Warbahinta Ethiopia Waxay Dadkooda U Sheegan In Somaliland Tahay Dal Madaxbanan Jabutina cadaw Tahay

  Рет қаралды 13,626

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

Warbahinta Ethiopia Waxay Dadkooda U Sheegan In Somaliland Tahay Dal Madaxbanan Jabutina cadaw Tahay

Пікірлер: 42
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi 2 ай бұрын
Maasha Allah waa dhab Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah Guul walaalahayaga jaarka Ethiopia 🇪🇹
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 ай бұрын
Mansha allah guule somaliland ❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 ай бұрын
Waa film caqliga ka shaqesiii wallal Ethiopia waa burburesaa dagaal baa ka socdaa aduuunka sidaa uma shaqeyooo
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 ай бұрын
Mashaallah Guul Somaliland
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 ай бұрын
That is true mashllaah
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 ай бұрын
Mashaa alaah ilaahay baa ilaashanaya calankaa ka dul babanaya ee tawxiidka ilaahay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Soomaaliland it is light of Somalia all.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ barwaaqada geeska afrika hero abiy
@Abz_146
@Abz_146 2 ай бұрын
Well done Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 2 ай бұрын
Weligeedba cagdheer basaas bay u ahayeen ethiopia.
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 ай бұрын
Isgaa xabashi .ah kani hanoo .amaanin xabashi
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 2 ай бұрын
Sax❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Waxaa la gaadhay wakhtigii somaliland la aqoonsan lahaa ishalah
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 2 ай бұрын
Guuuul Soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️ i
@dayaxali4603
@dayaxali4603 2 ай бұрын
0:24 0:26 😅😅😅😅😅😅😅
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa waxaad sheegeyso dameero u sheeg.
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 2 ай бұрын
Iidoor inuu jabay waxaa tusaale u ah hore waxay isku dhadhajin jireen ingiriis ayaa na gumaysan jirey hadda waxay marayaan amxaar ayaa na amaanay waa dad jabay oo kalsoonidii ka dhimatey heerka ay gaadheen halkii ugu hoosaysay
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 2 ай бұрын
Khiyaalibay ku waasheen Haday wadan cidi noqoneyso Hadii sheeko wax lagu noqdo Hadii Ethiopia wax hayso DAAROOD ayaa wax noqon lahaa
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 2 ай бұрын
Historyigu waa run qarsoon mana noqoto kolba sidaad adigu jeceshahay,
@JamalSharif-ze6gc
@JamalSharif-ze6gc 2 ай бұрын
Ninkaan wuxuu qarinayaa in ithiopia ay rabto inay bada s land qataan hadii ay donayaan dakad ay isticmalaan barbara ayaa diyaar uh ha isticmalan lkn waxay rabaan bad ayagu ay leyihiin iyo saldhig military
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 ай бұрын
Itoobia ma jecla Somaliland. Islaantii tidhi:" Sheikh Isxaaqaw??" Markii lagu yidhi maxaD Eebe u baryi weyday? Waxay tjdhi awrkayga ayuun Baan ku kacinaayay. Abiy ujeedadiisu waa inuu Baddeena 20KM Xeelad ku qaato. Hawd iyo reserve Area miyaad illawday??
@JamalSharif-ze6gc
@JamalSharif-ze6gc 2 ай бұрын
Wali adunka kama dhicin labo wadan oo deris ah oo saldhig military kasamaysta deriskoda
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
muxu shegayah Amxarkan hh waxan jeclahay in idorkan nah walay lagu so dayoh 120 malyan si lo wayoh magac idor
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 ай бұрын
Cagdheer isaaq baa xukuma ilaa weligood 😂😂😂😂
@RobereyDavid
@RobereyDavid 2 ай бұрын
Bentaaa Nakuuu Dhal Dhal
@bustaaleali1710
@bustaaleali1710 2 ай бұрын
😂😂 may joogaan imika
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 2 ай бұрын
Nagata Naqaana maxaad hayaa? .
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 2 ай бұрын
Kkkkkkkk
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
55
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 ай бұрын
Soomaliland and Somalia italiya between borders afrika like jabuuti and British soomaliland government and itoobiya between borders afrika
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
BEEN BADANA WAR BENTA UMADA KA DAAYAA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@IB_Adam
@IB_Adam 2 ай бұрын
Waxaan xasuustaa bishii January ee sanadkan markii MOU-da la saxiixey,xildhibaan indho ayaa yidhi:”War abshir dhaha,bisha 2aad la gaadhyoo,aqoonsigii wuu joogaa oo Itoobiya ayuu ka imanayaa “!😁😁
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Insha Allah wuu imanayaa waanu sugaynaa waa xaal inaga wayn oo xaga samada laga qoray
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 2 ай бұрын
Itoobiya hanoo amaanin waa cadawe bilaa tiina beenale waar am xaaro hanoo amaanin
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 ай бұрын
Riyooo iyo been iyo film dadka kunool war waa been maxaa kenay Ethiopia wadan quwad sida beesha caalmka ma ahaa Ethiopia iyada ayaa burnursan
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
GUUL SOMALIA GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 ай бұрын
meeshan somaliya lagaga hadlimaayo ee raali ahaw somaliland ayaa laga hadlayaaye
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
@@aminafgh2127 SOMALIA 🇸🇴 ayba kahadla meshan waxba kuma yaalo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@RobereyDavid
@RobereyDavid 2 ай бұрын
Kkkkkkkk
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 7 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
MUNA ADAN | Soomaali Dhoylaay | Music Video
5:21
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 112 М.
ፍኖ እና ኮረኔል ጌትነት አዳነ @AlexAfroTube
26:20
Alex Afro Tube
Рет қаралды 38 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 125 М.
Kaftanka Siyaasada 531 oo aad u xiisa badan
42:18
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 43 М.
ፍኖ እና ብራህኑ ጁላ ቁ.2 @AlexAfroTube
25:42
Alex Afro Tube
Рет қаралды 16 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН