WAREYSI #2 - TAARIIKHDA IYO DILKII SH AWEYS ALQAADIRI 1909

  Рет қаралды 30,905

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 239
@jamaadan7103
@jamaadan7103 3 жыл бұрын
Aweys & Ayaanle rabbi baan weydiisanay inuu nookiin xafido taariikh aad u macaan baad nooga sheegteen Shiikh aweys rabbi baan u weydiinay inuu u naxariisto Aamiin yaa Allah
@worldwideshow3
@worldwideshow3 3 жыл бұрын
I have been in somali 27 year ago ,sh uwes was great man ,therefore no record kept that y your everythings easy to forget , I have listened history of sh uwes he was wonderful Shaykh
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Afka allah ha gooyo kuwa yidhi sheekh aways baa isticmar la jiray Sheekh aways al qaadiri isagaa ka saaray gaalada dalka
@saadiabukar6762
@saadiabukar6762 3 жыл бұрын
Very interesting topic. Sheikh Mohammed Abdullahi wadaadkan Aabihiis wuxuu ahaay macalinkeyga dugsiga hoose early sixties. Reer Sheikh Aweys waa reer caan ka ah Somalia. Hadii runta aan sheegno waa qabiilka waxa Somalia loogu sheegin taariikhda Sheikh Aweys. Waxa kaloo aan la sheegin boqortooyinka Galedi, Ajuuraan, iyo dagaalyahanada Biimaal. Naxariis jano Allah ha siiyo
@abdidahirabdi9679
@abdidahirabdi9679 3 жыл бұрын
Walal waa wixii aan lu faani laheyn qoraalo badan la samey laheyn in la duugo umad walba dadkeeda taariikhda leh wey qadariyan shiiq aweys ookale uhuuran empire galadi iyo dagaladii biimalku kujabiyeen gumeystihii ingiriiska oo ah dhaman ah qisoyin caan ah ilaa 1624 ilaa 1700 Taariikhdan casriga ah wax badan aya laga qariyay oo la duug duugay sida anceint time kii oo wax bdn aan ka aqriyay oo la ogaday in dhulka soomalidu yahay halkii taariikhda aadanaha ka bilabatay oo xitaa firaaciinadii soomali bey ahayen aya la leeyahay gumeestihii iyo carabta ayaa horey taariikhdena u duugay hada dowladii kacaanka wa lagu eedetn karaa iyadana inkastoo taariikho bdn ay qortay hadana khaar uuka mid yahay shiiq aweys waa la hagraday
@mogsom5303
@mogsom5303 3 жыл бұрын
Runti farxad naftu daremaysa marka laga sheekeenaayo culumadeni Allah sabab uga dhigay inu ku ilaliyo diinta mantana naga dhigay muslimin, Allaha u naxaristona dhamaantoda kheyrkodana Allaha na siyo, qasaaid sh Aweys aad an u jeclahay, mahadsanid aqonyahan Aweys sida nogo qurxan nogu shekeysan shekhena, sido kale wariye Ayanle wariye saxafada xirfad fican nadif ah u leh mahadsanid tabibtada.
@143-k1d
@143-k1d 2 жыл бұрын
Nin Kaan La Wareysa Naayo Waxaa La Dhahaa Aweys Sheikh Mohamed sheikh Abdulahi Casir Waa Abgaal Waa Waceysle Macalin Dhiblaawe Cismaan Macalin Uuka Yahay, Aabahiis Waxaa Dhashay Maana Xamsata Sheikh Aweys Dheere Aun Aamiin
@EngAk-zh4ic
@EngAk-zh4ic 3 ай бұрын
😂 war nin ka abgaal ma ahan waa tuni luqadisa ka fahmee
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 3 жыл бұрын
Asc,Taariikhda Sheekh Aweys Al qaadiri waxaa waajib ah in Book laga qoro si generation ka cusub ay u bartaan taariikhdaas nabada iyo jaceylka ku saleysan.
@nuurabdihaajir8492
@nuurabdihaajir8492 2 жыл бұрын
Buugaag badan baa kaqorom
@AliAhmed-pu8pk
@AliAhmed-pu8pk 3 жыл бұрын
I like this story not because of I agree every thing with Sheikh Aways (rahimala alah) but because he was a great man, knowledgable and he had a positive influence to his people in his time and place. Sheikh Uways's stories and histories are part and purcel of mising links of greater Somali history. As the this man claims that he has knowledge of anthropology, he has to apply to Somali history, clan structures, clandistine aspirations and distorting the facts about the recently past social events. I assume that he has good idea where I'm going with my story. Somaliya needs knowledgable, impartian, honest scholarly team who can dedicate well coordinated and inclusive about what we can know ourselves. Every thing that happen among Somali speaking communities is a piece of hours collective history but some people think clandish view is far more important than overall socially unifying history.
@mohamudmoghe5424
@mohamudmoghe5424 3 жыл бұрын
Well said
@abdiahmedmohamed2622
@abdiahmedmohamed2622 3 жыл бұрын
Mashalah shekh awees dheere alaah unaxaristo waa halgamaa wein bari Africa ayuu diinta garsiiyey sida somalia Kenya tazania ugandha Malawi Aniga intaa DHAN wantagey waxaa jooga dariqadiisa ninkii qabyalad kunaca asagaay utalaa lkn ilaah dartiisa ayuu ushaqestay ibnadam amaan kama rabo
@husseinegalqeyliye8836
@husseinegalqeyliye8836 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid Ayaanle Allah haku barakeeyo
@qalimowchannel6706
@qalimowchannel6706 3 жыл бұрын
Sh.aweys waa sheekheenna allow allaha unaxariisto
@abdulkassim7998
@abdulkassim7998 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay in aad inoo keentay taariikhada Sheekh Aweys
@somagril-care
@somagril-care 2 жыл бұрын
Ya Rabbana Mowla Weetu , Qasiidadaa ayaa ka mid ah qasiidooyinka af Sawaaxiliga uu ku dejiyay Sheekha.
@engcosoble174
@engcosoble174 3 жыл бұрын
Maaashaa allh alle ha u naxariisto yaa rabbi
@minamahammed3896
@minamahammed3896 3 жыл бұрын
MashaAllah hooyo macaan ilahey hau naxriisto ayaa marwalbo dhihi jirtay sheeq awees dheerow ❤❤❤
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
MaashaAllah waa wareeysi fiican
@Phinksa
@Phinksa 3 жыл бұрын
Sayid maxamed cabdulle xasan was heroic man from whole Somali regions common man.
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Sayid= slave owner? Old alshabaab leader? Terrorist hero?
@Phinksa
@Phinksa 3 жыл бұрын
@@davidwillium371 you were slave period he free you ask read history you were naked wabiga buuu talyani kugu mari jirey reer waqooyi eyda bey uu wadey naagahan lala geersheynjirey thanks to sayid maxamed cabdulle xasan you are f .freee
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
@@Phinksa anigu waxan dhashey anigoo xor ah 1972kii . Ma jirin ina cabdulle xasan. Waxa la diley 1921 January. Markaa iga qalee!! Xataa qalfoofkiisu ma jirin .
@Phinksa
@Phinksa 3 жыл бұрын
@@davidwillium371awogaaa waaa qawanaaa
@Phinksa
@Phinksa 3 жыл бұрын
@@davidwillium371 buthsit awoodaa waaa qawanayeen ooo caga cadayeeen
@jamalabdullahi8155
@jamalabdullahi8155 3 жыл бұрын
JUSTICE FOR SH AWAYS
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Waad ku Mahadsan-tahay Soo Gudintaada Taariiqda Sheikh Aways Al Qaadariya,Muhimad Gaar ah ayay Somalidu u leedahay Tariiqaha Culumadda,Qaabka Uu Dr Aways Uu inagu Soo Gudbiyay,Jzakalaah Qayr
@aymanchannel4075
@aymanchannel4075 3 жыл бұрын
Aweys waa Nin aad u wanagsan oo Aqyaar ah Masha ,Sxb Aweys waxanu wada Daganahay Magalada Manchester, United Kingdom 🇬🇧,
@husseinegalqeyliye8836
@husseinegalqeyliye8836 3 жыл бұрын
Kuwo laga yaabo hadii la waydiiyo inaysan Arkaanta salaada ka jawaabi karin ayaa Afka ku taagaya shiikh uways Allow hanna ceebayn
@farxaanxirsi175
@farxaanxirsi175 Жыл бұрын
Sh/ uweys allaha unaxariisto
@mohameddshaakir
@mohameddshaakir 3 жыл бұрын
Dadka amaanaya Ina Cabdille Xassan xagna caynaaya Sh Uweys waxaa shaki la aan ah in ay fikirkoodu ku salaysanyahay qabyaalad iyo nin jeclaysi. Lakinse wakhtigii beenta iyo qabyaalada la isooga dhigi jiray taariikhda oo caruurta beenta loo akhrin jiray waa dhamaaday. Justice4ShAweys
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 9 ай бұрын
Ayaanle dalku waa Aweysiya iyo Seyliciya dariiqooyinka ugu badan way noolyihiin
@hiranstate9407
@hiranstate9407 3 жыл бұрын
Welldone. Mahadsanid Ayaanle Shiikh Aweys Dheere AUN taariikhdiisa qeybta 2aad aad ayaan u xiiseynayey maxaa yeelay culimadii hore wax weyn ayey shacabka Soomaaliyeed tareen siiba barashada diinta.👍👍
@yusufmao475
@yusufmao475 3 жыл бұрын
Kheyr Allaha siiyo shiiq awees
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 жыл бұрын
Maashaa allah
@abdirahiimalimohamed2732
@abdirahiimalimohamed2732 3 жыл бұрын
Mashalaalaa sheekh aweys sida taariikhdiisa ka muuqato wuxuu ahaa nin wanaagsan lkn dadkii ka dambeeyay ayaa ku xad gudbay oo ka dhigay wuxuusan ahayn .sheekha alaha u naxristo
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 2 жыл бұрын
Barnaamojlani aqoon badan baanu ka helay Maasha allaah
@abdikadirmahdikasaakase7524
@abdikadirmahdikasaakase7524 2 жыл бұрын
Anagaa nalabaray sheeq sweys tariiqdiisa
@mahamadmacalin9405
@mahamadmacalin9405 2 жыл бұрын
Ayaali ilaahoow cimrigaada dheeree wllo
@abditryhard3529
@abditryhard3529 3 жыл бұрын
sheekh aweys allaha u naxariisto
@husseinegalqeyliye8836
@husseinegalqeyliye8836 3 жыл бұрын
Sh Uways dheere Allah ha unaxariisto wuxuu ahaa Caalim iyo daaci diinta gaarsiiyay ilaa musambiik
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 3 жыл бұрын
Mashaa alaah welkey
@abdirahimali5830
@abdirahimali5830 3 жыл бұрын
Mnshallah
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sh aweeys dheere soomaalida waa ogtahay sayid mahamed cabdule hasan tuug xoolaha dhaco dhiiga islaamka baneeystay ayuu ahaa waana balan inaa tuugaas taalooyinka waan burburidoonaa
@nuurabdihaajir8492
@nuurabdihaajir8492 2 жыл бұрын
Aad baan oga helay walhi mashallh Nio soobadi Taariikhad shiikh aweyas
@abdalakulmiye6447
@abdalakulmiye6447 3 жыл бұрын
Madhayti iyo Mooro gaabey Ayaa lagu Xasuuqey Raxanweynta.. Af gaalo ama Af Muslim markii baxey say oraahda bey aheyd
@umuzaki8476
@umuzaki8476 3 жыл бұрын
ALAA AALAH IRKA ROOB KA SHEENOW ALAAH ILAAHA WEYNOW ALLAA
@engcosoble174
@engcosoble174 3 жыл бұрын
Wllhi taariikhadiisa alle ayaa xafiday maashaa allh
@wilobh1063
@wilobh1063 3 жыл бұрын
Yes yes walkey
@aliabdi5751
@aliabdi5751 3 жыл бұрын
Sh maxamed cabdulle xassan Raximahu laah wuxuu ahaa halgamaa Mujaahid Ah Halgan kiisi jihaadiga Ahaa Allaah sbxwt wuu Nagu Anfacay Aweeys dheere muxuu Noo qabtay Aan Shirki iyo Khuraafaad ka Eheeyn
@cabdirisaq4858
@cabdirisaq4858 3 жыл бұрын
Maxamed cabdulle xasan waa mujrim qaatil ah oo ahaay
@cabdirisaq4858
@cabdirisaq4858 3 жыл бұрын
@ciil tire videos sayidka mujrimka ah iyo adigaba waa leeydin wasaa
@abdalakulmiye6447
@abdalakulmiye6447 3 жыл бұрын
Ayaan le.... Soo qaado Dagaalkii darawiishta iyo Reer Hiiraan
@marwasiad1832
@marwasiad1832 2 жыл бұрын
Sheekh Aweys raxima Allaha waa cadceed ifayso cid qarin karto ma jirto
@xiisoshorts9819
@xiisoshorts9819 2 жыл бұрын
shiekh awayys dheer
@mulkij961
@mulkij961 2 жыл бұрын
Manshallah waa runtiis waa in dadka la baro walidintenii aa ta gijirey sheq aweys ziyaradiisii
@fardowsocdy7696
@fardowsocdy7696 Жыл бұрын
Walal qisaadiisa buug maxaa looga qoori wayeh anaga makaseenoh jiilka hada nahay waa jeclty inaa aqristooh
@abdidahirabdi9679
@abdidahirabdi9679 3 жыл бұрын
Aqoon yahan aweys ex danhaag holland aa isla daganeyn waa nin aqoonleh oo weouba soomalinimada ku weyn tahay
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 3 жыл бұрын
Gaaladda meeshii kula galaamay maad weydiiso.
@bocoolchannel9234
@bocoolchannel9234 Жыл бұрын
Justice for sh uweys
@aliabdi5751
@aliabdi5751 3 жыл бұрын
Uweeys dheere wuxuu Ahaa jaajuus gumeeys tihii talyaaniga lashaqeeyn jiray Wuxuuna ku darsaday Shirki iyo khuraafaad
@abdinoryare3643
@abdinoryare3643 3 жыл бұрын
Dadkii dilay maatahay
@aliabdi5751
@aliabdi5751 3 жыл бұрын
Maya maahi lkn inaan kamid ahaado ayaan jeclaan lahaa
@abdialihassanraabuush3998
@abdialihassanraabuush3998 3 жыл бұрын
@@aliabdi5751 Stupid aan taarikhda waxba ka aqoon jaahil haa tahay, ha naga af-lagaadeynin culimada dhimatay oo haku been abuuranin.
@muxsincabdulaahimaxamad8226
@muxsincabdulaahimaxamad8226 3 жыл бұрын
Shiiq c/qadir jaylani iyo shiiq aways, waa 2 shiiq oo ay dariiqada, qaadiriyadu, ku xad gudbaan, mar marna ay dhaafiyaan, xududa, makhluuqa,
@farhiyohassan6102
@farhiyohassan6102 3 жыл бұрын
masha allah markaan dhagaystay sheekha waan ku farxay waxaan walaakay usheega awoowga allah ayaa og wuxuu ahaa aduunka hada daacad waa yartahay soomaalida gaarkood runta malecla khiyaali ayay kunoolyihiin allaha hadeeyo
@somagril-care
@somagril-care 2 жыл бұрын
مافي قلبي غير الله نور محمد صلى الله Qasiidadan hada KZbin ay ku jirtaa cilma Carab ayaa qaadayaan.
@abdikadirmahdikasaakase7524
@abdikadirmahdikasaakase7524 2 жыл бұрын
Taxiyaatul illaahi calaa imaami uweesi naa saani
@osmanali2281
@osmanali2281 Жыл бұрын
Awies's story is entirely very controversial. every speaker provides different biography.
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 3 жыл бұрын
Masha allah ayaanlow ninkaan oo kale ayaan loo baahan yahey
@abditryhard3529
@abditryhard3529 3 жыл бұрын
sheekh aweys taariikhdiisa siyaad bare taariikhdiisa ma qorin lakiin sheekh aweys ilaaha magaciisa dheereyey.lakiin darawiishkii dilaaga qorey taariikdiisa aniga xitaa awowgii 2aadow darawiishu dishey
@ahmedyarebille4496
@ahmedyarebille4496 3 жыл бұрын
Ninku wa nin wayne ben badana away tarikhda ad shegayso bal sheg alaha u naxaristo al mujahid sayid maxamed abdule xasan
@abdihirsi5596
@abdihirsi5596 3 жыл бұрын
Ha noolaato waan ku salaamayaa, salaan kadib, sh awees ma dilin sayid maxamed, ee wuxuu ku dhontay, iska hor imaad dariiqooyinka dhexdooda, weliba guri ayaa lagu gubay oo neef-qabatoobay.
@jowhargaabow691
@jowhargaabow691 3 жыл бұрын
JIZAAKUMULAAH. QOFKA MARKI TARIIQDIISA LA QOORO AA LA OGAAN KARAA KAALINTIISA HALGANKA. RAADKII SH. AWEES IYO HALGANKIISA WALII WUU SOCDAA, LAKIN TARIIQDI HALAGANKAAN WAA LA AASAY. LATIIN LAADIIN HAL QABSII AYUU AHAA.
@sahraramathan4371
@sahraramathan4371 2 жыл бұрын
Shirki ayey sameen jireen saan maqlay qof dhintay shardi laga soo xiri naayo sameen jireen taas waa shiki weyn qof dhintay muxuu kuu qaban karaa? Mideeda kale waxaan arkay dad dhaayo sheekh awees hadaad siyaaradiisa aadid 7 jeer waxay la mid tahay adigoo xajka aadid Subxaana Allah
@fhuddle2311
@fhuddle2311 3 жыл бұрын
Asc ayaanle Sayid Mohamed, All Western ,yuu u diiday in ay diin ku faafiyaan, wuuna la diriray, ee uk library ka fiiri dheh ninka u malaynaya Dawladii kacaanka in ay Taariikh u Suubisay
@abdirahimali5830
@abdirahimali5830 3 жыл бұрын
Hanoolato
@abdiadenadan4392
@abdiadenadan4392 3 жыл бұрын
Wallalow cuqdada iskadhaf shekh uwees.wanaqana.wangisa macrufwaye.
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 3 жыл бұрын
BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI
@moosman3572
@moosman3572 3 жыл бұрын
Marka sheikh AWAYS soomali ma ahayn carab ayuu ahaa maxaa yeelay afka carabiga ayuu ku hadlayay 1900 afka somaliga dad soomaliyed ayaa jiray kkkkk
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 3 жыл бұрын
Ma ila aragtay 😂😂
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Cumaan waxuu u ahaa shiikha Zanzibar ugo weyn ..
@abdisaid6092
@abdisaid6092 3 жыл бұрын
Rabi ha unaxariisto Sheikh Aweys Somaali Diin Sax ah buu kubarbaariyey
@DahirAhmedgurey
@DahirAhmedgurey 2 жыл бұрын
Wax badan aa la duugay oo taariikh ah sida wadaadadii diinta na barayay iyo abwaanadii koonfureed gabayadoodii taariikhiga ahaa markas ayaa waxaa nala baray kuwo dan laga lahaa
@idirissheikhnur3519
@idirissheikhnur3519 6 ай бұрын
Sheekh uweys minutes axmed would anfacay islaamkee alla ka really ahaado isaga iyo dadkiusiiba
@adenibrahim4403
@adenibrahim4403 2 жыл бұрын
Sayidka shababu ahaa
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 2 жыл бұрын
Aniga waxaan ka soo baxay iskuul loogu magac daray sh aways
@engcosoble174
@engcosoble174 3 жыл бұрын
Sheikh awaysul qaadiri
@abdulazizd
@abdulazizd 3 жыл бұрын
Inad quraafad iyo wax aan aduunka iyo dad diin iyo akhlaaq u saaxiba aysan sameyn nin ku doodaya aweysa ii dhalay dhuumo fadlan tariikh ma lihid quraafada leedahay iyo dhaqan xumo
@sabahbucurde6480
@sabahbucurde6480 3 жыл бұрын
Sheekh awees alaqaadiriya ilaahay raali ha ka noqado waan jecelHay
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Radiyallaahu canhu wa ardaah sheekhunaa aways waa waxay la burburtay dawlad ku sheegtii afwayne
@ahmedabdi5123
@ahmedabdi5123 2 жыл бұрын
Qolmuu ahaa? ALLE HA U NAXARIISTEE
@nasrodheer5554
@nasrodheer5554 3 жыл бұрын
Waa kaa ya banhyy
@saidali2804
@saidali2804 3 жыл бұрын
Waxa xaqiiq ah in la duugay tarikhda sheikh aweys lkn malin malmaha kamida wey so if bixi dontaa i.a
@ibadoosman837
@ibadoosman837 3 жыл бұрын
Maashaa allaah xawiiqda way imaan mar un
@cawilcabdile8552
@cawilcabdile8552 2 жыл бұрын
Shekh sayid maxamed cabdulle xassan. Geesi mujaahid ah oo gumayste la dagaala ayuu ahaa. Allaha unaxariisto.
@abdidahirabdi9679
@abdidahirabdi9679 3 жыл бұрын
Waxan aheyn xerta qaadarayida Suufiyada oo iska degriya xadrooda dalku amaan buu na ahaa hada wadadi aaj diyasada ka marneyn ayaa yimid oo iyagii dadka leynaya
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 3 жыл бұрын
Sheekh aways allh haw naxariisto waa mayti lkn daraawiishta iyo sayidkuna wayku mahadsanyen dilka basaas sheekh aways aniguna waxan jeclaaan lahaa inaan xiliga darawiishta ku jiro sidan dadkaas basaaska ah wadanka uga qabano
@use_996
@use_996 3 жыл бұрын
Wa xaq in jajusiinti la dilo , dadka iyo diinta iyo dalkaba khatar bay ku ahaayeeen
@Daynuuja10
@Daynuuja10 3 жыл бұрын
Skulka saqawatiin ee xamar aan ka so baxay
@momojojo619
@momojojo619 3 жыл бұрын
Sayidka waxuu ahaa war lord ama alshabaab. Awaawgay waaxaa delay daraaawishtii sayidka.
@Phinksa
@Phinksa 3 жыл бұрын
😄🤣🤣🤣😅😅
@Phinksa
@Phinksa 3 жыл бұрын
@ciil tire videos I respect everyone ,but Lairs I can't except Sayid maxamed cabdulle xasan was hero period. ⁰
@abdalakulmiye6447
@abdalakulmiye6447 3 жыл бұрын
Ninka ciidanka watey waxaa la dhihi jirey... Cago dhiig.... Dhulbahante ayuu ahaay . Madaxtooyada agteeda loogu magac darey....
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
sayid ku sheegi wuxu ahaa xag jir wuxuu aha shabaabki waqtigaa dad badan oo culumo ahna wu laayey
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
Waxa loo diiday in afsoomaaliga in Carabi lagu qoro ma ahayn go'aan Soomaaliyeed. Quwado shisheeye ayaa culays saaray Siyaad Barre. Ujeedkuna in dadka diinta laga fogeeyo. Laakiin Aways ka horba afcarabi waa ku qornaa.
@Salamin77
@Salamin77 3 жыл бұрын
Maxaa loo siyaartaa..
@husseinegalqeyliye8836
@husseinegalqeyliye8836 3 жыл бұрын
Wall siyaarado waa in la xasuusraa Halginkiisii diinta iyo in quraan loo aqriyo loona duceeyo
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 3 жыл бұрын
Cilmi baadin waa khuraafaadki shiicada lagasoogaaray.
@anfacyusuf1297
@anfacyusuf1297 2 жыл бұрын
Shiikha runtii ninka an lama hubo waxuu SHEEGAAYO in ay sax yihiin waayo yuu ka soo wariye lama yaqaano
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
Waxaa u maleeynayaa waxaa loogu diidey ama loo soo qaadan waayey taariikh ahaan waxa waayey ayaa u maleeyna shiikh nimada oo diinta ayey soo hoosgaleeysa shiikh aweey tariikhdiisa marka waxaa habooneed in ay taariikhda diineed in la galiyo book tariikhda diinta iyo meesha uu diintiisa ku saleeysanay. Lakin taariikhda kale ee sayid ka waxuu ku saleeysanaa siyaasada sida ay aniga ila tahay
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
waa in laga dajiyaa taalada sayid ku sheega ee xamar ku taala. wuxu laayey culumo badan o somaaliyeed wuxu aha shabaa ki waqtigaa..... xagjir ayu ahaa.
@adanibrahim9402
@adanibrahim9402 2 жыл бұрын
Shut hell up munafuqbahay dooqon jahilka ha
@fartaumar4467
@fartaumar4467 3 жыл бұрын
m a shekadan ma igu cusba in uu dadka rer kufurka ah xolahoda iyo dhiigodawa oo ah mid baneestay sayidka
@abdinasirismail9240
@abdinasirismail9240 3 жыл бұрын
Kkkkkk Sayidku gaalka iyo gaal,lasaaxiibkaba nafta in la dhaafiyaa haboonayd waana sax Ninkani weli waxba ma sheegine daraawiish waay guulaysteen aweeys goortii aan dilaa roobku noo da'aye
@iskahubi3264
@iskahubi3264 8 ай бұрын
@@abdinasirismail9240doqon xagjir ah baa tahay sayidku qaladaad badan buu lahaa dhiigyacabnimada iyo fudeydsiga dhiiga wuu ku caan ahaa alshabaab cml
@AlinoorSheikhAli
@AlinoorSheikhAli Ай бұрын
Sayid inu gaal ahay waxa gabay ku shegay Cali dhuux, qamaan bulxaan, iyo ISMAACIIL MIRE​@@abdinasirismail9240
@abdigarad3341
@abdigarad3341 3 жыл бұрын
Qurafaad badanaa ninkan beesha jareer
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 5 ай бұрын
Ilaahay kacabso
@maxamedbare6242
@maxamedbare6242 3 жыл бұрын
Ayaanle ninkan isku war ayaanunahay ee aniga awoowgay seyidka ayaadilay
@use_996
@use_996 3 жыл бұрын
Jajusinta o dhan wa lalayn jiray , iska dulqado
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 2 жыл бұрын
Ayaanle magaalo halganka Daraawiishta baal dahab ah ooga jirta ayaad ka soo jeedaa, dadka dhalasho ahaan aad ka soo jeedana Daraawiish bay ahaayeen, taas uruurinteeda awooda saar. Baladwayne waa magaalo halyeeyo Talyaaniga la dagaalamay ay ka soo jeedaan. Sheekh Aways baad inbadan ku soo cel celisaa, saan ku arkay clip yo aad horay u soo galisay.
@nasrodheer5554
@nasrodheer5554 3 жыл бұрын
Be u dont me
WAREYSI #1/2 - TAARIIKHDA IYO DILKII SH AWEYS ALQAADIRI 1909
18:14
Taariikhda Sh Aweys Alqaadiri Professor Mohamed haji ingiriis
54:29
小路飞和小丑也太帅了#家庭#搞笑 #funny #小丑 #cosplay
00:13
家庭搞笑日记
Рет қаралды 13 МЛН
How many people are in the changing room? #devil #lilith #funny #shorts
00:39
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 63 МЛН
SALAAD CISMAAN ROOBLE #1/4 - DHAQDHAQAAQI IYO KEYDKI SYL
28:32
HANOOLAATO
Рет қаралды 22 М.
TAARIIKHDA SHEEKHII SOOMAALIYEED EE AWEYS AL-QAADIRI
17:15
Ridwaan Haji Abdiwali
Рет қаралды 1,2 М.
2/2 Waraysi | Taariikhda jabhadaha | Qoraa Xuseen Khaliif Jaamac.
42:52
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 1,6 М.
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 297 М.
Taariikhda sh uways al qaadiri by sh cabdirizaaq sh cali ibraahim
28:33
Sh. Abdirizak Sh. Ali
Рет қаралды 3 М.