Jama Gallad oo Naga Waraystay Waxii aan kusoo Aragnay Deegaanka Soomaalida Intii aan Joognay.

  Рет қаралды 7,858

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 97
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 сағат бұрын
Soomaaligalbeed Ilaahay haxoreeyo ❤❤❤❤ Maanshaa Allaah ❤
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Сағат бұрын
WAX BADAN AYAAN OGADAY. MAHAD SANIDIN❤❤❤
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 сағат бұрын
Allaha Wayni hadin Xifdiyo Wariyaal ila qiimo badan
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w Сағат бұрын
Masha allaah wadanki barwaaqada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Miicaadyare
@Miicaadyare Сағат бұрын
Jaamac Galad waa Salaamyaa Laakiin Nuur iyo Gulled Gobalkii Sitti kama Aydin Sheekeyn Haydeydaan Qaybta Labaad ka dhigeyn.
@isninoali9533
@isninoali9533 Сағат бұрын
Waaw waaw laandherayaaal guul guul D5
@dabaradenmedia
@dabaradenmedia 45 минут бұрын
Salan sare bahda dhab ka hadal Run ahanti waxa tihin geeesiyaal soomaliyeed oo dhab ah maxa yeelaay waxkasto soomali dhibku si dhab ah ugu hadashid shaqsiga soomaliga ee dadka somaliyeed kala gaynayana tooshka ou ifisan mudo 5 sano ah iyaan idinku xidhanahay marna wax dadka kala foogayn oo ka hadasheen maa hayo nolada wax badan guul iyo gobanimo ❤❤
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Сағат бұрын
Guuuuuuul ogadenia guul ogadenia guul ogadenia guul
@Jamac20
@Jamac20 Сағат бұрын
Qabyalada wey kula fogatey waxad tirahda somali galbeed🇸🇴 ogadenia meel la yirahdo ma jirto. Ogadenia❌ Somali galbeed✅
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Сағат бұрын
JAAMA.SXB.ANIGA WAAN. LASOC DAY. REER YAAQSHIID ❤❤❤
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 2 сағат бұрын
Runtii Nuur waa wariye dhab ah waan wataa
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Waa dheeraad Guuleed Waa Qabyaaladayste
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf Сағат бұрын
JAAMACOW ILAA 90 KII WARQAD BAAT WADATAA BILAA CALEEG LABTON ISTICMAAL❤❤❤🎉
@IdleNoor-tw4hx
@IdleNoor-tw4hx 2 сағат бұрын
Asc.jamac,Noor,iyo guled horta aad iyo aad ayad ogumahadsantihin sidhas xaqiqadha ad usoogaten iyo xogogalnimo.
@AqbalapbalAqbal
@AqbalapbalAqbal Сағат бұрын
Guul jamhuuriyada ogadenia❤❤❤
@Jamac20
@Jamac20 Сағат бұрын
Ha oran ogadenia ee waxa tirahda somali galbeed🇸🇴. Magaca ogadenia xabashi baa keentey si loo kala qeybiyo bulshada somaliyeed ee wada dagta somali galbeed
@عليعبدالرحمن-ي5ت
@عليعبدالرحمن-ي5ت Сағат бұрын
Walhi waa barnaamuj qiimo badan aad iyo aad ayaan ugu mahad celinayaa guuleed iyo nuur
@hassanxayaat5266
@hassanxayaat5266 2 сағат бұрын
Guul iyo gobanimo ❤
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Laakiin Zxp Nuur waan wataa
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Сағат бұрын
Wadankeenii itoobiya waanjeclahay soomaalida itoobiya guulaysta ilahaah hainagabixiyo gumaysiga
@daljireali4783
@daljireali4783 39 минут бұрын
Wax Somalida ethiopia la dhaho majiro ee Somali ayaa jirta. Hadaad oromo Somali baratay tahy is sheeg.
@snw9257
@snw9257 2 сағат бұрын
Waa Jigjigaada cusub🦁🦁🦁✅💯👑🌹🎉❤
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Waa guul waxay noqdeen somali
@bashiirmaxamed4023
@bashiirmaxamed4023 3 сағат бұрын
Risef erya iyo ugaadenya wa kalalamo
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 50 минут бұрын
Walee wadankii waan jeclahay
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 2 сағат бұрын
النور حفظه الله
@AhmedHassan-lg2pp
@AhmedHassan-lg2pp Сағат бұрын
Baahi.weyn.ayaan.uqabnay.inaan.xog.sax.ah.kahelno.gobolka.mahadsanidiin
@ALIMOHAMUD-dl2tu
@ALIMOHAMUD-dl2tu Сағат бұрын
Guul absame
@CismanWabari
@CismanWabari 55 минут бұрын
gusta dinken kenana hagulsta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CismanWabari
@CismanWabari Сағат бұрын
saxib wan nigu farxa markasta o somalinimo way nigu wan tahay lakin dhaha somali galbed kadaya magac qabil deganka ilahay ha nixafido halmayada
@LJama6119
@LJama6119 Сағат бұрын
mar waxaad leedahay deegaanka soomaalida marna ogaadenya. meeshu ma meel idinka idiin gaar ah baa mise waa meel soomaali ku dhantahay.
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Сағат бұрын
Somali oo dhan bro❤
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 58 минут бұрын
Guul jigjiga waydhisantay
@AliMaydal-x2k
@AliMaydal-x2k 2 сағат бұрын
Mashallah
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Somali waa dhibaato
@ShafiAdam-b9u
@ShafiAdam-b9u 2 сағат бұрын
Kkkkkk ninmankan waa rag adag
@AbdulahiAbdi-ww6dg
@AbdulahiAbdi-ww6dg Сағат бұрын
Soo dhawada
@ALIMOHAMUD-dl2tu
@ALIMOHAMUD-dl2tu Сағат бұрын
Good work
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud Сағат бұрын
koleba somali kama dexba xaan haday somaali wayaan waba umakala socdaan allaha duleeyo qudhunka iswada
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 59 минут бұрын
Ilaahoow nagaqabo axmaarada iyo dabaqoodhiga
@ahmedabdullesheikh6068
@ahmedabdullesheikh6068 2 сағат бұрын
Jaamac galad sxb jigjiga way tagtay
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 2 сағат бұрын
Wadanka ogaadeeniya? Umada aad madaxda u tihiin ee idinkaga danbeeya colaad ha ku abuurina. 🙃🙃
@abdiwelihassan
@abdiwelihassan Сағат бұрын
Madaxwayne mustafe hadaana indhaha la is tiraynin deegaanka intuu joogay waxbadan baa bills badalay
@RaageBabanaye
@RaageBabanaye 15 минут бұрын
Please jamacad galad waraysigisa nose celiya wauxisay ninkaan wax badan baa kabartay Ethiopia aqoon uma lahen ninkan saan udawanaye wakala bartay bal hada hardinka geeska kawaresta insha allah 🇸🇴
@hashimkhlida4769
@hashimkhlida4769 2 сағат бұрын
War deganka somalida dheh ama
@hasansalad9058
@hasansalad9058 Сағат бұрын
asc jaamac
@maammeee
@maammeee Сағат бұрын
Ninkii Nuur la oran jiray warbaahintan maka tagayy
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 37 минут бұрын
Cagdheerey.mabeen.ayuunbaa.kalashubaysan.alaakarin.
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 19 минут бұрын
Adigu maxaa beenaale ku dabdhigay hadii qof nooltahay!
@abdihirenor
@abdihirenor 2 сағат бұрын
Waaad mahadsantihiin lkn wax xornimo hadal haya majiraa
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Сағат бұрын
Wadankeenu waa nabad
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Сағат бұрын
Ogadenia deeniya haxorawdo
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 2 сағат бұрын
Asxabta dadkan,itobiya ka hadashiinayso ka dhiidhiya.kana wacdiy galiya inayna ku gafin somalinimadooda.sxpay waxakaloo socda mashruc deeganka lagu oromaynayo
@ismael_561
@ismael_561 Сағат бұрын
Guled Alifle si buu u yar Dabaqoodhiyaynaya maanta. Sidan ma ahan jirin Maxa qaldan😂😂😂
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
WAAR WAALAYNAGAQAADAY DHULKII
@HassenMohamed-f8g
@HassenMohamed-f8g 30 минут бұрын
Nuuur cabsi badan ayaaa kamuuqata Iyo gaaabsi badan dhulkiiii la xoreeyey ee dib looceliyey awey
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 2 сағат бұрын
Sxpayaal.kadaaya deeganka.magaca ogadeeniya waayo.somaliy oodhanbaa ilaashata lehna markaa kadaya.magaca qabilka
@husenaxmed3384
@husenaxmed3384 2 сағат бұрын
Waddan ogaadeenia ma jiro. Ee jaamacow qabyaalada la fadhiiso
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Сағат бұрын
Asc awoowayaal ilaah gumaysiga hanooga qaado wadankeena
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 Сағат бұрын
xasuuqa sitti ku socda maxaad uga waramiwayday
@hashimkhlida4769
@hashimkhlida4769 2 сағат бұрын
Duqa jamac galad ah asagu wa danbile deganka dacadiyo badan kageysyay San maqlay hadu tago hala xiro xabsi da im
@AhmedMaxamud-bp3ij
@AhmedMaxamud-bp3ij Сағат бұрын
Horta Ogaadeen waa uun Ogaadeen balse hadii laga tagi waayo Nuur ayaa ugu dhaw nin wax taxliilin kara labada kale midi waa Awr-Magaalo midna waa wiil yar oo aan caqli xumo udhalan balse aqoon la,aani dabraso inta badan sheekooyinkii carruurnimadiisii gurigooda lagu hayn jiray ay saamayn ku yeelatay oo aan baadhitaan madaxbanaan samayn kari(objectivity)
@HalimoAbdullahi-pp9pe
@HalimoAbdullahi-pp9pe Сағат бұрын
Naga dhaafa Qarasta aa na cab siinaysaan. Hadaba Dadkii ma Saakiin ta la Xa suuqaaye
@QalinleMaxamed-fp9yf
@QalinleMaxamed-fp9yf 33 минут бұрын
Wadanka ogadeenaya
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid Сағат бұрын
Maxaad dhiig ku garan jaamac yaa ka garan kara
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 42 минут бұрын
Nothing but sale out and heartlesses. Who doestn know whats out there? clueless 😡 Guri la dhisay muxuu macnoo leeyahay dunida maanta?
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 2 сағат бұрын
Kalmada iskadaya wasiyasyane
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 2 сағат бұрын
Waar goday golis ayaa kashaqaysee waxaan kayaabay markay igu yidhaahdeen fure afar
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou 5 минут бұрын
Wadanka qashanyada ogeedeenka soo. Ma aha jaajuusyada ahaa kkkkk
@badalchannel3963
@badalchannel3963 Сағат бұрын
Deegaanka ma soo maalibaa leh mise ogaadeeen ?
@daljireali4783
@daljireali4783 24 минут бұрын
Mayee Somali
@maammeee
@maammeee 20 минут бұрын
Ogaden soo somali ma aha , ma oromaaa?
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Waar kashaqee Guuleedow noqo Muwaadi dhab ah
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp Сағат бұрын
Somali dagaal qabiil joojin mayaan waligood
@zahraabisye7937
@zahraabisye7937 2 сағат бұрын
Somali galbeed or deganka somalida
@ismael_561
@ismael_561 Сағат бұрын
Ogadenia. The Ogaden region
@Jamac20
@Jamac20 Сағат бұрын
@@ismael_561 Aamus Nacas yahow qabyaldeysan. Ogaden kaliya ma dagto dhulka somali galbeed. Waa lawada dagan yahay damaan qabiilka somaliyeed ayaa dagta. Ogadenia waa magac xabashidu u bixisey dhulkas si loo kala qeybiyo bulshada somaliyeed ee wada dagta dhulka somali galbeed
@ismael_561
@ismael_561 Сағат бұрын
@@Jamac20 Ogadenia wa magaca historically loo yaqano. Orod fiiri map kasta, aduunka meel walba waxa loga yaqana the Ogaden region. Wa run Somali oo dhan ba Degta lkn dhulka magacisa wa Ogaden. Majority dadkana wa Ogaden. Cuqdad iyo ciiil ba ku haya laan gaaabow
@Jamac20
@Jamac20 Сағат бұрын
@@ismael_561 Nacas qabyaldeysan baad tahay taarikh aan garanin. Magaca ogadenia waa magac xambarsan qabyalad waxey la micno tahay dhulki ogaden soo lama oran karo magacas waa qabyaalad jaahilow. Waxad gumeysiga xabashida uga xorobi la dihin waa qabyaalada aad wadan ogadenow. Bulshada somaliyeed waxa heshiis ku yihin magaca somali galbeed. Ogadenia iyo qabyaladan aad wadan futada iska galiya. U dhimo qabyalad dhulli yahow
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Waar sowka jaamac Qaylinaaya marwalba
@Cismaan-h3i
@Cismaan-h3i 2 сағат бұрын
Aan kusaxo ee somaigalbed dheh
@mahadHayan
@mahadHayan Сағат бұрын
Ogadenia wax jira maaha waa magac gumaysi oo loogu talo galay in gobolkan xoroobin oo somalida layskaga horkeenaayo wax yaabaha jabhadii onlf uguuul daraysatay waxay ahayd magacan onlf oo qabiil utaagan. sstv please codbaahiye ha unoqon kuwa somalida isku diraaya
@abdallaboy7248
@abdallaboy7248 Сағат бұрын
What😅😅😅
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Guuleed miyey disho canfartu
@SaadAwaleh-x7g
@SaadAwaleh-x7g Сағат бұрын
Jaamacow waddan ogaadeen baad ku waalatay sida somali land ay aqoonsi ugu waalatay
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed 2 сағат бұрын
Ogadenia ha xorowdo
@husseinhillow5739
@husseinhillow5739 2 сағат бұрын
Wadanka ogaadeniya ? Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 2 сағат бұрын
Nimayoo kuwan ma garac baa u farxalay baalaayo uun bay ka shaqeeyaane micnahayga garaad jaamac ayaa gardaadiyay
@Muslim_Online86
@Muslim_Online86 2 сағат бұрын
Gobalka ogadeniya 😂😂😂😂😂😂😂 mise somali galbeed
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Hakuulaysato Carfartu
@Somaliaisdebtfree
@Somaliaisdebtfree 3 сағат бұрын
3 doqon Ogaden..!!🤣🤣🤣🤣🤣
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 сағат бұрын
Adina mafariid baatahey😂😂😂😂😂😂
@AbdulahiAbdi-ww6dg
@AbdulahiAbdi-ww6dg Сағат бұрын
Soo dhawada
@AbdulahiAbdi-ww6dg
@AbdulahiAbdi-ww6dg Сағат бұрын
Soo dhawada
WAAR DAG DAG AH September 23,2024
40:55
Sharma Media
Рет қаралды 16 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 83 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Somalilaney Waa side? Xidigaha Geska oo Muse Biixi dhaawac Tiray
19:42
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 83 МЛН