waraysi lafoole fanka iyo kaban kii filfil

  Рет қаралды 143,487

MrKaban10

MrKaban10

12 жыл бұрын

Пікірлер: 78
@kunsalah4405
@kunsalah4405 7 жыл бұрын
Fanaan wakaas hadad fanan rabto lafooole best somali singer ever
@cabdiwalisabriye8519
@cabdiwalisabriye8519 5 жыл бұрын
Allow kunaxariiso walalkey c/sataar daahir sabriye waxa dilay gacan ka xaqdaran wuxu ahaa ebowgay wariye caan ah talent leh what a legend man
@faizalifeahmed5660
@faizalifeahmed5660 3 жыл бұрын
Aamiin walalka laxmiye miyu aha walalkeyga ayu u ekyahay said Allah ha u naxariisto aamiin yaa dilay walal
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 2 жыл бұрын
Aamiin
@ReelsPassion
@ReelsPassion 4 ай бұрын
20/09/2012 ayay ahayd si fiican ayaan u xasuusta alle ha u raxmado
@faisalhanad3319
@faisalhanad3319 6 жыл бұрын
best song bal dadow kawarama fanka hada jiro iyo kii hore hada fan majiro ee waa lakufsaday fankii fanku wax uu qeymo lahaa markii lagu qadayay kabanka inta kale been dheh
@TheGobfilms
@TheGobfilms 11 жыл бұрын
Allow KU Naxriiso Abdisitaar Weriyaha Kulaha Mustaqbal Shacabka Janadi Firdowsa allaha Ka warabiyo
@asalad083
@asalad083 12 жыл бұрын
maashallaah wariye yar ee Abdisatar sida uu wax u wareysanaayo caadi maaha
@nimco84
@nimco84 12 жыл бұрын
am from somaliland my best fav singer this time maxamed xuseen lafoole wale wan ku tageer axya best voice nolooooow great
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
BIgBanG VIP meesha aad ka soojeeddo waxa ka muhiimsan inaad soomaali tahay oon dhammaan walaalo nahay bilaa shuruud.
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 6 жыл бұрын
Wwwww lafooole caadi maaha wlhy cobaaa kudhan live iyo markalaba waa isku mid ilaan cabdi diini ayaad walaltahiin meeldheer codka kamanad keenin lafole iyo cabdi dini laba fanan oo Cod loogu deeqy wax iga cod wacan idinkaan idin arkay iyo joogle fananinta dhexe hlka kuwadanbe nimcaan iskalaji iyo hamed rasta inta igu raacdaay hit like this
@CalimahadCabdisalaan
@CalimahadCabdisalaan 5 жыл бұрын
Inta Lafoole taageersan Fadlan Sur & Like ii saara mahadsanidiin
@asalad083
@asalad083 12 жыл бұрын
alfanaan Lafoole codkiisa Live iyo Studiokaba waa isku mid waa cod macaanyahay maashalaah
@Wankaawaa
@Wankaawaa 11 жыл бұрын
Sabriye Ilaahay ha kuu naxariisto...
@sabariinsomalisabariinsoma1201
@sabariinsomalisabariinsoma1201 4 жыл бұрын
Alla maxan radiyay hestaan Anigoon kaseen fananka qaday wlllhi caawa nasibaaa kuhelay
@bd1406
@bd1406 12 жыл бұрын
tha bast fanaan ilahow ka soo hanuuni sidan hadii uu ku dhinto wuxuu fiican yahay wax u ma dareeso qofka aad jeceshahay wanaga ayaa ilahay loogu baryaaa
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 2 жыл бұрын
Anuu waxan tageeraa kabanka Ustaad filfil macalinka kabanka
@ahlanabdulahi2995
@ahlanabdulahi2995 8 жыл бұрын
codka allah udaayo lafoole waa fanan aan aad ujeclahat
@MsOdawaay
@MsOdawaay 7 жыл бұрын
ilaheeyoow ku naxariisto walaalkey mohamuud durunow waa ninki qooray heestan lafoole iyo durunow waa laba wiil oo isku meel ku kooray waa xasuusta lafoole oo wiil yare aha heesa lafoole waxa qooray walaalkey inta badaan lafoole waa ku salaamay walaalkey
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
MsOdawaay hhhhh magaca durunow manaloodaayo somali maha Waaa éthiopien misé ninkaa éthiopien ah walow durunow qurux dahay ama qunjunow Waaa isla meeshii
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 3 жыл бұрын
Walalo miyaad eheeden marxuumka
@MsOdawaay
@MsOdawaay 3 жыл бұрын
@@maslahbarkhadle952 haa walaalkey iga weynay ilaheey ha unaxariiste
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 3 жыл бұрын
@@MsOdawaay aaamin walal
@abdikanimohamedabdikarim4065
@abdikanimohamedabdikarim4065 2 жыл бұрын
mohamud mohamed abdikarim (durunow) wa curadki aabahay naxaristi jano allaha siiyo 🤲
@gusdameer1384
@gusdameer1384 12 жыл бұрын
for the first time i heard a Somaal who admits his birthday. Lafoole is 41yrs old and he's proud of it.
@sahalknowledge5410
@sahalknowledge5410 6 жыл бұрын
Wwwwww.... Heesaha Somalida way ku wanaagsan yihiin kabanka,
@noshuwaanfaraxad9588
@noshuwaanfaraxad9588 6 жыл бұрын
allaha u naxariisto cabdi sataaar janada allaha geeyo
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 5 жыл бұрын
😭
@mohamedabdimakraan2758
@mohamedabdimakraan2758 3 жыл бұрын
Aamiin 😭😭😭
@gooniabdixaaji1606
@gooniabdixaaji1606 4 жыл бұрын
durunow alah u naxaristo sxb kay bu ahaa lafoole hees u qadona durunow baa u dhibay musigana hassan jacayl baa u tumay alah u naxanisto
@MsOdawaay
@MsOdawaay 4 жыл бұрын
Qooni abdi xaaji waa ku salaamay asc waa Ahmed dunurow walaalkiis
@abdullrahmanissa6622
@abdullrahmanissa6622 2 жыл бұрын
Durunow south africa ayuu ku heeriyooday ayaan maqlay , laakiin aqoon uma lahayn i kastoo heesihiisa aan aad ula dhacay . Alle ha u naxariisto
@jallam
@jallam 5 жыл бұрын
Barnaamij faneed OO ka qurux badan maan dawan oo in dhawale la duuubay Wariye Kabaniste Fanan buuxa Lafoole Dad tallent OO is helay
@user-jw2cy1fh7g
@user-jw2cy1fh7g 11 ай бұрын
Ustaad filfil waa legend shaw
@nimco341
@nimco341 12 жыл бұрын
Boqorka Codka Maxamed xasan xuseen Lafooole. Wadani, Fanaan, ayaan isku darsatay. Nolooooooooooooooooow.
@abdijama5062
@abdijama5062 6 жыл бұрын
Siduu jawaabta u helayo baan la yaabay Alle haw naxariisto wariye cabdisataar
@abdiqafaradan9588
@abdiqafaradan9588 2 жыл бұрын
Maxamed Hussein lafoole, legend outstanding, humble man
@yasinadam8488
@yasinadam8488 4 ай бұрын
Lafoole legand ninkan hesihiisu dhaman xususbay igu leyihiin
@spacewater5866
@spacewater5866 4 жыл бұрын
Such a humble setting. Kkkkk . IF Somalia had been a functioning and progressive nation we would have been able to foster a great somali music industry and advance Somali music heritage. Unfortunately, Somalis are much too busy with hatred and division.
@KabtanJeey
@KabtanJeey 11 жыл бұрын
Allaha U naxriisto walalkeen Abdisataar wariye sare Ninba somalida halkaa kaga xay , Sidoo kle maxamed xassan xuseen lafoole waa fanaan well Talented ah walhi Waa fananka Aaan adka uga hello masha alah illaahow no kaa daay
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 4 жыл бұрын
Adu ma nooshahay hda
@capitanonacnac2234
@capitanonacnac2234 4 жыл бұрын
@@fatimadagan8541 adigu ma noshay
@cabdishakuurdaahir8664
@cabdishakuurdaahir8664 4 жыл бұрын
Aamin allaha unaxariisto
@najmamahamod8552
@najmamahamod8552 4 жыл бұрын
Mash allah waxasa fananka ah ama iskadaa mash allah boqorka codka illahay haku xaafido
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 10 жыл бұрын
c/sataar ilaah ha'u naxariisto gacan ka gar daran ayaa dishay,,,,,
@kamilacaydid4130
@kamilacaydid4130 6 жыл бұрын
Bashiir Dheere amiiin 😭😭
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
haboon abdulle oo indr yaa dilay?
@alamagan100
@alamagan100 11 жыл бұрын
somaliyeed ilahay amarkiis ayey ku dhacday balse wariyaha iyo waraysiga qaadaya abdisataar rabi ha u naxariistee 21 markaad maraysid bal heesta uu weydiiyey makaxdiina weydiiya abwankii xiligaas horey ooga hadlay iyo isla sida ay isgii u saameysay maadam uu ka mid aha wariyaasha yar yarka so kacayey ee aqoonta lahaa soo manoqoneyso heesta waxay ka turjumeysey ninmanyahow dad lama beero mana baxo sidii geedo ma ogtihiin bar baarteenu deeq iyo xaraash ma ahan alow kuu naxariiso isga iyo durunow ab
@anwaritoo0802
@anwaritoo0802 4 жыл бұрын
wlhi hadaynu Somali Nahay Mel aya lainaga haysta Mel laiskala dagalo meshi ugu xumayd Ayan iskala dagalamana o ah aqonta iyo dadka ildheer garadka
@luckyh4131
@luckyh4131 8 жыл бұрын
waaw masha Allah caadi maaha
@goldcoins9311
@goldcoins9311 9 жыл бұрын
how do somali tune the our/kaban? what are the string notes?
@mobayle8508
@mobayle8508 5 жыл бұрын
Filfil waa Ustaad fanku ku degay si qoto dheer,
@abdiali3825
@abdiali3825 4 жыл бұрын
Legend walaahi big fan
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Macalinkayga Filfil waa kaa bal u fiirso 8:58 siduu wax yeelay! ❤😢
@cabdiwalisabriye8519
@cabdiwalisabriye8519 5 жыл бұрын
Lafole fanaan can ah codmacaan salaan sare adiga iyo filfil
@hanicali8985
@hanicali8985 10 жыл бұрын
viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva madax sare lafoole
@nuradiinabdiabdulle1569
@nuradiinabdiabdulle1569 2 жыл бұрын
Ustad filfil 8:58 kabanaka sida u soconayo ila firiya
@faxanxaaji3590
@faxanxaaji3590 8 жыл бұрын
waaaW
@calimaxamadahmed3322
@calimaxamadahmed3322 4 жыл бұрын
Mashalaal fanan qaliya aan tagero heesihiisa
@faisalhanad3319
@faisalhanad3319 6 жыл бұрын
masha Allah
@somalipirate8577
@somalipirate8577 5 жыл бұрын
Heesta ugu horaysa please??
@Kamaal48
@Kamaal48 12 жыл бұрын
Lafoole my Lafoole my fav fanan is tha bast
@omarismail1123
@omarismail1123 3 жыл бұрын
Filfil heesta qalbi lula kabanka sidu ugu raxesanayo wax kale waaye
@liibaanmaxameddheeretv3254
@liibaanmaxameddheeretv3254 4 жыл бұрын
Alfanaan lafoole
@ladane15
@ladane15 12 жыл бұрын
lafoole fanaan sare halkaas ka wad
@jamaalsamraawi5042
@jamaalsamraawi5042 5 жыл бұрын
Waa kaa cod asal ah Oon waxba lagu darin
@burgalxasan9945
@burgalxasan9945 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@shabeelbuureed4805
@shabeelbuureed4805 11 жыл бұрын
horta waa fanaan runtii heeso wacan oo codwacan lakiinse maahayn inuu sheegto hees aanu lahayn sida heesta makaa idilayaa idaafacaaya oo uu yidhi 1993 baan soosaaray heestan halka aan ana dhegaysan jirey 1988/1989 1990 waqtigaasoo ayka midahayd heesiihii sida gaarka ah snm tu ugu dagaal geli jireen
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 5 жыл бұрын
Sxb mala hubaa hadalkaaka
@anwaritoo0802
@anwaritoo0802 4 жыл бұрын
sxb bal mesha dib ugu labo Ninka hees usan lahayn maqado
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 2 жыл бұрын
Sxbw waagaas hadaad dhageesan jirtay bal inuu keen haastaas cidda lafoole ka hor qaaday iyo xitaa asaga ka bacdi si warkaadu u cadaado
@user-ip2vm1qp5r
@user-ip2vm1qp5r 6 жыл бұрын
Lafoole 😍🌹✋
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 7 жыл бұрын
Yaab horta hadii qofka heesaya uusan uba dhalan heesa miyaysan u fiicnayn inuu camal kale raadsado waar isaxa mise anaga waalan
@ashajama3431
@ashajama3431 10 жыл бұрын
whocare somaliland
@missdagaari2083
@missdagaari2083 11 жыл бұрын
HEESTAN FANAANKU WUU XADAY WAXA ISKA LEH XUSEN CALI QANDALO
@ilovesomaligirls
@ilovesomaligirls 12 жыл бұрын
Geesole yaa geelbaray! War somalisaan aysan ka amaan heli karin hobalada somaliyeeed! Haday arkaan gabar aqoon fiican, caqli, dadnimo, murtibale yare timo qaawan ama modern dhar ah sidata diin aysan ku magayaan. Somali hadaa nahay waxaan caadi u aragna, laqosla, tageernaa, ama iska indho-tirnaa ku kufsiga, dilka,dhaca gaysta dadka cadigana ee gubaabo qaraniyo midnimo murtidooda ku muujinayaa ka AMAAN HELIMAYAAN. MA ANAA WALAN MISE WAX WAYN INAGA KHALDAN? SUBXAAN! STOP PREACHING AND ENJOY OR GO!
@user-jw2cy1fh7g
@user-jw2cy1fh7g 11 ай бұрын
Ustaad filfil waa legend shaw
Fanka & Suugaanta iyo Jiim Sh Muumin
53:54
Universal Somali TV
Рет қаралды 323 М.
Warraysi : Qisoosinka Heesaha lafoole iyo waayaha noloshiisa.
32:57
Galaydh Media
Рет қаралды 163 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 29 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Heeso Lafoole   Hadduu taarku soo dhacay  KABAN FILFIL
13:26
Dahir Alasow
Рет қаралды 16 М.
maxamed kaban filfil qaaci
8:02
filfil studio production
Рет қаралды 109 М.
Fanaanka Lafoole oo riyadiisii Arabsiyo loo rumeeyay.
6:12
MM Somali TV
Рет қаралды 12 М.
Maka Idilaya   Lafoole Kaban   Video
6:31
TheMadinaBoy Music
Рет қаралды 62 М.
deg deg daawo muuse biixi oo dhegaha lagu dhuftay
37:43
Shacab TV
Рет қаралды 975
ESTV Fanka  & Suuganta  | Maxamed Xasan LAFOOLE
52:10
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 М.
nimco sabriye waraysigii lafoole
10:00
lamahuraandl
Рет қаралды 70 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
0:59
America's Got Talent
Рет қаралды 36 МЛН
БОРЬКА УТОНУЛ
0:59
LavrenSem
Рет қаралды 2,9 МЛН
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 8 МЛН