Warbixintii Geela Jigjiga lagu Dhibaateeyay oo Wariyaashii Baahiyay Xilkii looga Qaaday.

  Рет қаралды 5,820

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

3 жыл бұрын

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 36
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 3 жыл бұрын
Waa ka xumahay aad io aad 😢😢😢 waan arkay walaahi Geela aad baan ujeclahay 9 jir ilaa 14 jir geel baan raacayay wlh waan naxay Cuqubo ayay ka galeen geelana sharaftiizana hooz ayay u dhigeen 😢🙏😢🙏
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 жыл бұрын
Xasbiyaallaahu wanicmal wakiil
@zozodeep8557
@zozodeep8557 3 жыл бұрын
Subxaanalaah. Mansha. Kamurugootay. Nuurow Wax. Laga. Yaabo. Weeye Sidi. Gaalada. ayay. U. Dileen. Way. Cadaabeen. Geelaas Shareecaduna. Ma. Ogola. Sidaas
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 жыл бұрын
Wallaahi makaan soo xasuusto geelii lacadaabayay waan ooyaya facbuk ayaan ku arkaysilica geela lahu samaynayay
@Ha_samaato
@Ha_samaato 3 жыл бұрын
Maxaa ku dhacay hantidii ugu qaalisanayd soomaalida
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 жыл бұрын
Allow imaam caadil ah oo xaqqa utaagan
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 жыл бұрын
Rer jigjiga bakhtibay kadhargeen hacunina sooqasha xoolaha insha allah
@warismohamud8888
@warismohamud8888 3 жыл бұрын
Asc kuwii soo gudbiyey, kuwa ka danqadey, kuwa ka hadley iyo kala kaloo ka danqan doona balaayadaan umada saameeyn laheed illaahay ha ka ajar siiyo.
@habiibchannel
@habiibchannel 3 жыл бұрын
Ninkaas ugu yaraan 5 Sana xerag ah I mudan yahay
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 жыл бұрын
Hadana lagawantoobin silicdilka xoolaha hasugaan halaag iyo hoog iyo dhulka oo lislagooyo xasbiyaallaahu wanicmal wakiil
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 жыл бұрын
SUBXAANAALAAH WAA MASIIBO NINKA HALA SOO QABTO IYO KUWA U HIILINAAYA XAQ DARADA GEELA LAGU SAMEEYEY WAA DAMBI WEYN LAAKIIN NAF DAD MUSLIM AYAABA XAQ DARO LAGU DILAA BAHAAHIN MA YEERAAN XITAA LAMA CAFIN YAAB KOLAY HILIBKAAS GEELA WAA XAARAAN ACUUDU BILAAHI MA WAALAN YAHAY
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 жыл бұрын
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
@suadmualim413
@suadmualim413 3 жыл бұрын
Kuwii gudumaha watay waa runtii
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 жыл бұрын
Asc wrx wbr oo maxaqqaa laqarin oo DULMIGAa raali laayahay waayaab
@Ha_samaato
@Ha_samaato 3 жыл бұрын
Mee jacaylkii waynaa ee loo qabay geela
@anasmahadmaxamuud4038
@anasmahadmaxamuud4038 3 жыл бұрын
Wllhi waa wax laga xumado
@habiibchannel
@habiibchannel 3 жыл бұрын
Waa xaraan hilbkas waayo waa ladilay bisinkana Laguma gowricin
@mohamedjirde5235
@mohamedjirde5235 3 жыл бұрын
Waa in dhamaan jeel ogaadeen la geeyaa waayo xooli way boqna gooyeen oo silciyeen dadkiina bakhti bay cunsiiyeen
@amiinali2228
@amiinali2228 3 жыл бұрын
😭😭 ree jigjiga bakhtibay kadhargeen
@nimcoabdilahi2633
@nimcoabdilahi2633 3 жыл бұрын
Dawladu waligeedba waxbay daha sarayaaan waxa jira hadad soo bandhigto waa lagu wabsan guumaysi ayaa jira xaqiiqada in lasoo bandhigo ma rabaaaan sharciga ha la mariyo nimankii geela qisaasay
@khadrakaliilabdi6572
@khadrakaliilabdi6572 3 жыл бұрын
Arintaasi waa in aan laga hadhin waayo hada waxa soo baxay in dadka jigjiga la siinayay xoolo aan lagu qalin bisinka halkaana wax ka muuqata in dadku sanado badan xoolo bakhti ah loo qalayay waan ka xumahay
@mursalmaxamud8813
@mursalmaxamud8813 3 жыл бұрын
War meeshaa maamul baan jirin Wlalhi wa nasiib daro wadan Muslim waxa lagama ogola midda kale wa cubudhin shacab hadiiba laxidhay weriyihii
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Waryaa xoolaha dialyse ma axmaaro baa dhiiga ka jaqeysa mida kale Dee Iska qabta mustafe iyo kuwa abii u shaqeeya ee laba qaad ka u ah maalin walba ma qeylo iyo fulaynimo miyeynu ku jiri doonaa waar is corsets oo meydka Iska dul qaada
@ulajarad
@ulajarad 3 жыл бұрын
wa arin mudneed in lasoo gudbiyo arinka bahalnimada aha kana baxsan islanimada iyo bini adinimada. wariyashii soo bandhigana waa ku amananyihiin si mamulku mesha ka jira si ay wax ugu qabolahayeen
@kiinhirmoge6288
@kiinhirmoge6288 3 жыл бұрын
Huuno nuur iyo jaamac kan maxaad noohor keenteen
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Waarwaawareey ina iley baaba doonaa maanteynu liidanaaye
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 жыл бұрын
Halasoo qabto nimanka silicdilay geela waayo geelaa dhaamo allana qur'aanka kushiigey geelu waaqaali
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 жыл бұрын
DaDKA ILEEN MAXAY ISAGA CELIN LA YIHIIN OO AAWAY DAMIIRKII ILEEN GEEL XAQ DARO LAGU DILAY HILIBKIISA OO XAARAAN AH AYAA LAGA IIBINAYEY MARKAAS DAMIIRKII AYAA YARAADAY ISKA DUL QAADA SULMIGA AAWAY GEESIYAASHII
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Waar mi giste ayaa maamulaya dhulka ee ka dhuudhiya waar dhulkaan axmaaro ka daran Tigré ayaa qabsateye go aan gaara oo Iska dul qaada gaalada iyo shaqaalohooda iyo jawaasiista
@mohamedjirde5235
@mohamedjirde5235 3 жыл бұрын
Waxay lamid yihiin kii dheeho boqnaha jaray waa hashii nebi salax cs
@Ha_samaato
@Ha_samaato 3 жыл бұрын
Sidoo kale Hargasana waa Lagu gagabiyaa
@fardusaw9688
@fardusaw9688 3 жыл бұрын
Beenale soo cadee
@Ha_samaato
@Ha_samaato 3 жыл бұрын
@@fardusaw9688 orod oo kawaanka aad
@munasaryare6655
@munasaryare6655 3 жыл бұрын
Been bd illahy u sheegty
@amiinali2228
@amiinali2228 3 жыл бұрын
🙄🙄 hargeysa tolow ma sida ogaadeen buu moodayaa migistu gumaysigiisii maskaxda madoobeeyay... waar reer jigjigoow bakhtibaad kadharagteen ...ordoo caadi wax uqasha
Aktarada is Cadeeyo sidii Gabdhihii oo Ibraahim Haashim Karbaashay
11:34
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 1,9 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 7 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 20 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 585 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН