wareysi aad u Degan oo wax badan laga Faaiidayo Mr.Ilig waa NIN DEGAN OO WARIYE TAKHASUS AH...sadexda qayboodba waan daawaday waxaan odhan karaa waa wareysi DHAXALGAL AH....
@mahdicabdi96768 жыл бұрын
wa waraysi nin tuug ahh oo aan difaci karayn wuxuu xaday ilayn wa tuug ehh
@AMA-Online8 жыл бұрын
Mahdi Cabdi adigu Ilaahay ma la hor tagaysaa oo markhaati ma ku furi karaysaa inuu dalka xaday mise waxad tahay uun iska hadlayaasha uu xagga hore ku soo sheegay?!
@mohammedBille9 жыл бұрын
wareysi Dareen gaara xabaarsan Thnks mr.ilig and ambaasidoor cawil #HCTV.
@saraarmedia51929 жыл бұрын
HCTV waa ku mahad San thn waraysiga lkn waxaan idinka codsanaynaa in waraysiyada sidan oo kale ah aad noosoo bandhigtaan AMB cawilna thnkz
@adnaanhaashi47603 жыл бұрын
Waraysi iftiiminaya wax badan oo arimaha siyadasada somalida ah
@AhmedAli-fb7ub8 жыл бұрын
Cawil waa nin halyay ah, really he is a great man
@Dr_Abdi8 жыл бұрын
very well done interview,,,,,,,,,,,,,,,, good job ILIG
@abdiganimohamed66928 жыл бұрын
well done iley
@drgabriel42167 жыл бұрын
ambassador cawil suaha weriyuhu weydiyey ee ah xisbiga kulmiye sababta uu uga doorbiday axsaabta kale ee ugu jawabay wariyaha sida quruxda badan ee ah malinta doorashadu soo dhawato ee april hadaad ii timado waxan kuu sheegayaa meesha an isleeyahay waxaa ku jirta danta umada inaan gacan siyo ama campaing kaba u galo madama shaksigu tagayo dawladuhu tagayaan waxa had iyo jeer jiraya umada iyo dalka wana dhacday oo cawil muse murashaxa kulmiye waki ku wehelinayey safarkii dhawaan uu ku gaala bixinayey gobolada idil ahantoood ma odhan karnaaa awil oo ah nin dublumaasiya oo siyaasi rugcadaya wuxu u arkay in danta qaranku ku jirto tageerida xisbiga kulmiye....barnamijka runtiii waxyabo badan oo iga dadnaa ama iga dahsona ayan kala baxay ad ban ugu mahad celniyaaa honcable tv garahan weriyaha barnamijka soo saray maxamed cabdi ilig
@saeedrooble87019 жыл бұрын
hrg caynaba
@xyssinkeydiid65559 жыл бұрын
waana MUUQAAL AAD U QURUX BADAN RUNTII OO 100% CRYSTAL CLEAR
@abdirisakomer33409 жыл бұрын
waraysi xambaarsan waxbadan
@saeedrooble87019 жыл бұрын
sadex
@abdiganimohamed66928 жыл бұрын
ilig not iley
@fawziahmed329027 күн бұрын
Been!
@guuleedomar11258 жыл бұрын
maxaa loogu yimi ee uu hayay qasnad Madhan ninkii gacan adkaanta lagu caayay maxed xaashi ayuu ahaa maalintii uu xilka wareejinayay waa tii la ogaa lacagtuu wareejiyay markaa adeer guryihii aad nayroobi ka dhisatay hantidii umada ahayd ee u soo celi intaanad dhiman qaadi kari maysid aakhiree