Wareysi: Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay

  Рет қаралды 97,261

VOA Somali

VOA Somali

2 жыл бұрын

Пікірлер: 126
@rbl-quran333
@rbl-quran333 2 жыл бұрын
Walaahi sidaan cadaalad maaha goormaan ciil ka baxeynaa mar dhulkeenii hooyo la siiyey waa (NFD)iyo maantoo badeenii loogu daray,aan ooyee albaabka ii xira.😭😭😭 guul iyo gobanimo soomaaliya 🇸🇴🌹
@abukarshiikh8760
@abukarshiikh8760 Жыл бұрын
Masha.alah
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
intaa ay heleenba xaq umay lahayn ku qabso ku qadi maysid way u hirgashay kenya, Harun ma'ruf thnks alot
@doollomedia1327
@doollomedia1327 2 жыл бұрын
Saliidii Haday qaateen maxaa ku Hadhay Agah Kuluunka Seen dhahaynaa kiihoraba Dabloowaaye 🤣🤣
@liban4679
@liban4679 2 жыл бұрын
Baddeeni baa Kenya loo jaray 25%, meesha shidaalka ugu badan ay Kenya hore u sahmisay baa Kenya loo jaray. Ku farxa ama ka xanaaqa runta waa intaa.
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 2 жыл бұрын
Apeal waa inaan kaqabsanaa qeybti shiidaalka gaal cad iyo iyo gaal madow baa qaatey no way
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 жыл бұрын
Meesha Waxaa iiga Muuqdo inan Guul weyn Ay inoo soo hoyatay hadaa nahay Somali 100/75 mall caadi ma aha sxb Viva Somalia ee si fiican ufahma guusha
@alphamale5802
@alphamale5802 2 жыл бұрын
Kenya waxey sameysey ku qabso ku qadi meyside weyna ku guuleysatey.
@man8720
@man8720 2 жыл бұрын
Wawareey waa dhacanahay soomaaliyey
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 2 жыл бұрын
Kenya waaloo hiiliyey waana gaalnimada iyo saxiibtinimada ee la leeyihiin kenya soomalida waa hurdaan oo dagaal iyo qabiil ku maqan yihin iney kala goaanka ku mashquul san yihin ilaahay hanaga qabto munaafiqiinta soo socoto
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
Walee waa dhacanay walinb wuxuu yir dhulka wax ku jira Kenyan leh biyah wax ku jira somali leh macnaheed saliid aygaa la siiyey waa cadaalo daro maxkamad ma ahn waa isbaaro naloo dhigtey......wax iiga xanuun badan dad waxgarad ah malihin ninkasta kursiga ayaa ucad inay ku fariistaan ka dibna ayku tuugsadaan ..hantideenii oo nalag dhacay unbaa wax yer nalag siinayaa..........
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 жыл бұрын
Ciidanka badda Somalia waa In dhalin yartu wada qorataa, sii qashinkan iskaga celino, iyo calooshoda u shaqaystayaasha.
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
Maxamed siyad barre mweynihi hore e somalia wa u diiday kenya inu kalahadlo xadka bada sababtu wa in dhulkamaqna somalia anon kugulaheshin on kawadahadlin dhulka NFD kalamahadlikaro bada halkasu kenya kujojiyay duqii milatriga aha , kuwa badeniban badbadinay kuhaya ma dhulki horey loqatay e NFD ayad badisi racisen kenya mise waxbad sokordhisen caku somali iyo hankeda yar wana i dabaldagayan 1948 aya dhulka somaliyed laqeybiyay 2021 badanadi aya laqatay very sorry.
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi jisakallah khayr Alle haku dhowro aamiin yaarabi
@roseabdi1731
@roseabdi1731 2 жыл бұрын
Xagee kuugu soo booqanaa??
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
@@roseabdi1731 Halkaan 👇👇👇👇 kzbin.info
@fartunjama4040
@fartunjama4040 2 жыл бұрын
cuninwaaye waa loo cunaa marka soomaliyeey maxaad bad ugu taalaan adinkoo muufo isku dilaayo iyo wax aan u qalmin in dhiig loo daadiyo.Alle dadkayga xaqa ha fahansiiyo aamiin.
@rayaanjama3277
@rayaanjama3277 2 жыл бұрын
Walaahi waa dhacanahay
@kandarabi927
@kandarabi927 2 жыл бұрын
Waa dhac badheedh ah. Political judgement buu ahaa xukun cadaaladeed ma dhicin. Dameerihii siyaasiyiinta noo ahaa laakiin waa wada dabaal degeyeen. Bal adba!
@abrahammohmed5045
@abrahammohmed5045 2 жыл бұрын
waxan codsanaynaa in Harun macruuf inoo waresto Garyaqan Cabdi Qawi Ahmed yusuf si uu faahin dheeraad inooga siiyo go,ankiisa ku gaar ahaa iyo waxii an waynay iyo sidee wax ooga helikaraa
@mohamedhassanali1863
@mohamedhassanali1863 2 жыл бұрын
Sidaan cadaalad Mahan waxaan ka Aragnaa in ay gaaladu isku hiiliyaan ee inta noo hartay noo xafida
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
waa sax walaal, Gaal awalba cadaalad kama sugeeyn, marka inta inoo hartey aynu difaacano, oo aynu ka tagno qabyaaladan na kala qeeybisay, iyo siyaasiyeentan caada qaatayaasha ah ee damiirlaawayaasha ah ee shilinka uun u cadyahay, markaas ayeynu dad noqoneeunaa, inshaa Allaah,
@roseabdi1731
@roseabdi1731 2 жыл бұрын
Waa runtaa badda waxba kumay lahayn kenya
@abdul8782
@abdul8782 2 жыл бұрын
Cid ka cadaalad fiican gaalada xageed Ku aragtay. Sawkaa dadkiu muslimkii wadan walba isku laynayo. Wax dhaama gaalada ma jiro hadii aanan been la isku maaweelinaynin
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
@@abdul8782 walee taa waa argtidaad sababtoo gaalo cadaalad waxa kam oga awood isku sheegaysho ayey nagu sameeyeen waxayn uhiiliyeen dadkay isku diinta ahaayeen.....xoogo ayaa jir ee cadaalad ma jirto........
@abdul8782
@abdul8782 2 жыл бұрын
@@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 anigu nin Muslim ah baan ahay. In aan runta sheegona waa waajib. Wali wadan Muslim ah oo sharciyadiisu ka cadaalad badantihiin kuwa gaalada ma aanan arag. Wadamada carabta iyo maxkamadahooga wax ka cadaalad xun illaahay ma abuurin. Dad walba oo dhulkooda dagaal ka dhaco waxa at u qaxaan wadamada gaaladda, waayo iyagaa ugu naxariis badan.
@mohaaaaaa
@mohaaaaaa 2 жыл бұрын
Soomaaliya waaladhacay
@Easy_way1
@Easy_way1 2 жыл бұрын
War wan dhacanahay suaali kama taagna
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 2 жыл бұрын
Aan ooyee albaabka ii xira 😭 ceelashii shidaalka keyna ayaa la siiye somaliyana malaayga aya la siiye 25% badeena Kenya loo jaray gaalo way isku hiilisay waa nala dhacay ma inaa maxkamada u dacwoiyin oo muranka laxiro sidii siyaad barre amay noo dhaantay
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 2 жыл бұрын
Subxana Allah gaalkan baa ka run badan siyaasiinta somalida oo xaqiiqda shegay beentii iyo faankii siyaasiinta waa laga daba tagay 96% iyo ceelasha shidaalka inagaa noola xukmiye maxay shacabka u khiyaanayan may xaqiiqda iska sheegan oo in nala dulmiye noo shegan
@adeerhashi6850
@adeerhashi6850 2 жыл бұрын
Waaba ii dabaaldageen ayagoo dhacan
@habkadeka8978
@habkadeka8978 2 жыл бұрын
Hada ma waxbey xaliyeen mise mushkilad kaley abuureen???????
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
Isbaaro ayey noo dhigteen waanal dhacay gaalo wey isku hiilisay
@Coolguy-tb9mu
@Coolguy-tb9mu 2 жыл бұрын
Waxeeni ma helnay maanala dhacay wax inaa kala fahmi weena mareena allow na badbaadi
@kzfamilychanell7280
@kzfamilychanell7280 2 жыл бұрын
Qaybtii dhaqaalaha ayaa naloola qaybiyay kenya halka qaybtii bilaa dhaqaalaha ahayd somalia looxukumay, midaasi waa hiilo cad oo nalooga hiiliyay kenya
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 жыл бұрын
Ninka qareenka inoo ah waxbuu qarinayaa
@user-yr5om8jv4b
@user-yr5om8jv4b 2 жыл бұрын
Dooda Wali waa socota wax dhamday malaha inta taako maqntahay 🇸🇴
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
Walaal wax hadhay majiraan toos baa laynoo dhacay walhi, inta hadhay uun somaalidu ha ilaa shadaan
@sahraosman6818
@sahraosman6818 2 жыл бұрын
@@abdikadirgaagaale6820 qolada madaxda oo dhibkaan ka aamusan ka warran?
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
@@sahraosman6818 kuwa dadka ugu liita weeyaan xataa magacii somaalinimo ayay bahdileen
@user-yr5om8jv4b
@user-yr5om8jv4b 2 жыл бұрын
@@abdikadirgaagaale6820 Waxaan lamid nahnay Nin shaarkisa lala qabsday hadna ku qanacsan Qofki ku qabsaday in logala jeexo Waxaan ku faraxno Uma jedo dacwada meesheda hatalo yanan LA saxiixin
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
@@user-yr5om8jv4b All ready waaba la saxeexay wll qolyahan madax ku sheega ah ee leh waxbaan somaali matalnaa way ku qanacsan yihiin guuldaradan guulna way u arkaan
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 2 жыл бұрын
Waadhacanahay😭
@garboraaxo6401
@garboraaxo6401 2 жыл бұрын
Waa gardarro cad! Waxa kaliya noo hadhay wa in dowlad xoog leh dhisano. Markaan dhulka iyo badda inoo hadhay midayno oo quluubta Soomaalida midayno ayaan waxa naga maqan soo ceshan.
@roseabdi1731
@roseabdi1731 2 жыл бұрын
Keenya hayna dhaafto inta haday waxa soo dicing doona ilaahay
@gulaamsiyaadamiin688
@gulaamsiyaadamiin688 2 жыл бұрын
Khiyaano weyn ayay sameyeen galadii, oo waxay sj toos ay ugu hiliyedn kenya, waxan mali jiray CAQLI GAALO IYO INDHO QURAANJO MIDNA LAMA ARKO.
@zahrasaleh7379
@zahrasaleh7379 2 жыл бұрын
Mr. Harun, thank you for sharing with us.
@abdulabdulahi8499
@abdulabdulahi8499 2 жыл бұрын
Markiiiii horaba wan ogaaa. In Cadalad. Dhaceynin. Ilka Ameeso. Hooooooos ka xiriiirsan. Gaaal. Wa uuun Gaaaal. Kinya. Wa laqanciyay Soamlina. Qawda. Ayaaa. Lama qashiiiyay.
@yousufalifarah2378
@yousufalifarah2378 Жыл бұрын
Mahadsanid jale
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 2 жыл бұрын
Waa kahumahay maxayeley raga soomaali oo aqligooda yahay wax Hal maalin cunaan beniya kitaabkii allah ugudhaarteen ma cafineyno allaha uweydiinayaa inuu ciqaabo kuwa kudhaarta kitaabka alle wadani soomaali haruunow kudalaal iney difaacadaan dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab hadhaco qabiil hadhaco soomaali guul Amiin Amiin yaarab
@munanuur2210
@munanuur2210 2 жыл бұрын
Qofki aqli leh waa gara gartaa in keenya loo eexday oo aay qaadatay hantideena iyo dhaxalkeena
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
Waa leyna dhacanhey biyo qalalan ayaa leynu xukumey kenyana dhaqalahaas uun ayuu ahaa waxey rabtey, madaxdena muxafid iyo mucaaradna aduun war umahayaan ee midkastaa olale ayuuba kadhigtey shacabkiina waa marin habaabiyen, c/qawi wuxuu udiidey waxaasu arkay
@shuushuu6804
@shuushuu6804 2 жыл бұрын
No cadaalad
@abdinasirmuuse5695
@abdinasirmuuse5695 2 жыл бұрын
Simaliyeey intaa qabiil dhiseesen kaynya ciidan bad ayee dhistay. Marka hadii badaadii loo xukumay maxaa guul ah
@hamseabdillahimuhumed7765
@hamseabdillahimuhumed7765 2 жыл бұрын
Somalıya halaga wareejıyo wadanka shıınaha ha loo dhııbo somalıa
@abdinasirmuuse5695
@abdinasirmuuse5695 2 жыл бұрын
Ma tanaa marka guul noo ah
@cabdiraxmaanxassan9287
@cabdiraxmaanxassan9287 2 жыл бұрын
wallaahi waxaa ku xanuunaya madaxa nacalbaa kugu taal
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Su'aal...Xilligii Dowladdii kacaanka Maxay u sheegan weyday biyaha Soomaaliya haddii ay run Sheegeyso Kenya???...Waxay Aragtay Qashinka Horboodaya Soomaaliya!!!!...& Fikir ah waa la booby karaa xilligan...Illaa - Awood malehee!!!.
@illy3353
@illy3353 2 жыл бұрын
Somalia Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka
@roseabdi1731
@roseabdi1731 2 жыл бұрын
Siday u heli kartaa waxa dhulka bada hoostiisa u heli karaa hala diido soomaaliyay
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 2 жыл бұрын
Kenya xaq uma laha 25% waayo ayaga waa qolo iska xoogtamayaan. Dib baa dacwad cusub loo furayaa waayo kenya xasuuq ba’an bay noo geesatay cadaaladdana la aadeyna. Midda kale waan qadanay xukunka maxkamadda dhamaan qareenada iyo qaadiyadaba waay ku mahadsanyihiin shaqada iyo jeugdigs ay geliyeen, mahadsanidiin. Dibna waanu isku soo laaban
@diriyeabdirazaq4867
@diriyeabdirazaq4867 2 жыл бұрын
Waa xal bada inteedii badnayd ee aynu xaqa ulahayn waynu helnay, hadii khayraad kujiro iyo hadii kale!!!
@sayidabadirdahir1618
@sayidabadirdahir1618 2 жыл бұрын
Asc walaalaha soomaaliyeed. Goo aankan maaha mid caddaalad ku ah Soomaalida xaqna maaha in sharcigu inay ka dhigtaan la jiifayaana banaan Soomaaliyana ma aha inay ogolaato in dhulkeeda iyo baddeda lagu qanciyo dal naga haya Qoorro rageed ( NFD). Ku qabso ku qadi maysid ayaa la rabaa in Kenya baddena lagu siiyo weliba si qiyaanaysan oo marinhabaabin sharaxaadeedu tahay in Aaga dhaqaalaha In Kenya la siiyay. Maxay tahay Kaluunkana aagaas Soomaaliddaa leh Kenyna Miidda Ha gurato (Wixii gunta badda ku jira) Xattaa haddii waddo Kenya in loo furro inay nqoto maxkamaddu: 1 xaq uma laha inay xeer jajab cusub nooga xukunto baddeenna. Waxay ka falanta shacabka Soomaaliyeed. Inta la rabo in KENYA LA SIIYO MAAHA WADO EE DHAQAALO XIJIN. Soomaaliya Soomaali baa leh. Ma yeelayno!
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 2 жыл бұрын
Kufaari waanoo heshiisey ilaakii noo kireysnaa maxaanku daaleynaa
@ENGmuxumadaxmedCali
@ENGmuxumadaxmedCali 5 ай бұрын
To day saturday 8..20 oclock and the date is 3 2 2024 ready spmaliland orders about warning into the all airport and harbour must not inter into adan abdule osman and mugdisho harbour in this time becouse there is a war not in peace place so all airplain and shipping is losting into that place so world must contact into somaliland becoyse this is a article focusing legal somaliland recognitipn must worl altogather atherwise is hitiing or bkidnapping alshabab this issue is prepared mohamed ahmed ali
@ubaxh2795
@ubaxh2795 2 жыл бұрын
Anaga Malay unba nalorebay gunta ayakaleh
@munanuur2210
@munanuur2210 2 жыл бұрын
Warqada maxkamada qashinka waa in lagu didaa si taas u suura gashaa wa inaa birahayna tumanaa hubkayna aan samaysataa iyo horumar aan waxayna kusoo cesha karna
@abdullahimohamed9308
@abdullahimohamed9308 2 жыл бұрын
Gal galkisa waaye marna lagama yaabo kowan inaa cadalad sax kusamaayaan Allah tala saarano inuu Ina badbaadiyo aaamin 🤲🤲
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@Nasiim_media2024
@Nasiim_media2024 2 жыл бұрын
Somaliya waa dhacantahay talo faraha ayay ka baxday
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 2 жыл бұрын
Waxaan raba inaan is qoro ciidanka bada somaliyeed siden isku qori kara iga cawiya saxiibayaal
@ugaasqordhere7091
@ugaasqordhere7091 2 жыл бұрын
yaab wlle cadaalad kamadhicin anagiibay noo muuseeyeen waakanoqo adeer
@maxamedbare6242
@maxamedbare6242 2 жыл бұрын
Halkaa mamòodaa in aytay sisii safeeriya waamaxay dhulareebay
@ahammedsomali5539
@ahammedsomali5539 2 жыл бұрын
Yaa nadhigayay iswaydiya. Somaliyey
@shakra513
@shakra513 2 жыл бұрын
Kenya waxba MA helin ee shidaal ah dhanka somali ayuu soo maray shidaalka shirkada baritaanka samesay ayaa Kenya u sheektay in dhanka somali shidaalka jiro markas ayay Kenya samesay xaduud benaat ka bada si celasha shidaalka ee shirkadaha sahmiyeen dhan keeda u Maraan waxna waaa ku wayday inta hada xageeda maray waxba waa ka wayeen shidaal iska dhaaf xitaa saliid lama helin dhanka Kenya hada Kenya la siiyay Marka inta ugu qeeraadka badan waa dhan keena
@fadumoshugri6245
@fadumoshugri6245 2 жыл бұрын
Maynga hubtaa haduu run yahay waa war warxad leh
@shakra513
@shakra513 2 жыл бұрын
@@fadumoshugri6245 haa sxb aqoon yahan kasta ee Kenyan ah waxuu Lee yahay dagal ayaa ku galaynaa wayo qeeraadka ayay ka samri la yihiin
@abdulabdulahi8499
@abdulabdulahi8499 2 жыл бұрын
Makiiii horaba. Kinyaaa waxan Caqli gal Ahayn. Bey waday dhul waynaday. Ayey. Shegatay. Kinyana. Way. Xaddhaaftay
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 жыл бұрын
Maxay tahay lagu moransayahayda aad shegasaa?
@cabdinajiibmaxamed4251
@cabdinajiibmaxamed4251 2 жыл бұрын
Waxa lagu muransanyahay waa badeena marka laga baxo badeena
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 жыл бұрын
Cabdinajiib mahamed wll waaa danbi inlayidhahdo lagu moransanyahay waxaa tidhaa lagu sodulay
@ugaasqordhere7091
@ugaasqordhere7091 2 жыл бұрын
meeshii ay sahamisay kiiniya ee shidaalka laga helay ayaa uun loojaray soomaalay ama ku gariira ama kagariira kinya waa heshay waxay inaga doonaysay diidmada ay qaadacaysayna waxay ahyd qawda maqashii si aan looga shakiyin go aanka aygaadhayso oo horeba kiinya u ogayd
@kandarabi927
@kandarabi927 2 жыл бұрын
Maxay siyaasiyiintii tuugta ahaa ee badda iibsaday u dabaal degeyeen markaa?
@ugaasqordhere7091
@ugaasqordhere7091 2 жыл бұрын
waxba kamajiraan hadiiba shidaalki xaga slkiiniya lamariayay waxan ay laqaylinayday kiinyana waa filin la isla ogaa
@precioususuf2041
@precioususuf2041 2 жыл бұрын
O anaga awalba kaluun la'an nama haynine, hada maxa faaido ah oon ku faraxnaa hadii kenya shidaalka loo xukmiyay anagana kaluunka. Waba cadaalad daro tii ugu xumeyd. Waxa dhana anagaa isku lahayn awalba
@hajibarreofficial6482
@hajibarreofficial6482 2 жыл бұрын
Maxkamada Aduunka Somalia weey Qiyaanta Tusaale Waxaaa Jiro aag 2 da Dal eeysan laheyn oo la dhaho the grey area in the sea ..DALKEENA SOMALIA Waxaaa la Siiyay Aaga Kaluumeysiga Kenya na waxaa la Siiyay aaga Shidaal baarista
@seeraar12moh84
@seeraar12moh84 2 жыл бұрын
Hadaanu Reer sland Nahay Waanu kaxunahay Dambiga iyo xadgudbka Aad ku samayseen Nfd Idinkoo dhaqaale Raadinaya Ayaad Ogolaateen Xaduudii Somalida kenya Gumaysato Taas oo hore loodiiday maanta Badii baad gasheen sidaas ayaad dhulkii kucunteen waa dad aan dowladnimo iyo sharaf doonayn kaliya maxaan maamul iyo dhul kucunaa waxad dhaxal Tirteen kuwa dhabarkiina ku jira iyo somalida Nfd
@musamusamm6418
@musamusamm6418 2 жыл бұрын
somalia wax ay mesha ku hayso majirto wa laga kuleystay runta hadi lashego
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Ceel ka dhinaca Kenya la raaciyey waa ceel dheeman Laga helay saan maqlay. kkkk ilko abeeso hoos ka xiriirsan walle Awalba Kenya iney Ku qabsashada wax ka helayso waa ogeyd.
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Kenya , shirkadaha shidaalka iyo ICJ waa is wada ogyihiin sida ka muuqata, cambaareynta Kenya ee ku wajahan icj waa sheeko iyo wax ay isla ogyihiin. 😓😓😓😓❌❌😠
@mo_abdi4
@mo_abdi4 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ahmedmahamedyuusuf8025
@ahmedmahamedyuusuf8025 2 жыл бұрын
Hadalka ninkan waxaan ka dhandhan sanayaa in uu uborodeynaya kenya taaga uga tanaasuli meyno dhulka biyaha somaliyaa loo xukumay lakiin aaga uu ku tilmaamay A waxaan u aragnaa riseef eeryo meysheey u bixiyeen kadibna itoobiya siiyeen mana qaadan karno 75℅somaliya loo xukumay hadii kenyana loo xukumay 25℅ aaga ee meeh boqoleydiisi
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 2 жыл бұрын
Awelba gaajo iyo macaluun ayaa inagu dishay a daya qaar in keniya la siiyo somalida keniya dhegan baynu maal gelinaynaa sida keniya dhaqaalaha u gadhanay bad iyo beriba boqolaal sano ayaa. Laga faaidaysa. Nabad iyo nolol waa. Adiga oo caqligu dhaqeyo
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 2 жыл бұрын
Manala. Dhacay mise waaba yaabannahaye
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
Haa si xirfadaysan waliba
@ubaxismail4435
@ubaxismail4435 2 жыл бұрын
Maxkamadu biyahii Soomaliya ayey kala qab qabisaa
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 2 жыл бұрын
Ku biira ciidanka qaranka ee bada
@ugaasqordhere7091
@ugaasqordhere7091 2 жыл бұрын
anba waayaabayay ninam iskudiina ayaa uhiilinya dawlad islaama
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Somaliyeey baddii somaliya waa la biliqaystay oo in uno la wareegto dawlad gaarsiinta dadka iyo dalka iyo diinta somaliya dan ayaa inoogu jirta iyadoo gumaysi aan la aqbali karin: 1. Alshabaab iyo daacish iyo inta la u jeeda ah dalka argagixiso kama daynayaan iyo intaasoo kun oo kale shaatiga argagixisada la huwan al shabaab oo hadda uno u ooya markii la taabto oo la isku dayo in la baabi'iyo laakiin markii uno dalka gacanta loo galiyo ma haystaan geed ay isku qariyaan. 2. Baddeena iyo akhayraadka dalkeena uno iyagaa ka masuul noqon doona haday wax gaaraan waayo iyadaa shafka u garaacday inay somaliya balada haysata ka sabata bixin doonto oo muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor cidna uma caga juglayn doonaan oo somaliya waan ka go'aynaa ma jiri doonto iyo cid kale toona oo madoobe cid danbe ma xoogi doono oo snm iyo garacyada iidoor cid danbe ma tarxiili doonto oo tukoraq danbe la iskuma qabsan doono oo waxaa la sugayaa oo somaliya lala sugi doonaa inta isku haysata dadka iyo dalka iyo diinta iyo dawladaha iyo ururada wata inay waayeel hawl iyo hadal iyo naf gab ah ay wada noqdaan oo ka dhamaadaan aduun oo intay fidneeyeen oo dhalinyaro ah iyagana la carbiyo oo maskaxdooda iyo maankoodaba laga saaro amaba laga tirtiro wixii qashina ee laga galiyey oo mana jirto uno cid kale oo looga dacwoonayo. Baddeena waa inaan banaan baxyo goor kasta ka samaynaa ilaa naloo soo cesho biyageena loo dhacay kenya oo u ay saxiixeen kuwa ku amray inay dadka somaliyeed u dabaaldagaan maalintii biyaha baddooda la dhacay oo kenya la siiyey oo taas waxaa kuu cadaynaya wadaadkii nfd oo reer nfd u sheegay "ha ku farxinina wax kasta oo ay icj badda somaliya ka soo sarto what a trader. Somalaay gumaysi ayaan ku jirnaa oo badeenii biyaheedii waa lana ka dhacay oo adoonta afrika oo wada jirta ayaa ina dhacday iyo gaalada iyo munaafiqiinta ku adeegata. Somaalaay biyihii baddeena waa la dhacay oo fadhi inooma yaal ilaa hal dhibic oo biyaheena ka mida gacanta shacabka somaliya loogu soo celiyo. Waxa inoo talo ah inaan shoobare wada samayno oo diidno go'aankii icj ee 12 mayl oo biyaha badeena u hibeeyey kenya oo afrika la doontay inay la dhacaan biyah a badeena oo lagu laaluushay madaxda afrika gaar ahaan kan sa'iir ugu horeeyo oo ah madaxweynaha sanadkaan ee "african union" kaas iyo kuwo madax african ah loo balan qaaday inay wax ku yeelan doonaan khayraadka ku jira biyaha bada somaliyeed oo caaqyo u taliyaan. Sidee mareexaan madax ugu doorateen somaliyeey miyeydaan ogayn afweyne siduu somaliya u galay oo ah halka somaliya maanta joogto dad iyo dal iyo duunyo iyo diinba oo mareexaan kasta rag iyo dumarba si fiican ula soo shaqeeyeen afweyne oo kan haatan yimidna ka sii daran afweyne oo wakaas farmaajo 12 mayl biyaha bada somaliyeed ka iibsaday kenya oo hadana ilhaaneeyey shacabkii somaliyeed oo uu ku dhahay war guusha kenya biyaha badeena ku qaadatay u dabaaldaga oo hadana ku lifaaqay maalintii awoowaysheen taageen calankeena cawaale oo kumanaan somaliyeed u naf waayeen ayuu ugu dabaalday biyaha badeena uu u dhacay kuukuuyada oo saaxiibadiisa ah ee kenya. Naclatulllaahi caleeyk. Tolka somaliyeedow, fadlan, ka kaca fadhiga oo inoo soo celiya biyaha badeena oo ogaada inaan helayno hadaan shoobare aan kala joogto lahayn samayno ilaa biyaha badeena gacanteena dib ugu soo ceshano oo haddii aan mudo shoobare samaynayno waa naloo soo celin biyaha badeena. hadii kale waa inaan kenya ku dhamaanaa oo qofna uusan naga soo harayn intaan biyaha badeena gacanta ku soo dhigayno oo inta ina ka hartaa manaafacaadsan doonto. No heshiis aan cid kale ka aqbalayno. Waa wareey war yaa somaliya war kenya ixsaan nooma galin oo waxay noo galeen uno ayaa ku masruufaysay oo dumarkeenii way kufsadeen iyo caruurteeniiba oo maalkeenii waa dhaceen oo raggeenii waa dileen oo hadana biyihii badeena ayey dhaceen oo farmaajo siiyey oo waliba ummadda somaliyeed isugu yeeray oo maalintii caleenkeena ugu aadiyey oo u sheegay inay shacabka somaliyeed u dabaaldagaan biyaha badeeda kenya loo dhacay. Naclatullaah caleeyk cawrusagee caqli xumaa.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 жыл бұрын
Qof shatigagi kugu qabsaday oo hoo intii dhaqalaha lahayd lasiiyey macadaalad baa mise kufarta kenya ayaa loo hiiliyey.
@ubaxh2795
@ubaxh2795 2 жыл бұрын
O maxa lagadabal dagayay hadiba uxagoda maray celka inta kalena aykalunka unleyihin ebada gunteda aysanlahayn dhibqabe intusan hadlin badhef qabe hadla Miya sasaytahay bay ohin bena wadane oayleyihin rali kumanihin yanlaidinku solabakaclayn osomalidu waxfahmin bayisleyihine hos hos bayu dabaldagen biyo qalalan ba Somali lasiyay meshi waxkujirena iyaga lasiyay bid dhinacodi racay iyo mid ayguntisa qaten baykadhigen dawacoy yaqaybinta kubaray ban maqlijirey Isha Cali kalulata baytiri waxba mayqaybine waxba badnantu mashegeyso wixinacfiga lahaba iyaka lasiyay ciyarfican bay naladhelen
@xawoaadan6385
@xawoaadan6385 2 жыл бұрын
شقپ
@fahiyamohamed4012
@fahiyamohamed4012 2 жыл бұрын
Kenya wey xarbisay wax ey heshay wa beenteda marabto dagal ee aswal ayay ku jirta iyo boor isku qaris wayo mexey ku dalalanta wax ay lahen oo qeeb lagu siyay qeelada oo dhan wax hel wele cadi maha jarerti layasi jiray
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 2 жыл бұрын
Tuugo tuugo u hiilisey
@yassindual5976
@yassindual5976 2 жыл бұрын
Let us listen with English ,no need to translate
@aliimuslee4377
@aliimuslee4377 2 жыл бұрын
Giniya wa walalaha somalida ha inoladhowro kin gul
@isseigaal387
@isseigaal387 2 жыл бұрын
XITAH zida loo qoro mataqnid kenya wana tagerin sankadhudhiga mindha gadaal kaa isticmala
@aliimuslee4377
@aliimuslee4377 2 жыл бұрын
@@isseigaal387 🤔🤔🤔 hhhhhhhhh gabar hadey gadabayso iwa ha ibarto qoralga inta iga dhiima
@haweyorashid3839
@haweyorashid3839 2 жыл бұрын
Kenya have taken as much as it could have taken obviously so what is the point of winning
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
somalia celeprated non scale victories somali politacians before read court decision they call celepration but somalia lost alot of sea
@curlynana6863
@curlynana6863 2 жыл бұрын
Do you not think this is a win considering that we have corrupt leaders willing to sell our land and sea? This is a lesson for the Somali community; for one, this clan election is outdated and needs to change; secondly, it's time Somalia unites and builds its army and navy. This is war and not a battle, so you need to look forward and show your enemies that they can't take advantage of Somali. To be honest with it's only because of the grace of Allah we have survived as long as we did.
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
Absolutely there's no winning
@haweyorashid3839
@haweyorashid3839 2 жыл бұрын
@@abdikadirgaagaale6820 yup too sad to comperhand
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
@@haweyorashid3839 yeah indeed
Galka Baarista: Maxaa laga beddelay heshiiskii shidaalka?
18:31
VOA Somali
Рет қаралды 14 М.
VOA Somali Wareysi Hibo Nuura
20:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3,7 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Hereri Media
Рет қаралды 337 М.
XOG CULUS OO KU SAABSAN SHIDAALKA SOOMAALIYA  SPM OIL  | GAS
38:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 39 М.
Maxaa laga ogyahay dagaalki Shabab, Yaase  meel ku sheega maanta?
25:00
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 135 М.
Wareysi gaar ah: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi
1:03:30
Somali National Television
Рет қаралды 39 М.
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27