WAREYSI #4 AMB. MAXAMED CABDI AFEEY-GALBINTII PM

  Рет қаралды 67,867

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 65
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 7 ай бұрын
🎉 masha Allah 🎉
@Abdirahman-Cideeye
@Abdirahman-Cideeye 3 жыл бұрын
ambassador afey mahadsanid ayaanle iyo kooxdiiisa hanolaato kayd ficn ayey bulshada usamaynayan tariikhda waa so laabankarta e wa in wax laga barta salaama
@shafeecaar2521
@shafeecaar2521 3 жыл бұрын
Thanks hanoolaato for interviewing ambassador afey 👏👏👏
@abdifatahibrahim9845
@abdifatahibrahim9845 3 жыл бұрын
Thanks Mr. Ayaanle Abdi
@ahmedbarre4360
@ahmedbarre4360 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin bahda Hanoolaato, AMB. Afeey waa Ku mahadsan yahay Xogahaasi taariikhiga ah uu Nala wadaagay.
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 3 жыл бұрын
History is very important. THANKS AMB.AFEEY AND HANOOLAATO TV.
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 3 жыл бұрын
Ethiopia inta neceb like ii saara plz
@modaud3858
@modaud3858 3 жыл бұрын
lkn ethiopia 2006 manta majogto kuwii hore xabsiga ayey ku jiran
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 3 жыл бұрын
Farmajo waba basas #1 sababtoo ah tplf wuu alshqeyatey oo halgama qalbi dhagax buuba tolf u afduubey markii ay dhaceen a om abiy buuba heshiis hoose laga galey oo uu qariyeye mesha abiy uu barlamankiisa u sheegey in 4 dekadood oo somaliya ah in uu siiyey itoobiya wuuna la galey itoobiya & eriteria oo uu la galey heshiis hoose oo ah in sadex dan dal isku noqdan 1 dal , wana u qarsoon yahay oo gole wasiir & barlman midna ma keenin , marka mw farmajo waxbadan wuu ku dhuuntey vila wardhiigley oo uusan wax wada shaqo ah an la lahayn shacabka & inta badan mamaulada, nasiib wanag waqtigiisii waa dhacey lamana soo dooran doono
@bidalben4345
@bidalben4345 3 жыл бұрын
Waa shirkii ugu dhaara ee waqtiga loo dhomiyay oo
@hogaamiyeyaxyexabeeb1385
@hogaamiyeyaxyexabeeb1385 3 жыл бұрын
Manshaallha Hore usocoda hanoolto
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 3 жыл бұрын
I remember those days, siyaasada soomaaliya aadbey xasaasi u aheyd, nasiib daro dadkii hogaamiyaasha ahaa waxey keeni waayeen in ay shacabka u turaan oo midoobaan qofba dano khaas ah uu leeyahay buu xooga saaray taasoo keentay in shisheeyaha ka dhax shaqeesto taasoo akhiiran sawabtay in ciidamo ethopian ah xamar shacabkeena ku xasuuqeen painful days😔😔
@modaud3858
@modaud3858 3 жыл бұрын
hanootaato mahadsanid wareysi qima badan oo tarikhi ah amp afey waa ku mahadsanyahay kasheykenta arimaha goob joogo u ahaaaaaa
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri 3 жыл бұрын
Shukran Ayaanle, waa sheeko fiican. Halkaas kasii wad walow viewers aad uhooseeyo
@faatimahassan5189
@faatimahassan5189 3 жыл бұрын
Wa barnaamij aad u wngsan wa jclaa laha in aad wareesi la yeelato ex madaxweyne cabdi qaasin adoo mahadsan hanoolaato 👍👍
@salahbabid55
@salahbabid55 3 жыл бұрын
afeey aa bismilah
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 3 жыл бұрын
Amb waa salaamaa
@m-jeeytrucking6458
@m-jeeytrucking6458 3 жыл бұрын
Ayaanle aad ayaad u mahad santahay..I really Appreciate that..
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 3 жыл бұрын
Runti somali dawlad nimadeeda waxa curyaamiyey cunsuriyad meel yar oo hoose ayay bulshadeenu danta caamka ah ka doorbidaa.
@hersijama6905
@hersijama6905 3 жыл бұрын
Muscab Mohamed Mohamud adder waad ku mahadsan tahay caqligaaga fayow, Soomaali waxaa cuyaamiyay is cunsiriyeen iyo is xasdid
@ktm7117
@ktm7117 3 жыл бұрын
Wax lagu Farxo maheen Dowladii oo Madaxwayne Yusuf Hogaaminaye, waayo Cadow oo Wadanka Usoo Kaxeeyay kula Laayay umad Kabadan 10k. Sababtayna Abaar Lagu Hoobto ayna aduunka Layaabeen.
@idleProm
@idleProm 3 жыл бұрын
Weligeey ma ogeyn in maxaakiimti nairobi timaade walaahi waa ii koow maanta
@nuurre1023
@nuurre1023 3 жыл бұрын
Mareekan, Ethiopia iyo shaqsiyaad Maxaakiimta kamid ah ciyaar gooni ah ayeey dheelaayeen. Dadka kalena Dowladnimo, heshiis iyo hormuar Soomaaliyees ayeey raadinaayeen.
@kadarfarah8104
@kadarfarah8104 3 жыл бұрын
Maxaa geedi laga wareeysan, tuug Somalia etopian u soo kaxeeystay ooku xasuuqay, last week na waxuu dhul ku heeystay masaakiin u dhul kadhacay 60 boos awood uu u sheegtay. Kaasaa maanta dad soo hor fariisanaaya indho adeegiisa. Subhaanalah, ogoow dheh ilaahay xaqdaro majecla. Inta xaqa masaakiinta lasiinayo Somalia matooseeso. Somaali waa hal dad, walaalkaa maanta haduu qaldanyahay qabiil haaku raacin xaaraanta u mada kaqabo. Wabilaahi tawfiiq
@mimediskender1786
@mimediskender1786 3 жыл бұрын
Indhacaade miyanu aheeyn ninki Xabashida soo duula ku yidhi ???
@rabiehassan8923
@rabiehassan8923 3 жыл бұрын
War AMB waa nin wax badan oge qayb kale kasoo diyaari
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 жыл бұрын
K50 waa number 50 ama Balidoogle. Waa isku mid
@khalidali-fl2mt
@khalidali-fl2mt 3 жыл бұрын
Maya sxb saa maahin NO:50 waa degmo yar ee airpor macmal uu ku yaalo waxeyna ku talaa jidka marka ada belidooglana waa xarunti ciidanka cerka waxeyna u dhowdahay walaweyn
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 3 жыл бұрын
Ambassador mohammed Abdi Afey waxuu ahaa nin Daacad ah oo aan Soomalida ku samayn wax xad gudub ah,mar walbana jecel in ay nabad ku noolaadaan oo aysan qabyaalad wax ku dhisan,isla markaan jeclaa in Soomaaliya cagaheeda ku Istaagto.
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 жыл бұрын
Qof weliba oo soomali ah sidaa oo kale ayaa looga baahan yahay waayo soomalia somali ayaa leh walow china Beijing iyo New zealand iyo meel weliba uu ku dhasho.
@mimediskender1786
@mimediskender1786 3 жыл бұрын
Iya uu bahna kuwaan cidan ka ubahaan? Warlords...
@badrinr5345
@badrinr5345 3 жыл бұрын
Xamar markii Abdullahi Yusuf la doranaye maxakim warkeda majirin xitaA wax u dhaw waxa la dorte 2014 maxakimtana 2016 ayee ahayen
@hassanmohammed2701
@hassanmohammed2701 2 жыл бұрын
Habardugaag muxuu u qabqaban. Waayey
@MaxamadcqaadirCqaadir
@MaxamadcqaadirCqaadir 3 жыл бұрын
Kan madam Wayne hana Logan dhiga
@mimediskender1786
@mimediskender1786 3 жыл бұрын
Geedi waa sirdoon faraansis.
@hamzemohamed4181
@hamzemohamed4181 3 жыл бұрын
Hhh meeshi oogu macaanayd ayuu ayaanle wareysiga nooga gooyay
@abdifahabdi2758
@abdifahabdi2758 3 жыл бұрын
Indhacade jaahil jaahil dhalay
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 3 жыл бұрын
Ethiopio oo cadow ah ayad hoos kugu wadate
@husseinjeilani3691
@husseinjeilani3691 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جمعة مباركة اخي الكريم Waxaan wataa hal su'aal noo weydii wareysiga dambe noogu soo gudbi. Dawladii cabdulaahi yuusuf uu Madaxweynaha ka ahaa cali maxamed geedi waxuu ahaa Ra'iisul wasaare sababta xilka loogu qaadey markii saudia arabia kaalmada uu ka soo qaadey lacagta aheyd uu xilkiisa uu ku waayey maxey aheyd. ?????????????? Fadlan jawaab degdeg ah
@ahmedbaari4938
@ahmedbaari4938 3 жыл бұрын
Waxaad ka heleysaa jawaabta buugga xusuus qorka ee C/hi Yuusuf.
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 3 жыл бұрын
@@ahmedbaari4938 jawaab waafi ah 😄
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
Culusoow oo Argagixiso dhexfadhiyo ayuu ninkaan sheegey😂 There take away!
@abdihakiimgorse3437
@abdihakiimgorse3437 3 жыл бұрын
Maxakiimta dowlada inta anan lasodhisin maxa udiiday in ay wadanka qabsadan oo kusobegay markii dowlad lasodhisay in dowlada carqaladeyan maxase u diiday in ay laheshiyan dowlada oo halkas dhibtu ku dhamato maxakimta ninkii watay watu madaxweyne noqday shariif muxu bedelay kursi raadis uun ka ahayd hadu c.llahi yusuf lashaqaynlaha usaga marka danbe bedelilaha wadankuna sidan ma ahaden waxan qaba hada booskii maxakiimta waxa kujira dowlad goboledada qaarkod oo ay dowladu kasocon la dahay inta wax lagu qimaynayo rerhebel ayaa maanta kursiga kufadhiya ee side uga kacsana ee aan lagu qimenen qofkan qabilkiisa meel naga dhig ee muxu qabtay wax mahagajiyey ma istahila in uh solabto iyo inkale inta anan sida wax lofahmen waa layska daba waregaya uun ee natijo lamahdiyo masobaxayso
@mdroble3005
@mdroble3005 3 жыл бұрын
Indhacade geesi weye wlh waligis mu daba arkay Somali ah 🤣🤣🤣
@Ahmedmohamed-sn8uo
@Ahmedmohamed-sn8uo 2 жыл бұрын
Marka laleeyahay, Wadankaan meel Fog ayaa laga keenay, waa sidaan. Farmaajo wadanka Dan kama lahan.
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 3 жыл бұрын
Hhhh
@hassanmohammed2701
@hassanmohammed2701 3 жыл бұрын
Galaal wuxuu dhax joogey qabiil ma ahayn qaran
@abdullwahab3881
@abdullwahab3881 7 ай бұрын
Qabiilka ayaa ah qaran Mida kale waxba ma aad ka fahmin waresigiisa ambassador ka
@dahirduale5650
@dahirduale5650 3 жыл бұрын
Horta salaan iga gudoma soomaaliyey mrkii la dhahay Maxkamadaha Islamac dalkeena ma soomaali baa leh mise islamaka aduunka ku nool taas waa ta keentay in maraykan uu dalkeena Ethopia u adeegsado dalkan soonaali baa leh Teeda kle in ay soomaali Qabiil uu dhiiga ka raacay kuwii iIslamak sheegaynayey ayaa Abdilaahi ku diiday Qabiil Geedina kusoo dhaweyey i ilaa maantana waa sidaa kan qabiil ku diid ka qabiil ku raac inta aynu sidaa ku jirno 30 sano ayeynu hada Aduunka ka hadhnay lkn 100 sano ayey gaadhi
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 3 жыл бұрын
Iska qoro waxaagaas
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
Ala darodku qaar fidno badanaa oo gaalo raac jeaclaa 😏
@bashaal62
@bashaal62 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 3 жыл бұрын
Taariikhda qaldan ayaad qaadaneysaa
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 3 жыл бұрын
Magacaaba kaa khaldane maxaad taariikh khaldan ka hahadashaa. Waar bal Magaca iska sax. Nuux ma magac ilaahey baa waa su aale?
@badrinr5345
@badrinr5345 3 жыл бұрын
Haa markii Abdullahi Yusuf la doranaye maxakim majirin maxakim 2016 ahee ahed Abdullahi wuxu ahaa 2014
@badrinr5345
@badrinr5345 3 жыл бұрын
Odayga wax badanu isku qal qaldayaa tariikhaha
@jammane3880
@jammane3880 3 жыл бұрын
@@badrinr5345 2014 iyo 2016 Abdullahi Yusuf muu noolaa 😂😂😂😂😂
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 120 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
WAREYSI #3 AMB. MAXAMED CABDI AFEEY- CULEYSKI  XULISTA BARLAMANKA
23:42
Khabiir dekadihi Soomaaliya Maxamed Sh Cabdi Axmed
1:08:26
HANOOLAATO
Рет қаралды 62 М.
Wareysi: Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
22:27
VOA Somali
Рет қаралды 48 М.
AMB. AFEEY "XASUUQII WAJEER WAXAAN AHAA ARDAY"
22:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 10 М.
Wareysi gaar ah: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi
1:03:30
Somali National Television
Рет қаралды 41 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 120 МЛН