kadhige kuwa uu ka dagi la yahay ee u adeega shisheeyaha ka qabo oo maslaxada iyo sida khayr ugu jiro waa faji amin
@abdikanisulub4852
@abdikanisulub4852 4 жыл бұрын
Hh rer somalia intey aay tarikhda been ka sheegayan ee ay somaliland o ka da'weyn kana horeysey ay dafirayan iyaguna meel gadhi mayan anagana hanaga filanina in aanu dib idenla midowno waa nin imika tarikhdada ben ka sheegaya sidaad dhulkaga iyo madax bananida ugu amini . No unity forever taas qalbigina u sheeega tuugyahey.
@mahadiadawe
@mahadiadawe 4 жыл бұрын
thanks horufadhi media
@kanhmkb9944
@kanhmkb9944 4 жыл бұрын
İnta jeceyl somaalı iney israacdo lik isaara
@muslimoahmed4069
@muslimoahmed4069 4 жыл бұрын
Somaliland guul insha Allah ❤
@farahabdillahi1977
@farahabdillahi1977 4 жыл бұрын
SOMALILAND 💚🤍❤
@drsakirmohamudoogle3349
@drsakirmohamudoogle3349 4 жыл бұрын
Somaliland😍😍😍❤❤
@drsakirmohamudoogle3349
@drsakirmohamudoogle3349 4 жыл бұрын
ĢuuL ĢuuL Somaliland Ha ĢuuL Somaliland ĢuuL
@esmaabdullai222
@esmaabdullai222 4 жыл бұрын
Insha Allah kuddar guul somalilland
@mohamedsalah-sf5bu
@mohamedsalah-sf5bu 4 жыл бұрын
Isaaq guul dheh somaliland gobolada waqooyi waa dad balaadhane
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 4 жыл бұрын
Guuuul midnimo soomaaliya
@Hamzehigismotors
@Hamzehigismotors 4 жыл бұрын
Somaliland guuul❤❤
@ahmedmusse6075
@ahmedmusse6075 4 жыл бұрын
Hashi shirkaas waxba kama Soo baxayan mar hadii reer waqoyi ka maqan yihin ee wararka kale noo Soo badii insha Allah thanks
@DrK4340
@DrK4340 4 жыл бұрын
Somaliland💚💭❤🤙
@hananihanani7576
@hananihanani7576 4 жыл бұрын
Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley ilahay haydin xifdiyo adduun iyo aakhiraba aamiin
@future.oftomorrow3335
@future.oftomorrow3335 4 жыл бұрын
Aamin Amin ya rabi?
@Glydh
@Glydh 4 жыл бұрын
Waar is fahma oo caqligu ha shaqeeyo Ilaahey ka baqa dib u eega nolosha aayaha ubadka ku dayacan aduunka daafihiisa iyo dalka gudihiisa hadii aad garataan arinkaa waad liibaaneysaan aduunka iyo aakhiro u naxariista mustaqbalka ubadka Somalia Ilaahey ha idin garansiiyo aaamin yaa rabi
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 жыл бұрын
Mitnimo diinteena macaan baanafartay diinta wixii qilaafayo xaqa allaha tuso hadeeysan xaqa arkeena illaaheey hanaga qabto shartooda aamiin allow towfiiqda nawaafaji aamiin aamiin yaa allaah
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 4 жыл бұрын
Aayadaha quraanka kariimka kuwii beeniyay miyayna ahayn muuqdisho dhexdeeda, kuwii culimadii diidayna baadilka ku laayay maalin jimca ah miyayna ahayn, cadhadii iyo cuqubadii illaahay ayaa ku dhacday meeshaasi, midinimo 60 kii ayay raacday, halkoodaa AMISOM ha ku waardiyayso waligoodba.
@saidahmed2544
@saidahmed2544 4 жыл бұрын
THANK U WALAAL XASHE
@abdirahmanosman5653
@abdirahmanosman5653 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay warkaaga xaqqiqda ah
@khalidabdi9902
@khalidabdi9902 4 жыл бұрын
Thanks horfadhi media markasta
@xamsekhadar8590
@xamsekhadar8590 4 жыл бұрын
Somaliland guul
@sharrewarsame
@sharrewarsame 4 жыл бұрын
S O M A L I A🇸🇴H A N O O L A A T O! 💯❤️🇸🇴
@aminamohamoud4591
@aminamohamoud4591 4 жыл бұрын
Dadka soomaaliyeed midnimo baa kufiland
@ahmedhilowle8521
@ahmedhilowle8521 4 жыл бұрын
5 somaliyeed allah guulayo
@nimcoabdi4784
@nimcoabdi4784 4 жыл бұрын
Haka yaabin in any soomaalilaand dib idiinla midowdo
@FirstnameLastname-yq9wm
@FirstnameLastname-yq9wm 4 жыл бұрын
@@nimcoabdi4784 war idinko ibsaday dhakadihini yaa idin baahan
@mohamedcase7867
@mohamedcase7867 4 жыл бұрын
Horay usocod guul Horufadhi media
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 жыл бұрын
Adduunka laaluush baawaalay ilaahoow nagabadbaadi
@cabaasxuseen7659
@cabaasxuseen7659 4 жыл бұрын
sida horfadhi iyo hoywadeenadee oo kole haday ahaan lahaayeen warbaahinta somalida mar hore ayaa somali xoroobilahayd horfadhi sida aan ugu kalsoonahay cid aan ugu kalsoonahay malahan jir oo joog waligaa✅✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedcase7867
@mohamedcase7867 4 жыл бұрын
guul nabad&nolol🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚💙❤️❤️🌿
@rdwanismail390
@rdwanismail390 4 жыл бұрын
Somaliland 💚🤍❤️
@future.oftomorrow3335
@future.oftomorrow3335 4 жыл бұрын
Bahda hurufadhi media iso duceeya wlladey wan xanuunsanahee🤲🤲
@amaalawil2945
@amaalawil2945 4 жыл бұрын
Allaah cafimaad ha kusiiyo aamiin yaa rabi
@future.oftomorrow3335
@future.oftomorrow3335 4 жыл бұрын
@@amaalawil2945 aaamin aamin wllshey 🥰
@asiaabdirizak8772
@asiaabdirizak8772 4 жыл бұрын
anigo ku nool gobalka togdheer burco wxn tageersanahay qadiyada somaliland iyo go’aanka shacabka. hadaan nahay shacabka iyo dhalinta somaliland ma rabno midnimo mana rabso somalia wxn nahay dal ka madax banaan somalia. somaliland guul ayaan u rajaynaya madaxwaynahyga muse bixi waan tageersanahy go’ankisa raganimada👏👏💪
@abdifatahaways2388
@abdifatahaways2388 4 жыл бұрын
Masha allah guul iyo gobanimo
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 4 жыл бұрын
Mahadsanidin
@walahawanagajecel2454
@walahawanagajecel2454 4 жыл бұрын
Qofka 3xaad aa noqday maanta like haley saaro asxaawey subscribe na dhaha chanel kan oo isoo booqda 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdiyoonis4407
@abdiyoonis4407 4 жыл бұрын
Horu fadhi waan taageer sanahay Wax dhinaca oo ay u janjeedhana ma jirto viva hrfdhi media from hargeisa
@Geeskaafricachanell
@Geeskaafricachanell 4 жыл бұрын
Nabad iyo nolol allah nagu ma so celiyo
@ahmad1478
@ahmad1478 4 жыл бұрын
𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐡𝐲 𝐣𝐚𝐜𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐚𝐫✩✪ 𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄𝐃 kzbin.info/door/cjWd9uvIvrRZwFyIj-JRTA
@cabdirisaqqorane3228
@cabdirisaqqorane3228 4 жыл бұрын
Kaaaga daran waxaan galay gudaha channelka faxshiga iyo foolcumada waad yaabaysaaa ilaahya kacabso qof ilaahayow
@nasirnuur3362
@nasirnuur3362 4 жыл бұрын
eebe kacabto
@ahmad1478
@ahmad1478 4 жыл бұрын
@@nasirnuur3362 ok
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 4 жыл бұрын
Allahayow laba dawladood oo jaara ka dhig oo ka dhasha Jamhuuriyadii Somalia ee burburtay 1991khayrku sidaasuu ku jiraa Aamiin Ya'rabbi.
@Warsama-w
@Warsama-w 4 жыл бұрын
Beentaa weeyaan khayrku halka kuma jiro
@maclie7078
@maclie7078 4 жыл бұрын
War alle og meeshu qaryku kujiro astaqgurulayso
@SAMADOONMEDIA2040
@SAMADOONMEDIA2040 4 жыл бұрын
Guul guul somaliya
@saneymohammed1556
@saneymohammed1556 4 жыл бұрын
The first viewer
@xamzecali283
@xamzecali283 4 жыл бұрын
Somalia guul insha,allah
@siciidtihraangooddiiriye7813
@siciidtihraangooddiiriye7813 4 жыл бұрын
Horta shirkaa somalida ilahay khayr haka dhigo lkn waxay ilatahay inaanay waxba kasoobaxayn waaayo labada dhinac midina wuxurabaa midnimo midina wuxu rabaa gooni gosad markaa ilama aha inay wax natijaa laga heleyo
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 4 жыл бұрын
Asc Adigu ma imkaad garanaysaa mida kale maad fahansan tahay sabata Qolada Walaweyn u doonayaan midnimo ? Qalada midnimo doonku waxay ogyihiin in Baddii Kenya qaadatay oonay difaaci karin ee maaha Somali iyo midnimo doon.
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 жыл бұрын
@@mrbulshawibutaale6066 marka ma inagaa ka dufaaci karna hhhhh teeniba qawane
@mohamedibrahimmohamed8258
@mohamedibrahimmohamed8258 4 жыл бұрын
Insha Allah. ilahay haddu idmo soomaalia waay midoobi doontaa .... idanka ilahay ... soomaalia guuul guul guul. ...insha allah xalkedu waa laheli doonaa ... insha allah. ......
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 4 жыл бұрын
Somalia Ragii mideeyay way katashadeen ee waa ayo cida miday naysaa ma Fulayaasha xitaa Badii kenya oon itaal lahayni ka xoogtay?
@samanbdnsidihoyadedsamanbd5473
@samanbdnsidihoyadedsamanbd5473 4 жыл бұрын
Somaliya alle ha mideyo insha allh rajadeyna alle hano rumeyo
@nuurcadoowcabdullahinuurca6953
@nuurcadoowcabdullahinuurca6953 4 жыл бұрын
Thanks horfadhi
@xasanaxmedjaamac7184
@xasanaxmedjaamac7184 4 жыл бұрын
Ilaahayow guul kusoo gaba gabeeh shirka jabuuti.
@pacificocean7130
@pacificocean7130 4 жыл бұрын
We need midnimo hal reer baa gooni u goosad raadinaya beesha caalamka waa in taas laga dhaadhiciyaa gabal ka sool ban kasoo jeedaa waxana rabaa somali oo mid ah
@Warsama-w
@Warsama-w 4 жыл бұрын
Dhulku maguuree dadkaa guura
@hawaarojacaylkufjokdsduujd2960
@hawaarojacaylkufjokdsduujd2960 4 жыл бұрын
🤣 Riyo Tosa
@apuuraaz7079
@apuuraaz7079 4 жыл бұрын
Awooda ruushaka reer qudha aya u sareeya tan UsA Sido kale Khaliijka sido kale turki Sido Kale Korea sido kale jaahil Foqol Jaahil xagee ku Aragtey naag 5 nin wada qabaaan meesha waa jn uu reer uun galiyaan reerkaso ab kan ugu badan
@ahmedguumbe8363
@ahmedguumbe8363 4 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo iyo midnimo
@darwinnunes1068
@darwinnunes1068 4 жыл бұрын
Warxaqiiqah
@mustafesaleeban3979
@mustafesaleeban3979 4 жыл бұрын
Warbaahintii horufadhi media intaad taqaaneen way dhaafeen iskanasta.
@hananihanani7576
@hananihanani7576 4 жыл бұрын
Allow soomaaliya midee aamiin
@abdirashka9468
@abdirashka9468 4 жыл бұрын
Warkasaa imara aniga somaliland waxaan ahayn ima marayso walahi
@hodancabdi2879
@hodancabdi2879 4 жыл бұрын
wixi jiraaba horteenu iman
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Aloow nagahay dhibta aduunka
@abdulrahmanothman5675
@abdulrahmanothman5675 4 жыл бұрын
Ilahayow somali miday
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 4 жыл бұрын
Yaa Rabbi na cafi oo xaqqa lagu sug
@future.oftomorrow3335
@future.oftomorrow3335 4 жыл бұрын
Aamin aamin ya rabi🤲
@nuuradinabdi1539
@nuuradinabdi1539 4 жыл бұрын
DFS WAXAY KU SAXAN TAHAY IN DEEQAHA,MAALGASHIGA SL AY SOO MARAAN DFS.
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 4 жыл бұрын
💚⚪❤💚⚪❤💚⚪❤
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 4 жыл бұрын
Insha Allah markale iyo midnimo 💚⚪❤️
@mahamudmohamed3076
@mahamudmohamed3076 4 жыл бұрын
Asc dhamaan wariyaasha hurfadhe media waa idin salaamay
@jamabashir4996
@jamabashir4996 4 жыл бұрын
Horufadhi wararka dhex dhexdhexaad
@qalbiuroon1450
@qalbiuroon1450 4 жыл бұрын
Isaaqii magtii malasoosiiyay warkaa warka kusoodar xaashiyoow
@qalbiuroon1450
@qalbiuroon1450 4 жыл бұрын
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan gaajo dawarsi tagtay ayaan isaaq uaqaanaa
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan Neefow Adigoon Caytamin Si Caadiyaa Wax uma qorikartid miyaa??
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
Mida kale Qabiil ayaad Difaaceysaa HM-yana Waad dhageystaa, Qalbigaa Ku daboolan.
@yahyebadri9829
@yahyebadri9829 4 жыл бұрын
Hhhha hBoona in loo jaawabo
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
@@qalbiuroon1450 ilmo tuuugsi Gaajo kuwa tuugsiga caanka ku ah waa idinka waxad tuugtan wadamada Horumaray ceebtiina #Somalilland sidiina Oo kale hamoodin ilmo Amisom Qaraxlandtii ku dhashay wase 😏
@amiin.yuusuf
@amiin.yuusuf 4 жыл бұрын
thanks hashi
@abdikarinabduqadir6545
@abdikarinabduqadir6545 4 жыл бұрын
somalia midnimo baa u rajeyn farmaajo waa aabo somaliyeed
@naimamuad3140
@naimamuad3140 4 жыл бұрын
Good point bay ku hadlen dawlda somaliya
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
Qodobada Halagu daro, Mara Buluug ah oo Ay Ladirirsan yihiin inay Joojiyaan, iyo Xamaroo inay Dishay moodaan.
@khadraabaas5495
@khadraabaas5495 4 жыл бұрын
Nin raga cayda looga roon ee alle ka cabso
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
@@khadraabaas5495 Ina Adeer Dee miyaan Ceytamay, waxajira uun baan sheegaye, Mise Qoraal kaa Yar baad dhibsatay?
@zainabmohammed3015
@zainabmohammed3015 4 жыл бұрын
Hhh wlh isha ka riday caadi maahid wll
@madaromar9660
@madaromar9660 4 жыл бұрын
Ma xishoode
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
Marada buluuga manecbin anagaba idin siinay oo calankad haysatan hargeysa laga keenay xamarna shacabkedu muu xasuqin somaliland ee dawladii shuuciga ahyd siyaad bare (afweyne) iyo askartiisi bay ahaayen kuwaasna waan ka guulaysanay alx
@anasasmaaliasmaanas4348
@anasasmaaliasmaanas4348 4 жыл бұрын
Meesan ma dawarsi like ba ka socds mise dadku xise war bay u so galeen.😲😲❗❗❗
@khayrohassan1286
@khayrohassan1286 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌👌👍Waa waxaan ka yaabay
@abdirahmanwalaleye9220
@abdirahmanwalaleye9220 4 жыл бұрын
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan à⁰
@sburashali4305
@sburashali4305 4 жыл бұрын
Abiya oo oromo ah ayaa leh meeshan dad walaalo ah ayaan ku heshiisiinayna oo wax ay ku kala duwan yihiin aysan jirin xataa ma isku xishoonayan illaahow umada somaliyed ee muslimiinta masaakiinta ah ka qabo kuwa dhargay ee danta u haynin dadka iyo dalka toona
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
Beesha caalamka hanjabadodu waa wax kama jiraan Hadii soomali heeshiisana iyagay faaido u tahay hadanay heshiina Iyagay burbur iyo khilaafuun u tahay *From ceerigabo* #Somaliland
@anabadan1965
@anabadan1965 4 жыл бұрын
Yes xaqiiq dhexdeenu maqaqdoh
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
Runtaa weeye Barteedi ayaad Dhigtay,
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 жыл бұрын
Xaqiiq weeye
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 жыл бұрын
Shiirkan sonaliland ba ku guleysatey
@xareedoabdiabdi3503
@xareedoabdiabdi3503 4 жыл бұрын
Guul inshaah
@roodaaxmed8446
@roodaaxmed8446 4 жыл бұрын
Somaliland illahy isha cadawga haka bad baadiyo hadal ma karaysee way talaabsatee💪💪💪💪💪💪
@thebeautyofnatureandmotiva6977
@thebeautyofnatureandmotiva6977 4 жыл бұрын
Horufadhi media go forward
@abdulazizd
@abdulazizd 4 жыл бұрын
Waa wakhti lumis shirarkan sababato ah Cidna ka tanaasuli mayso midnimada somalia
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 жыл бұрын
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan somaliland wakhti ay ka wanaagsan manta maale guul guul guul guul guul guul guul 💚💬❤
@xogbaar
@xogbaar 4 жыл бұрын
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan laakiin haddaan Ku waydiiyo maxay tahay faaiidad Ku jirta in Somaliland dawlad goonia noqoto taas oo uga fiican in ay dal ballaaran ka tirsanaadaan. Anigu waaban yaabee ii fasir taa
@Warsama-w
@Warsama-w 4 жыл бұрын
@@xogbaar haddaanu go'no iyo haddaanu kubiirno labadaba faa'idaa kujirta waayo carabta waakuwaa kala duwan oo daarihii dhaadheera kutartamaya, dhibti waxa weeyaan halkiina oo midnimo been ah kusheekaynaya, midnimo waxaan uyaqaana 5tii somaali ee haddii lahelayo 5taas waanaga diyaar hadiikale waanu go'aynaa.
@xogbaar
@xogbaar 4 жыл бұрын
@@Warsama-w adinkoo shan nin oo walaalo ah oo is garab sada haddii labo cadow giinnu xidho maxaa idinla gudboon? ma in aad intiinna kale siikala carartaan si aad u sii daciiftaan? mase in aad isku duub naataan si aad inta LA haysto ugu hiilisaan? si caqli Ku dhisan uga jiwaab su,aashaas walal qali tankale carabta daaraha dhisaya in ay kale go een dulligii ugu xumaa ayay badday haddii aadan ogayn na waa in maalin ma qayb ka mid ah ayaga hortooda lagu bur buriyo waliba lagu yiraa nala laaya walaaladiin kasoo billow palastiin , ciraaq, liibiya, suuriya , yeman , in taas oo hortooda lagu xasuuqayo. Daaraha ay dhisayaan maxay kaga duwan yihiin dundumada aboorku dhiso kadibna dacawadu Ku dul saxarooto waa waxba 😂
@fardsodeck7323
@fardsodeck7323 4 жыл бұрын
Mustaqbalka waxa ka suurowda sida labada kuuriya iney nugleer isu sameystaan
@sagalcudoon8331
@sagalcudoon8331 4 жыл бұрын
Mashllh ilaahow midnimo nasii yaa rab 🤝🇸🇴
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 4 жыл бұрын
Yaa allah qayrka na waafaji
@rashkacade6641
@rashkacade6641 4 жыл бұрын
Allaha mideeyo soomalida amin aamim
@nasirhassan4210
@nasirhassan4210 4 жыл бұрын
Hadalkaasi waa gaf "in ay soomaliyoonbeen" markaad leedahay ma marka hore ma canfar bay ahaayeen.
@saedabdirisak5952
@saedabdirisak5952 4 жыл бұрын
Nio ninkan gaalo iyo Ethiopian inoo haystaa malaa bro
@xusensido6218
@xusensido6218 4 жыл бұрын
Qofka waa bani'aadam waa khaldami karaa ee saxa
@learntechyoudontknow4145
@learntechyoudontknow4145 4 жыл бұрын
Laga yaabe inuu dabeecadooda isjiid jiidka Ay caan ku yihiin sheegayo
@awliyojamac7061
@awliyojamac7061 4 жыл бұрын
Wll ninkani waa cadoowga somaliland mana jecla somaliland hadad si fican ugu firsatiid
@elmikamil9487
@elmikamil9487 4 жыл бұрын
Canfar shisheeye maaha waa somali asalkoodii hore balse somalidiidku ayagaa somalinimada ka xanaaqa.
@khadiirmohamud986
@khadiirmohamud986 4 жыл бұрын
Gull horfadhi midhiya
@hammaticker3430
@hammaticker3430 4 жыл бұрын
Qaramaha midowe waxba nagamagalin Soomaali waa mid. Waligeen yeeli meyno inaan Kala going.
@ramlaabdi8103
@ramlaabdi8103 4 жыл бұрын
Jeeganta. Waa. Sira. Badan tahay. Ilaahey. hakashifo. Siratooda. Iyo. Xasidanimadooda. Waa. In. Laga. digatoonaado. Jeeganta. Waa. Soomaali. Diida. waxayan. Rabaan. Umada Soomaali. dhaQaalahooda. Inlasiiyo. Waa. Waxa. aan. La aQabali. Karin. Sool. /sanaag. Iyo. Ceena. Maradanbe. Lama. Cadaadinaayo. Inshallah aaaaaaaaamiin
@hodanaskar6124
@hodanaskar6124 4 жыл бұрын
Ma Iman Karan wax somaliya u shaqeeya wadankayaga
@samiiraahmed359
@samiiraahmed359 4 жыл бұрын
guul gobanimo insh allh midnimo ayaa ndeeqah
@madaromar9660
@madaromar9660 4 жыл бұрын
🙋‍♂️👊Hashi reer somaliland Ma marka Hore ayay Xabashi ahayeen inay somaliyooban inad tirahda hadal Gaf ah weeyi raali Galin kaga Fadhinaa Hadan nahay dawadayasha kugu xidhan ahadan Nahay reer somaliland
@abdinaasir7999
@abdinaasir7999 4 жыл бұрын
Hora usoco wll
@lovelyboy6368
@lovelyboy6368 4 жыл бұрын
Maasha allah horefadhi
@qamarcali974
@qamarcali974 4 жыл бұрын
caalamku waa kii markii horaba 5ta noo qabiyay eelka kii dhigay u ergootaay allow khalaafadii cusmaniyiinta noosoo celi yaa rabi
@iikooloveyou912
@iikooloveyou912 4 жыл бұрын
Somali love💝 you 🎤vivsomali 💘🎷
@umumuesal8273
@umumuesal8273 4 жыл бұрын
Wa meesha dawarsi badanaa liig iisaara irsaaqda ilaahey baabixiyaa
@luqmaanbarkhad7551
@luqmaanbarkhad7551 4 жыл бұрын
Warbaa kaa danbeeyay saxib waa la heshiiyay sidii somaliand doonaysay ayaa lagu heshiiyay sida ku biyo cab oo ha ka nixin horusoo fadhi
@abdiwelibadane3404
@abdiwelibadane3404 4 жыл бұрын
Waxaan Dunida ugu jeclahay midnimada iyo horumarka umada somaliyeed bal qiyaas adigo gaarigada kaso wato Hargeysa ila xamar wadadu dhisant tahay sida Highway 🛣 Germalka aadan kacabsanayn in lagu dhaco ama lagu dilo reerkadune yahay Somali Insha allah Kheyr
@aminaali6892
@aminaali6892 4 жыл бұрын
Xashiyow hadakaga Somaliland baad hoos ugu dhigaaysa wallaahay shirkaan baanu kugu baranaay hadaanu nahay reer Somaliland waanu ka tashaan doonaa
@faadumocali938
@faadumocali938 4 жыл бұрын
Adiga ma xashi ayaad ka sugaysay inuu dhex u noqdo somaliland iyo Somalia 😶 Miyaad arkayn magaca uu sito qabyaalad awgii tuuladii awoowoyashii ee horufadhi Hhh
@ahmedguiled2739
@ahmedguiled2739 4 жыл бұрын
@@faadumocali938 saxiix
@hodancabdi2879
@hodancabdi2879 4 жыл бұрын
@@faadumocali938 hhhh
@hodancabdi2879
@hodancabdi2879 4 жыл бұрын
magacii tuulada dib ufadhi dhexdhexaad noqo sinjigaaga cune
@abdikanikhalif9837
@abdikanikhalif9837 4 жыл бұрын
@@faadumocali938 FAADUMO HORU FADHI MA MEEL MAGACEEDAA ANU MA AANAN OGEEYN II SOO SHEEG HUUNO
@abubakarmohamed4978
@abubakarmohamed4978 4 жыл бұрын
Guul
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
xashaw cadadiska ad shegayso qadiyada somalilaand aya kaculus ee haswarerin
@farxaancabdicilmi5826
@farxaancabdicilmi5826 4 жыл бұрын
Horfdhi maalaaH
@hamzezahidjr.2656
@hamzezahidjr.2656 4 жыл бұрын
Adon hayn maclumad ma siinkartaa dadka xog? Waa mayah ma siinkartid. Plz Horufadhi media xasuusnaada; In ay kala duwan yihin Aragti,Soo Tabin iyo Sheegida Xaqiiq jirta. Wax aanad hubin ha sheegin fadlan, Teçekkür ederm.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19
VIDEO-GA VIRAL-KA NOQDAY | DHIIQADA USA OO DIBADA LASOO DHIGAY
15:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН