Masha Allah Allah idin barakeeyo ubad kheyr qabana Allah idin kala siiyo run ahaanti waxaa tihiin lamanaha qarniga gacan baana ku taagau sxb Father of love ba tahaye mudug na xidigooda like ta ha ila dhafina wixi jacylku xamasad ku leeyhye
@mshuurshe5 жыл бұрын
Mashallah mashallah huuno raga Jun jeer baad wax dheertahay ee horay u soco marwadaada quruxda badan na sidii dheemanka u dhowr
@hashimfilmsvlogs80485 жыл бұрын
On my point of view, I don't totally see it weird, u know you can't hide your feelings, his emotions were big, he couldn't hide it anymore, Somali people see it weird cz they r ignorant when it comes to love affairs, horay usoco sxb gabr iyo caano wiil iyo caano
Aniga rer jigjiga ahay arooskayga waan ka dhaanteyn....SHABKAX
@abuyaxya33015 жыл бұрын
Hhhhhh run ka hdl huuno
@ubahabdi80705 жыл бұрын
Maasha allaah habo mcn kabax warkii mudug reer mudug naftada waxa rabto Oo aan denbi kuugu ahayn muuji rer mudug warkoda waa warkii hore ee laga tag daacad u noqo jacaylkada allaa yaacisag xaqiqda farxada aroska bay kaa ahad somali warbadan way kuu bedeleen somali badi waa walida dhaqanta iyo xaasidkii jacaylka
@jamacyusuf64755 жыл бұрын
Wlhi abowe anaga rer muduga waana kugu tagernay wiliba waxad noso hoysey gul gusha waxay tahay waxad mesha kasadhay rer muduga jecelka waxba kama yaqanan marka waxan ku leyahay habalyo habalyo thank you so much bro kuwi isku wara ubad qayr qaba kala hela
@hawomohamed84015 жыл бұрын
Respect reer mudug raganimo ayakay kujirtaa alaha noo deesto
@zahraabdi43995 жыл бұрын
Ree muduga waba dad shidan. Masha alllaaaaaah allaah ha isu keen daayo jaceelkiina ha sii adkeemo guri lagu nasto oo lagu nagaado insha dadkana allaah hadinka qabto
@nasraabukar80905 жыл бұрын
Masha Allah walal darenkaga ayaa sida noqday allow il iyo AF allaha idinka qabto isku waara I butlan dariska
@yasmingolden46755 жыл бұрын
Masha Allah Somalidii oo soo ilbax baxeeyso 😘👍 yes jecel ku wuu jiraa ilaahey haisku kiin qeero laakiin bandana jecelka dhabta isma helan
@Layla67935 жыл бұрын
War dhag ha u dhigin Nin ragaa sidaa yeela. Ilaahay wuxuu ku siiyey gabadha sidaa u quruxda badan way u qalantas in loo ooyo maahee in kor loo qaad qaado. Ilaahay ha isku kiin barakeeyo
@F135005 жыл бұрын
War wiil reer mudug ah I raadiya Romantic ayaga yaqaan🤣
@hassanmohamudali30655 жыл бұрын
sweet moha anaa kuu ooyi lahaa ee ila so xiriir😁😁😁😁
Mansha allh isku wara o kala hela ubad qer qaba hanbalyo walal is jecel
@ayanaacomedian68385 жыл бұрын
"Ala jcylku ficanaa, wuu 00yay" hehehe
@husseinkaskeeyofficial43165 жыл бұрын
Runtii aniga sxb waxan is dhihi lahaa farxad aya ka kentay oyintinta msha allah sxb
@cknb85935 жыл бұрын
Hadaa nahay reer mudug saadiiq waduu nugu furay dumarkii waxay kuhayaan waa inaad oydaa habeynka arooska adero idhahayagaba ilmo kama imaan karto saan dhagax ujoognaye nagadaaya ciyaarta ✋
@mohamedshakaal15455 жыл бұрын
Sidii loo lahaa reer mudugbaa dad adaga xaar bay noqdeen wlhi ragii hore reer miyiga ahaa baa adkaa markay magaalo yimaadeen Naagnaagyo😂😂
@basroabdi51025 жыл бұрын
hambalyo wll qayr rabi haka dhigo guur kiina guur qayr
@safwaanphotography99125 жыл бұрын
gabar an u ooyo raba
@abdis49305 жыл бұрын
Sc marka hore waxaan leeyahay illah ha isku kiin barakeeyo guurkkinana allaha ka dhigo kii waara oo dadka anfaca . Waxaan u malynayaa in uu isagu hadalka dhameeyay wax xun maadan samaynin wll ee wax fiican baad samaysay qof in uu xaaskiisa isu jilciyo waa wax banaan. Ee waxa u baahan in laga hadlo ee meesha ka muuqday in ay tahay in la waafajiyo xaflada arooska wax illahay raali ka yahay taas ayyaa muhiim ah ee ma aha in wiilka oo xaaskiisa jaceylka uu u qabo ama kan guurkiisa illahay u dhabeeyay ku ooyay in wax laga sheego. Gabagadii waxaan idiin leeyahay guulaysta
@muunahassan50045 жыл бұрын
wlhi anigu reer galkacyo ka yaabay khyri ayn idinku ogahay
@safiaabdulle79105 жыл бұрын
Alla ManshaAllah inaadeer waan kugu faraxnay😂😂😂😂😂😂😂😂😂💯💯
@Wadani1235 жыл бұрын
Mashallh allaha isku kiin barakeeyo
@fartunosman3503Ай бұрын
Maansha ALLAAH
@haifanoorhaifanoor26605 жыл бұрын
maasha allah walaalo iaahay haku barakeeyo
@fartaabdi4545 жыл бұрын
Masha Allah isku wara. Somali wa wax mashqul badan nacetive ah. Wax kasta wax kashegayo.wil yar kufaraxsan aroskisa wax lagu mashqula mahan.ajanibta malin walbey oyaan aroakoda.
@seyyidomer26155 жыл бұрын
Masha Allah wll dadku sidaada oo kle may wada noqdaan?
Abdifitah Jamac adiga miyaa doobnimo ku dahaay kani waa wiil yar ee mise umadan isjacel baad halka xasidnimo ka biliowday ishaada allaah ha ka duwo lamaanhan isjacel
@abdifitahjamac81485 жыл бұрын
@@zahraabdi4399 Waxan kahadlayo miyaad taqaan ? Hadal kulul wan kudhihi lahaa lkn dumarad tahay ee naga naso.
@rahmafarah68925 жыл бұрын
Wlhi is fahanka wa muhim mesha ka hadashay iyo meshay u qaday wa laba kala duwan
@abdifitahjamac81485 жыл бұрын
@@rahmafarah6892 hhhh usheeg, iga qabo islaanta aday gacantaada qabataaye 😜
@waanomedia2895 жыл бұрын
War yarku waa lipaax saa modayayba maaha qosolku iga dhameyay