WAREYSI:-2-Sano kadib doorashadii Xasan Sheekh xagee ku socotaa Siyaasada?

  Рет қаралды 2,882

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

WAREYSI:-2-Sano kadib doorashadii Xasan Sheekh xagee ku socotaa Siyaasada?

Пікірлер: 9
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 4 ай бұрын
anigu waxaan aad ula yaabaa, aqoonyahanka soomaaliga hadduusan katirsanayn xukuumadda, wuxuu yiraahda waxba lama qaban, dowladdii hore oo aan wasiirka ka ahaa ayaa wax walba qabatay. Ilaahay qurinkiina iyo anaanigiina umada ha ka ilaaliyo
@afraxdaldhis8577
@afraxdaldhis8577 4 ай бұрын
Waa nin careyssn warkiisuna qabasho maleh
@abdirahmanjibril8671
@abdirahmanjibril8671 4 ай бұрын
Waa lagu shax guuraa Haddad la cayaaro qof aan shaxda aqoon. Easier Cawad waa ku aqoon guurey ninkan. Diintu/ shareecadu ma qabto in ehli qacligu la doodaan sufuhada/Caamada.
@SamaTech-s9e
@SamaTech-s9e 4 ай бұрын
Waxa la marayan in xabalaha la qoto intii dalka la dhisi Laha oo doorasho qof iyo cod ah loo hiigsan Laha walle unuka leh in aan ilahay siyaasad barin iyo wadaniyad
@MohamedJimcaale-jh4mp
@MohamedJimcaale-jh4mp 4 ай бұрын
Xafiiska inoo furnaado miyaa somalia Dan ugu jirto misa kala tag
@Harunhassan138
@Harunhassan138 4 ай бұрын
Wasiir cawad ma maqlin miyaa in madaxwenaha iyo guteres ay arintan taleefoon ay kuwada hadleen inta warqadda aysan soo bixin.
@Harunhassan138
@Harunhassan138 4 ай бұрын
Dowladda farmaajo maxaa cunaqabataynta looga qaadi waayay. Maxaa deynta looga cafinwaayay.
@Harunhassan138
@Harunhassan138 4 ай бұрын
Warqad isku soo bood lagu qoray majirto. Waxa aa sheegeeyso ex wasiir waxba kama jiraan. Wasiir fiqi wuxuu sheegay in toddobo beri ka hor marka ay warqadda soo baxday waxaa isla hadlay madaxweyne xasan segreteriga generalka UN.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 4,9 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 25 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 52 МЛН
Wareysi Gaar ah Prof Maxamed Cumar Dalxa iyo Xaaladda guud ee Dalka.
1:01:24
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO CABDULAAHI AXMED CALI 11 10 2024
16:26
Somali cable
Рет қаралды 1,8 М.
Wareysi gaar madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud July 2016
36:52
Universal Somali TV
Рет қаралды 19 М.
ሰበር ዜና ጥቅምት 2/20/17
ዙዙ ቢንት ሰኢዲ
Рет қаралды 6
Hogaamiyaasha Muslimiinta: Looma Codeyn karo Kamala iyo Trump
38:13
Xogmaal Media
Рет қаралды 59 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 4,9 МЛН