Ilaahey walidiinta ilmaha ka xanuunsan yihiin samir iyo iiman hasiiyo hana caafiyo caruurta inshalah wan dareemayaa
@luqmanhassan78923 жыл бұрын
Masha Allah Allah SWT ha ka abaal mariyo aqoontaada good ee aad la wadaagtey ummada somaliyeed oo si aad iyo aad ah ugu baahan topics ka aad soo bandhitay Hana la sii wado ayaan oran lahaa si ilaa wadankeenii looga fa’idaysto 👏👏👏👏👏👏
@fiidowmrk3 жыл бұрын
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@deeqaabdullahi57773 жыл бұрын
Ilaahey awlaada hanoo caafiyo
@fowsiyacookingfood30583 жыл бұрын
Aamiin Yaarabbi 🤲🤲🤲😭😭😭
@xaqiiqomedia81373 жыл бұрын
**WALAL MCN ALALAH DARTIISA IGU SOO BOOQO ADUUNKA AYAA WALAL LAGU YHY AQIRO WAXBA LA ISKUMA TARAAYO WLL MCN ALALH DARTIISA BLZ😭🙏**
@nawalofficialchannel80233 жыл бұрын
Waan kuusaaray wallaal adna iisaar Mahadsanid ❤️
@xaqiiqomedia81373 жыл бұрын
@@nawalofficialchannel8023 wan kusaray wll.ana horey usoco
@kowsarjama-1425 Жыл бұрын
Mashallh hadaa arkay aniga wiilkeyga waa special needs autism Waxu jiraa 8 sano waxan daganahay Somalia aniga waxan jiraa 26 waxan leyahy ilahey caruurta Ha no caafiyo 😢😢😢😢😢
Dadku kala wanagsano diintiyo akhlaaqdiyo dabciguu ku kala baxay ragna waa nin dooroo karti iyo dadnimalo diin iyo wanaag loo dal dalooka awdoo derejiyo wanag mudan iyo daayuf liitoo dadnimada kahoogoo fadhi dirirka badiyo ubadkii dayacayoo duuliga kutuuroo an dar yelin maatada
@frau61913 жыл бұрын
Asc walal xage laga hela dhaqtarkan please jawab?
@tartagashta80573 жыл бұрын
iska jir tallaalka "mmr" vaccine waxaa la siiyaa markii carruurtaadu ay 15 bilood jiraan oo siriinjadu si gooni ah ayaa loo daaweeyaa (MMR) vaccine. “I’m not willing to do that, because I’m scared for the MMR,” Fidow said. “I don’t want to lose another kid again.” Fidow’s eldest son, Abdullahi, 14, did get the vaccine, over a decade ago. A few months later, Fidow said, Abdullahi was diagnosed with autism and severe intellectual disabilities. Despite all scientific evidence to the contrary, Fidow believes that his son’s diagnosis is directly linked to the measles, mumps, and rubella vaccine
@qaaliyusra75413 жыл бұрын
Walaal dadka cilmigan bartay ilmihii markuu dhaho illaa markuu 18 gaaro laakiin ku bartay wadamada yurub sidee ayay maraykan uga shaqaykaraan tixgalin ma leeyihiin maadaama cilmigii aan baranay ilmaha baahiya gaarkaa haysta sidii loo barbaarin lahaa qalabkii lagu tababarilahaa sidii loo barilahaa hadalka illaahay caafimaad hasiiyee
@tartagashta80573 жыл бұрын
ska jir tallaalka "mmr" vaccine waxaa la siiyaa markii carruurtaadu ay 15 bilood jiraan oo siriinjadu si gooni ah ayaa loo daaweeyaa
@umucabduraxmaan45603 жыл бұрын
😥😥😥😥
@amssaid95833 жыл бұрын
Maybe it’s not wll, controversial at all n u did Ur role ...