No video

WARAYSI Kashifay Mashruuc Dhagaraysan Oo Maxamed C Cumar Ka Soo Qaatay Geelle & Xasan Sheekh

  Рет қаралды 24,288

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

WARAYSI Kashifay Mashruuc Dhagaraysan Oo Maxamed C Cumar Ka Soo Qaatay Geelle & Xasan Sheekh
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 137
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 2 ай бұрын
insha allaah Guul Somaliland, Jamhuuriyadda Barakaysan insha allaah Guul Somaliland, Jamhuuriyadda Barakaysan
@omaraden8391
@omaraden8391 2 ай бұрын
Wadani FAGASH.. Wadani FAGASH Wadani FAGASH
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
FAGASH MAAHA OROMOOY FAQASH DHEH WALI SOMALIGII AAD UMAAD BARAN OROMOOY 😂😂
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 2 ай бұрын
Sax maxamed cabdillahi waa basaas u shaqeeya cadawga somaliland ee somalia,jabuuti & cadawga gudaha wadani faqash cirro & xirsi huwanta gudaha isha lagu haya
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
Thanks Arabsiyo news!
@JamaTarabi
@JamaTarabi 2 ай бұрын
Haa haa waa sidaase, Md Maxamed Cumar wuxuu ka mid ahaa asaga iyo GrdLaawe Xirsi Gaab (Gafane) wasiiradii ugu xumaa dawladii Mweyne Siilaayo.
@najaahadam6795
@najaahadam6795 2 ай бұрын
guuul somaliland guul iyo gobanimo somaliland hanolota
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 2 ай бұрын
MashaAllah halkeeduu dhigay Somalilander dhab ah.... ALLOW munaafoqiinta iyo calooshood u shaqaystayaasha Somaliland ka qabo
@hassanhusseinhassan2932
@hassanhusseinhassan2932 2 ай бұрын
Bajaaj yadii siilaanyo ina barey ee xirsi iyo mahamed C Cumar wax sameyn ah oo ay leeyihiin ma jirto
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 2 ай бұрын
m cabdilahi cumar waaka dhab inuu aamin sana yahay nidaam ka confederate ka markuu wasiirka ahaana ka shaqeyn jirey isaga xirsi maxamuud xaashi ciro iyo guud ahaan xisbiga wadani
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 2 ай бұрын
Mashaalah mashaalah ibrahim nuux noolow ilahay idinkiiiyo arabsiyo news guul somaliland ilahay cadawgeeda ha jebiyo meel ay joganba amiin
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 2 ай бұрын
Inshaa Allah somaliland guuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuul
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 2 ай бұрын
Masha alla adeero Ibrahim Nuux Houssein,si fiican ayaad noogu cadaysay,tuugan reer Xamarka ah. pajaajku waligii hore Hargeisa uma arkin,waxa ugu horeysay Hargeisa,markii Siraanyo dalka Madaxweynaha ka noqday. Marka hala iska ilaaliyo, qaar kale oo badan,oo hada Mousa la jooga,laakiin hoos ahaan ula shaqeeya,Ciro iyo Xirsi.
@ahmedyusuf1185
@ahmedyusuf1185 2 ай бұрын
tuug tuug dhaley weeyi.waa nin la soo adegsadey oo xamar baa soo diratey
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 2 ай бұрын
Guul somalliland ❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@aidgab1196
@aidgab1196 2 ай бұрын
Allow Dhowr Suldaanka Somaliland ❤🎉❤Aamiin
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Xisbiyada Somaliland waxay noqdeen mafrishkan ka tag oo Mafrishkaa kale fadhiiso.
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 2 ай бұрын
Waa ciyaalo xamar ninkaan ina cumar.
@arawelo4324
@arawelo4324 2 ай бұрын
Kaas oo kale wa hunguri laba lugood leh
@amalos3435
@amalos3435 2 ай бұрын
Waxan odhan lahaa xirsi iyo Ciro iyo Maxamed Cabdillahi waa isku Mid ian xaashina kudara Afar iyo lixdan sanadood baaynu udhimanaynay calankenii aynu Somalia geeynay, Hargeysa oo babadaa waa barwaqada Jabuuti iyo xamar Rer somaliland noow katashada xusbiga wadani
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 2 ай бұрын
Somaliland Guul oyi gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@Mamar6310
@Mamar6310 2 ай бұрын
Waa xig asal ah
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuul somaliland
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
Mr. Ibrahim ❤ Guul Gobanimo Insha’alla
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 ай бұрын
Daa ha guufguureen
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 ай бұрын
Nin culus baa ku biirey
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 ай бұрын
Ha ceytamin
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
@@faqashdhangax4884 Nin kaa hadaly baan amany adiga maxa ku shiday
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 2 ай бұрын
isha allaa guul guul
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 ай бұрын
MAXAMED C/LAAHI XAARMAAJO AYUU KU XIDHAN YAHAY. MARKAAS REER GABILEY WAA DAD SOMALILANDERS DHABA MARKAA KANI OO KALE MATALO DADKA NADIIFTA AH REER GABILEY. C/LAAHI IYO XIRSI WAA LABA TUUG
@haboon180
@haboon180 2 ай бұрын
Dekeda Berbera in ay hore umarto, waxba kuma laha Muse, Ciro iyo Xirsi. Horumarka shaqada Berbera waxa hindisay oo keenay Dr Maxamed Cabdilahi. Anigu ma tageersani Wadani, lakiin, dadka caqilgooda ha caayin.
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 2 ай бұрын
Dadkani waa dad xanuusanaya weeye, mxd cabdulahi cumar marku kulmiye ahaa wuu fiicnaa, imikana waa tuug marku wadani ku biiray😂.waa siyaasi rugcadaa ah. Ka hadlayana daqaree waa uu ka maseeray uun😂
@shabeel7467
@shabeel7467 2 ай бұрын
Wasiirk khaaraji soo mara Somaliland kii ugu xumaa ugu xikmada yaraa ugu jaahilsanaa ayuu Dr Kadaab- Mandaqad-Meeqaamka.
@samatarnoor8892
@samatarnoor8892 2 ай бұрын
Xaaaq sax waa run
@shabeel7467
@shabeel7467 2 ай бұрын
Horta ninkani malaha dhaqanka reer Somaliland waa beelaha Isaaq ee dega Baydhaba 8 iyo 9 ee la degan beelaha Digil iyo Mirifleh. Waa nin danaysta ah Ibrahim Nuux na run ayuu sheegayaa? Ninkani iminka ayuu ka yimi Xamar isagoo dawarsanaya in Hassan Huuraale siiyo jago wasiir oo ay u diideen/.
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 ай бұрын
Ninkee?
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Allow naga qabo reer Somaliland way hurdanee 😭😭😭
@JamaTarabi
@JamaTarabi 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin 🤲🤲
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 ай бұрын
Yes
@osmanaden2779
@osmanaden2779 2 ай бұрын
Dadku badbaado ayuu maanta u baahanyahay,waa in xisbiga Wadani loo codeeyo,Kulmiye waqtigiisii wuu soo qaatay.
@rawdayasin2041
@rawdayasin2041 2 ай бұрын
🎉🎉
@MaxamedMaxamuud-rg3vb
@MaxamedMaxamuud-rg3vb 2 ай бұрын
Maxamed cabdilaahi cumar somaliya ha tago dalkana yaanu ku soo laaban digit iyo midhiflena waa addoon daarood ee inama metelaan
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Wuu ku dhashay ,waanu ku nool ,1988 somaliland muuu joogin oo war uma hayo wixii dadkan iyo dalkan ,qurbaha ayuu ku noola ,maxaa u diiday inay kalay degeen inay ka shaqaystaan ee dalka ku soo naanabiyey ,waxaa dadka iyo dalka loo soo diray inay burburiyaan waxay u badan yihiin dad qurbaha ku soo fashilmay ,
@Hakammed
@Hakammed 2 ай бұрын
Ururka Wadani Wadadi Guuldara ayuu Lugta Saaray ✍️
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Allahayow madaxweyne muuse biixi garab istaag oo bad badii madaxda dadka iyo dalka u daacad ah ,oo aan ahay munafiqiin alshabab ah guul somaliland iyo barwaaqo
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 2 ай бұрын
Mnsh allah waasir Faraday ninkaasi ninculusbuu nala ahaa
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 2 ай бұрын
somaliland allaaw guuulee
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 2 ай бұрын
Waakaa wadani faqash huwanta u adeege down down down.
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 2 ай бұрын
Dadka reer somaliland na fadhiga ha ka kacan dawladoodana ha tageeran wadankan ha la ilaliyo dawlada madaxweyne musane ilahay h la qabto
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 ай бұрын
Reer Somalilland waa ineey katashaddan Cirro iyo Xirsi iyo Waddani waa caddowga uguweyn qaranka Somalilland qaabiil waxba matarayo ee Garxajisow cirro qaabiil hakuracina ee qoofka wadanka dacaad uuah dortaah
@samatarnoor8892
@samatarnoor8892 2 ай бұрын
waar sheekadasi waa run
@MaxamedMany
@MaxamedMany 2 ай бұрын
Aqooni nooguma laabna kan,yar iyo ree Wadani waxaanu ognahay waxbadan oo ree Wadani la diyaar,yihiin. Ree Wadani waa Cadowga koobaad ee ree Somaliland.
@omarosman4440
@omarosman4440 2 ай бұрын
Ibrahim waa nin aad u xogogaal ah, aad ayaa u ramaysanahay waxaa uu aaminsanyahay.
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx 2 ай бұрын
Mashruuc'buu'sooqaatay'Maxamed'C/llaahi'cumar'??
@FlowerGirl-rg7zc
@FlowerGirl-rg7zc 2 ай бұрын
Waxey aniga ila tahay in anay odayadani anay diib uga talin wadanka sababtoo ah horeey wadanka uga taliyeen wadankuna diyaar uma aha in marba xusbi leyska soo sharaxo odayadan aqiral cimriga. Ku jiraa guryahooda ha ku nastaan please
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 ай бұрын
Horta kuwa barlamanka ku jira xasanada halaga qado maxkamadna halaso tago
@haboon180
@haboon180 2 ай бұрын
Wadani maanta ayuu caqli helay.
@hassannur8022
@hassannur8022 2 ай бұрын
Waa run waa khaayin lacag ayuu qaatay
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 2 ай бұрын
Waa la ogaa ninkaasi inuu luggooyo u socdo.
@user-eq4hp8ri8s
@user-eq4hp8ri8s 2 ай бұрын
Ninkiiraba iuu dawlad kale nagudaro marb no
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 2 ай бұрын
Waqooyi Galbeed its Somalian. There's no another country ,there is one nation calling Somalia knows all other world.
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Viva somaliland, stop crying
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
WADANI WAA WADA KHAAYIN TUUG FAQASH
@user-eq4hp8ri8s
@user-eq4hp8ri8s 2 ай бұрын
Madax wayne dalka jecel waainaydoorono
@Ahmed-to3pz
@Ahmed-to3pz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lit7189
@lit7189 2 ай бұрын
Yes yes yes you are right xiisibiga wadani waa cadawga gudaha iyo kadibadaba shacabaka reer somaliland iidha fura waxa ladonaya in dalakena lahoso geeyo xamar xiisibiga wadani maha xiisibi somaliland aha ee waa cadawga xamar jooga oo kale
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 ай бұрын
Waa runta
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 2 ай бұрын
MAXAMAD CABDILLAHI CUMAR WAA NIN REER GABILEY AH HAYEESHEE WUU KA GOOSTAY REER GABILEY WUXUU KA MID NOQDAY KOOXDA DHUUNI-RAACA AH EE REER GABILEY EE U SACBINAYA KUWA CAAYA CAARKOODA EE HORKACAYAAN LAAB-DILLAAC, AXMAD-SHUKRI, AADAN-RUUSH, AXMAD MUXUMAD CUMAR (AXMAD-NASIYE) IYO MIDHADH KALE OO SUMADLAAWE AH!!!!!!!!!! NINKA KA DAMQAN WAAYA IN LA CAAYO CAARKIISA OO LA AFLAGAADEEYO WUXUU LEEYAHAY MAGAC MACRUUFA OO LA ISLA YAQAAN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! ANIGU INTAAS U DHAAFI MAAYO NIMANKAAS IYAGA AH.
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 2 ай бұрын
Shukuur suaalahaagu waa caadifi warkaas waa biyo kama dhibcaan.
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx 2 ай бұрын
Mashruucbaa'halkaa'kufashilmay'waanu'kaa'aqoonbadanahay'ninkaagaa'qaldanaw'soomaaliya'nagayn'mayside'yaa'kuuwarama'Cabdillihi'cumaraw'??
@hassannur8022
@hassannur8022 2 ай бұрын
Madaxweyne Muse Biixi markii uu ogaaday ayaa cararay M. Abdilahi Omer
@FlowerGirl-rg7zc
@FlowerGirl-rg7zc 2 ай бұрын
Muse bixi Abdi wadankuu u soo halgamay lakiin ragii muqdisho somaliya ku raxeysanaayeey mujahid muse biixi maba ag joogsan karaan ismaba taqaanee wey isugu timiid lakiin waa leys baran yaa ciyaal xamar 🤣🤣🤣
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 2 ай бұрын
Pajaajku xaguu ku maqnaa intani Mousa xilka hayay,wax cad in aanu ahayn qof Somaliland jecel,wayo markii uu arkay in uu yimi Madaxweyne fahansan ciyaro hoosaadkiisa,ayuu iskaga dhaqaaqay Somaliland. Markaa haloogu dhaarto Pajaajka in aanu Wadani aanu soo baxaynin. Mousa wuxuu ku goolaystay Ictiraafkii Somaliland,isagana ku guulaysanaaya Dorashada.
@haboon180
@haboon180 2 ай бұрын
DP World waxa keenay Dr Maxamed Cabdilahi. Markaa Dadka u sheeg sida Djibouti u wadato?
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 2 ай бұрын
Why you did not talking before instead to say now if he was a treator
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 2 ай бұрын
Mohd Omer Mano aahay kii iska xadiriyay kounfourta maarķì xiĺ Kaa waayay Moussa Kani waa. Khain al wadan danaysta markisi hooraba reer kounfourad aha waae ciidi wah kaa qourimayso somaliland asking waay kouran tarikhda iyaay akhristan hit the road
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx 2 ай бұрын
Mabajiraan'wadahadalo'kadhexeeya'soomaaliya&soomaaliland'??
@user-eb3tz6on5p
@user-eb3tz6on5p 2 ай бұрын
Hadala qiimalee Xaqiiqada Katurjumaya
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa yaa keenay mudane maxamed cabdillahi cumar. 2.0. Waxa keenay madaxweyne siiraanyo isaga iyo mudane xirsi cali xaaji xasan. 3.0. Waxan dhahayaa xirsi cali xaaji xasan iyo maxamed cabdillahi cumar way isku xidhanyihiin.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 ай бұрын
Qabil mise qaranka somaliland.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 ай бұрын
1988KII markii somaliland caruurtooda Somalia gumaaday, Jabuuti dadkii u qaxay Jabouti dab ayaa Afwayne ugu soo celisay markaas ayaa XUDUUDA lagu gorgaracay Ethiopia 🇪🇹 way badbaadisay
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Waa runtaa 109%
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 ай бұрын
@asiyahmed-cs3ft thank u walalo
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 2 ай бұрын
Muuse isagan u codanaynaa dadka hala gaadhsiiyo xogoha lahayo ee cadawga somaalilaan halasameeyo waxkasta oo lagaga hortagayo cadawga
@alisaed8393
@alisaed8393 2 ай бұрын
Waxa ladooranayaa kulmiye ama ucid laakiin Yusra-Harti ladooran maayo
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 2 ай бұрын
Maxaad u wareysan weyday xusen dayr waa saaxiib.
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 ай бұрын
Maxaad noogu keentay inadeer naga daa
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 2 ай бұрын
Bulshada reeSomaliland inta xalaasha ah meel ay joogaanbba waxay markhaati u yihiin Mudane Ibrahim. Maxamed Cabdillahi waa nin dhuuniraac ah oo sida Ibrahim sheegay Danayste ah.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 2 ай бұрын
Ibrahim waa kuwii meeqaam Sarre taageeri jirey. Ma imikaad colowdeen.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 2 ай бұрын
Ismail , buu la shir yimi
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
Tuug tuug dhalay inuu yahay meeqaam sare cidi is ma weydiinayso 2013 kii wuxuu Maxamed Cabdillahi Cumar Mareegtii Wararka Ee la odhan jirey Weaken links u sheegay mar ay waraysatay in ay SNM la heshiisey Soomalia isagoo ah Wadiirkii Arimaha dibadda Ee Jamhuuriyadda Somaliland is la markaana ahaa mas'uulkii ugu sareeyey Ama hogaamin jirey Wufuudda Somaliland uga qayb geli jirtey Wadahadaladii Somaliland iyo Soomalia Markaa Dad kayga Sharafta leh Ama Shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ha ogaadaan in Uu Maxamed Cabdillahi Cumar u shaqaynayo Italia Soomalia Ama muqdisho u yahay midiidin sidaa darteen waa in lagu fooryaa si uu muqdisho iyo halkii laga soo shidaaliyey ugu noqdo
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 ай бұрын
Ceeb isaaqow miyeynu is wada caynaa sow idinkaa midba mid dhulka la dhacey
@abdihassan2371
@abdihassan2371 2 ай бұрын
Waxan waraysi maahee waa nin ooyayoo madaxdii hore caynaaya
@cige3636
@cige3636 2 ай бұрын
DADKII HAWADA IIBIYIY
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 2 ай бұрын
Ninkaan waa kii xamar u ololaynaayay gorma ayuu galay xisbiga wadan xisbigani cid walba miyuu qaataa oo somaliland ka soo horjeeda waa yaab
@yasirhasan8242
@yasirhasan8242 2 ай бұрын
AADBAAN KUUSALAANAY. ABDISHAKUUR. HAYBE. SXB
@burjilibax
@burjilibax 2 ай бұрын
Dakhare warkisa wax noga dhigey labada nin eed is barbardhigeyso bal eeg
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😂😢😢😮😮😅😅😅😊
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 2 ай бұрын
Wadani tuug laeryataga kan bahabar adan maxakenay 😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😢😮😅😅😅😊😊
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 ай бұрын
Maxamed cabdilaahi waa khayinul wadan farahii fmaajo ayaa kamuuqda fikir kii elatariya meel dagan qas iyo bur buri hadna daji waa tuug hala xidho tuuga
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 2 ай бұрын
Oo kalay ninkan aad ka hadlaysan ma imika baranaysàn cabdillahi cumar waa mid ka mid ah dilaalinta u waa weyn somaliland waa ninkii odhàn jiray waxa la nagu so dhaweyay meeqam sare isago wax kale u tagay meaha u shegayo tusaale ahaan week kaliya ayuu ahirkad faransiis ah iyo tu engirius ah sii uu dekeda berebera u ibiyaan meshaan dumarkii caruutodu ka tahriibtay aya kuwa kale laga tahribinaya 😂😂😂😂 Dantiisa wax waxwalba ka weyn cabdillahi cumar waa ninki yidhi rayla odhinga muxu naga soo donaya umaba bahniin 😂😂
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
WAY BILAABANTAY . DADKABA IDINKA AYUUNBAA MUWAADINIIN SAX 😂😂😂 KALIGOOD MUWAADIN KALIGOOD MUJAAHID WAX KASTA KALIGOOD 😂😂😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
War maxay raagani wadankoda uu curyaminayan yabay aniguye
@naimaali4227
@naimaali4227 2 ай бұрын
Farmajo Video xun ka haya 😅😅
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 2 ай бұрын
War basas ayadtahay dalkana wadiibisay adi iyo waxakulamidaa walaqabanayaa tuug laqabtay talomale
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😢😮😮😮😅😅😊😊
@user-eq4hp8ri8s
@user-eq4hp8ri8s 2 ай бұрын
Tuug ta qarn tumis halaqabto
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 2 ай бұрын
Mohamed omer aakhriso coments sidas baay SOMALILAND dadkadou kaa amminsayhin haa ismodin wax jirra you are dead sorry guy
@haboon180
@haboon180 2 ай бұрын
Dr Maxamed Cabdilahi isagaa ayaa DP World keenay Barbara. Xaasidnimo awgeed waad qarisan, ninkii keenay waxa dalku ku faano. Dadka ayaa markhati ah. Dr Maxamed Cabdilahi waa Maxamed Xaji Ibrahim Cigal ee qarniga. Dr Maxamed Cabdilahi waa nin aragti iyo fikir leh.
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 2 ай бұрын
Maxamed Cabdilaahi DPW ma keenin ee iska hubi ?
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 2 ай бұрын
Sax waa maskaxdii ka dambaysay do world in ay berbera kiraysato waa runtaa. Ninkan waxa loo caayaya uun wadanii ayuu ku biiray. Dadkeenu cudur garxajiis ayaa ku dhacay, war dalka way nala leeyihiin. Haday khalad iyo aflagaado ka timiid iska cafiiya, gobtu waa tii walaalkood cafiyaa
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😢😮😮😅😅😅😅😅
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 16 МЛН
War Deg Deg Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Aqoonsigi Podcast HN...
1:44:22
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:51:47
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН