XAAJI MAXAMED YAASIIN #1 WAXAA LEEY XIRAY SHAQADI AAN DALKA U HAYAY

  Рет қаралды 52,974

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 195
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 4 жыл бұрын
Ninkan wuxuu ka xishoonaa inuu sheego inuu ku dhashay I S K U R A R A N Doorasho kasta wuxuu ku galaa in kitaabka quraanka uu dalka ku dhaqayo Waa nin fiican
@xurmobadanofficial1700
@xurmobadanofficial1700 4 жыл бұрын
Waxan rabaa kunaan kuu shego ninkawaashiiq.wuxukadhashay reer magac iyo maalbale bartay cilmiga diinta iskurarn waxeey eheed meel gaarah balse waxaa udhowaa guryo qurux badan oo harereheda kulahay
@abdifatahabdi3094
@abdifatahabdi3094 4 жыл бұрын
Somali quraan iyo kitaabka alle in lagu maamulo ayaguna qar badan ma taageeran reer yurubka gadaal ka riixayana ma ogola. Lakin waa meesha kaliya ee ay ku badbaadi karaan hadey aqbali lahaayeen inta ay aqalka ku gurayaan dumar si bareer u leh ragu waa isguursan kara iyo dumarka waa isguursan karaan
@MohamedAli-xq9jo
@MohamedAli-xq9jo 4 жыл бұрын
Iskuraran magaalo qaniisbaa.. oo hadaa xaguu sheegtaa..
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 4 жыл бұрын
@@xurmobadanofficial1700 Shiikh run ah xukun adduun ma raadiyo Meesha leegada ku dhaw uu sheegayo waa iskuraran oo waa dadkii ugu horreeyay ee qoladuu ka soo jeedo iskuraran la dejiyey markii laga soo eryay hobyo sidii waraysiga ku sheegay
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 4 жыл бұрын
@@MohamedAli-xq9jo Haa ninkan qaraabada aad tihiin reerahiisaa deggenaa
@omarabdi2910
@omarabdi2910 4 жыл бұрын
Haaji mohamed yasiin ilaah ha xafido wuxu ahaa nin aad u wanagsan o u qalmo inu noqdo madaxweyne qaran o jecel ah o somaliyed o ehelu diin ah mesha alaah sheq ilaah ha xafido aamiin
@Faces189
@Faces189 3 жыл бұрын
Hanoolaato, Engineere wanku salaamay nin wadani baa tahay. Shacabkaan, xanuunsan sida loo daaweynlahaa.
@Salamin77
@Salamin77 4 жыл бұрын
Maxamed siyaad burbur baa laga dhaxlay iyo soomaali isnacday oo ay adagtahay in ay dib u midoowdo
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
WAA QOFKA AAN KASLOONIDHA LEHEEYN MILITARY XUKUN QABSADHEEY TAAN AYAA UU DAMBEEYSA BALSE KUWA BEDELEEY AYAA SOOMAALI KALA GEEYEY OO MAANTA MEESHA DIGEEY. TPLF MARKEEY ETOBIA QABSATEEY WALA OOGA. DERGIGA MEEL KASTA OO ETOBIA AH AYA DAGAL KAA SOOCDHEEY HADANA HADAFKA MARKEEY GAREEN DOWLAD AYEE DHISTEEN. JABAHADHA SOMALIA HADAFKA MAA DAFSANEEYN SIYAD BAARE MARKEEY GAREEYN FURSADA KAMEEY FAIDHIN HALA IS FIRIYO BAA KAA DACDHEEY
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 4 жыл бұрын
Hanoolaato umada Soomaaliyeed 👍👍👍👍👍👍👍👍
@dulguduudgowgafiiqeed6998
@dulguduudgowgafiiqeed6998 4 жыл бұрын
Maashaa aalaah hanoolato
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 4 жыл бұрын
AYAANLE WAAYAHAAN NINWAASHAY BAAD NOQOTID MAGACAAN HANOOLAATO WAXAA BIXIYEY HUSSEIN HANOOLAATO OO MAREEXAAN WAGAR DHAC MARKAA halaga halay jaalle
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Asaga yuu yahay Qabiilkiisa 🙈🙈🙈
@yahyeahmedmohamed487
@yahyeahmedmohamed487 4 жыл бұрын
Barnaamij kan qab kale in laga diyaariyo ayaan kaa codsanaynaa xaajiga
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 4 жыл бұрын
maasha allaah waa waraysi qurux iyo qiimo badan mahadsanid Ayaanle ....HANOOLAATO
@fuadahmed474
@fuadahmed474 4 жыл бұрын
Asc sxb ayaanle horta wariye fcn aya thy lkn Barnamijkaga had iyo jeer wa wax yar hadana wad kla dhereysa halkii Barnamij
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 жыл бұрын
Barnamijka hanolato channel KZbin ayaale so dhaweeya umad somaliyed waa ruun sheek ilahi ayaa jaceel ruunta No qabyalad No macaraad waxo kawaresta qafka raigisa waa wariye madax banan guuleso wadani somali ah anagana hada nahay shacaab Somalia waa ina xaqiqda ogana
@zahir8903
@zahir8903 3 жыл бұрын
Plz sheikh mustafa, sheikh umul iyo dirir noo qabta ha noolato
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Ninna 1000 dollar baa loo dilay Ninna 500 kun baa laga cafiyey Somali waa taa . Aakhiro ayaa war jiraa maxaa dembi la kororsadey, kuwa qaylinayaa waa carruur tii boolida lagu soo korshay
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
1000 dollar wey badan tahay xabad sigaara baa nin loo dilay.
@statsm8339
@statsm8339 4 жыл бұрын
Ayaanle Mashaa Allah barnaamijyadaada aad ayeey muhiim ugu yihiin taarikhda. Guulayso. Xaji Maxamed Yaasiin qof sharaf leh waaye. Bal dadka cambaareynaya jabhadaha xaqiiqadi jirtay ayeey iska indhatirayaan, dhibaatadi aay abuurtay dowladdi kelitaliska ahayd ku eedaynaya dadki aay danta badday in aay Etoobiya tagaan.
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
Wadaadkan ma mar madaxweyne laga dhigo bal wuxu qabto aan aragnee koley diinta wa yaqaan
@Halane.81
@Halane.81 4 жыл бұрын
Qisadan waxaan ka maqlay silanyo oo laga wariyo dhac dadaan balse xaaji maxamed yasin ma moden ninkaasi
@Daily-Hadith10
@Daily-Hadith10 4 жыл бұрын
Asc ayaanle waan ku salaamay xageen kaala soo xiriira
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Facebook giisa Ayaanle Hussein
@bashiiradan1446
@bashiiradan1446 4 жыл бұрын
ayaanle xuseen cabdi runtii wan bogaadinayaa barnaamijka Hanoolaato iyo sida aad bulshada wax wanaagsan ugu so gudbisid had jeer wad ku mahadsantahay walaal
@gaduudog5011
@gaduudog5011 4 жыл бұрын
Hanoolaato guul
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
I like xaaji maxamed great thinker
@xoriyoibrahim1696
@xoriyoibrahim1696 4 жыл бұрын
Ilkayarta caynaaya Xaaji Maxmed Yaasiin waxaa uu kadhshey gur halgamayaashii ladagaalamayey gumeysigii 13 kii hagame labo kamidii adeeradiis bey ahayeen Yasiin Xaji Cismaan iyo Daahir Xaaji Cimaan marka ilkayatu edebhayesheen.
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 3 жыл бұрын
Kalitalisnimmaddu Siddeedaba Waxay Dhashaa (Ama Waxaa Laga Dhaxlaa) :- 1. Kala Irdheenta Bulshadda. 2. Ku Tumashadda Xuquuqda Muwaaddinka. 3. Ku Takri-Falka Awoodda. 4. Kalsoonidda Ayeey Dishaa. 5. Ugu Dambaynna Waa Lagu Kala Taggaa Dalka. Waxaa Sidaa Yidhi Guddoomiyaha Xisbigga Wadajir, C/Raxmaan C/Shakuur Warsame.
@abdirahmanihwebo5860
@abdirahmanihwebo5860 4 жыл бұрын
Asa/ if I were to decide who to become a presedent of Somalia = of course /ots Mohamed Usain
@AJYahye
@AJYahye 3 жыл бұрын
Ayaanle. .HA-NOOLATO, Aad baan kuu taageer-sanahay, haddaan nahay, Reer puntiland iyo Jubbaland. . Runtii Fikir kaaga Haoolaato , ee ku dhisan waddaniyadda iyo aruurinta Taarikh da dadkii Waddaniga ahaa ama Soo halgamay. . Waanu kugu macsuumaynaa Puntland, Waana suurta gal inaan gabadh ku siino. .Waayo waddaniyad baa kaa muuqata.. Yahye Jama ..From Puntland State of Somalia
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Where is part two?
@samajacel8599
@samajacel8599 4 жыл бұрын
Horey usoco sxb ayanla xusseen
@faarahmuhiyadiin7710
@faarahmuhiyadiin7710 3 жыл бұрын
Mujahaid Xaaji Mohamed Yasin Eebe ha ku sharfo, waa usoo halgantay wadankaan.
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 4 жыл бұрын
Hanoolaato waxaan kaa codsanayaa barnaamijkaan inaad siibaarto aad waxbadan nagatusto musqmaasuqii hantiwadaagii kaligi taliska
@m.x970
@m.x970 4 жыл бұрын
Adigu waakaas aad hantida heysatide Allahse ku barakeeyo, balse burburkii iyo Ethiopia in la aado maxey maatadi Somaliyeed ka dhexleyn? taas adiga iyo kuwa kula mid ah ayaa ka jawaabaya
@Saimka
@Saimka 2 жыл бұрын
Dowladii kacaanka dadka sidan ayay u bahdili jirtay sabahaha ay u duntay Waa nuucaan
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 4 жыл бұрын
Ha-noolaato
@maxamuudaadan8908
@maxamuudaadan8908 4 жыл бұрын
Ha-noolaato
@sacdiyajelle7920
@sacdiyajelle7920 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 waa dal iyo dad maskaxda lagaso dilay waa hore dalkena manta madumin ee horaa loo soo babiiyay illahw nabadbadi
@dalmarbariise7583
@dalmarbariise7583 3 жыл бұрын
Masha Allah
@faraxcali3918
@faraxcali3918 4 жыл бұрын
Hanoolaato waxay u adegaysa danaha Nairobi qaran dumis nimay wadaa baryahan
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Xaaraan baa lagugu dhalay oo lagugu soo koriyey, ibnul Xaaraam, Nacdal hakugu dhacdo, runta ayaa ku shibaysa eey eey dhalay, Kenya ku marmarsood
@maryami2299
@maryami2299 4 жыл бұрын
Qabiilkaaga ku wareeg
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 5 ай бұрын
Waxaan garalahay waxa ayaanle dabadhigay Maxamed siyaad
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
HAA NOOLATO WEXEEY NOQOTEEY HAA BIQLEEYSO
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Runta ayaa ku dhibaysa Xaaraan baa lagugu dhalay oo lagugu korshay, runta ayaa ku dhibayaa, aakhiro adiga iyo family naarta
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
@@mhassan0163 hooyadha iyo idoorta kuu xaarteey orodo uu sheeg garaac waa sinjigaga adiga iyo adeerkaba muse shani orodo uu sheeg caacwarka dajalka ah
@laylacadey3832
@laylacadey3832 3 жыл бұрын
Maya ee iiman la aan ayaa jirta oo boqol iyo kayaar Ilaahay kusabaay
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 4 жыл бұрын
Subxaan alaah casawajalaa ilaahayow na astur
@ahmedbaraf8601
@ahmedbaraf8601 4 жыл бұрын
Hanoolato awalba madan ahayn ku aragnay sakiinlow
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Kacaankii waxaa fashiliyey nimanka noocaas ah ee Mareexaan sheeganaayay ee hantida ummadda maalin cad dhacaayey.
@isaabdi1478
@isaabdi1478 4 жыл бұрын
Waa suaale markaa dalkii soomaliyeed yaa burburiyey
@samajacel8599
@samajacel8599 4 жыл бұрын
Hanolato somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirashidyasin2808
@abdirashidyasin2808 4 жыл бұрын
Asc xajibmohamed
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
Soomalidu waxaa cado u ah mark meel loo dhiibo 80% waxay xadaan xoolihii dadweynaha ee lagu aaminey. wataa maanta wax la xisaabtabo markey waayeen ayey wixii gacantooda gaartaba qateen.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
Marka hore inta loo dibin in maskaxiyaan loo baaro maha iyo taarikh nololeedkisa??
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 4 жыл бұрын
JAAJUUS KASTA WUXUU KU DHUUNTAY NAIROBI KENYA...
@abdiomar9709
@abdiomar9709 4 жыл бұрын
Akhlaaq xumidaa, ninkaan 23 sano isagoo jira ayaa dhulkiisii laga tarxiilay oo weliba shaati iyo surweel wata. Waxaasi wadan miyaa
@abdirashidyasin2808
@abdirashidyasin2808 4 жыл бұрын
Suldaan xaji mohamed waa shaqsi guri siyaasadeed ka Soo jeeda waana nin aqoon leh oo rabbi yaqaan
@ahmedahmedadan1370
@ahmedahmedadan1370 4 жыл бұрын
Subxaanalaah maxkamada badbaadadu waxay ahay meesha dad badan fircoon ku xasuuqay , wa geele iyo inti la shaqayn jirtay. Waar tobad keena maydaan guulaysan eh. Magac iyo maamus midna kuma jiro maxkamadi badbaadada ayaan dadka geyn jiray ee cadalad darada ku disnayd. Ninka maalin qof ka badbaadiyay maxkabada kawaan ka ahayd wanagbu bu sameeyay. Coqaab ta alle na way haday
@garad10darawish41
@garad10darawish41 4 жыл бұрын
ayan Qeebta sadexad ee abdirashid janan so gali wareeysiyada na noo dheeeeree
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Wadaadkan, waa nin diinti ah, haddana waa waddani. Waa dadka wadanka hagi lahaa, laakiin balaayadii Soomaaliya dumisay ayaa hortaagan in Soomaaliya dawladda noqoto oo wadanku dago. Waxa madax laga dhigaa kuwa aan damiir lahayn oo lagu adeegto.
@dii560
@dii560 4 жыл бұрын
Hanoolaato
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 4 жыл бұрын
Nairobi bahal kal ayay noqotay doowlada Kenya ha saarto siyaasi kasta oo Somali ah waa TUUG DADKA XOOLAHOODA MEESHA KU CUNO.
@abdirahmanihwebo5860
@abdirahmanihwebo5860 4 жыл бұрын
Haa noolatto
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Ina Saalax yacniile wuxuu ahaa qabiilka " Gurgure" Canada ayuu joogey, tuug buu ahaa, Magaalada Shiikh buu u dhashay
@salah1214
@salah1214 4 жыл бұрын
Nacas inaad tahay dadka ha isku qadin lawaseen
@salah1214
@salah1214 4 жыл бұрын
Waar 81 ayuu dhintay markay hooyadaa dawarsan jirtay
@salah1214
@salah1214 4 жыл бұрын
Noocii la fuuli jiray ayaatahay Wax saliid kuu marsada ayaad istaahishaa
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Ka Faa ideyso .. Khabiir ku Takhasusay Cudurada Uur ku jirta , Internal Medicine oo SLNTV , ka waraystay cudurada kala duwan ee Jooniska , Cudurada Hunguriga , Beerka , xiidhmaha , Caloosha iyo Gaasteriga .. wax badan ka ogow Cudurada Uurku jirta kzbin.info/www/bejne/fpjbpp2OhsukrJY
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 4 жыл бұрын
Saldanadii ajuuraan iyo dadkii hobyo la yimi isku taariikh ma noqon karaan
@mohamedo8596
@mohamedo8596 4 жыл бұрын
Odagaan Cadoowga itoobiya ayoow la soo saftay SSDF
@bilanweyrax2950
@bilanweyrax2950 4 жыл бұрын
Tuug dalkii burburshay, oo mooryaan shisheeye soo hubeeyay, ayaa dan Soomaaliyeed laga wareysanahayaa. Adoo kale inaad gaalshire ku urto ayey ahayd haday gar jirto.
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 4 жыл бұрын
Naa ufta qarso qof dumar ah baad tahaye. Ninkaan waa xalaal quute sharaf ku leh shacabka soomaaliyeed ee xalaasha ah
@maryami2299
@maryami2299 4 жыл бұрын
Qabiilooyinka isku dir hanoolaanin dadka dhintay haysta wixii inasiyaad iyo farmaajo waxkasheegayo soo aruurdo tuugbaatahay
@hodanc6255
@hodanc6255 4 жыл бұрын
Maryan waxa yab leh qof wadaniyad sheganaya o hadana qabyalad qayaxan wada jamhadii dhibatada gaystay mu ka hadlo madaxwaynayashi siyad Allah u naxaristo iyo farmajo inti u dhaxaysa y away
@abdulrahmansiad5648
@abdulrahmansiad5648 4 жыл бұрын
@maryam walaal ma bugtaa maxaa comment walbo ku istaajiyay dadki somalia kala geeyay oo qabilka baray oo hantida qaranka boobay miyaa faracooda tahay
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 4 жыл бұрын
Aakhiro warbaa jira
@tmmohamed1920
@tmmohamed1920 4 жыл бұрын
Hanoolaato beenbuu faafiyay marqaatina kanoqday siilaanyo hawarayso inuu ninkaan baaritaan udirey ama waqtigaas wasiir ahaa aaqirkii 1978
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Shahaadadii mushraxnimada 2022 somali waa loodiiday axadan 🤣🤣🤣 Ruux nadiifa hadaad tahy mx 49musharax kaa dhex saaray
@abdiheybe3820
@abdiheybe3820 4 жыл бұрын
Farmaajo ayaa ka daran siyaad bare masuq masuq iyo dhaca dil kufsiga
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 жыл бұрын
Sawaahili hadalkiisa waakan 🤮🤮🤮🖕🏻💩🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻💩💩💩💩🤮🤮🤮🤧🤮🤮🤧🤮
@haybeibrahim1544
@haybeibrahim1544 2 жыл бұрын
Gardarro garab og waa waxa somali baabiiyey ee dawladdii siyaad barre ku rogtay dadka.
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Somali waxay sinaatay markii kacaanku yimid
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
Kacaankii waa kii burburiyey Soomaalinimo.
@maryanali9186
@maryanali9186 4 жыл бұрын
Dugsiga yaasiin cismaan ma xaajigaa dhisay dugsiga boondheere ku yaalo
@mukhtaarolydaada8024
@mukhtaarolydaada8024 4 жыл бұрын
Maxaa noolaanaya? Midniba dhimatuu kusii dhaganyee dhagaha ugu rida inaaney dhacayn. Wariye ku sheeg cuqdadi dhaansatey.
@laylacadey3832
@laylacadey3832 3 жыл бұрын
Landhere landhere dhalay ayuu ahaa
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 3 жыл бұрын
Somaliyey dhegaysta majeerteen baa qaaday beentii somali awel qanyare iyo general galaal iyo baanu haysaney waxa udaran ninka yidhi xarig iyo masaafuris baa lay kala dooransiiyey been badanaa waa waxa afku sidaa u noqday naari ku cuntay masaafurin qof somaliyeed ma dhicin balse dil iyo xadhig ba wuu dhacay beentii majeerteen wadnuhu idin go, reerku reerku been badanaa waa amxaaro
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 4 жыл бұрын
Hooyadaa ayaan noolaaneyn ee gow
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 4 жыл бұрын
Soomali waali waxbo kama baran wixii soo dhacay oo dulmi iyo boob leh.
@xamralive
@xamralive 4 жыл бұрын
waa nin la ciilay oo daacad u ahaa dalkiisa oo dalkiisii laga masaa furiyay oo laga saaray bal xaqdaradaas eega nin dhalin yaro ahoo dalkiisa daacad u ah baa tuug hantidii dalka iyo umada soomaaliyeed dhacay loo xiray oo waliba gurigiisii iyo dhulkiisii iyo adkiisii looga dheereeyay waa waxa bur burka keena cadaalad darada
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Abtigay ayaa loo toogtay 100 kun ayaa loo dilay oo isaga qaadan wuxuu ahaa ganacsade. Wuxuu abti qaali ah waxaa lala toogtay oday kale oo deris keena ahaa oo ay saaxiib ahaayeen. Illah ga unaxariisto.😥😥
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 жыл бұрын
AMEEN YAA RABBI
@bilanweyrax2950
@bilanweyrax2950 4 жыл бұрын
Cid bilaash loo dilay majirto
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
@@bilanweyrax2950 ma dadkii dadka dili jiray baa faracooda tahay .
@aliguled2166
@aliguled2166 2 жыл бұрын
Lacag in loo dilo wa xaraan
@maryanali9186
@maryanali9186 4 жыл бұрын
Dhismaha ugu badan xamar ayagaaba u badnaa
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 4 жыл бұрын
Ha noolaato duco maaha,laakiin waxa fiican in yiraa Somaaliya hamidow haysraacdo wadada xaqa ahna haraacdo Illahayna hakabaqdo
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Been iyo Dulmi la isku raaci maayo Dadna 1000 dollar baa loo dilay, dadna 500 kun baa laga cafiyey
@adanbile4237
@adanbile4237 4 жыл бұрын
Qof gaajaysan oo wax xaday laga hadlimaayo,sida odayga hadalkiisu ku jirta,waxaa laga hadlayaa qof masuul Ah oo hantidii loo dhiibey ee ummadda dhacay!!!! *Kuwii AHN siyaad Barre oran jirey imaanlaawayaasha, Saxan bariis Ahna laasanmaayaan, malyanna habeen bay baabi,inayaan! Cunayaan
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Axmed saleebaan qarankiisuu u shaqaynayay laakiin adigu fikirkii dawladii musuqmaasuqa ee kacaanku dalka ka qabtay baad aaminsanayd
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
Ina daffleh Afweeyno inantiisa fooshaxun uu qabay bu ku joogay meesha ee cadii iska dhig 😏
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 4 жыл бұрын
S Mohamed Abdi Tuug tuug dhalay buu ahaa Dafle xaraantii maanta reerkiisa ayay ka muuqataa maqaamka ay soomaali ka joogaan
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
WAA RUUN DOWLAAD MUSUMASUUQ BADHAAN BEEY AHEYD DOWLADA RAYIDKA SOOMAALI DOWALADNIMO WEELIGED MAA FAHMIN KACANKA ILA 78 BUU FICNA MARKAS KADIB AYAA SSDF BILOWDHEEY DAGAL JABHADNIMO AH OO QABIL KUU SALEEYSAN ANIGA ADEERKEY AYAA KUU JIREEY WUNA KAA SHALEEYA ILA HADA, HAJI MAXAMED IYO CABDULLAHI YUSUF WEEY KAA SHALEEYAN SIDHI AAN HOREEY AFOODHA UGA MAQLEEY.
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Qofku marbuu taariikhda galaa dhulbahante taariikhda somaliya baal dahab ah bay ka galeen xitaa gumaysigii baa qiraya oo taariikhdooda qoray maantana buuhoodle baa noogu filan sharaftooda awoowe yaashod markay faraska saarnaayeen dadka kale qaarbaa awoowe yaashod jikadii gumaysiga ka shaqaynayay maantana ku qanacsan maamul yar oo reer leeyahay ooy gumaysigii ku dawarsadaan
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
@@smohamedabdi1927 sheeko Kacaan Propaganda fake history Dhulbahanto 50% amba gaajo bay uu dhinteen amba oolaad 1915 1920 please beenta ina ga daaya, ingariiskaad sheegay siid signature bu ku yimid ku na tagay marku iis balaadhiyayna wa lagu kacay AUN Sheekh Bashir iyo Farax omaar, Abdulaah hassan 1921 bu dhintay Ingariisna 1960 bu baxay waxay rabeen port cities Dhulbahanto miyu laha xeeb maya 🤔, sheeko Darod ha noo la iiman
@muslix1147
@muslix1147 4 жыл бұрын
Odaygaan jaajuus buu ahaa waxaana sir ka hayay dawladii Itoobiya. Waa nin cuqdad iyo qabyaalad ay caloosha u fadhido.
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
Tuul tuug dhalay ma waxad tahay kuwii dadka dulmiga ku hayay.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
@@hadew1418 WAA JAJUUS WEYN WAALIBA UU AH EMIRATKA
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Waliba waa jaajuus wayn odaygan
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
@@smohamedabdi1927 hooyadaa ayaa jaajuus ah iyo wasaqdii ku dhashay.
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs kkkk iska hadashaye maxad oran
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 4 жыл бұрын
The cost of dictatorship! Dafle iyo Afweyne iyo kuwa lamidka ahi waa kaas maanta midhahoodii la guranayo kuwii diiday ee ka dhiidhiyayna mahbar baa loo bixiyay
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
MAXAAN KAA DAXALNEEY KUWI BEDELEEY MEXEEY KUU BEDELEEN INEEY UMADA LAYAAN OO SII BAREER AH OO CAAD UU DACAAN WAGAS WEEBA QARSONEEYDE. WAA DAMEER IYO LABADHISA DEEGOD
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Adeer maxamed yaasiinow dawladii ugu musuqa badnayd waxay ahayd dawladii kacaanka ka horaysay
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 4 жыл бұрын
Waa beentaa aabahaa Afweynaa kaa dhaa dhiciyay
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
@@cabdullaahiismaaciil5708 Ciyaal yar yar shaleey dasheey baa taheey maxad dowlada rayidka kaa taqan afweyne afweyne ila imisa afweyne kuu heeynesan hegooy kkkkk
@salah1214
@salah1214 4 жыл бұрын
Waan garankaraa nin sv ku raadsanaaya waxyaabo been abuur ah siiranyo wuu noolyahay ee hadaad runta ka sheegaysid iskadaa dad ceebeentee wadaad tuugoow qiiqa ha isku qarin
@tmmohamed1920
@tmmohamed1920 4 жыл бұрын
Beenbadanaa xiluguu siilaanyo wasiirka ahaa cidna mucaarad ma ahayn waa beenloow isisaar waqtiyadaa isfasirayo
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Xaaraan tii lagu soo korshay baa ka hadlaya
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Hhhh siyad bare majogin marki inqilabku iyo mucaridku jogay 1961 carurey
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 4 жыл бұрын
Xxxxxxxxxx ma taqaan adigu?
@doodaay5822
@doodaay5822 4 жыл бұрын
Maya maxaa laga wadaa?
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Dawladaha waa wayn odaygan oo kale maxkamad bay saaraan mar haduu cadowga wadankaasi leeyahay uu u tago
@abdiomar9709
@abdiomar9709 4 жыл бұрын
Dawladaha waaweyni dadkooda ma tarxiilaan, waa wax laga naxo in inan yar wadankiisa laga tarxiilo, ragii tarxiilay waa wax dhintay iyo in qaxooti ah isaguna waa taajir maanta.
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
Kacaanku Dawlad mayaheen ee reer miyi iyo dibjir bilaa education oo wadanka lagu siidayay 😏
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
MA'AHEYN WAA MILITARY XUKUN QABSADHEEY TAAS AYAA KHALADKA AHAA LAAKIN MINAAN AQOON LAHA WEEY KAA BUXEEN BALSE MAMUL DOWLADEED IYO MILITARY ISKU MEEL MAA GALAN
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs waxa gooanko ka laha wada zero education bay ahaayen
@maryami2299
@maryami2299 4 жыл бұрын
Adi kaa reerbaadiye ahaa
@adanbile4237
@adanbile4237 4 жыл бұрын
Adeer somaliyoo dhan baa miyi ahayd! Aqoon xattaa inta lihi waa koobnayd! Waa la tirin karayey, *Talyaani iyo ingiriisba mansabka ugu weyni karraani buu ahaa, *Maamulkastaa khalad iyo saxba waa ka yimaaddaa, *Waxaanse gaal iyo islaam midna dafirayn,kacaanku inuu waddanka dhisay!iskaa wax u qabso ku dhisay! *Miyi iyo magaalo waxbarasho bilaash Ah siisay! Weliba mudda yar oo. Kooban, * Ka warran waxbarasho bilaash Ah , ilaa jAamacad weliba cuntadii iyo hurdadiiba bilaashtahay,adiga xaqal saabuun lagu siinayo, Maalin taad dhamaysid shaqo bilaabaysid! Xasan shiikh waatuu ka sheekaynayey inuu ahaa Agoon dawladdu soo korisey,wax soo bartay,maalintii koowaadna shaqo bilaabay ! Yurub iyo maraykan imminka ma laga helaa, *Dawo ,dhaqtar ilaa qalliin bilaash Ah, Dawo (payer) jarmal Ah. *Qofka wax sheegayow caddaalad fal, *Dawo iyo dhaqtar bilaash Ah,
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
@@namiin3034 Education maxaa uu taqan?
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
siiraanyo hal yeyy qaran
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 4 жыл бұрын
X
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Odaygan waxaan waydiin lahaa hadaad xisbigii leegada aabahaa ahaa maxaa kugu kalifay inaad jabhaddii qudhmis noqoto oo aad gumaysigii haystay qaybo kamida dhulkii somaliyeed aad kusoo hogaamiso qarankii soomaaliyeed adigoo heli kara inaad inaad si kale wax u maarayso
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
Anaa ku jawaanbin doqon baatahaye clearly dulmi loo gaystay raagaa ayaa jamhad u noqdeen adookale waaan aqaan waxad qabiil la wadaagtaa kacanki qurunyahay
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
@@hadew1418 CALAMAKA WAXA LAAGU YAQAN DAMBILE QARAN. ETOBIA WAGAS WAAN IS HEYNEY NINKAN ISKU QOYS BAA NAHEEY ADEERKEY WEEYE BALSE KUMA RAACSANI FIKIRKISA, ASIGANA WUU QIRTEEY INU KHALDANA
@salah1214
@salah1214 4 жыл бұрын
@@hadew1418 naag kolay u jawaabimaayo ee kolay kulmis ayaad aheeyad soo maaha
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs what ever they did they it for us you need to know what they been through bro blood is thicker than water.
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
@@salah1214 whatever I'm am every proud no what the fuck you say.
@abdimohamed7740
@abdimohamed7740 4 жыл бұрын
Waa tuug
@farhiyaabdi3949
@farhiyaabdi3949 4 жыл бұрын
Ayaanle waxaad uge tahay haber waalan
@safiajama5565
@safiajama5565 4 жыл бұрын
ALLA muuxu dhaada maaskina xuukun dhiilad kuu rideye imiinka madaxweynhu haasan waa haadagi afweyni
@trumpppl2024
@trumpppl2024 4 жыл бұрын
Waa sheeko CAJIIB ah qowlaysato haddii ay dalkaaga qabsato EEX . CADAALAD DARO. QAYBI OO XUKUN.. UNBAA LAGA DHEXLAA KACAANKII DAD BADAN OO SONALI AH AYUU DHIBAATEEYEY
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
DIBATADHA AAN ANKA 30 SAANO LAA SOO DAFEEY AAN ISKU HEYNA AYAA KAA DARAN
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 4 жыл бұрын
Waa godobtaada waxaad noolaysay
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 жыл бұрын
Nin wal oo daacad ahaa ciil buu uuga tagay Somalia waqtigii Siyaad Barre. Aakhirkiina waata keentay burburka Somalia.
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 4 жыл бұрын
Ha-noolaato
SYL WAXAA AFGAMBIYAY DADKI GUMEYSIGA LA SHAQEYNAYAY
21:51
HANOOLAATO
Рет қаралды 62 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
MW #WAARE MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI #HIIRAAN?
55:38
HANOOLAATO
Рет қаралды 127 М.
MAXAA KA JIRA IN SAYID MAXAMED UU DILAY SH AWEYS ALBARAAWI
35:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 125 М.
WAREYSI #2 - IBRAAHIM XABEEB RAG CIIL CADAAB BUU KA DOORTAA!
26:44
Kaftanka Siyaasada 558 oo aad u xiisa badan
41:51
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 34 М.
Khabiir dekadihi Soomaaliya Maxamed Sh Cabdi Axmed
1:08:26
HANOOLAATO
Рет қаралды 62 М.
BUURMADOW OO SI ADAG OGA HADLAY DAGAALKA DACAWALEY | CEERIGAABO
18:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
#SOMALIA 120 XILDHIBAAN AYAA SHAREECADDA DIIDAY #1961
30:28
HANOOLAATO
Рет қаралды 132 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН