Wareysi Xaasaasi ah Dr Maxamed Cabdi Gaboose Qaybtii u dambeysay

  Рет қаралды 18,173

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 3 жыл бұрын
Gaboose ayuu cilmigan ku jiray waligay ismaan odhan ee Eebe ha barakeeyo Aamiin
@MrHaibeh
@MrHaibeh 3 жыл бұрын
Dardarankaa Dr. Gaboose..Allow garansii nin moog..insha allah kuwii wax ku qaata alleh ha inaga yeelo..Ameen
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH. Dr gaboose guul iyo gobonimo markasto.
@khaliifabdillahi1696
@khaliifabdillahi1696 3 жыл бұрын
odaygaan markaan dhagaystay waraysigii dhamaantii waa oday garaadleh hadii uu markale soodhigto tartanka doorasho waan taageerayaa anigu
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
Dr Gaboose ilahay cimiirga ha u barkeeyo cafimaad alle ha u siiyadiiyo 👏🙏🌟🔥
@faysalmaxamedaxmed5630
@faysalmaxamedaxmed5630 3 жыл бұрын
Dr gaboose waa aqoonyahay ay tahay somaliland inay ku faanto,waxaan qabaa hadii uu dalka madaxweyne ka noqonlahaa inuu isbadel weyn keeni lahaa,halaga faaidaysto khibradiisa iyo aqoontiisa
@faysalmaxamedaxmed5630
@faysalmaxamedaxmed5630 3 жыл бұрын
Wali comment kumaan qorin meelahan laakiin waxaa dareemayaa somaliland dedkeedii wax la qabanlahaa inaanay wali helin sida dr gaboose,somaliland waxaa duminaaye siyaasi reeraha ku macaasha isku dirkooda iyo suldan iyo caaqil dhuuni qaatayaal ah.waxaan bulshaw gaboose enagaa u baahan
@kaysesacad5326
@kaysesacad5326 3 жыл бұрын
illahay caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo Dr gaboose illahay umadan hogaan hakaaga dhigo
@hyassin4276
@hyassin4276 3 жыл бұрын
masha allah dr gabose guul wa iman ee horumar ku rajeyn wbt.
@makahilabdirahman8316
@makahilabdirahman8316 3 жыл бұрын
Ana ka mid ahaa ardayda thanks Dr gabose
@geedijama8383
@geedijama8383 3 жыл бұрын
Siyaasi ruug cadaa ah maasha alaah Dr Gaboose
@musseroble3199
@musseroble3199 2 жыл бұрын
DR GABOOSE WALIGAY MA MAQAL QOF SOOMALIYA OO KA MASKAXA BADAN. MANSHALLAA. WADADA SAXAD AHA AYUU INAGU HOGAAMIN LAHAA. REALY LEADER IS DR GABOOSE.
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 3 жыл бұрын
dr gaboose somali waa qabiil qabiilna waa saas horumar maleh
@rodahassan929
@rodahassan929 3 жыл бұрын
Dadka wanaagsan waa laga ilalinaya somali in ay xukunka qabtaan gaboose Allah cimriga hakuu dheereyo
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 3 жыл бұрын
Dr gaboose biggest legend
@makahilabdirahman8316
@makahilabdirahman8316 3 жыл бұрын
Waaya Arag soo maray waayo adag
@muuseaar4787
@muuseaar4787 3 жыл бұрын
Codka waan siindoonaa walahi hadii uu helo jaaniskale oo uu isku soo sharaxo
@suhurali3031
@suhurali3031 3 жыл бұрын
Manshalah Allah Ku xiftiyo Amiin Amiin ya rabi
@hassanfandhedamal4440
@hassanfandhedamal4440 3 жыл бұрын
Masha allah cimiga ilahay hakuu barakeeyo
@musseroble3199
@musseroble3199 2 жыл бұрын
He is really leader .inuu maruun noqod ayay ahay hogaanka isagaa ka saari lahaa.
@Tungaabtv
@Tungaabtv 3 жыл бұрын
Insha Allah waan arki doonaa adoo Somaliland xilka ugu sareeya haya
@nimanmowlid6309
@nimanmowlid6309 3 жыл бұрын
Hanadsanid gaboose scholarship waanu ka faiidney
@zakhiyacirro271
@zakhiyacirro271 3 жыл бұрын
Maansha allah aqoon iyo waayo aragnimo dheeraada ayuu leeyahay ee soomaali buu ka dhashay oo ninka wacan ku xanuunsata illaahay haku barakeeyo dr gaboose
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 жыл бұрын
Gaboose. SARQAAN ayuu ahaa.
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
DR Abdi Gaboose iyo C/laahii Darawal Urur siyaasadeed inoo furo.
@waliidbarre417
@waliidbarre417 3 жыл бұрын
6 qeyboodba wan so dhageystay wllahi wayo aragnimo iyo iftiin baden baan ka faaiday. Waxan gaboose kula talinaya inu furto urur wllahi wan jeclaan laha inu dalkan madaxweyne ka noqdo.
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 3 жыл бұрын
M/ Silaanyo waa Siyaasi Khatar ah bal siduu u qanciyay eeg Xisbigii Qaran iyo sida Balamihii uu la galay u fuliyay.
@m.x970
@m.x970 3 жыл бұрын
Horta Umada Reer Somaliland Allah barakeeyo hididiladodana Ilahay u Sahlo Amiin. Midbaanse oran lahaa Doctor ka aniga oo ah ruux Somali ah, Digtore Aqligaaga baaxada leh iyo cilmigan Ilahay kugu maneystay waa ka weyn yahay Somaliland. Waxa qabaa in dadka afka Somaliga ku hadlo gaboose ilahay amarki ka haqabtiri karo baahidooda hogaanka Somaliland na Aad Bey u masiib badan yihiin iney nimcada Ilahay heystaan oo ah odeyga. From Gedo.
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 3 жыл бұрын
Dr Gaboose walaahi runtaad kahadashy
@ahaiban1
@ahaiban1 2 жыл бұрын
Ninka buka ayaa u qaata Dr Gaboose tigidh aad u qaali ah, hadduu madaxweyno noqdo imisaa lagu arki doonaa
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 3 жыл бұрын
Weligay waxba sidaa Umaan sugin😐
@yuusufmj2931
@yuusufmj2931 3 жыл бұрын
Ninkani waa aftahan wayn
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 3 жыл бұрын
Dr. Gaboose waa caalim aqoonyahan waa labeentii Somaliya waxaa soo barbaariyay Somaliya waxaa wax lagu baray cashuurtii umadda somaliyeed wuxuu wax ku noqday qaranka Somaliya waxaa fiicnayd in uu han weyn yeesho oo somali isku keenideeda ka shaqeeyo taas baa u noqon karta taariikh wanaagsan iyo abaalgud qarankii ku soo tabcay.
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 3 жыл бұрын
Dr Maxamed Cabdi (Gaboose)
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Dr gaboose dawladii axmed siranyo waa kii wasiirka arimaha gudaha lagadhigay laakin gaboose wuu kufashilmay siyaasada
@misobifruit9329
@misobifruit9329 3 жыл бұрын
Itoobiyaanta ayaa ka hortimid in uu sii shaqeeyo sida wareysiga laga fahmi karo
@mustafexasan9191
@mustafexasan9191 3 жыл бұрын
Hambalyo hamblyoo
@haniismail3317
@haniismail3317 3 жыл бұрын
Upcoming president of Somaliland
@hirrowleofficialchannel3186
@hirrowleofficialchannel3186 3 жыл бұрын
Fadlan video editing ka iska hagaajiya! Imisa jeer ayuu go'ay video gaasi oo xataa waraysiga wax ka maqanyiin.
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
DR gaboose haday Somaliland horumar rabto hadoortaan
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
xisbigee ayuu ka sharaxan yahay
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
@@alihassa2295 urarada marka lafuro ayuu urur furayaa wali ismuu dhiiban
@qaran-maal1319
@qaran-maal1319 3 жыл бұрын
dr waku ixtiaamayaa lkn wereysiyadaada oo dhan wan daawaday 60 boqolkiiba waa faan 40na waa warbixin oo waa tariikh
@MohamedHassan-uc3gd
@MohamedHassan-uc3gd 3 жыл бұрын
HEEGO
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 2 жыл бұрын
@@MohamedHassan-uc3gd 😅😅😅
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Maanshallh tabarakallah Allow isagookale noobadi hadaanu nahay umada soomaaliyeed
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 3 жыл бұрын
Qbti 6aad miya
@hamidalqumairi523
@hamidalqumairi523 3 жыл бұрын
Golaha guurtida iyo golaha wakiilada oo ninka ku jiraa uu ka baqayo inaan gaadhiga patrol loogu shubin ama meesha laga eryo !!!
@luqmaanbarkhad7551
@luqmaanbarkhad7551 3 жыл бұрын
Dr gaboose halagu badalo ciro oo wadani halga sharaxo si Janis loo siiyo
@husseinolad4297
@husseinolad4297 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan dhamaan waan dhagaystay waraysiya diisii dhan marka waxaan reer Somaliland kula talinlahaa iney ka faa'iidaystaan Dr. Gaboose. 14 sano jir anoo ah ayaan Somaliya ka qaxay walina umadii somaliyeed oo dhan waa qaxaysaa. Somaliland ayaadaa fursadii citiraafka beerdareeysay oo hilmaamay ujeedadaad u soo dagaalsnteen. Anigu waxaan aan ku fakar ahay dr. Gaboose. Waa in lahelaa dad daacsdda oo hogaan yaqaana
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 жыл бұрын
Waddanku Muuse Care ayuu u baahanyahay,car wakaase Muuse Care la,aantii meel ha gaadho waxan loogu yeedho SL.Isla meeraalaysigaas ayuun bay ku jiraysaa SL.!
@sakariyeabdulahi2043
@sakariyeabdulahi2043 3 жыл бұрын
Daadka ha nagu diirin maas ku cunye
@user-rn3zk7tb1t
@user-rn3zk7tb1t 3 жыл бұрын
2022 SHAN Doorosho isaa saran , 1)Gol Degan ,2)wakilada Barlaamanka, 3)GUURTIDA, 4)MADAXWEYNAHA IYO 5)URURO SIIYASEED OO LA FUURO.. CAN MD M.B.C DO IT MISE KURSIGA WAA SII FAADIYA SOMALILAND HAADI LA RAABO WEYAN, LKN MUUDO KORDIIS WAA SUUMAADA J.S.L AY CAAN KU TAHAY😂😂😂GOOD LEADERSHIP SOMALILAND. WAA HADAL KU DHAC WEYE
@filsanmaxamed5262
@filsanmaxamed5262 3 жыл бұрын
Waxan rajatnaya inuu madaxwene noqdo
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
CIRRRO HADALKAN WUU MUDAYAA
@user-rn3zk7tb1t
@user-rn3zk7tb1t 3 жыл бұрын
Raag badan maxa keli ah #Cirro kumaa qobnaa.😂😂😂Dr Gaboose
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
@Saleh Elmi adigu magar xajis ayaa tahay beenaalayohow garxajis madaxda somaliland macaayee qaran dumis aya tahaye faqash yahay
@faraxmaxmoud5465
@faraxmaxmoud5465 3 жыл бұрын
Nin qaaliya ayaad tahy ilaahay hnokadaayo wu yaryay maanta nin sida u fikiraayo nin u Gomorrah
@makahilabdirahman8316
@makahilabdirahman8316 3 жыл бұрын
Noo dhakhsada
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
Somaliland wa dal ayaan daran Dr. Gaboose shakhsi ka yahay aan aqoontiisa la maalin halka askari jaahil ah oo inankiisa bilad ku taxaya madaxweyne la leeyahay
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
ma xeerkii gacan libaax ayaan dhigayn in inanka darajo la siin
@user-do3ow4xj7k
@user-do3ow4xj7k 3 жыл бұрын
Heego faaiido maleh waa wada xaasidiin 😹😹😹😸😸😸👎👎👎👎
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 3 жыл бұрын
@@user-do3ow4xj7k somaliland bay leeyihiin marti edab daran baad tihiin
@user-do3ow4xj7k
@user-do3ow4xj7k 3 жыл бұрын
@@rabitaloudaa32heego wixii hindhisaba waxey utaqaanaa waa xamar xaarweyn 👎👎😹😹😹😹😹😹👻👻👻 heego nacal abuu sharafak 👹👹👹👎👎👎
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 3 жыл бұрын
@Saleh Elmiriyo haday dib leeyihiin dabadiisa ayay ku qarin lahaayeen war hada ayay laftoodu xor ahayn maxay xoreyn garxajis
@suhurali3031
@suhurali3031 3 жыл бұрын
Waxad ka hadashe wax badan o run
@gaanishow9650
@gaanishow9650 3 жыл бұрын
Wllo ilaahay dartii subscribe II gu saar mahadsanid igaadhsi 100 Aamiin Aamiin👐👐👐
@marwoali6189
@marwoali6189 3 жыл бұрын
Godobtii tolkaa aad ka gashay baa kugu qaraxday.
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 3 жыл бұрын
What's wrong
@jubayrgemar1789
@jubayrgemar1789 3 жыл бұрын
Waar odaygani waa ma arxame axmaqa Ampasator hotel uu ka qalisanyay qolka dhakhtarkiisu
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 3 жыл бұрын
Ninka aan ku aqoon wuu ku riyaqayaa misane ku bartay boqol geedi ayuu kaa guurayaa illahay namakaa bado
@sakariyeabdulahi2043
@sakariyeabdulahi2043 3 жыл бұрын
Haayga qoslin
@MohamedAhmed-vq4nz
@MohamedAhmed-vq4nz 3 жыл бұрын
Waraysiga waxaad moodaa inuu isku dhex yaacsan yahay
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 3 жыл бұрын
Odaygu sowkii hore uyidhi waxaan ka qomamonayaa inaan siilaanyo soo saaray iminkana sowka amaanaya?..! =
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Hanoo amaanin siyad afweyne burburka somalia haysta manta isagaa usobob ahaa somaliland hadanu nahayna wanu kagulaysanay siyad bare
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 жыл бұрын
@@craxmaansoodaani652 Jaajuus Amxaar. ABBAARTII DABA DHEER, xilligii futada haraga laheedeen, soo taan idin quudiney, oo weliba idinku deeqin DHULKA cagaaran ee QANIGA, ee inta u dhaxeeysa labada webi, ee KOOFURTA SOOMAALIYA, ee Kunturwaareey, Sablaalle, Saakoow, Dujuuma, ilaa Bu'aalle. Jisaar uraayaa tihiin.
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 жыл бұрын
@@craxmaansoodaani652 Jaajuus Amxaar. saxanka wax leedinku siiyo aa ku XAARTAAN.
@faraxmaxmoud5465
@faraxmaxmoud5465 3 жыл бұрын
Dr gaboose fariinta ha iska khasarin ninku wa muuse
@barkadfarah5155
@barkadfarah5155 3 жыл бұрын
Dr gaboose wa xalaal jecel dadkiisa iyo dalkisaba inay horu maraan.mana aha nin ka baydha fikirkiisa wax kasto dhaca nin jecel iyo nin neceba. asal garxajis asal somaliland
@faraxmaxmoud5465
@faraxmaxmoud5465 3 жыл бұрын
Dr gaboose wa nin qaaliya alaah ha brakeeyo
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,4 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 35 МЛН
"Taladii Dalku Nin qudha ayay ku ururtay "Siyaasi Duur
7:42
SAAB TV
Рет қаралды 1,3 М.
Somali President speech
27:38
MI Waryaa
Рет қаралды 3,8 М.
Maxaa ka jira The Royal Hotel, ee Hargeisa "Wareysi
12:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 21 М.
Somali Businessman 1950's - Hargeysa/Berbera/Mogadishu
13:19
Khadar Baashee
Рет қаралды 63 М.
HARGAYSA SIDEEY AHAYD  1991 BAL DAAWO VIDEOWGAN CAJIIBKAA
7:37
Salaan Media Group
Рет қаралды 79 М.
War Deg Deg Ah 10 September 2024
15:15
Warqad media
Рет қаралды 1,1 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН