Wareysi Laga Qabtay Fannaanda Saafi Ducaale 🔥Iyo Barnaamijkii U Fiirso Fankaaga

  Рет қаралды 43,423

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

2 жыл бұрын

🌟Waraysi Laga Qabtay au/ saafi ducaale 1983 iyo wariye ustaad maxamed faarax dhaashane aun

Пікірлер: 163
@shaaficiqandala3173
@shaaficiqandala3173 2 жыл бұрын
Ilaahow hooyaday mcn u naxariiso waraysigan wax badan baan ka faaiiday wlhi rabi naxariistii jano ha siiyo hoyaday mcn
@faaomar8598
@faaomar8598 2 жыл бұрын
Ameen aboowe waan ku aqlieyeestay hooyada
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 2 жыл бұрын
Walal ma hooyada run ahba saafi mise inay hooyo somaliyeed aheed ayad kawada allah ha una xariisto hooyo saafi hooyo qaran ayay aheed
@shaaficiqandala3173
@shaaficiqandala3173 2 жыл бұрын
rashiid Isack wll waa hoyadii i dhashay allaha u naxariistee 🤲
@ahmedkanyareh4962
@ahmedkanyareh4962 2 жыл бұрын
@@shaaficiqandala3173 hooyo oo dhan allaha u naxariisto. Saafi ducaale cali iyadana allaha Ka dhaafo wixii dembi ah. Aamiin
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
@@shaaficiqandala3173 Aad ayaan Habo kuugu tacsiyeyn. Saafi Ducaale waxay ahayd fanaanad Qaran oo aan aad u jeclaa jilisteeda iyo heesahaba. Heesta "salaan macaan" ayaan ugu jeclaa. Riwaayad ayada iyo Sooraan ay ku matalayaan inay is qabaan, magacaa iga maqan ayaan jeclaa. Allaha u naxariisto.
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 2 ай бұрын
Walahi kaariye iyo muse lugey way u hagar baxeen kuligod alaha unaxristo from galkacyo Somalia guul
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Ahun Saafi Ducaale iyo intii inaga dhimatayba. Aamiin ya Alah. Waa wareysi qiimo iyo xusuus leh. Mahadsanid
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Wll Somali yay ka Ahayd xilamay dhimatay please isoo Sheeg caruurmaka tagtay waan jeclaa heeseheeda
@alisuul
@alisuul 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 Mahadsanid Wll AHN Saafi Ducaale Cali Waxay Ku Dhalatay Degmada Laasciidle Oo Berbera Laga Xukumo Kuna Taal Bariga Berbera. Caruur Way Katagtay Gabadh & 3Will;
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Dhamantood ilaahay ha u naxariisto abwaanka iyo fanaanada iyo musishinka iyo wariyuhuba waa dhinteen aduun
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
sxb weriyu waa kuma
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 sowka ku qoran wariye maxamed faarax dhaashane
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Sxb weriyihu waa kuma
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Жыл бұрын
Waa maxamed faarax dhaashane iyadaba ugu yereyso dhageyso
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 3 ай бұрын
Ilaahay haw naxriisto Abwaan Maxamed Ali kaariye Iyo Fanaanad SAAFI DUCAALE. AAMIIN AAMIIN
@kaadirshiniile186
@kaadirshiniile186 2 жыл бұрын
Aad ayan ujeclahy saafi ducaale illahay haw naxariste cod
@bedersameey2976
@bedersameey2976 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Adeerkey cabdiqadir muuse Aun Aya qabay My sister ubax cabdiqadir bay u dhashay Ubax waan salaamaya
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Wll Ubax hada halkey ku nooshahay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@ismailalihasan9519 mahadsanid wll waxey joogta UK London
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 ай бұрын
Woow dhamaantod alah yaa rahma rahimin
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 2 жыл бұрын
Saafi ducale iyo abwanka M cali kaariye naxariista janno allaha ka waraabiyo aamiin yaa Rabbi top hees erayo iyo musik sare. Thanks waayo waayo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
waaan jaclaaalaaya raxmee Saafi lakin ma ogeyn heeshaeeda qofka siya a laya raxma Kariye oon isgana gooni u jaclaa waan yaraamarku ukariye noolaa safi anoo eyn baan heesaheeda maqley oon jaclaadey lakin kaariye anoyar waan xasuustaa lalaya raxmee
@baashiqoobeey4402
@baashiqoobeey4402 Ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto Jaalle Saafi Ducaale
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle sw haw naxariisto AUN Saafi🤲
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 2 жыл бұрын
awwww thank you fanaanad qaran allow kuu naxariiso🥰🥰🥰
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 жыл бұрын
Ax ax ax waayo waayo wlle maxaan dhageeystay heestan ❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 2 жыл бұрын
Mahadsanid waayo waayo Allah ha unaxariisto intii dhimatay
@saleebaanabdi4560
@saleebaanabdi4560 2 жыл бұрын
Aun waberi legend saadi ducaale❤❤❤👍👍👍👍
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Ahun marxuumada waxay si fiican isu yaqaaneen hooyaday. Cod cajiiba lahayd, heestan waxa laga saari jiray Radio Muqdisho barbaamijka salaamaha dadka ku noolaa wadanka dibadiisa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
ALLAYA RAXAMO TAARIIKH REEB WACAN
@kingchalataawi6895
@kingchalataawi6895 Жыл бұрын
Ayeeyo mcn Allah hakunaxariisto
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 жыл бұрын
ILAHAY hu naxariisto.
@abdallashow850
@abdallashow850 2 жыл бұрын
Waayo waayo horay usocda
@ADiik_Rizack
@ADiik_Rizack 2 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto ayeeeyo 😭😭😭
@MohamedcantobMoha
@MohamedcantobMoha 2 жыл бұрын
Taankiyuu waanku jec lahay aamina shiikh macda
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 жыл бұрын
Alaah u naxariisto amiin
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Mahadanid ustaad www
@fe8445
@fe8445 4 ай бұрын
Weriyuhu waa: Maxed Faarax Dhaashane. Sheegi jiray barnaamijka Gobolada ka dib Agaasimihii Radio Muqdisho ahaa Reer Galmudug, Guricel.
@rb1news949
@rb1news949 Жыл бұрын
Macmacaanle aan ceelgaabta ku haystay ayey igu iman jirtay iyada iyo fanaanin kale gabadh fiican ayey ahayd
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 ай бұрын
Alaha u naxriisto Dhamaan way wada dhinteen ,Faanadda, Mualifka ,Laxmistaha iyo kuwii muusikada garaacayeyba
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 2 жыл бұрын
Sannadkii waraysiga la qabtay lama sheegin laakiin waa qiyaastii ihtii u dhexaysey 1977-1981 codkeeda marka loo fiirsado Saafi markan waa inan yar.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
1983 weye
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Waxaa la qabtay 1983
@fe8445
@fe8445 4 ай бұрын
1983
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
saafi ducaale ilaahay hawnaxasiisto aabeheed hoobal ayuu ahaa ciyaar dhaqanameedka aad u yaqaanay
@kingchalataawi6895
@kingchalataawi6895 Жыл бұрын
Asc pro
@ibrahimnuh6534
@ibrahimnuh6534 2 жыл бұрын
Aun marxuum saafi ducaale
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Heesta ila qaybso hawlaha yaa ii sheega meel aan ka dhegaysto iyadoo keligeed ah? Aad baan u jeclahay oo muddaan raadinayey.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Waan kuu raadinaa bro
@ShaaficiIbnunuur-hx3hc
@ShaaficiIbnunuur-hx3hc 11 ай бұрын
Alle haw naxariisto eedaday safi ducaale xamud
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhaman
@fin5823
@fin5823 2 жыл бұрын
Cabdiqaadir muuse Allah yarxam raxmiin wuxuu ahaa saygeedii oo kugeeriyooday hargeysa 1988 madfacbana dilay sidaan maqlay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
ma reeerr waqooyi bu aha amise cidamadii Nabad sugid si buu kalamdo qaldan uistcmlyaalyaa jalle
@alixashi2503
@alixashi2503 2 жыл бұрын
Ma nabad sugidi ayu aha si bu kalmadaha u khaldaaye kkkkk
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
sxb AHUN safi xage aye ku geryto
@fin5823
@fin5823 2 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 hargeysa 2010kii1
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
@@fin5823 wll AHUN waxan ku dawaday Riwayado ay dhigeysay safi
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow🎻🎻🎧
@baylebilaal9103
@baylebilaal9103 2 жыл бұрын
aad baad umahdsantihii dhamaantiin
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 5 ай бұрын
AUN Amiin
@abdibirre4281
@abdibirre4281 4 ай бұрын
ALAHA U NAXARIISTO SAAFI DUCAALE .IYO ABTIGAY QABDULQADIR MUUSE LUGEY
@adenabdille2279
@adenabdille2279 2 жыл бұрын
Aun saafi ducaale waxay ahay fanaaned Qaali ah
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
laasa ciidle waa degmo ku taal bariga gobolka saaxil laasa ciidle
@adenabdille2279
@adenabdille2279 2 жыл бұрын
Wax badan ayaan galay riwaayad wax kajileeysay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
YAASAALAMA WAXASAA JACAL AHA
@AhmedSalah-vg7zz
@AhmedSalah-vg7zz 2 жыл бұрын
Ahun Saafi Ducaale
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
AHUN MARXUUMADA
@cabdiraxmancabdilahi6047
@cabdiraxmancabdilahi6047 9 ай бұрын
Allah ya arxama raaximiin
@macalindaahir4731
@macalindaahir4731 2 жыл бұрын
Lkin wariyhu war badana
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Liked
@user-fy8ib5fo1h
@user-fy8ib5fo1h 6 ай бұрын
Ala hestaan qofka qaaday meeqa sano rasdinayay
@shukriadar5981
@shukriadar5981 2 жыл бұрын
Abdi. Saafi lhn aad baan uga heli jiray codkeeda yaabka leh..
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Likeds
@kadaraden9597
@kadaraden9597 18 күн бұрын
Waraysigii abid ugu xamaa, fanaanada wax fursada ma’aanu siin
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Ax,ax,,subxaanallah,aduunyuwatta,bal,inataan,iamoognahay,,sAlaammacaan..nasiisb,iyoaduun..anxriisto.,aduuyoy,xaalkaba
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
Alow u raxmo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Meesha wax lagu duubyaa waa idaacdiii radio muqdsho wax ka shex hadlaay tuugtii askarta wadanaa haytey oo ka dhex leh radio muqdsho juhaalidiii tawarada la wadaageen radio waa la dhageysn kari lahaa maanta tech
@rb1news949
@rb1news949 Жыл бұрын
3 heesood ee hore waxa ay qaaday 1969
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 2 жыл бұрын
Weriyaha waxbaa ka khaldanaa ilaahay haw naxariisto.
@yusufyusuf8904
@yusufyusuf8904 2 жыл бұрын
Kkkk maxaa ka khaldanaa wll
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Жыл бұрын
Walahi somaalidu wa faduul miiran, maxa khaldan? Cajaib badana Warku sifican oo xisa leh ayuu u so tebi,
@yusufosman5102
@yusufosman5102 2 жыл бұрын
IlaHow kunaxriiso saafi xaaji ducaale?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
LlIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
LIKES
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Fanka waxay ku biidhay!!!!!!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
shankaroon waa ku soo birtey waxan filyaa majeertenka isticmaala mise gobalada dhexe waxooga ahwya ah waniga ku sheegy soo dir lacag bilash ma ahaa turjumaadu lakin hadaad rer somaliland tahey waa bilash mdaama aan ahey reer somalilnd
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 thanks laakiin biloo in ka badan aan buu fasiras, amba waan garanayay inay dh-dii iyo R-dii tahaye majidho vs ma jirto. Anyways you are awesome af somaaligu waa badoo in wax la kala korodhsado weeyaan thanks again wllo
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Shares
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
LIVE
@xaylexoosh4928
@xaylexoosh4928 2 жыл бұрын
Dhaqterki jeceylka mahamed cali kariye a u n Qidad jecaylke shankaroom shmed sagal
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
SHORTS
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Allaya raxmee wariyah jalle badnaa yaa i shigi karaa ma gulwadashu ahaa xataa aniga wagi kacaanaka jogey ma aag qof kalamda jalle kaga abdan ma cidmada nabad sugid ahaa labada ciidan baa aha cidaamo shuuci ah ama ruush taba barey kalamada jalle inoo keeney oo diidey walaaal ama walaalo ama baayo ama boowe dadkey rabeen iney luqad kale gashan waaxa aafka qalad lagu yidhaa brain wash af somali waa maskadaa oo la maaydho ama la dhaqo oo wax xukunka wato lagu gasho hadaaad kalmadhaa odhan waydna waa dil ama xadhig
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
Kelmada JAALLE saw Somali ma hayn. Alla ha unaxariisto sayidka ayanu ka maqlay . Jaljaleecsigii baan ku iri jaalaw igadaa .e. Wa Richard colfeid/ koofil ahaa qawracayeene
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 2 жыл бұрын
C/qaadirku makii ku magac dheeraa Lugey baa?
@shaaficiqandala3173
@shaaficiqandala3173 2 жыл бұрын
Haa wll AUN Cabdiqaadir Muuse LUGEY janatul culyaa fardawsa allaha geeyee waa sidaad u garatay lkn WII armaa laga fiican yahay kalmadaas adeegsigeeda iska daa wll waa iga talo hadaan gefayna iga raali ahaw
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@shaaficiqandala3173 hortey sxb saafi ducaale soomha maamadii filmkii Cilmi iyo caado kujirta ale ha unaxariisto xilimay dhimatay xageyse ku dhimatay ma hooyadaba saafi ducaale Aun burburkii soomaliya dallka may kabaxdey Oo ma qurbahey tagtay mise wadankay ku dhimatay intaas isoo sheeg wll mahadsanid
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebooks
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Jalle waa afkii ino keeney Galakii ruushka ahaa siyaad Barre xataa somali ma aha Jalle
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
LEGETA
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Ninka wareysiga qaadaya ma fiicna. Wuu hadal badan yahay oo fanaanada umaba oggola inay hadasho.
@mahadshire1019
@mahadshire1019 2 жыл бұрын
Carrale you're absolutely right maxaa aun wariyaha ka qaldanaa, waxaad moodaa inuu isaga iswaraysanayo Aun fanaanadda waaba u diiday inay kalmad sheegto, malaha waa qaadiraysnaa
@ahmedkanyareh4962
@ahmedkanyareh4962 2 жыл бұрын
Waa dhaashane. Waa ninkii 1952 radio mogadishu Ku soo dhoweeyey a u n khadiija cabdullahi daleys
@shaaficiqandala3173
@shaaficiqandala3173 2 жыл бұрын
Marxuum waaye haku fogaanina
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 ай бұрын
Walaal maxamed faarax dhaashane suxufi sare ahaa alah yaa rahma rahimin
@ahmedkanyareh4962
@ahmedkanyareh4962 2 жыл бұрын
Aad baan idinkugu Han weymaa reer waayo waayo. Laakiin waxaad bilowdeen in aad xayeysiis Ku dartaan dhaxalka somalidu wadaagto. Sorry. Soo saara heeskan oo dhameystiran. Inshaalah
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lagata
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
Waryuhu WAA Yasiin Ciise Wardheere Marexam AH Radio Muqdishow LOO keeney XHKS kadibna xoog KU noqdey Wareye Waana Mareexam?? 1984
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Weriyaha Mohamed hala e dhaashane
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
wariyuhu miyuu cabsan yahay ma 13 jir ayay aheyd markey ku biirtey fanka
@shaaficiqandala3173
@shaaficiqandala3173 2 жыл бұрын
Wll hooyo 1952 bay dhalatay adiguna ha caytamin wariyaha laftiisu waa marxuum inaga hooseeya dhamaantood allaha u naxariistee hooyo anigay igu tiri 1952 baan dhashay fankana 1969 bay gashay iyadoo aad u yar
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
@@shaaficiqandala3173 allah ha naxariisto 2daba ,,ma garanayo meesha add ka keetay 1954 to 1969 ayu wariyuhu sheegay baord kana way ku qoran tahay
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
@@husseinhandule waa khaldami kartaa taariikhdu .sawkan wiilkeedii ku leh waxay dhalatay 1952 kii bay dhalatay
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
@Hasan Jamac wad saxan tahay hadii ay dhalay ,january 1 ,1954 ay fanaanad noqotay ,december 31 1969 ,,wa 15 jir, may sheegin bishay dhalay,,ok haday dhalatey ,,may 15 1954 fanaanad noqotey june 1 1969,, 14 sano 15 cisho aya ka dhiman under 14 yrs ,teenage ,,suurtagal maaha
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
@@shaaficiqandala3173 wll hooyo allah ha u naxaniisto iyo wariyahaba,,anigu hargeysa ayan ku arkey ,,theaterka ag deganey ,,heestii ,,laab dooxan dawadeedi tahay rewaayadas,,i believe inay fanka ku biirtey 1972 to 1973,, age 20 to 21 thank you
@user-nz8bk3ht7z
@user-nz8bk3ht7z Жыл бұрын
Waar laasciidle togdheer
@saleebaanabdi4560
@saleebaanabdi4560 2 жыл бұрын
Aun waberi legend saadi ducaale❤❤❤👍👍👍👍
@user-sc7ho9ik9y
@user-sc7ho9ik9y 9 ай бұрын
WAAYO WAAYO IYO WAQTI LASOOMARAY BARNAAMIJKII UFIIRSO FANKAAGA WAXAA WAREYSIGA QAADAY WERIYE MAXAMED FAARAX XALANI DHAASHANI ALAHA UNAXAREESTO SAAFI DUCAALI CALI
WAREYSIGII FANAANIINTA  LAFOOLE & KUNCIIL PART 1
10:27
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 97 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,7 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 66 МЛН
Saafi Ducaale 🔥Iyo Heesta "NIYADDA MID KELIYO"
10:10
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 30 М.
DEG DEG: MAXAA KA TAQANAA HOGAAMIYAHA CUSUB EE XAMAAS CAAWA LA MAGACAAWAY
13:15
Salaan Macaan::Saafi Ducaale
3:47
CABDIRAXMAAN HALDHIS
Рет қаралды 51 М.
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 113 М.
Wareysi dhammeystiran, Cali Dheere iyo Cabdalla Nuuraddiin 23/09/1976.
24:23
❗️XOTINI HAMMASINI URMOQCHI 😱😱😱
0:14
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 3 МЛН
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 179 М.
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 1,4 МЛН