Waraysi Faadumo Maxamed Xuseen

  Рет қаралды 9,391

National Museum of Somaliland

National Museum of Somaliland

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 9 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto ismaaciil liiro walaalkiis baanu jedah wada deganayn oo iiga sheekeeyay
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 7 ай бұрын
Ilaahay cimriga iyo caqliga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo waa dadkii wanaagsanaa❤❤❤❤❤❤ Adaa aayadoo iftiimaayee alaabtu makuu fayawdahay baan ka heley😅😅😅😅
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 10 ай бұрын
MIISKINA ILLAHEYE NAXARSTI JANATAL FARDOUSA ALLAHA GEEYO
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 11 ай бұрын
Maansha alaa tabaraka laa faadumo waa reer cadmeedkii sharfta badnaa anaga reer kayaga oo dhami waa cadaniin xataa all family iyo anagu waa ku dhalanay waa dad sharafeed xayaa reer cadmeed faadumo
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 11 ай бұрын
Tawahi, Bureqa
@hassan-a-mohamed7202
@hassan-a-mohamed7202 11 ай бұрын
Illaahay haw naxariisto ismaaciil iyo intii xaqdarafa lagu laa yay
@bashman345
@bashman345 11 ай бұрын
Allah yarxamuh Ismaaciil Neero. Cadaalad darradii ku dhacday waxay ka mid ahayd wixii dawladnimadii burburiyey. Wuu mudan yahay in school loo bixiyo maadaama aan filaayo inuu macalin ahaa Waan xasuustaa Cabdi iidaan waa lagu duri jiray arinkaas isla xukuumadaas ayuun baa asagana shurqooshay sidii berigaas la odhan jiray Allah yarxamu dhamaantood
@ahmedhassan625
@ahmedhassan625 11 ай бұрын
Waa anigii lahaa liiro halkii laguganbiyay laysma galinsiin
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 10 ай бұрын
MUUGURMKI ISAAQA DHIILE KUU WAADA XUUKUMEYE ISAAQA EE GEELE DOOFAR CADABTE ALLAHA KUU FOOGEYO
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 10 ай бұрын
GUUMESTHI INAA GUUMESAN JEERA baa waale Ina daaba socda illahow kuwaa inaaga reeb guule somaliland ilahow aada nooga Heelye
@DavidEric1
@DavidEric1 10 ай бұрын
Laangaabad cuqdadaysan. Aduu maxaad ka samaysay laascaanood. 9 bilood ayaad maati iyo masaajido madaafiic la dhacaysay. 1991 kii maxastii Samaroon iyo dumar ayaad intaad amxaaro soo kaxaysatay aad 2000 Qof ku dishay . Maantana lafaad sidataa. Ma Ilaahay ayaad taqaanaa. Qoys qabiil ma noqdo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
@@DavidEric1 Cuqdad waa ta adiga ku haysa faqsheey mid laas caanood lagama samayn laangaab iyo laan dheere isaaqbaa soosaaray oo ku baray idinku laan kintirkaa u taqaanaan
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 10 ай бұрын
ADEER WAXA WAALEDA MIDNIMO IYO WAXAD IDAAN WEEYAN HAANA DAABA WAADNE
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 10 ай бұрын
MIIDA NIIN CISMAN LAA OODHAN JEERYE MAAJERTAN BUU AHAA
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 7 ай бұрын
Walidan ilayn waliged bay u wadnay😂😂😂
@goodoldvine
@goodoldvine 10 ай бұрын
Ninkani isagaab nin weyn ah maxuu dadka waydiin
@abdigah5364
@abdigah5364 11 ай бұрын
Insha Rabbi Ismail way dhici-doonta in magaciisa goobo Somaliland ah loo bixiyo gaar-ahaan goob jardiino amma fagaare ah وبالله التوفيق
@abdiismail3952
@abdiismail3952 11 ай бұрын
Qabyaalad yar iyo wayn wixii Hore quba hadda xaajiyo maxaa dhacaya
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Midh intaa leegi hada muu dhicin dhubahantaa maanta is dilay
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 10 ай бұрын
walee wixii reer sheikh isaxaaq soo maray waligeed la iloobi maayo,nasiib waanaag WAANAY QORAN TAHAY TAARIIKHDAASI,kuwa HADA DICTATORKII AFWEYNE EE DHIIGYO CABKA AHAA IS BARBAR DHIGA WAA CADOW WAANA IN LA ISGA SUULIYAA.
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 7 ай бұрын
Isaaq rag iyo dumarkuba iyagaa is basaasi jirey oo kacaanka u shaqeynayey ilaa cumar carte qalib oo siyaad bare ku sheegey nebi maxamed oo kale oo ku yidhi maxamed baa lagu yidhaa khadija ayaad qabtaa nebigii oo soo baxay somali loosoo diray ayaad tahaye noolow noolow Siyad nebigaad u eegtee waa heestii Cumar Carte Qaalib AUN dhamaantood😂😂😂😂😂😂
@mahadhaji6912
@mahadhaji6912 11 ай бұрын
Walaahi waa xanuun laakiin waxaa iga su’aal ah waalidaas maka maranyihiin kuwa maamul isku sheega hayigeena kajira hada?
@hanalander
@hanalander 11 ай бұрын
maxaad uga jeedaa? Republic of Somaliland waligiiba wuu jiray
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 10 ай бұрын
YAAHU YAAHU CADOWGA SOMALILAND CAAGTA HOOSTADA MAA DAAD BAA TARIKHDODA TIIRTIRKARTA
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 10 ай бұрын
waar DHASHII FAQASHTAAD TAHEE adeer dameero u sheeg.
Hargeisa nin Mooto fuulay Shaqo (Maxaa Cusub podcast Episode #02)
4:46
Maxaa Cusub Podcast
Рет қаралды 10 М.
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 28 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 7 МЛН
Wait… Maxim, did you just eat 8 BURGERS?!🍔😳| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 6 МЛН
Waraysi Gaar ah Cismaan Maxamed Xaaji Faarax  Qaybtii 2-aad.
1:19:16
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 1,8 М.
Waraysi gaar ah Maxamuud Cabdi Dacar
59:01
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 5 М.
Pro Saleebaan Axmed Guuleed
1:25:08
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 11 М.
Waraysi Gaar ah Maxamed Qaasim Xaashi
59:44
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 6 М.
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН