Waraysigii Hibo-nuura oo uu kala qeybqaadanayo abwaanka weyn Axmed Saleebaan Bidde

  Рет қаралды 17,659

Gaarhaye Tv

Gaarhaye Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@cabdisalamceynanshe3123
@cabdisalamceynanshe3123 Жыл бұрын
Maasha'allah mama hibo waa qof muxtarim ah abwaanka ayaa iiga horeynaya hadalka bey tidhi mama adiga iyo abwaankaba ALLE ha idin xafido
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 17 күн бұрын
Bila ixtiraam reer koonfur kuma wanagsana waxani
@mucubocabdulah597
@mucubocabdulah597 3 жыл бұрын
Hibo nuur fananad qaran
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 3 жыл бұрын
Gaarhaye Hal abuurki Fananadi Soomaliyeed part two ban ka sugaynaa
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 7 ай бұрын
Waan.idiin.duceeyaa.aamiin
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Kani weriye maaha
@engabdirrabiaadan859
@engabdirrabiaadan859 6 жыл бұрын
Abwan iyo Fananad Qaliya
@bireeyegr643
@bireeyegr643 6 жыл бұрын
Walaweeyn heeso ma leedahay
@saynabmaxamed1810
@saynabmaxamed1810 6 жыл бұрын
fani weye
@bireeyegr643
@bireeyegr643 6 жыл бұрын
Walaweyntu Nin taariikh leh ma hayaan
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
jaajuumow Gr Kkkkkkkkkkkkk Waxaa walaweynta ugu caansanaa AHU tee Maxamed Cali Kaariye AHU Cabdi bshiir indhabuur Iyo Bare Maxamed Fiidoow
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 6 жыл бұрын
Qaadka iyo qamriga nooga horeysaan.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Amiin xirsi Intaasiba waa ilbax nin raga ayaa cuna oo caba
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Barnaamij fiican baynu wada daawannay runtii lkn macnaha ku jira in la kala saar saaro halabuurka iyo fannaaniinta Soomaaliyeed weli ma garan. Waa run in abwaanintu u badan yihiin reer waqooyi, lkn taas macnaheedu maahan in abwaaniin aanay ka jirin gobollada kale ee Soomaalida. Heesaha aad taqaanid ee fannaaniinta reer waqooyi qaadaan kuwo badan oo ka mid ah waxaa sameeyey raggan, malaheyga aad u aragtid reero kale lkn ah abwaaniin Soomaaliyeed sida Abwaan Axmed Saleebaan Bidde: 1. Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Sangub 2. Abwaan Maxamed Cali Kaariye 3. Abwaan Cabduqaadir Xirsi Yamyam 4. Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal 5. Abwaan Mustafe Shiikh Cilmi 6. Abwaan Barre Maxamed Fiidow 7. Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube 8. Abwaan Bashiir Salaad ( Cirro) 9. Abwaan Siciid Xarawo 10. Abwaan Cabdulle Raage Sxbkayow miyaanay aheyn odayaal iyo hal-abuur Soomaaliyeed mise waxaad u taqaan QADAADWEYN ama Wallaweyn. Bal dhan kale aan wax kaa tuso, marka abwaaniintaas iyo ragga kalee badan ee aad wada taqaanid ereyo cajiiba sidaas kuwa Axmed Saleebaan tirinaayo afkooda ka soo baxaan, cod-sameeyayaasha ugu caansan Soomaali waa kuwane bal ila akhri iyagana: 1. Axmed Cali Cigaal 2. Axmed Nuur Jaangow 3. Xasan Gareed 4. Cabdikariim Jiir 5. Jiim Shiikh Muumin 6. Abwaan Siciid Xarawo 7.Daauud Cali Masxaf 8. Cabdikhadar Xasan 9. Saalax Qaasim 10. Cabdulle Yuusuf Hanuuniye Iyagana ma nidhaahnaa waa Qadaadweyn kale hal xabbo oo laxan ah oo ay sameeyeen ma jirtee waa been la dhoodhoobay. Qoraalkaas dheer ee dhinacyada badan leh waxaan kuugu hogatusaaleeyey inaad ogaatid ummaddu waa hal mid Axmed Saleebaan Bidde Cigaal ayey fanaaniinta ugu sxbsanaayeen ilaa haddana wada xidhiidhaan mana aaminsana inuu yahay nin meel kale ka soo jeeda. Dhallinyaro si durugsan ha loo fekero taariikhdana ha loo xusuusnaado.
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
​@@AbdiazizSaidAhmed sxp waa sidaa aad sheegtay waxa jira ciyaal muuse biixi wax usheegay aya buuxa markasay fanki qaranka somaliyed qabyalad so galinayan somali waa hal siyaasad waa meesheda
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Heesta "Naf jaceyl haleelay" waxa laxanka lahaa Maxamed cige ilbir
@FUAAD-t4r
@FUAAD-t4r 5 ай бұрын
Axmed wuu qariyaa cida laxanka usamaysa ismaaciil yare ayaa saaray laxanka ta huuryana guroonjire ayaa saaray laxanka
@bireeyegr643
@bireeyegr643 6 жыл бұрын
Qoladan walawaynta dhib baa ka haysta murtida
@mustafeaxmed4966
@mustafeaxmed4966 4 жыл бұрын
Qabyaali
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Isaaq iyaga uun baa isku maleeya in ay Fanka kaliya yaqanaan hahaha what a joke!
@Haldhaa11
@Haldhaa11 2 жыл бұрын
@@ahmeddiiriye4624 maya iyagaa ugu badan abwaanada heesaha iyo ruwaayadaha sameeya.Fankana waad taqaan in hooyadeed hargaysa tahay
@King_Budnacab
@King_Budnacab 4 ай бұрын
@@ahmeddiiriye4624 kkkkkk sidaa maaha, kolay waa nalagu weheliyaa lakiin bud-dhiga fanka iyo suugaanta waqooyi ba lahaa
Abwaan Cabdilaahi Saleebaan Bidde Muxuu Ka la Kulmay Xabsigii 20 Jirow
20:32
Gacanlibaax Channel
Рет қаралды 11 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
WARAYSI XIISO BADAN HIBO NUURA OO BOORAME KU SUGAN
19:28
Koobida dhacdooyinka
Рет қаралды 3,3 М.
PROFF INGIRIIS | XAGEE KU DANBEEYEEN 5-TA GOLAHA Sare
10:04
Xaldoon Media
Рет қаралды 56 М.
Caweyska Washington: Qeybtii labaad ee wareysiga Hiba Nuura
26:47
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
TAARIIKHDA IYO FANKA ABWAAN CABDILAAHI SALEEBAAN BIDDE
40:25
BAALGORAY MEDIA (BAALMED)
Рет қаралды 8 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН