Muqtaar Maxamed oo xannaaneeya ku dhowaad 500 oo digaag ayaa sharraxaya caqabadaha uu kala kulmo .

  Рет қаралды 44,060

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Muqtaar Maxamed oo Muqdisho ku xannaaneeyaa ku dhowaad 500 oo digaag ayaa sharraxaya caqabadaha uu kala kulmo iyo sida uu ku billaabay.

Пікірлер: 27
@caamircabdi725
@caamircabdi725 2 жыл бұрын
Alaha hakuu barakeeyo
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 Жыл бұрын
Waan kaaga hambayeen dadaalkaaga,fadlan maadaama ay kaalshiyam badan u baahan taha kawaanka malaayga calaqiisa & madaxiisa latuuro u shiid ama ukari maraq
@Canjeex
@Canjeex 3 жыл бұрын
Masha Allah. Ilaahay ha u barakeeyo. Ruuntii hal abuurkiisa iyo dadaalkiisa Waa mid ku dayasho mudan.
@cismantirike9102
@cismantirike9102 3 жыл бұрын
Maasha alaah waan xiisaynayaa mashruuca ee ila soo xiriir
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Haye Wali maxiiseyne mise
@afmatalac
@afmatalac 2 жыл бұрын
Haa
@KaraniKarani-rm8bo
@KaraniKarani-rm8bo Жыл бұрын
War wan xiiseyaa ii sheega
@mascuudhashi6414
@mascuudhashi6414 Жыл бұрын
Masha alaah
@Wararkaciyarahacom
@Wararkaciyarahacom 9 ай бұрын
Manshallah anaa iskufikibanay wanwada shaqada
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 жыл бұрын
Digaaga illaahey habarakeyyo
@user-ru5bv4fy9q
@user-ru5bv4fy9q 7 ай бұрын
Aad iyo aad
@mohamedcasse9288
@mohamedcasse9288 3 жыл бұрын
Asc mukhtaar
@kudunyare2330
@kudunyare2330 3 жыл бұрын
Guleysta
@nuurxasan1745
@nuurxasan1745 6 ай бұрын
Ok 2:00
@zakipoyipra3614
@zakipoyipra3614 3 жыл бұрын
Numberkiisa isiiyo ninkaan ruuxii haaya
@caaqilzaki15
@caaqilzaki15 Жыл бұрын
Waxaan rabi lahaa ninkaan meel aan kala xariiro waad ku mahadsantihiin
@muxsinabshir9800
@muxsinabshir9800 3 жыл бұрын
Wll mcn waxa raba in igacawiso barnaamish ka wll nubkayga waa kaa hay ilawin Ilaha bakugu dharshaay hay ilawin ama kaga isodir nabadgalyo wll
@nawalabdi1904
@nawalabdi1904 2 жыл бұрын
Wll miyey wax ku qabsameen hada
@saynabismail5509
@saynabismail5509 Жыл бұрын
Digg
@saynabismail5509
@saynabismail5509 Жыл бұрын
Asc
@MuxumadSiyad-jp1sn
@MuxumadSiyad-jp1sn 9 ай бұрын
Number kisa wll
@mohamedaliduale5740
@mohamedaliduale5740 Жыл бұрын
Nin aad u adkaysi badan oo yaqaan yoolkiisa ayaad tahay. Waxa kale oo aad tusaale fiican u tahay dadka dhahaya waan waynaaday wax ma baran karo. Waxaad kaloo tahay hal abuur samastay inta badan qalabkii uu u baahnaa. Adoo kale ayaan u baahanahay hadaan nahay ummadda soomaaliyeed. Xalaal cune ayaad tahay. Illaahay ha kugu guuleeyo hamigaaga fog ee qotada dheer:)
@qeyrfaafiye6991
@qeyrfaafiye6991 3 жыл бұрын
Nio meeshaan intee waaye muqdisho miyaa mise meelkale xageesa kajoogaan magaalada
@MaariyaEreg143-lt1yt
@MaariyaEreg143-lt1yt Жыл бұрын
Xagee joogaa ninka digaaga leh
@XaawoXudun-fm8sb
@XaawoXudun-fm8sb Жыл бұрын
Numbarkiisawlll
@warhagelin
@warhagelin 3 жыл бұрын
numbarkiisa wll iisoodir
@saynabismail5509
@saynabismail5509 Жыл бұрын
Asc
Süper Fikirler | 4 Sıradışı Tavuk Folluk Yapımı
10:01
Creative ideas
Рет қаралды 10 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 92 МЛН
The CHEAPEST and EASIEST Chicken Coop You Can Make!
10:20
Farm Up
Рет қаралды 327 М.
QAABKA LOO DIYAARIYO CALAFKA DIGAAGA
9:20
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 17 М.
Barnaamijka Maandeeq Poultry Farm
15:52
Baraarug Media
Рет қаралды 9 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 56 М.
Wax ka Ogoow Caafimaadka Shimbiraha ama Digaaga la Dhaqdo by UofM
19:30
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,8 М.
Hudheel ku yaalla  Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar
15:10
Mashruuca Wax-soosaarka digaaga II
7:51
Zamzam University
Рет қаралды 7 М.
BARASHADA CILMIGA DHAQASHADA SHINIDA " DR YAHYE ALI AADAN "
8:17
Maxamed Sharfe
Рет қаралды 21 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН