Wareysi Gaar ah Prof Maxamed Cumar Dalxa iyo Xaaladda guud ee Dalka.

  Рет қаралды 9,156

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Wareysi Gaar ah Prof Maxamed Cumar Dalxa iyo Xaaladda guud ee Dalka.

Пікірлер: 27
@Heimatar
@Heimatar 6 ай бұрын
Maasha Allaah. Wareesi fiican ayuu ahaa waana idinka mahad celinayaa dadaalkiina Somali cable .
@mysalah06
@mysalah06 6 ай бұрын
The professor is national treasure. May Allah grand him long live.
@nourmohamed2522
@nourmohamed2522 Ай бұрын
Masha,allah Pro. Maxamed Cumar Dhalxa.
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 6 ай бұрын
😮😮😮😮
@ciidcaliciid698
@ciidcaliciid698 6 ай бұрын
Professor Dalxa Nin weynoo waayo Arag ah 👍
@CabdullahixuseenCabdullahixuse
@CabdullahixuseenCabdullahixuse 6 ай бұрын
Wllhi ninkani xaqiiq buu ka hadlay waana xog ogaal buuxa allow dulmiga Inta wada naga qabo
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 6 ай бұрын
This guy he was assistant professor during siad barre regime in somali national university especially college of langustic
@munahussein9687
@munahussein9687 6 ай бұрын
Masha Allah mr dalka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hassanabdiwahidali8914
@hassanabdiwahidali8914 6 ай бұрын
Part one iyo part two maxa looga kala dhigi waayay??
@143-k1d
@143-k1d 6 ай бұрын
Dalxa Jawaari Marka La Dulmihaaye Waa Qosleyse Hada Maxaa U Calaa-calee?
@rocky4066
@rocky4066 6 ай бұрын
Prof. DHALXA waa runsheeg aanan dad u rarneeyn daacadna u ah waddankiisa.
@rocky4066
@rocky4066 6 ай бұрын
Kelmadda JAREER MA ahan timaha adag ee waa kelmad carbeed جراره oo ah makiinadaha beeraha lagu fallo. Dadka somaalida badankood waa tima adeegyihiin. Beenta lacaadeeysanaayo ee lagu fogeeynaa you dad gaar ah iska daaya soomaalaay allah a uga baqa
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 6 ай бұрын
Dalka cimrigiisa Alla haraajiyo
@garada6921
@garada6921 6 ай бұрын
Pro waa iska og nahay Waxaan Dastuurka lagu farafareeyey Waa iska og nahay inay Ahayd Gadhka U Geli Oo Waa iska ogayn in Shaadh Nin leeyahay Oo Uusoo Tashay Yahay maxaa keenay in WAX kasta DEG DEG GADHKA LOO GELIYO UMADA IYADA OO QAYLO WAYN GEES TO GEES KASOO DHACAYSAY ? TAAS WAA HUBAAL IN QAYRU SHARCI AY TSHAY WIXII KA DHACAY FARA FARAYN TII DASTUURKA UMADA SOOMALIYEED WAATALO DIGTATOOR SOOMALI LAGU SOO DHEX TUURAY OO AAN LAGA FIIRSAN WIXII LACAG LAKA QAATAY IYO WIXII LAA LUUSH LA QAATAY WAXAY LUGOOYO IYO FASHIL KU AHAYD DOWLAD NIMADA UMADA IYO ISU SOO DHAWAYN TII UMADA SOOMAALIYEED EE WAX WADA LAHAA PRO RAALI ISKA AHOW TAN CID WAX KAA MAQ LAYSAA MAJIRTO OO SIDA SAXA AH EE AAD OG TAHAY IN LOO GARAB MARAY WAA KULA OGNAHAY OO WAA XAQIIQ
@leban9958
@leban9958 6 ай бұрын
Unukaa leh aan layaabaneyn hada dasturka unukaa leh kaama saareyso ee dhabarka saarta ilaa yoomadiin
@leban9958
@leban9958 6 ай бұрын
@@xaajia2219 Hayso unukaleh
@leban9958
@leban9958 6 ай бұрын
@@xaajia2219 muqdishana derbi ayaa lagu kala qaybin oo Maylland iyo hawiye llkala qaybin
@Yaasir220
@Yaasir220 6 ай бұрын
Prof dhmeytiran
@hassanmohamedabdalla4108
@hassanmohamedabdalla4108 6 ай бұрын
Dalcoow yaysan kula kharaarin, taa waxaa lagaa rabay maalintii Carte joogtay aad u damqid ok diidmo ku horkeeni lahayd, sida qof aan ogahay ee Banaadiri diiday oo muqdiisho u laabtay oo qaadan waayay yasidaasi balse aad adigu kula weynaatay in aad qayb uhn ka ahaatid
@AbdiQadir-i6u
@AbdiQadir-i6u 6 ай бұрын
Waar inta Tvgu wado beenta Runta loo eekasiinayo ,iyo Lacagta aad ka qaadanaysaan kooxdan maafiyada arinku wuu soconaya
@143-k1d
@143-k1d 6 ай бұрын
Dalxa Nabar Iyo Naxdin Aala Safneyd Maxaa Ugu Heysataa Dowlada Dan Qaran Cidee Rabto Inee Keento
@143-k1d
@143-k1d 6 ай бұрын
Dalxa Adiga Farmaajo Dantaada Aaka Dhex Aragtay Markii Lagu Weydiiye Waa Dhibsatay
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 6 ай бұрын
War Ninyahoow Isku xishoow Jareer Waaceebeeysay Nagaqari FOOLXUMADAADA MAXAA UQABATAY NACALA Ookiyaal Kaaga Kuyaal DADKAA KAQODOLSIIN Jirtay TUUGADII NAGUSOODUULAY QODOL AAKURAALIGELIN Jirtay Xildhibaan Aatahay Ama MAJAAJILIISTE Prof Xagee KUNOQOTAY Naaso Weeyne
@abdiroble9668
@abdiroble9668 6 ай бұрын
😂😂
@rocky4066
@rocky4066 6 ай бұрын
7:26
@Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf
@Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf 6 ай бұрын
Kan bbc ayaa ku shaqeysto jirtay naf maleh
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 6 ай бұрын
Foolxumo Kudishay War KALEEXO MEESHA MAJAAJILIISTE isku xishoow naasoweeyne
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 33 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 3 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 78 МЛН
"زواج الفاتحة " هل هو زواج شرعي أم يعتبر من الزنا؟..
39:31
Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, abwaankii mu’adinka noqday
22:08
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57