I’m from Ogadenia, and I’m somalian 🇸🇴 Somalia is one nation country . One somali for ever, and we are so proud to be Somalian.
@Hodan-l5mАй бұрын
Waa kaa , soo noqotay somalinimaddii, mahadsanid gudoomiye cabdiraxmaan sh mahdi From burco
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392Ай бұрын
Mashaa allaah alle ha ku xafido..alle ha xoreeyo somaligalbeed.
@Ubax114Ай бұрын
Masha allaah ❤❤ allow wiilasha 🇸🇴 iyo Dumarka meel walbo ey jogaan ku aamanso maalin un maa midoobi doonaa haku farxaan ama haka naxaan ❤❤❤ waan ka xumahay tariiqdaas in la baabiyo
@Upsidedown-y6tАй бұрын
Mashaa allaah ..alle ha xoreeyo somaligalbeed. Absolutely. Waa siday tahay
@KadarMaxamuudАй бұрын
Afakaadho waa geesiga qarniga dartiis ayaan somalida galbeed aanu ku sidanaa onlf hanoolaato from Awdal somalia
@dr.abdurahmanali9177Ай бұрын
GUUUUUUUUUL GUUUUUUUUL GUUUUUUUUUL SOOMAALIYA SOMAALI WAYN HANOOLAAATOOO FROM MAGADISHU
@AdanOmar-s1hАй бұрын
Somali baan ahay waana aan kufaanaa, dadka yiri Somali manihin dee waa garacyo xabashi ama oromo dhaleen,
@mohamedabdi2501Ай бұрын
Thank you mudane
@omerjibril7318Ай бұрын
I am from Kabil Absame and I am origina Somalialy 🇸🇴 from five states of Somalia 🇸🇴 I am so sorry deeply peoples say we're not Somalia shema of you.
@aliomar-cj4evАй бұрын
Aad iyo Aad baad U mahadsantahay walaale ilaahay haku barakayo
@guleit89Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 waa somali 🇸🇴 viva somalia
@kaafikaafiАй бұрын
MASHAA ALLAAH ADEER SIFIICAN AYUU U BAYAANIYAY TAARIIKHADA SOMALIWEYN. ALLAHA KUBARAKEEYO ADEER IYO INTII NOOSOO HALGANTAY. ... XABASHI, BEEN AYAY DHOOBDHOOBEEYSAA, IYADII AYAANA IS XASUUQEEYSA OO #BURBURTAY.
@NajiibAlfa-fp4omАй бұрын
We are somalians and have rights for self determination decleration
Halganka umada Somaliyeed Yan laga Zinaysan oon la kufsan. Ma jiro Somali Itoopiyaan noqon Kara iyo Itoopiyan Somali noqon kara. Oromka Muqdisho jooga iyo kan Hargeysa jooga amase Jigjiga your time is limited and for sure you running out of time! Runta waxa weeye wiilka Somaliyeed ee Caliyaale jooga wuxuu leeyahay Jigjiga kan Jigjiga joogana wuxuu leeyahay Caliyeele
@cajiibcajiib4707Ай бұрын
Masha Allah 9:31
@BashirAhmed-qg8htАй бұрын
Mahadsanid
@mohamedsharif5693Ай бұрын
Amxaar ayaa ka dhalay qofkii dhaho Ethiopian ayaan ahay
Wax ogaadeen ladho ma jiraan,wax putland, ladhana majiraan wax somali lan ladhahona ma jiraa Hal soomali ah baa jira, sidoikale onl is qabadsiya ogaaden iyo soomali Ogaaden waxaa bixiyeye gumeysigii ee iska daaya magaca maadama uu gal bixiyey, hadii dankale aad ku qabtaana sheega
@AbdulaJamalАй бұрын
U must why we get ogaden is not for calan or qabil but evertime we are Somali
@Qaali12Ай бұрын
Absolutely. Waa siday tahay 👏
@matoorh94Ай бұрын
Guul soomaali
@MohamedAden-vo5ljАй бұрын
Hal qoomiyad beeynu nahay isku sinjiya isku luuqada isku diina yuhuuda madoow ee africa Etiopía waa cadawga Somalia wexeey doonayaan ineey ku habsadaan sida falastin hadadaan kadhiidhin haatan bari beey ku oron calankaaga badala luuqadiina badala sinjigiina inkira oo Etiopían baan nahay dhaha ok dadkii iga horeeyay weey kuu dhinteen ana maantay waan kuu dhimanaa walaahi marna kuuma ogoli gumeesi hadaan ahay reer muqdisho viva ONLF
@NajiibAlfa-fp4omАй бұрын
Cabdiraxmaan waan dagaalamaynaa madoonayno wada hadal dambe oon itoobiya lagalno we should have to remain total independence similarly plastininianas
@truecomment3650Ай бұрын
ONLF dib haloo yagleelo. markii horeba in la aamino Abiyee oo lakala diro ma ahayn.
@bullowhassan7970Ай бұрын
Mashallaah
@AbdirahmanAhmedAbduleАй бұрын
Allah kusharfo brother. Si waliba oo ay Soomaali isu leeyso, hadana kalama go’aan oo ul iyo diirkeed beeynu nahay! Wax magaratada waqti dhexe nagu ciyaaray marbeynu kanasan doonnaa oo dhibtay nagaarsiiyeen baan kameyran doonnaa in sha Allah.
@honabdidhubad3059Ай бұрын
Waa Sax 100%❤❤😂❤
@bullowhassan7970Ай бұрын
Caado qaato meel waliba wuu joogaa
@AA-uf3blАй бұрын
*Mustafe Cagjar - la mood balse noqon waayey.*
@Ubax114Ай бұрын
Maasha allah si qurux badan baad u hadashay qalbigaan iska jecelnahay laakiin madaxda oo cado qadato ah aya balayo qasta. Laakin aan nila kaftamee saxibka fulay waye😂😂 saan hada u hadashid adi lee tiri ama naga daay ayuu ku dhihi lahay😂
Hadaba Ogadenka magaca ka Saar oo Somali National Liberation Movement ku badal
@DaawaZone-g2iАй бұрын
Kuwa dhahaya Somali ma nihin vidiyowgaan hanaloo keydiyo insha allah maalin aan maanta aheyn ayaa Laga jaasin Laga bilaabo cagjar iyo odeyaasha calooshood ku shaqestayaasha
@guleit89Ай бұрын
Mr 🥑 Warkaga wa sax
@XamarayXamar-od6zuАй бұрын
aniga waxaan rabaa inaan ogaado cagjar iyo odayaasha maxey ka qeylinayaan ma soomaaliya ayaa tiri waan idnladagaalameynaa mise abiy ayaa soomaaliya intii amisom lagu keeney in kabadan xuduudada ka soo gashey oo dagmooyinka xuduudka ku yaal ka buuda ayadaa naheysata taasna xasan ayaa ka masuul ka ah inuu iyadoo itoobiyaan xuduudadii gudaha ugu jiraan inuu masaari geeno oo yiraahdo itoobiya naga bixi waa khad weyn oo dhexdeena aya
@yousefHassan-qm5rnАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdikaadirMahamud-mf5yxАй бұрын
Wil soomaaliyeed gobgob dhashay reer abtigay noolaada
@GeediGeediMuseАй бұрын
Dabadhilif halaga musaafuriyo gayiga somali
@hodandahir8111Ай бұрын
Somali wa somall onlfe waxa dagalmysa Somali ban ah ee Ethiopia mAh so hada side dib igu noqanyaah hada guul
@bullowhassan7970Ай бұрын
Layaab weeya
@YassinAhmed-i3yАй бұрын
Cabdiraxmaan jeclaan lahaa in an SaaS dhihi Karo another jijiga jooga
@aydarusali5488Ай бұрын
Magaca ONlf somali oo dhan ayaa jecel. Markaan magaca aan waynayno oo somali oo dhan aan ku soo darno oo aan iska celino oromada maantay ugu tabar yar tahay waligeedba
@AbdullahiShebaАй бұрын
Kuwaan oranaya soomaali ma ihi waxay yurub iyo america Ku aadeen Somali refugee basaboradooda hala fiiriyo kuwo xishooda ma aha
“SoomLida itoobiyo…views raadisee”kulahaa! Uskag aan afkayaga baran Karin oon isu kaaga qarin karin ayaa tahey ee naga dhex bax.Nice try!
@Muna-qalbisanАй бұрын
Somalinimada iga bdn wlhi odayaasha caqliga xun mxy ahaayen
@SacdiyoMahamed-r6uАй бұрын
Waleee Somali wa lakala Dilayyy. Wayooo Qabiiilaaa nalo Kala saarayy wayooo. Walaga faideysann
@abdikadirhirsi1493Ай бұрын
Waa ka xumahay dadka sonaliyed ee xoogga lagu haysto odayaashuna xorriyad ku hadlin ee xabsiga iyo xabad ay ka baqayaan guul dadka somaliyed gar ahaan DDs 🇸🇴
@DaahirXuseenxasan-un4yfАй бұрын
Adeer hawareeri dawlada iyo somalinimada kala garo
@ismailjama178Ай бұрын
Waa runtood, wadan ahaan waa Ethiopia ilaa inta ilaahay si kale qadarayo. Qawmiyad ahaan ama isir ahaan bay Soomaali yihiin.
@HasanAbdiomarАй бұрын
Kkkk, The so-called "ogadenia" ordeal won't end until they proclaim blessed is SOMALILAND.
@GeediGeediMuseАй бұрын
Waxaa diyaar u anahay inaan gobolka ka saarno dabadhilifyada ragaadka ku ah somali
Awowgey isagoo Aadan yabaal ku dhashy ayuu jigjiga ku dhintay isagoo umad somaliyeed xureynaayo wlhi in aanan xabashi gacal wiligeey la noqoneyn. Somali galbeed waa dhiig somaliyeed oo saafi ah hal adag oo intaas oo dagaal ah iska difaacay somalia o dunsan.
@batulasmail8261Ай бұрын
Nac nac sandareeradi waa gabaabsi Doqon caal weyn
@XasanCisman-iv7qvАй бұрын
Soomaali.aybaacunay
@AhmedHussein-ze4peАй бұрын
Aabaha aya odayaha kujire kaxishood
@HassanBasri725Ай бұрын
Somalidu waa 5. Shan wadan ayay kala dagaan Somalia, Ethiopia, Somaliland, Djabouti iyo Kenya. 5 taa hala isku keeno hadaad somali wayn ka sheekaynayso 😂😂😂😂
@KhadaryYusufАй бұрын
Ogadeen iyo dhulbahante, waa isku isir, iin midaata bay qabaan, 20 kii sanadoodba marbey waashaan. Ooy u baahdaanbin la xasuuqo. 2da ba nin aan u fureyn baa ku guura.