London: Maryan Xaaji Cilmi - Goob joog baan ka ahaa maxkamddi dilka ku xukuntay odaygeyga

  Рет қаралды 121,011

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 602
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
Anigu waxan marqaati ka ahaa oo indhayga aan ku arkayeye ilmaha aad adigu dhashay iyo kuwii xaajigaagu hore u watay sidii aad ugu cadaalad fali jirtay oo aanad kala ogayn kuwii aad dhashay iyo kuwa odaygu dhalay qofka aan qabyaalad aqoon ee hor Allah wax u wada xigtadiisa sida uu ula dhaqmo ayaa laga fahmaa!!!!!!
@nasro7666
@nasro7666 2 ай бұрын
Nin caqlinadan has 30sano xara laqalsu kaso hadal rer cuqdad
@nasro7666
@nasro7666 2 ай бұрын
Mucarad wan garanau muxafid radi
@SafiyaAbdal
@SafiyaAbdal 2 ай бұрын
Muxaafid = raaciye yaal
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
@@nasro7666 aduunka hadii aad wax qasto oo iyada oo aan lagu dooran aad xoog ku qasabto Oo aad dhac dil xidh qax ku xukunto oo aad sidaa jannada Allah ku gasho yaa kaa nasiib badan!!!!!
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
​@@nasro7666 Narrow.cid.cuqdad.khabah.majirto Ee.runtah.lagah.halayah Samiranah.waxeey.kuh.aragatay Bey.sheegtay.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 ай бұрын
Wa sheeko dheer oo cajiib ah Mahadsanid maama maryan xaaji waxa tahay qof adag oo ku dayasho mudan ❤❤❤❤
@DUBPLAYS
@DUBPLAYS 2 ай бұрын
Aad iyo aad ayey umahadsantahay maryan xaaji Cilmi. Waa marqaatiga nool waxaan kulatalin lahaa iney qorto taariikhdaas ay goobjooga u aheyd. Mahadsanid Ayaanle sidaas marwalba noogu sogudbisid wixii wadanka kadhay
@fnw8688
@fnw8688 2 ай бұрын
Dr Maryan haji Elmi wa gabdhi Somalia ugu horeysay ee Culunta seyniska ka Qalin jabisay.
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 2 ай бұрын
qabiil qabiil qabiil ilahay agtiisa keliyah isku barta ayey ka tahay inagana dhiig ayaan u daadinayna subaxallaah allow qabiilka naga dhex saar somali dhamaanteed Amiiin amiin yaa allaah🤲 Thanks Drs mama maryam and mr- ayaale ha noolaato
@muumincumar7417
@muumincumar7417 2 ай бұрын
Ha noolaato asc anigu ma ahi nin qabiilada waaweyn ka dhashey wixii ay ka hadashey oo dhan goobjoog baan u ahaa intubana xusuus baan u hayaa waxaana sii jiro war Intaas ka sii badan waan hayaa laakiin dad baa u haysta in qabiil ay ku colaadineyso maalin waan kuu warami doonaa warkaasina wuu gilgili doonaa somali oo dhan insha allah maalintaa an gaarno
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 ай бұрын
Inasha allah
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Saarida Ruushka qaladwayn oo dawladu gashay buu ahaa dagaalkii aynu la galay gumaysiga madow xabashida kamaynaan fiirsan waa lagu deg degay dawladu horumar iyo baraare ayey hogmanay iyo isku filaansho laga soo bilaabo 1977 ama 1976kii hoos baynu u soconay taa waxa dheeraa Jalle siyaad dad quran ah oo qabiilteyaal ah baa dhegta waxa u sheegayey sheeko daaroodism ayaa beledka ja socotay waxa badatay qabyaaladii qurunkii eexdii qaraabakiilkii dadka aqonta lahaa oo shaqooyinka laga laga cayriyey boobkii xoolihii ummadda, calaakuli xaal Siyaad barre wax wuu qabtay dhawrkii sano ee hore laakiin gedaal buu ka dumiyey waxaana la dumiyey kuwuu talada qaadanayey iyo raagida uu ku raagay xukunka.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 ай бұрын
​@@cabdicaydiid3320kuwa xumaanta kula taliyay ee aad sheegtay waa kuwii uu isagu isku xeeray si uu xukunka ugu ilaashado wixii ay kula taliyeen wuu ogaa ee isagaa u bareeray, markaad leedahay baraare ayaa lagu jiray 1977 wixii ka horeeyay miyaadan ogeyn in dad badan xabsiyda iska dhexyaaleen danbi la'aan kaliya loo hestay dhiig ayuu leeyahay, magac ayuu leeyahay, waa reer hebel, bal adigu isweydii wixii uu ku xiray malinkuu xukunka qabsaday halgamayaashii syl dhamaantood madaxdii ka horeysay iyo wiliba saraakiishii ciidamada intii ku jirtay, kan ugu xabsiga yaraa 4 sano ayuu u xirnaa, qaarkoodna 21 sano ee uu xilka hayey ayey u xirnaayeen danbi lagu soo oogayna majirin kaliya waxaa lagu heystay waad dhiirantahay. 1969 ayuu qaxii u horeyay soomaaliya ka bilowday nin kasta oo waxgal ahaa waa cararay kii fursad helay.
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 2 ай бұрын
Sax waan kula qabaa, qof walboo runta sheego lama jeclo. Allaha na asturo aduun iyo aaqiro
@yasminmoha736
@yasminmoha736 2 ай бұрын
insha alllh ka soo muuqo bartan ayaanlena waan rajaynynaaa inuuu ku qaaabillo❤
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 ай бұрын
Noolow Drs. Maryan Xaaji Cilmi ❤❤❤❤❤❤
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
Noolow waan arkaynaa hadey dadka ka duwan tahay kuwa dhintay ay 50ka sano ku dhagan tahay ay ka fiican tahay ka celi geerida adigu
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Aad u salaamayaa Marwo Maryan xaaji cilmi runta ayey sheegtay laakiin yaa qaadanaya.
@abdi-salamhassan4742
@abdi-salamhassan4742 2 ай бұрын
Y’a Allah Thank you so much Mom and brother Ayanleh for this smooth wonderful & honest interview My dears brothers and sisters After a deep concentration and psychological awareness of reviewing this interview Am proudly convinced this the truths evermore the best logical explanation on someone ho are insider This can reflect the real images of the past and today’s Somalis Hope youth Somalis politicians can collect a immense light in future plans in this interview
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg Ай бұрын
Mariam Haji Cilmi is a very tough lady ! I love her boldness and the way she is stating all the facts very honestly. Kudos to her !
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 ай бұрын
AYAANLOOW WAXAAN KUU HAYAA SHEEKADII AMA JID AMAJEELLE BAABUUR LAGUBEY BAN KU JIREY ILAAHAAY IYO SHACABKII BEERGADIID DEGANAA BAA HABEENKAAS NABADBAADIYEY AMA JID AMA JEELLAAD ISOO XASUUSISAY ALLAAHU AKBAR IISOO DIR TEFOONKAAGA ANKUU WARAMEE
@Commando681
@Commando681 2 ай бұрын
Ayaanlahan wa habeen xalay tegey inuu sheeko reerkisa mugdi galinayo ka waraysto lakin sheeko Maxamed Siyaad Barre lagu mucaradayo. Mesha joogtu kugu imanaya 😂😂😂😂😂
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 ай бұрын
​@@Commando681horta Ayaanle waa qoloma?
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
@@cabdirisaaqdaahir7884 Waa.raxan.weyn.rer.beydhaboh.ah
@Commando681
@Commando681 2 ай бұрын
@@cabdirisaaqdaahir7884 islaantan ba eedo uu ah. Wa xawadle si indha beel ah uu taageera Xasan Shiikh
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 ай бұрын
​@@cabdirisaaqdaahir7884xawaadle
@maanmohamed
@maanmohamed 2 ай бұрын
Maalin ba waxaa ogaana wax badano naga qarsoona oo 30 sano ka hor dhacay alla maxey xukuumad dad cuna ehed 😢😢😭 thanks dr maryam and ayaanle
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
Sax
@cabdirisaaqokiyaale1354
@cabdirisaaqokiyaale1354 2 ай бұрын
Siyaad Bare waxa kaliya ee laga dhaxlay waa burbur iyo xasuuq.
@mowisha
@mowisha 2 ай бұрын
Hooyada iyo tii ku dhashay ayaa far cidideed inooga baxsaday dhilaa ku dhashayee😂 seen ku yeelay adoon yahow laangaabka
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 ай бұрын
​@@mowishainadhilo afweyne mee😂😂😂😂😂 zoo mapka africa kamaantirtirin
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 2 ай бұрын
Maryan cimri dheer iyo cibaado suban alle hakusiyo from puntland state ❤
@kamaalUsmaan1075
@kamaalUsmaan1075 2 ай бұрын
Warunteeda Marwa Maryan, Ilaahay haa u naxariistee, M Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya, iyo Soomalida ba Wuu dhisey wuuna dumiyey, Maxamed Siyaad Barre, 1982-1983 Ka hor Daacad bu ahaa, Qasku waxuu bilowday Marki (Qaadka iyo Ganacsiga ILG laga dhigay oo (Faranka Faluto) Anshuur Alaabooyinka la keenaan jirey marki la joojiyay. Waa sabati ku Bilaabatey Jabahadeentu. Shilka Baabuurta ee 1986 ka dibna farax bay ka baxdey. MSB Sidha ah in uu Qabilkisii iyo Dadka Daacad u ah inu isku wareejiyo Shilka ka Dib bay furka turtey. Burbuka Soomaaliyaa Waxaa Qeeyb libaax ka qaatey Reer Sadax Dowladdood kala Dega (???) Magacooda sheegi maayo. Wuxuu Dhameeyey Oraah diisi oo aheed (Dalka aan ka Tagaya Mooyee, Dadka Kama tagayo) Ilaahay haa u naxariistee.
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr 2 ай бұрын
Reerka sadaxda dowladood kala daga mala socotaa dowladii oo dhisan in diyaarado lagu xasuuqay dad iyo duumyo oo dhul boob lagu sameeye oo ilaa hada dhulkoodii gedo la raaciyay iyagoo dagmooyin looga dhigay adeer waa laga ilbaxay waxaas hada cidaa rabnaa wax la qeybsaneynaa gaal iyo islaam😅
@sayidka6911
@sayidka6911 2 ай бұрын
​@@NasroSheekhxasan-lb8jrreer sadex dowladood dega waa badan yehee waa kee?
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr 2 ай бұрын
@@sayidka6911 hal reer umbaa daga isagana waa magacaabay waana lawada yaqaan lkn kheyr bey noo eheed inaan kasii mid ahaano dowladahaas
@Manallagaraadbaa
@Manallagaraadbaa 2 ай бұрын
Sidee buu u dumiyay macnaha? Bal Nafahamsii, Doorasho ma uusan qaban miyaa ka wadaa? Ma dadkii Xamar dumiyey ee bilibilaqaystay ayuu ka mid ahaa, ma kuwii Ethiopia hubka soo siisay si ay dalkooda iyo dadkooda u burburiyaan ayuu ka mid ahaa?
@kamaalUsmaan1075
@kamaalUsmaan1075 2 ай бұрын
@@Manallagaraadbaa Walaalo, Markan leeyahay M.M.S.B Soomaaliya wuu Dhiseey, Soomaaliya iyo Soomalida ba Asaga ka hor B&T midna ma Aheen. Ciidan Afrika ka ugu wanaagsan buu Dhisey, Far-Soomaali oo ka hore aan jirin bu u sameeyay, Soomaalida bu Afkooda Af-Soomaaliga wax ku bartey, In Soomalidu isku filnaada meel kasto bu ka shaqeeyey. Odey iyo Habar, Wiilka iyo Gabar in si hor ah ku shaqeeystaan meel allaale meesha aay rabaan ee Jamhuuriyadda ka mid ah, Qabiileeysi bu xakameeyay. Raas-kabooni iyo Raa-Aseer intii u dhaxeeysaa mideeyey. Magaalada Madaxda Soomaaliya Muqdisho buu Dhisey. Laakiin waxaa soo dhan waxaa isku Fuqsatey. 1, Xukunka ku Raageeray ba waxaa keensateey in midnimada Soomaalida kala daataan. 2, Doorasho Haq iyo Xalaala ah oo aan ka dhacin, oo ka aheen Doorashoo (Haa iyo Mayaa) aan ka aheen. 3, Qabiilka oo Laba-kacleeyey. 4, M.M.S.B OO Laga quustay in ka dhageesto Abashad iyo Buuqa ka socda bulshada dhaxdeeda. Waxaa soo dhan baa keentay in Soomaalidu Qori isku qaataan. Sidaas buu ku noqdey M.M.S.B (Dhiseen iyo Dumiyey) Ilaahay haa naxariistee.
@BashirHussen
@BashirHussen 2 ай бұрын
Dr Maryan Xaaji Maamo taariq badan baad haysaa ee buugag qor si taariiq ugu harto ummada Soomaaliyeed
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp 2 ай бұрын
Siyaad Bare Haduu Qaldanaa Aaway Ilaa Maanta Wax Dhaama Miyaa Aragteen Soomaali Dhan Xaqa Majecla
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
Ma jirto. Soyaad Bare waa anyax tag eelna reeb.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
AFWEYNE DAL IYO DADBA KAMA TEGIN
@GuzzyBear-l1k
@GuzzyBear-l1k 2 ай бұрын
Easy siyad bare orod akhiro uradso koley iskudir bwadaye dhalinyaro hadanahay waxba nagama galin waxtagay
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 2 ай бұрын
Hhhh, dal Kala go'ay buu katagay, mida kale lacagta soviet baa siin jirtay
@amirabukar2913
@amirabukar2913 2 ай бұрын
@@easky363 Marxuumka ha aflagadeyn wuu kaa hooseyaa maanta waana asiga iyo Alle
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 2 ай бұрын
Maryan waan salaamayaa waxay ka hadashay waa xaqiiq weeye
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
MAHADSANID MARYAN, TAARIIKH MUHIIMA OO RUN AH 💯 AYAA SOOMAALIYA UGATAGTAY. MAHADSANID HOOYO. MARWO
@abdiadan4837
@abdiadan4837 2 ай бұрын
the lady is very truthful to core, she was practically their in person, all what she talks is based on real exprience in her on rights as an officer and acitizen of her country, and on the other hand her talks is not only her real practical experience but also a great history to all she worked with both in the govnmt, civil society, and the entire political dynamics internally and internationally, so the lady is a great history and a good history of somalia, she must be accorded the respect she diserves as a senior citizen and a herro based on her great duties she has done for her nations, sister don; t mind of what people say about what they claim as history a bout you and the regime of the late general abaa siyat may he dwell in janatul fardowsa amin,
@IsmailSaid-dw6uq
@IsmailSaid-dw6uq 2 ай бұрын
Walaahay waa fariid gabadhani
@cheyyene
@cheyyene 2 ай бұрын
Mashallah Reer Caan ah ka dhalatey Maamada Qof wax kala ogna wey tahey. 2018 ayaan Hoteel Garowe ka sheekeysaneynay Odeyaal Dowladii Kacaanka Wax kasoo Maamulayey, Sheekooyinka ayaa ka mid ah In Maamadan Ay Xamar u kala Shidneyd, Maaliintii dambe ayey u tageyn Korneyl mise Generaal Ismaaciil Abokor (AUN) ku dhaheyn war "Xaaskaadi halke iyo halka ayey ka boodbodeysay", Nin degan ayuu ahuu wuxuu ugu Jawaabey "Ha iska Boodbodo".
@NasriAbdi-y2w
@NasriAbdi-y2w 2 ай бұрын
Sxp waad iga qoslisat
@cheyyene
@cheyyene Ай бұрын
@@NasriAbdi-y2w saas u joogaa halkan, Keep it up
@roobdaydayroob8439
@roobdaydayroob8439 2 ай бұрын
Mahadsanid Mama Maryan. Taariikhdu waa u muhiim jiilka soo socda waxaana hubaa in aan casharro badan ka baranay mid aduun iyo mid aakhiraba.
@abdisalangabeyre6066
@abdisalangabeyre6066 2 ай бұрын
AFWEEYNE WAA KAN SOOMAALI KALA GEEYAY ILAA HADA OO AAN 2024 JOOGNO DAD BAA WALI NAGA GADAYAAN IN UU AHAA NIN CADAALAD AH
@CCM833
@CCM833 2 ай бұрын
Abdi Qasim mashallah nin rag ah.
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 2 ай бұрын
Masha Allah waa sheeko cajiib ah oo xikmad badan laga dheehan karo.
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 2 ай бұрын
Cabdi qasiin salad xasan waa niin raged
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 ай бұрын
Soomaali halka laga raacay waa dilaa culumada ee amarkiisa lahaa Siyaad Bare. Toos buu uga hor yimi Surah Nisa isagoo sheegay raga iyo haweenka waa siman yihiin
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Ayaanle waa qof taarikhda baadha aynu kutageerno waayo qofkaaga xaqiiqada raadsh waa laqiimeeya anuu runtii waxan ahay nin reer burco ah aduu xitaa badho khadad ka aan samaynay waan tageersanay soomalay iskadhhafa qabyalada sooyalka lasoo dhaafay wax baa lagabartaa noolow ayale sxb
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 2 ай бұрын
Soomaalida waa dad qabiil diley war gabadhaa taariikh bey ka sheegeysaah
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ مَسْعُودٍ عَنِ ابْنِ عَلَيْكُمْ بِالصِّدْقِ، فَإِنَّ الصِّدْقَ يَهْدِي إِلَى الْبِرِّ، وإِنَّ الْبِرَّ يَهْدِي إِلَى الْجَنَّةِ، ومَا يَزَالُ الرَّجُلُ يَصْدُقُ ويَتَحَرَّى الصِّدْقَ حَتَّى يُكْتَبَ عِنْدَ اللَّهِ صِدِّيقًا، وإِيَّاكُمْ والْكَذِبَ، فَإِنَّ الْكَذِبَ يَهْدِي إِلَى الْفُجُورِ، وإِنَّ الْفُجُورَ يَهْدِي إِلَى النَّارِ، ومَا يَزَالُ الرَّجُلُ يَكْذِبُ ويَتَحَرَّى الْكَذِبَ حَتَّى يُكْتَبَ عِنْدَ اللَّهِ كَذَّابًا . مُتَّفَقٌ عَلَيْهِ. مُتَّفَقٌ عَلَيْه Waxaa laga wariyey Ina Mascuud : Waxuu yidhi Rasulkii ILAAHAY (naxariis iyo Nabadgelyo Dusshiisa ha ahaa tee) Waxaa dushiinna ahaatay RUNTA , Runtu waxay idiin hogaamisa wanaagga , Wanaaguna wuxuu idiin hogaamiyaa JANADA . Waxuu ahaaday Ninku qof Runta sheega oo ku dadaala Runta Ilaa ILAAHAY agtiisa looga qoro RUNLOW . Waxuu idiinka digay BEENTA , Beentu waxay idiin hogaamisaa Ansha Xumo , Ansha xumadiina waxay idiin hogaamisaa CADAABTA , waxuu ahaaday Ninkii ama Qofkii mid Beenlow ah ilaa iyo ILAAHAY agtiisa looga qoro BEENLOW> ADEER XUSEEN
@rahaalimoallin8969
@rahaalimoallin8969 2 ай бұрын
Walle waa marwa qeyma daban oo celmi sare leh ku hadleyso si cadalad ah storiadane ka seyso oo taqana kacanka ficnantisa iyo xumantiisa intey shegtay waa runteda dittatore weyn oo aha kuna dharran jiray bur bur lee iga harrayo xoog militari waxy lagu qabsado sas aa ka dambeyso ee qabiil dhibkan ayu leyahay ee ha leska saxo. Mahad sanid sei una signora molto preparata complimenti dottoressa ❤
@Josee-2012Ahmed-bh2fp
@Josee-2012Ahmed-bh2fp 2 ай бұрын
Maamo aad aad umhadsan thay balse waxad moda tarikhda inan wax laga baran wali waxa jira dad raba in somaliya markle laga dhaqan galiyo xukun lamid rajiimkii siyad bare
@abshir2010
@abshir2010 2 ай бұрын
Siyaad Bare ALLAH ha u naxariisto dalkaan wuxuu ka hayey nijaaso xaar iyo kaadi umad ah. Wuu naxariis badnaa aniga hadaa ahaa lahaa Xabsi maba jireen dambiile iyo qaacinul wadan xabsi ma istaahilo.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
Faqash
@abdihashi1863
@abdihashi1863 2 ай бұрын
Siyaad bare murtad buu ahaa dalkan inuu burburana asaa kadambeeyey
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@abdihashi1863 SAX. AFKAAGA CAANO LAGU QABAY.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@abshir2010 SIYAAD BARRE NAJAAS #1 BUU AHAA.
@XasancabdiAxmed-q4w
@XasancabdiAxmed-q4w 2 ай бұрын
Mahadsanid hooyo .kolay hoyoday oo kle aatay e nowada
@Afitaax219Afitaax21
@Afitaax219Afitaax21 2 ай бұрын
FIIRO GAAR AH Somaliyeey 🥺🇸🇴 Wareysigaan ma fahmeysid adigo kii hore So Dhageesan😢😂Been ma nii sheegay 😊ciyaal xamar Lee nahay horaa wax ka fahmeynaaaaa😂❤Mamiiii love you 😢mana aqaan lkn waa legend
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 2 ай бұрын
Ayaanle Xuseen Cabdi aad iyo aad baan kuu salaamay walaal, waxa aan si wayn ula socdaa barnaamijyadaada qiimaha badan. Waxa aad raadisaa oo aad barnaamijka ku casuuntaa Cismaan Jaamac Cali - Kaluun. Mahadsanid.
@abdifidow9106
@abdifidow9106 2 ай бұрын
Mamo Maryan sida aad uga taariiqeysay rajiimkii kacaanka cid uga taariiqeysay majirto. Noolow.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
NOOLOW
@AlikuusAli
@AlikuusAli 2 ай бұрын
Mahadsanid mama maryan ❤
@Minnesota416
@Minnesota416 2 ай бұрын
That was the biggest mistake Egal should have been president simply somali wouldn’t go the route of military in 1969
@UmooH
@UmooH 2 ай бұрын
He was the prime minister but couldn't stop Siad Barre the coup
@MohamedAhmed-do2fl
@MohamedAhmed-do2fl 4 күн бұрын
That was not Egal’s plan, Egal was a civilized intelligent man who wanted to lead this country the right way, but Afwayne was Psychopath,Narcissist, Ignorant, hard headed who had a grudge and to this day we’re harvesting what he planted, i hope he gets what he deserves in the face of Allah
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
MAXKAMAD MAJIRIN. CADAALAD MAJIRIN. DIIN MAJIRIN. DHAQAN MIJIRIN.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 ай бұрын
Maryan inoo waramaysa miyey sheegtay faysal cali waraabe miye sheegtay,lkn adeerkaa saleebaan gaal waxay sheegtay fuleynimadiisa iyo faqash nimadiisa somalida dhagaysaynasa ayaa ku jawaabi.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@crisaaqaxmed2074 FAYSAL CALI WARAABE MAXAY USHEEGAYSAA? MARYAN XAAJI CILMI WAA NAAG XAWAADLAA, OO HAWIYAA. FAYSAL WAA CIIDAGALE. SALEEBAN GAAL WAXAY USHEEGTAY NINKEEDUU LAHAYB YAHAY.
@dnpydb-liee
@dnpydb-liee 2 ай бұрын
Qabiilka mareexan wa qabiilka kaliya kalsoonida Alla Ka qaday xaasidnimo foleeynimo plz somaliyey cidaas yaan waligiis xili lo dhiibin waayo laangaab wa ahlu Naar
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 2 ай бұрын
Hhhhhh War istaq fulayso madaa janada bixiya
@AhmedOsmaan-r9w
@AhmedOsmaan-r9w 2 ай бұрын
Mareexaan axmed gurey, amirnuur, siyaad bare, farmaajo ka dhashay intaana somli ku faanto
@mubarakxasan9136
@mubarakxasan9136 Ай бұрын
​@@AhmedOsmaan-r9whoyadaaa beenta ka was axmed guray kulahaa axmed gurah haduu somali aha nin ree waqoyiya buu aha sammaron ama ciise laga yaba xata isaq inu ahaa. Marexan waxa ka dhashay labadii jaahil ee somali ugu wayn siyad bare iyo farmaajo
@abshirmohammed1256
@abshirmohammed1256 2 ай бұрын
Cajiib thanks Ha Noolaato
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
Dulmigii waagaas dhacay ilaa hada waa naga Hari la'yahay😢
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 2 ай бұрын
Haa wallahi
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 2 ай бұрын
Sorry 😞 😢
@Birds-i5b
@Birds-i5b 2 ай бұрын
Waxba lagama dhaxlin he destroyed everything so badly after 35yrs years still ecowing
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
Sax. Kasoo kaban meyno 100 sano kadib
@Farhanshire5
@Farhanshire5 2 ай бұрын
Kacaan wax walbo kafilo balsa Ilaa hada maheeno nothing better than kacaankii barakeesnaa and it seems this young man is very obsessed with jaale siyaad or i should say overall MR.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@Farhanshire5 MAYA. AFWEYNE IYO KACAANKIISII WAXAY SOMAALIYA DHIGEEN MEELAYSAN 300 oo SANO KASOO NOQON DOONIN SI KAS AH. Ayaanle is not obsessed with anyone in particular or anything. Except you, most somalis hate the truth and never want to take responsibility for their actions
@Farhanshire5
@Farhanshire5 2 ай бұрын
@@easky363 akhii or I should say ukhtii? Marka koowad waligaa iska ilaali inaad meel walbo xumaanta kafiiriso,The regime had good and bad but it seems your one of those people and this boy ayanle is all about kacaankii while he can easily focus on what’s happening now it seems he’s stuck between 1969-1991,obsession another level.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@Farhanshire5 KACAANKA didn't have any good. All bad came from him. Everything bad that's happening now is to be blamed on Afweyne and his kacaan. No exceptions.
@mustafadaahir1560
@mustafadaahir1560 2 ай бұрын
Maamo qiimo badan weyan wax badan waan ka faaiiday halkan hanoolato ilaa Hargaysa oo aan kula kulmay Alle cimriga ha u barakeeyo maamada
@Minnesota416
@Minnesota416 2 ай бұрын
Maashaa Allah moma Mariam Haji Elmi well said xaafidulaahi you’re the most honest person that I have seen I wish our people would have the mentality that you have maashaa Allah jazakalah❤❤❤
@hawa8224
@hawa8224 2 ай бұрын
Tanks xaajiyo❤❤
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 2 ай бұрын
Cumar carte wuxu kaciyaaray siyaasad taariikhda gashay markii hore iyo markii danbee uu yidhi Ciidamadu jabhadaha ha isudhiibaan sidaa wuuku saxnaa Sababtoo ah Ciidamada uu kaladiray waxay ahaayeen kuwii baa biiyay dalka iyo dadka waxay ahaayeen gacmihii uuku gumaadijiray dadka ee garanwaayay Amarka lagufaro maskaxdaada lakaasho hadii Adiga oo askari ah lagufaro dad rayid ah oo meelyaala oo xoolo dhaqato ah laguyidhaa waxay laqabiilyihiin jabhada dowlada ladagaalamaysa ee laaya oo xoolahooda dhaca oo dumarkooda kufsada Miyaad fulinaysaa mise waxad garanaysaa waxan lagufaray in ay qaladtahay hadaba ciidanku waxay ahaayeen kuwa waxaa foosha xun eelafaray fulinayay markaa hadaanu Cumar Carte baabiin baaqigii kahadhay faqashtaa iyo qodxahaa kahadhay Siyaad bare halka ay jabhaduhu kaga baabiiyeen qori Ayuu isna baaqigii qalin ku baabiiyay waayo xumaanta lama kala reebo AHUN Cumar Carte qaalib siyaasigii maskaxda furaa waa in buug laga qoraa
@CCM833
@CCM833 2 ай бұрын
Cumar carte raxumul laahi wuu ugu hiilinaayey taa tolkiis. SNM duurka ayey joogtay ciidamo soomaaliyeed oo dhisan in la yiraahdo isu dhiiba isku dhiiba Jabba's qaabali ah waa qalad. Waxaa wanaagsaneed in la yiraahdo ciidan kasto meeshooda ha joogaan oo amar ha ka qaataan dowlada cusub.
@monafarah4324
@monafarah4324 2 ай бұрын
MAASHA ALAAH MARYAN XAAJI CILMI WAXAA TAHAY QAAMUUS LAAKIIN NINKA KU WARAYSANAYAA WAA XANUUNSAN YAHAY WAXAA UU RABAA MARXUUMKA IN U RAADINAYO XUMAAN LAAKIIN TAN UU ADEERKII SAN BALOOLSHE
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 ай бұрын
As Maryan haji cilmi waa ku mahadsan tahay tarikhdan ay nala wadagtry macan& qarar ba leh lakin waxay faido u tahay oo waxbarasho u tahay dhalinta & jiilasha dambe bey anfaceysaa wana taarikh barasho ah oo wayo aragnimo u leh si ay ugu sii nooladan dhulkan haddii ilah u calfo madama rajo laga qabo in nidam dowladed oo degan ah laga yaglelo dhulka somalida, sida dhacdana marka dad uu dhexmaro dagal sokeye xalku wuxu noqdaa in mamul degan oo is xukun hoose degan walba goni u helo lana wadago mid guud oo waxna la wada leeyahay waxna la kala leyahay wana xalka dadka dagalada sokeye dhexmaran xalkodu walow dad badani aysan argtida lahayn oo ay donayan nidamkii dhibka aburey oo dadka qaar ay fursad ka helen ama xukun ku helen meshw nidamka diwlad deganku usan qof walba fursad ka siinayo qofka degankas u badan ama laga soo doorto, marka qolyihi kacanku ku noladey doorasho ma donayan oo dantoda waa in la magacabo xilalka dowladda mase dhaceyso oo xal ma keneyso mana fiicna in meshii shaley la isku qashey mar labad la isku qasho oo somali nidam dowladed oo an ku dhisneyn isla xisabtan ma mamuli karan haddii lq fudueyo sidi 1960, waxa iman kara markale koox ciil qabta oo dantodu tahay xukun boob & xolo boob wixi kq hor yimadana sidi 69 ila 91 cml dib logu noqdey , ugu dmabeyn nidamka federlaka ama confederate wuxu ka hortag u yahay koox ama nin ciil qaba xukunkq yimado oo sidu dono u lexsan kara buu dawo u yahay fed or conf. Maryoley adunka waxbaba ma harine yeynan waqtiga inta hadhey dowlad la'aan & galada na kala dilaline nidamkas ba xal mogu dhawe aynu waqtiga ka faideysano, alaha na garansiyo xaqiiq da nolosha uamdda somalida hana dhaxal siyo hogamiyayaal dantoda ka hormariya danta guud danta garana meel iska dhigga. Allow aamiin
@nasserdjama6970
@nasserdjama6970 Ай бұрын
Ha noolaato hooyo Dr Maryan Xaaji abtigay Allah ha uu naxaristo Cali Heyge oo halgamaa rer jabuti ah ayuu kuu kharajiyee labaatan jirow
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
MAMA MARYAN NOOLOW. MAHADSANID GEESINIMADAADA, IYO RUNTAADA.
@mohamedguled7923
@mohamedguled7923 2 ай бұрын
ASC maryan ilahay ha xafido amiin yarabi waa qof xalala ah 3arimood oo maryan ka hadashay waa xaqiiq 1 maxamed siyaad bare wakhtigaa ka hiiliyey2 maxamed siyaad markuu dhacay waxaa ku soo hadhay wagar dhac iyo dhulbahante 3 nin walba tiisu u ordayey si uu xukunka ku helo balse may jirin anaa dhama maxamed siyaad bare intaa maryan run bay ka sheegtay iyo inta shaqsi ee ay tiri way icaawiyeen intii dhimatayna ciso iyo sharaf bay ku dhinteen allah hawnaxariistee amiin yarabi inta noolna ciso iyo sharafbay ku nool yahiin ilahay amarkii intii mamada ay waji xumada kala kulan tayna baadil iyo sharaf daray ilaa maanta aduunka La joogaan waa tusaale fiican mar walba waxaad samaynayso in aad alle ku xidhan tahay
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
MARYAN XAAJI CILMI, QOF WALBA WAA OGYAHAY INAADAN REER AYEEYDAA NEBCAYN, QOFWALBA UU OGYAHAY INAADAN QABIIL SHUQUL KULAHAYN. LAAKIIN MARIIXAAN IYO FAQASH BEEN IYO EDEYN KAA DAYNMAHAYAAN. GEESINIMADAADA KUDHIMO, SOOMAALI TAARIIKHDA MUGDIGA LEH EE AFWEYNE/KACAANKA UGATAG.
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 2 ай бұрын
Adiga waad xanuunsanayaa ee kiniinkii cuqdada doono oo soo matag adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab dhalaan laaye dhulka boobe ka waran oo taariikhdiisu tahay abaarso iyo dhiig uu faraha kula jiro
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@QoobjalowQoobjalow FAQASH MADAAHIRO.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
WUXUU WA UQABTAY 1970-1975 WAXAY AHAYD DAD AQOONYAHANO AH AYAA WADANKA LAWADAY, KABACDINA WUU DILAY AMA WUU XIRAY AMA WEEY CARAREEN. DADKII INTAA WADAY WAXAY AHAAYEEN REER WAQOOYI
@mohammedbillane575
@mohammedbillane575 2 ай бұрын
Maxamed siyaad bare ilaahey ha u naxariisto. Wax ka wanaksan la waa. Maanta xaa la haaya😢😢 in bada iyo bariga la iibiyo. Umada qarax iyo badaha Iyo gaajo ayey somali u dhamaaden😢😢😢
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 ай бұрын
Afweyne doofaar doofaar dhalay oo qabiiliste ah ayuu. Jahanaba haku waaro. Maydkiisiibaa Nigeria laga soo tahriibiyay.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
Sax
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Gabdhaheeba soomaaliyeed ee quruxda badnaa 6da qaaradood waa ka ooyayaan?????!!!! Damiirkii aaway??????? Qabkii aaway??!!
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 2 ай бұрын
Maama maryan wax jira iyo taariikh madoow ee nagelisay sidaan kunooleen 33sano marka waxba masheegyaan kuwa runta kugu dhaliila
@shafiabdi215
@shafiabdi215 2 ай бұрын
Ayaanle Fadlan qofka aad wareeysaneeyso u ogolow inuu si waafi ah u hadlo. Style kaagi wareeysiga waad yara badashay.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 2 ай бұрын
Inuu wax afka ugaliyo ayuu rabaa, fikraddiisa ayuu hor dhigayaa. Waa marka uu Siyaad barre iyo qolooyinkuu necebyay kahadlayo.
@aminawarsame4802
@aminawarsame4802 2 ай бұрын
WAQTIGAAN ADUUNKA LA TARTAMI LAHAYN BAANJOGNAA
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 2 ай бұрын
Maasha alaah maamo adag waaye ❤
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
MARYAN XAAJI CILMI IYO AYAANLE AFAARO-QABIIL MAYAQAANAAN. MARIIXAAN IYO SAXIIBADOOD WAA KAADIBIIN, RUNTAANA DHIBTA.
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 2 ай бұрын
Adigu afaara qabiilka iska dawee ina abaarsaw
@mohamudyassin2472
@mohamudyassin2472 2 ай бұрын
Mahadsanid Habo♥️
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Mar labaad waan salaamayaa Marwo Maryan xaaji cilmi
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 2 ай бұрын
Dhulka hooyo waxaa ku soo duulay jaajuusiin Itoobiya u adeegta Iyaga oo adeegsanaya Qabyaalad. Waa in dhulka hooyo laga saaro ciidanka Itoobiya iyo Kenya. Waa in xooga Dalka Soomaaliyeed la mideeyo. Waa in Dhulka Soomaaliyeed laga difaaco ciidanka Itoobiya. Soomaaliya ha noolaato.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
AFWEYNE JAAJUUS #1 BUU AHAA
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
Somaliya ha noolaato waa naftu ha ku jirto oo wax khayr ahi yaan u kordhin!!!! Somaliya ha is raacdo hadaad maqasho waa ha kala fur furanto!!!! Ninka munaafaqa ah ee diinta iyo walaalnimada neceb baa ku dhawaaqa!! Dad muslim ah Isku dad ah Ehel ah is wada yaqaan Xuduud iyo caqabado kala xidha jirin lama heshiisiin Kari waayin ee munaafaqnimo Allah markhaati ka yahay oo shar qabyaaladeed ku soo gabanaya oo dalka iyo dadkaba neceb cadowna hoosta ku wata ayaa badan!!!!
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 2 ай бұрын
​@@easky363adeerkaa muuse juudaan oo ila hada itoobiya hoosta ku wata ka waran
@aminamohamed5568
@aminamohamed5568 2 ай бұрын
Maxaad ka difaaci.adiga ayay ku difaacaan ee horta orod is xoree
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@aminamohamed5568 sax
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Marwo taarikhhaysaa
@AliAli-tb9mm
@AliAli-tb9mm 2 ай бұрын
Siad Bare AUN Talo ma qaadan jirin, Qofkii la Taliya Wuu Xiri Jirey ama Toogasho, Kursiga uu isa Siiyey aa Dishey oo Halakaan na Dhigtey.
@diriyemohamed4368
@diriyemohamed4368 2 ай бұрын
Asc mr ayaale waxa ku sheegaya dawr ayaa dhagaytey dadbad oo aad wareesi qaadey,waxa ka maqan aqoon iyo waayo arag. Ee soo yeelo khibrad si sax uqaadid waraysi sax ah.
@KhadijaAbdi-ct9jn
@KhadijaAbdi-ct9jn 2 ай бұрын
Maansha allaha alle ah ku barakeyo mama maryan waxabadan yaan faidnay
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
NOOLOW DRS. MARYAN XAAJI CILMI. GEESIYAD. RUNLEEY. SOOMAALI DHALAD AH. MUSLIMAD DHAB AH. noolow, noolow, jir oo joog
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
MARYAN XAAJI CILMI RUNLEEY WEEYE, WAA GABADHA #1 KA AH SOOMAALIYA 70 SANO ILAA HADA.
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto aabihii ummada Somaliyeed xaaji Maxamed Siyaad Barre Maamo Maryan xaajina Alle ha xifdiyo
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 2 ай бұрын
Suulina wuu ku dhintay aakhirana war ba u yaal gaalka
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
Allaha cadaabta kufogeeyo
@sommmaverick5840
@sommmaverick5840 24 күн бұрын
Fulay Afweeyne . Wuu cararay ee sida Qadaafi iyo Sadaam ma noqon Rag mayel adag. Ee Mal mal shuban ah ayuu ku asqeeyey Mandheera xaduuda Kenya ka dib markuu wiilashii Mariixaan ee ugu danbeeyey xabada isaga dhigay fulay buu haleey heeso Allaha Cadaabo kaas.
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 ай бұрын
Exactly 💯 1960s siyaasada dalka 🇸🇴 4.5 ayey aheyd
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 2 ай бұрын
Tariikh cajiiba ah bay ka sheekeye Maryam alle haku xafido
@Somali-One
@Somali-One 2 ай бұрын
*Qof wali oo somali ah hadii uu dawlad ku faan dhaho wuxuu ku faanaa dawladii Siyaad Barre Allah yarxam. Siyaad bare gadaashiis meeqay Somali ulakac u dishey. Soomalidu aduunka sharaf ayay ku lahaayeen 35sano kahor maantana waataas dhulkoodii iyo badoodii la boobaya rag qandaraas soo qaateyna social media ha neceeb ka faafinayaan subxan Allah*
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 2 ай бұрын
Mashaalaah horey u soco maama maryan
@Birds-i5b
@Birds-i5b 2 ай бұрын
Maanta siyad bare dhiigi uu somali ka daadiyey away sow ilaahey baa gacan ku haya marexan uu wadanka uu dhaaceyna somali iyagaa uugu baahan ceelna uma qodna.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
SAX
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
Dabigisih.waad.khatadan.ee.ugah.tagah.khabrigah.ee.sobaxsadah Marxunkah.dhintay.ee.rabin.kabakhah.ee.iskadayah.mutidah.dhimata Marjoram.subxanalah.uduh.dabih Badanah.bal.firiyah.comentigah Intah.kudhagan.oo.sokhoraysah Khoralkah.marxumkah.siyaad.bara Ilahaay.hanaxaristah. Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah Markah.siyaad.bara.maxah.kadabeyey.bal.iswediyah.umadah.somaliyed.waxiih.kadabeyey.siyaad.barah Machar.bah.kadabeyey.masa Shariah.kadabesey.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@JsheEhehej qabriga naar baa uga horeysa iyo 10 WADAAD oouu dilay.
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 2 ай бұрын
​@@easky363adigu naarta ma.haysid laakiin muus e juudaan ka waran masaajidadii in madaafiicda ku garaacay
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@QoobjalowQoobjalow aamu stupid yahow
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
MARYAN XAAJI CILMI "HA ORAN ilaahay hanaxariisto", dad uu guryahoodii kalabaxay ayaa ilaa maantay lo'ogeyn waxkudhacay. Cadaabta ilaahay haku fogeeyo.
@QaniYusuf
@QaniYusuf 2 ай бұрын
Subhanllah will illhey ba laxisab tamayee adigu ha ku danbaabin wu ka hooseyaye. Tankale manta marka laeego sida uu wadankii yahey wax dhama lawaa. Siyad bare.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@QaniYusuf maantay meesha wadanku yaalo asagaa dhigay. "Dad iga harimahayo ayuu yiri, dal maran mooyee". Ninkaad leedahay wuunaga hooseeyaa, malyuunuu cunay. Waalala xisaab timi aakhiro iyo aduunba ASAGA IYO saaxiibadii
@QaniYusuf
@QaniYusuf 2 ай бұрын
@@easky363 Wa run illhey ba laxisab tami. Lkn su’ashu waxa weeye hada maxey u dagi la’adahey intaas oo sano oo madax ay soo martid. . Kuli wa isku mid. Hadab malinba qof ba lawaaya Mel ay mareen raq iyo ruux. Marka illhey bey leeyihiin shacabka somaliyeed.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@QaniYusuf ARDAYDUU WAXBARAY AYAA HADA WADANKA MAAMUSHA. AFWEYNE DADKA, DHAQANKUU BADALAY.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 2 ай бұрын
Siyaad waxa dilay qabiil. Soomaalina halka uu gaadhsiiyay waataa ilaa maanta ka soo kaban la'.
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Maamo waxbadn og noolow maamo
@АвшаапС
@АвшаапС 2 ай бұрын
Waa barnaamijka Cuqddadda & Qabyaaladda &qurunka 🎉
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
Faqash
@zambiancopsharif2112
@zambiancopsharif2112 2 ай бұрын
All great leaders are bond to fail,Ilaaheey haunaxariisto Gen Siyaad barre
@bigie2264
@bigie2264 2 ай бұрын
Jahanama lagee afweyne nacalatullahi calayhi fircoon
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
Cadaabta allaha kufogeeyo
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg Ай бұрын
waxaa layaab leh hadii ba dil lugu xukumai maxaa hanti dooda loola wareegi ? What a height of military dictatorship!
@abdinasirhashi3588
@abdinasirhashi3588 2 ай бұрын
Naagtii xeerka qoyska keentay mayna ahyn awal?
@MohamedAbdi37-c1u
@MohamedAbdi37-c1u Күн бұрын
Dulmigii dhacay waxa kadaran in waqtigan laaageero siyaad barre oo ahaa gacan kudhiigle dadkii xasuuqay
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 2 ай бұрын
Gabadhan waa run low waa daacad balse irir ma aabuu ahaa irir abtirsiin maaha xaqiiq
@shuu_94.
@shuu_94. 2 ай бұрын
Adiga waxaagu alamtara waa soo dhaafen ayaanlow dawladasi malaaig maahayne mad dhinacedi wanagsanaana wax naga tustid siyaad barre Allah unaxariisto hadii in un caqli iyo garasho lagu dhaamo maxaa dabadi dukaafadaha loo seexday oo ilaa iyo hadda loo dayacanyahay🤔
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
AFWEYNE ISAGAA SOOMAALI DIBADA KEENAY. ASAGOO KAHOR, DIB LOOMA BADNEYN, WAANA LAGASOO NOQONJIRAY.
@shuu_94.
@shuu_94. 2 ай бұрын
​@@easky363 cidi kaama afweynee siyaad tagyey oo nin kama badnayne maxaad tabcateen gadaashiis niic iyo wabaa nala dharbaaxay war kuu noqon maysee
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
@@shuu_94. DAD MARIIXAAN BAA MAANTAY UGU LIITA. GOBOL WALBA WAAKU DULMAN YIHIIN.
@shuu_94.
@shuu_94. 2 ай бұрын
​@@easky363 mayd canaantoow mareexan reer kama badna oo soomalidas dayacan buu kamidyahay ileen cid ladnaan ujiiftaa majirtee
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
Waa.adunyah.warageysah.matana Ayalah.mah.waxad.waraysih.ka.khadaysah.mayan.baryosho.oo.ahed Nagtuh.khabay.ismacil.cali.abukar Oo.ah.madaxdih.dowladih.kacankah.ahed.
@mofosman4426
@mofosman4426 2 ай бұрын
Siyad waa libaax somalia dhisey oo weliba sharaf iyo sumcad weyn u yeeley. Marki sitad barreh xukunka laga eryey qori ayaa dowladnimo iyo kala dambeyn somalia uugu dambeysey. Alaha u naxariisto, geesi qaran ayuu ahaa.
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
Faqash
@easky363
@easky363 2 ай бұрын
GREAT LEADER MAAHYN, MUNAAFAQ BUU AHAA. WAX YIRAAHDA, WAXKALANA KUDHAQMA. QABIILKA ISAGAA WACDAY.
@Waryaa1234
@Waryaa1234 2 ай бұрын
Caayda qof ka dhintay waxba ma yeesho, laakiin dad ka nool baa ka xumaanaya oo dhibtaa. Mar ka taas laga soo gudbo, ninkaa Siyaad Barre wixii uu geystay Aakhiro ayaa laga jari doonaa. Laakiin waxaa ka sii fiicneyd in la toogto siduu u toogtay dad badan oo aan dambi gelin. Nasiib xumo ma dhicin taas😢
@UmooH
@UmooH 2 ай бұрын
Maxkamadi badbadada la odhan jirey maxay qudha ka jartey muwadin Soomaliyeed oo lagu eedeyay Kacaan-Diid
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 ай бұрын
Xaqdaro labadii ku heshiisa Xaqay ku coloobaan ogow? Kadib wax intaas dhaafsiisan ma dhicin?
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 Ай бұрын
Wxy illowdey culimadii la laayey ‼️
@Peaceman1.
@Peaceman1. Ай бұрын
1960 maxa horomurka noo diiday qabiilkaga ,
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 2 ай бұрын
ABTIGAY ABQIQAASIN SALAD WAA GEESI HABARGIR FROM Mj cismaan maxamud
@taartog
@taartog 2 ай бұрын
Maryan waxa ay un taageersantahay SNM dee odayga baa ahaa . Maryan shalay markii SNM Laascaano baabiisay war kadaaya ma oran. "SNM hadidii aan unaxariisto".Dambiyaddii SNM galeen Maryan waa ay qarinaysaa. Cadaalad baa Maryan laga rabaa
@UmooH
@UmooH 2 ай бұрын
Ismaciil Cali Abokor goormuu SNM noqdey golahii Kacaanka ayuu ka mid ahaan jiree
@MahadEssa
@MahadEssa Ай бұрын
Waa taarikh
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Aad baan uga xumahay waxa idinku dhacay wll
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 233 М.