warbixin uu sidiiq burmad ka sameeyay xasan gareet

  Рет қаралды 8,080

Siddiiq Burmad

Siddiiq Burmad

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ustaad xasna gareet Allh ku caafiyo aan uwada duceyno
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aamiin
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Anika Haydar ahaan waxan kaqoray inta ugu caansan walina waxbaa iiharay qofkii xasan gareet laxamadiisi wax kayaqan ha iala soo xariiri Mulaxan xasan gareet🎻🎻 1 sida canabka beraha=magol iyo kuluc 2 Qalam jalam=muse ismacil qalinle 3 saxarla=maxamed moge 4 guryasamo=tubec iyo mandeq 5 Hoyo la aantaa=tubeec 6 Digarogosho=shankaron iyo mxmd moge 7mininkiina=magol iyo tubeec 8 xurmo=daran=KULUC 9 dhoof=kuluc 10 sida maysku qabna=magol iyo kuluc 11 harub cashaq kuluc iyo qamar harawo 12 wabiyo isku ooman=magol 13 masal guuro cashaqa=magol 14 somali dhoolay=magol 15 fiidmerta dusha=xasan diriye 16 Axmed gurey maudhiman=shankaron 17 wiishaa gadoodee=xasan adan 18 Al Raxman sideetire=maxamed moge 19 Sida harogingimano=cigal iyo shankron 20 ubaxoo dilacaa Qaline 21goranyo cawl=magol iyo cigal 22 Aleelahe jacelkii jarbika turay=magol 23 lebkii jacelka=maryan mursal 24 sitiri gam=xasan adan samatr 25 ninki qeyrkii loxirayow=shankaron 26 baxnaano=cabdi nasir macalin 27 ma isiray jacel=xasan diriye 28 Raga iyo habenka hatan siman yihiin Qamar Harawo iyo kuluc 29 ma gaabineyso =amina sahra iyo ruqiya ibarahim 30
@salmaancismaan2463
@salmaancismaan2463 10 ай бұрын
Ku dar magool : soomali dhoyla Saado cali : hawsha haygu dhaafin
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 6 жыл бұрын
legend xasan gareet Somali way baabaday waa Kuma tiirashii fanka somalidu
@amaadin12
@amaadin12 7 жыл бұрын
thanks bro, xasan great is legend
@abdibaladahmed5708
@abdibaladahmed5708 11 ай бұрын
Allow kuu naxriisto manta ayuu dhintay
@abdinasirhashi2907
@abdinasirhashi2907 5 жыл бұрын
Woow caadimaga xasan gareydh
@yuusufhasanabdellah4947
@yuusufhasanabdellah4947 8 жыл бұрын
Axyaa ciil weynaa dad maskax iyo quality leh ayaa ladayacay
@amaadin12
@amaadin12 7 жыл бұрын
bro ninka taarikh sya ku duugan si fiican u wareyso, heeso badanu hayaa
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Abdikariim jiir Xasan garaad Axmed gacayte Jiim sheekh muumin Axmednuur jaangow Saalax qaasim Axmed cali cigaal Saed xarawo Horta intaas waan xasuusnahay raga laxankoodu heerka sare yahay
@baariyoo
@baariyoo 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal Barre m fiidoow Daud cali masxaf, AUN Maxamed aadan shamuuri
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
Bashiir xadi Ahmed ali igal Ismail yare
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
@@somalitoday4962 siciid harawo mulaxan iyo abwaanba wuu isku ahaa
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Daauud cali masxaf Aways goobe
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 жыл бұрын
probably great bay u qaateen dadka uu sheegaya oo iyaduna ah kelmad ingiriisi ah oo aan garaad waxba ka macno duwanayn .
@princeaamin5472
@princeaamin5472 7 жыл бұрын
wlhi xanun waye dad qimo iyo mamus leh aya la dayacay wan ka xumahay
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 6 жыл бұрын
waxan huba in sadiq burmad u yahay dadka fara ku tiriska ah ee maskaxdoda maala wana ta uu tarikhda suganta iyo laxanka uu bilabay ka daba tagayo
Warbixin Uu Sidiiq Burmad Ka Sameeyay Cabdikariim Jiir
22:30
Siddiiq Burmad
Рет қаралды 17 М.
TAARIIKHDII FANEED EE LAXAMIISTAHA XASAN GAREED BEST HD PART 2
25:29
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,9 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
Qiso Jacayla Abwaan Sidiiq Burmad Hees
1:00:36
Som community Airdrop
Рет қаралды 6 М.
Sidiiq Burmad #HIBF2022
52:11
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Рет қаралды 7 М.
su'aalaha sahra ciidle iyo jawaabo.
13:18
Siddiiq Burmad
Рет қаралды 9 М.
Daawo: Gabay Qiiro Leh| Oo Abwaan Lab salax | Utiriyay Aabaha|
5:10
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
Hilin Show
Рет қаралды 150 М.
Waraysi Mullaxan Xasan Gareyt  By  Cumar Seerbiya
26:25
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 24 М.
waa aniga oo sheekaynaya
1:00:36
Siddiiq Burmad
Рет қаралды 32 М.
SIDIIQ BURMAD SU,AALIHII QISOOYINKA HEESAHA EE LA WAYDIIYEY
12:23
Abwaan Siddiiq Burmad
46:05
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 59 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН