WAREYSI KULUL: "Odeygan Masaajidka ka dhaaranaya ee dhahaya sagaal saac ayaan guryaha ugu...........

  Рет қаралды 9,387

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

WAREYSI KULUL: "Odeygan Masaajidka ka dhaaranaya ee dhahaya sagaal saac ayaan guryaha ugu dhacayaa, sagaal saac argagixisaa dadka weerarta ee argagixiso miyaa".
"Xasan Sheekh hada ayuuba noo sharciyeeyay in aan hub soo gadano oo cadowga AS keliya ma ahane isagana iskaga ilaalino".
Xildhibaan Yuusuf Xuseen Gama'diid oo ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS.
ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 96
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 13 сағат бұрын
Waa Runtiisa Deen Cafinta iyo Cunaqabatenta in laga qaado Dowladii Horaa Qabatay ee ha Qiro hassan Sheikh Ayuu yiri Xildhiban Gamdiid saxiix❤❤❤
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 10 сағат бұрын
Runti ayaad tidhi mw xasan sh hub hadu rabo hada markaab huba dekada jooga social media way ka war haysa ...😂😂😂😂😂 ee maxa labo gaari sharci daro ah ugu jira aqligu ha shaqeeyo xil dan gara leh yaan la raacin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 13 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey xidhaanka kahadlo runta runta alle ayaa ku jecel guuluyso❤❤❤❤
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 15 сағат бұрын
Xilipan guulayso
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 13 сағат бұрын
Sagaal saac baan weerareynaa Dadka Soomaaliyeed >>>>> Waa Aqoonta, Caqliga, Damiirka Xasan Sheikh, waana nasiib darro weyn, Balse aniga Xasan Sheikh kama sugeyn wax qurux badan. Waayo waad u jeedaan Xasan Sheikh oo ah Hoggaamiye kooxeed qabiili ah.
@TechSiyaad
@TechSiyaad 15 сағат бұрын
Xildhibaanku run buu ka hadlay waana sida la rabo in xildhibaan kasta uga hadlo runta dalka hada ka jirta iyo fashilka dawladda Xasan Shiikh ku sugun tahay..
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 14 сағат бұрын
FARMAAJO WAA MAREEXAN MIRINAAYO UNUKAA LEH IYO KAABA QABIILESTYAL MUNAAFUQ XASAN SHIQ OO HOOGAAMIYA UYAHAY HALKA MUSA SUDI UU AHAA ABAANDULO ILA XASUUSTA 2022
@N.A.M1234
@N.A.M1234 12 сағат бұрын
Wa runta sxb shalay wixi Farmajo uka diiday bu rabaa in laga yeelo
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 12 сағат бұрын
Mukulaal minan keedajoota miciyo libaax beyleedahay 🦁.
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 10 сағат бұрын
❤❤❤❤❤ waa run Gamadiid wuxu sheegay waa run... well done.
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Xaqiiq baad kahadashay xildhibaane
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 11 сағат бұрын
Xlb qaran guuleyso shacabkaa idin garab taagan
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Goodjob xildhibaane
@saja9892
@saja9892 13 сағат бұрын
Tuugadaa sagaal saac socota dawlad ma socoto xasan iyo guruubka la sgaqaysta shartooda ilaahay haku koobo keligood dalka iyo dadkana ilaahay haka badbaadiyo
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 10 сағат бұрын
Dadba dad waala haru u soco geesi halyay mash Allah runbu sheegay .kadib na meel banaan lagaga taagi 😂😂😂😂😂
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 11 сағат бұрын
MASAR NOOMA NAXEYSO DHIBAATEY NOO WADAA HADAY WAX TAREYSO FALASTIIN AYAY WAX TARI LAHAYD OO AY ALBAABADA KA XIRATAY SHARTOODA ALLAHA KU CELIYO
@Turtle333face
@Turtle333face 12 сағат бұрын
Dowlada ha la taageero please
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 10 сағат бұрын
Well done Xildhiban❤❤❤❤❤❤
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Xasan sh. Hubkii magaca somaliyeed lagu keenay Reerkiisuu ku hubeeyay, dadka kalana inuu shacab kadhigo ayuu rabaa asna meesha weligiis joogo lkn reerkiisa waa inla ugaarsada nolosha lagu ciriiryo, qof reerkiisa ah meeshii lagu arko lagu qaarajiyo.
@yaasiincabdule1714
@yaasiincabdule1714 6 сағат бұрын
Kaalay imaaw adiga shuubaa ku dhashee
@Nuurah951
@Nuurah951 5 сағат бұрын
@@yaasiincabdule1714 adinkaa laidinka jaraa wuxuu xasan gaysto dameerayohow foplxumada badan
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 12 сағат бұрын
Xildhibaan ma tihid ee itobiya dhul hawiye ma degana ee gedo ayeey lix degmo ka heysataaye xasan waxba ku eedeeyn ee ka hadal dhibka dadkii kusoo doortay ay xabashidu ku hetlyso cudur xasan mooyee wax kale kama hadashid maalin walba
@aminaibra407
@aminaibra407 15 сағат бұрын
Wiilka sanadka Qofwalba codkisa waa u xur.mucarad waa normale Madaxweynaha mucarad ayuu ahaha!
@abdiMahdi-o7x
@abdiMahdi-o7x 9 сағат бұрын
Bravo excellence Mr le député
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 8 сағат бұрын
Xil dhibaanku wuxu ka hadlaya wa sax
@AhmedSheekh-b3m
@AhmedSheekh-b3m 11 сағат бұрын
Gorman kagudbeynaa ninkii ladortaba hadii laleyahay qabii ayu wadaa aniga waxan ubahanahay inan aragno dowlad cogan o dalkadhan utaliso ninka kudodayo hub leygamaqaadayo waxan u arknaa inan ubahneyn siyaasi nabad norabin
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 13 сағат бұрын
Xasan wa aragagixiso sagalsac habeenimu maskiinta barakiciya dilalaka geysta wa shabab hala iska qabto
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 15 сағат бұрын
Itoobiyo ha iska celiyo. Wadanka cadow ayuu leeyahay ee iska celi. Shalay marka aad u dhaaraneysay makula fiicneyd.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 10 сағат бұрын
حفظه الله حسن شيخ محمود الذي يسعي أن يحرر الوطن من الشباب والعدو المحتمل من قبل اثيوبيا. حسن لا يفعل اي يضرر ضد الشعب الاقليم جنوب الصومالي، ولكن أنه يسعي أن يدافع عن الوطن من كل من يتامرون لعدو التاريخ اثيوبيا.
@ts7152
@ts7152 9 сағат бұрын
Xasan sh yey aandawladnima rabin buu madax u yahay lugaha iyo gacmahaba waa lugu dhaganyahay meel uu u ciirsado soomaali kuma haysto waa wada mucaarad shisheeye kalkaal ah
@Harunhassan138
@Harunhassan138 13 сағат бұрын
Dowladda waxay ogoshahay hub sharciyeeysan. Haddii gurigaaga hub sharcidarro laga helo waa lagu xiraa. Beenbadnidaa hub soo gado hala arko.
@saja9892
@saja9892 13 сағат бұрын
Matuuga habenbarkii dhacayaa dawlad ah xasan waa leyska celaa
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 9 сағат бұрын
Dhabta jirta ayuu ka hadlay xildhibaankan, Muuse Suudi xerad8isa mirinasyo sagaalka saac ha u dhaço
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 13 сағат бұрын
Istob xildhiibane inta sharci darada kujooga oo maamuulada gobolada laxistabma oo sidii cadagii itoobiya hanoo jareenine xasan waqtigisa loidmaday madhaman kuwa waqtiga kadhamaday lxisabtama
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 8 сағат бұрын
Xildhibaan gamaadiid gulayso geesi rer hiiraan baad tahay
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 5 сағат бұрын
Somaliya somali baaleh umana baahno xiligan moryan iyo hub aan ahan hunka dowlada somaliyey aanu xishmeyno madaxwene xasan shiiQ xafidulah
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Xasan waa xawayaan bilaa caqli ah, halaiska celiyo odayga lugaha qaloocan iyo reerkiisa.
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 9 сағат бұрын
.war.doqon.xasan.waad.mucaradi.kartaa.waana.nici.kartaa.laakiin.maya.jaajuus.itoobiya.insha.allah.nin.kii.maali.itoobiya.taa.geeray.ama.jaajuuus.u.noqo.aday.maxakamad.ayey.shacabka.soomaaliyeed.geyna.yaan.kuwa.itoobiya.usha.qeyayalle.haduleeyo
@gaandiabdi7906
@gaandiabdi7906 Сағат бұрын
Aflagaado waa ceeb odayga hadal ma ahan aderow qofka ku so dirsaday wa naqana yaana lagu tumin oromyahow
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 4 сағат бұрын
Xildhibankan Raxawayn/Elay miyaa
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 6 сағат бұрын
Masaar markay timaad ka hadla hada ma joogto ee hub kadhigiis nabad galyo ah
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 13 сағат бұрын
,dalkan doowla uxil saranay hubsharci dara oo madax weenaha analeh yiri mamaqlin
@VirshowGht
@VirshowGht 9 сағат бұрын
Ninkan amaa ladilaa
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 10 сағат бұрын
Xeldhebaan es elaale xasan waa nenkee dadkee hadllahaa meshanka ku dhamaayay oo laayay waa isaseeno waayn wuu yaqanaa seda dadka loo meshemo x taxadar runtu xasan waa dhebtaa
@ZahraAhmed-i3j
@ZahraAhmed-i3j 3 сағат бұрын
Afweyne waa in lagu xiro Tuug waa lagu xiraa
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 7 сағат бұрын
Xilibaan af ithopiaan ku hadlaa shuubaa dhashee ma oga miyaa iney raxweyn 2010 ithopian ugu yaraan 5000 wiil xamar ugu dileen markaas ayuu taageeraa an laf an ku wasee i horkeena
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 сағат бұрын
Xasan dhiiqo sxb kume 9: habenimo la gaare 😂😂 Rer muqdisho 9: habenimo danbe heegan wada galla 😂
@gaandiabdi7906
@gaandiabdi7906 Сағат бұрын
Wariyaha raxiin halkey kaga jirta bisinka
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 12 сағат бұрын
Xasan malin ku darsanmayo walahy was. Loogu gelaya filada malin ku darsanmayo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 13 сағат бұрын
manta majoogto ismucarad waa side dalka loo difacaa utoobiya nimanka huubka kakensanayo oo sharci darada kukemsanya lahadla 😊
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 12 сағат бұрын
Xasan Yuu ka adag yahay isaga u dhimanaya xasan waa tuug moryan ah Somali maba aha
@grandtvchanel3489
@grandtvchanel3489 8 сағат бұрын
Kan xildhibaan uma qalmo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 12 сағат бұрын
huubka hadaba lkenaye maxa looga cabadaya itoobiya magacantan ku dilena warkina wa itoobiya ikeensatau jaajuus
@boondheeretvchannel
@boondheeretvchannel 6 сағат бұрын
Sagaal saac maahee malin cad aya lawerera qof kii isku data in uu ka horyimado dowlada JAAJUUS ethiopian u shaqeyo ayaa tahay
@ShaatiImo
@ShaatiImo 5 сағат бұрын
Jawasiista oromada iyo kuwa daacada waa Lakala sooca ncalad kugu dhacde 😅
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 12 сағат бұрын
xasan xildiibandan idinka doortay markad qoof karoon weedene qaylida naga daya waxow noqaban karo hano qabte manga noo danenesen awaba tinad wadtene
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 13 сағат бұрын
XILDHIBAANKA FADHIID AYUU NOQDAY WAXA UU RABAA IN LA BARTO SIDAAS AAWGEED AYUU MADAXDA DALKA U AFLAGAADEYNAYAA MEEDDIYAHA AYUU LA BILAABAY INUU MADAXDA XAGXAGTO MALAHA JAGO AYUU KA SUGAAYEY UU WAAYEY-§§
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 14 сағат бұрын
Dood macno leh
@ShaatiImo
@ShaatiImo 5 сағат бұрын
Ciyaalka xasan xasan ku haayo 😅😅😅😅😅😅😅😅
@Harunhassan138
@Harunhassan138 13 сағат бұрын
Dabadhilif itoobiaan baa tahay. Dayuusiinta adigoo kale sharciga ayaa la horgeynayaa.
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 12 сағат бұрын
Ninkaan marqaati uma baahna wareysigiisa ayaa ayaa dembi ugu filan oo maxkamad lagu saari karaa waxaas ayaa xildhibaano noo ah
@abdullahibarre8717
@abdullahibarre8717 7 сағат бұрын
Futada xabad laga gelinaya mana dageyo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 13 сағат бұрын
xl dhibaan cabsida daaya hadad xil itoobiya tageray tahay cadeso maxad isku ogtahay umada xaka takoray xil wajogan waxad heso same
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 12 сағат бұрын
Xasan tuug lahaw naga qabo
@Harunhassan138
@Harunhassan138 13 сағат бұрын
Masar waxaana looga maarmin difaaca wadanka; madaxweynaha ayey xilkiisa tahay difaaca dalka.
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 10 сағат бұрын
Tuug
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 14 сағат бұрын
Kan oo kale ayaa xildhibaan ah Umada allaha kaqabto
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 14 сағат бұрын
War isku xishoo doqon yahaw
@Mjfarah114
@Mjfarah114 14 сағат бұрын
Xasan wadadii uu jeexay ayaa u taal
@Harunhassan138
@Harunhassan138 13 сағат бұрын
Waqti kasta ayaa lagu baarayaa haddii tuhun kusoo galo ogoow.
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Caqliga dameeraha
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 14 сағат бұрын
Isku xishoo xildhibaan waxwalba dhinaca xun umada ha ugu dhigin
@emraanahmed
@emraanahmed 12 сағат бұрын
Horta shabelle maxay u keentaa dadka waalan ee aan xanuunsanaya
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 14 сағат бұрын
Soomaaliya kun oo kalle ayay ka. Degi la dahay. Ninkan ummada halaga badbaadiyo
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 12 сағат бұрын
Runta ma ku dhibsatey
@BashirHassan-g2q
@BashirHassan-g2q 14 сағат бұрын
Mooryaan
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Xasan shabaab iyo itopia midna lama dagaalsana lkn wuxuu rabaa xukun kelitelisnimo iyo reerkiisa oo somalia kuhayo lkn taas dhicimayso
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 13 сағат бұрын
AR KAN YAA XILDHIBAAN KA DHIGTAY ? XITAA SI SIYAASINIMO UMA HADLAYA
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 13 сағат бұрын
Unuka ka dhigay eebow😂
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 14 сағат бұрын
Mucaaradka duliga ah wuxuu ku hadlaya dhagayso
@abdikadirasheikh180
@abdikadirasheikh180 13 сағат бұрын
ninkaan nin itopiya qandaraas kasoo qaaatay ayuu uegyahay
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Caqligii dameeraha meesha hala imaan, ninkii noo nacamlaynaynin waa itoopian waa dacaayad raqiis ah. Sidaana dal laguma maamulikaro.
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 15 сағат бұрын
Midkaan waa mid dhaqaale iyo kursi loo balan qaaday.
@حليمهسعديهمحمد
@حليمهسعديهمحمد 15 сағат бұрын
😛👎
@wilkasanadka5118
@wilkasanadka5118 15 сағат бұрын
Kan o kale madaxa laga tooqta 😂
@abdullahiahmed6820
@abdullahiahmed6820 14 сағат бұрын
Caqligaaga aad kahadashay wax haladilo lee kujirta maskaxdaada xildhibaanku run bow sheegay odayga waala iska dhacaa hadoo qaab mooryaan nimo udhaqmo
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 14 сағат бұрын
Maxaa loo tooganaa Run buu sheegay lataliye Hassan Guurgurte kuwaa oo kale ayaa lataliye u Ah Odayga Hassan Guurgurte Waad ka waasheen ee ka daaya Xildhibanada Dalka ayagaa ugu Awood Badan
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Runtu ma macaana
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 10 сағат бұрын
Waad es cadaysay kuwee dadka madaxa ka toogan jeray en aad teheen xasana waa kamed
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Xasan sh. Hubkii magaca somaliyeed lagu keenay Reerkiisuu ku hubeeyay, dadka kalana inuu shacab kadhigo ayuu rabaa asna meesha weligiis joogo lkn reerkiisa waa inla ugaarsada nolosha lagu ciriiryo, qof reerkiisa ah meeshii lagu arko lagu qaarajiyo.
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 4 сағат бұрын
Xildhibankan Raxawayn/Elay miyaa
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Xasan sh. Hubkii magaca somaliyeed lagu keenay Reerkiisuu ku hubeeyay, dadka kalana inuu shacab kadhigo ayuu rabaa asna meesha weligiis joogo lkn reerkiisa waa inla ugaarsada nolosha lagu ciriiryo, qof reerkiisa ah meeshii lagu arko lagu qaarajiyo.
@Nuurah951
@Nuurah951 12 сағат бұрын
Xasan sh. Hubkii magaca somaliyeed lagu keenay Reerkiisuu ku hubeeyay, dadka kalana inuu shacab kadhigo ayuu rabaa asna meesha weligiis joogo lkn reerkiisa waa inla ugaarsada nolosha lagu ciriiryo, qof reerkiisa ah meeshii lagu arko lagu qaarajiyo.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 43 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 57 МЛН
ARIN UGUB AH | GABAR LAGA HELAY XINIIN RAGEED YAAB KA ADUUNKA
31:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 65 М.
KOKO iyo SHUAYB 8PACK AFKAAGA ISKU DIL OO LA ISKU BALANSADAY
21:05
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 100 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН