WAREYSI XIISA BADAN & FANAANADA "AMINA FARAX & HEESTI " INDHAHA KU WEHESHADA...WARIYE AUN CALI SEED

  Рет қаралды 9,961

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 3 жыл бұрын
Very diplomatic with her answers Manshallah! Classy women!
@yahane33
@yahane33 4 жыл бұрын
She's really beautiful, and i like her style. Nice interview
@maryanosman8603
@maryanosman8603 4 жыл бұрын
#SOMALI #MUSIC & #CULTURE Hore u Socda ayaan idiin leeyahay Waan ka helaa in badan Barnamijyada aad soo deeysan wlh
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Moha Noor.. Waan isku deynaa inaan marba wixii xiiso iyo xasuus leh inaan la wadaago wadaagayaasha Channelka ku xidhan...Thanks a lot. Mahadsanid maryan osman
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 4 жыл бұрын
Acm waraysigani wa waahore ku dhawaad 20 sano kahor waayo ninkan waraysanaya fananada waa cali sayd mar hore ayu dhintay wuxu aha wariye wanagsan barnamishyadisu fanka iyo fananiinta ,abwanada ayay u badnaayeen nin firfircoon a ayu aha runti alaha u naxariisto isaga iyo umada nabi maxamed amiin amiin amiin 😢😢😢
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Ainan Yacinovic waa runtaa Barnaamijkan waxaa la duubey 90-nadii. Aun Wariye Cali Seed wariye fiican ayuu ahaa waxaan ku xasuustaa barnaamijkii " Salaamu Caleykum" oo uu daadihin jirey
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE ha wll wa runtaa iyo waliba riwayadii u kusoo baxay o ahayd shekadii cute iyo coofle u kamid aha AXMED muuse gaafane alaha u naxariisto dhamaantod
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Ainan Y. Haa walaal waan xasuustaa sheekada Cute, Coofle iyo Cadaawe, Aun cali Seed wuu ku jiray waa runtaa Aamiin aamiin ya rab illaahay ha u wada naxariisto dhamaan intii dhimatey
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
Heeso wacnaa wakhtiyo kaladuwanaa
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 4 жыл бұрын
Good wareysi fiican weeye sobaadiiya wareysiiyada noocan ah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
abwaan shucayb yare xasan Ok waan soo gudbin wareysiyada noocan oo kale ah insha Allah
@adanibrahim6009
@adanibrahim6009 4 жыл бұрын
masha allah heeso wa ku wi hore
@shidane22
@shidane22 4 жыл бұрын
Heeska aamina faarah ee ay tidhaahdo ( anoo arki hadimada qodan Bustaha waxba hay dul dhigin). Heeskaa xagee kaheli karaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
momahed ahmed Heestaas channelka weey ku jirtaa sxb si fiican uga baadh
@kfh8717
@kfh8717 4 жыл бұрын
Hada waa nooshahay ee alle kabaq
@cabdisamedmawliid4810
@cabdisamedmawliid4810 4 жыл бұрын
Chenelkani waxa uu wakhti bixiyay sidi uu umada somaliyed uga haqabtiri laha fankeni hore mahdsanidin guulaysa asxabta chenelka
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Cabdi samad Mawliid..Mahadsanid sxb
@hoygagujir7170
@hoygagujir7170 4 жыл бұрын
Waraysigan waa goorma tolow?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa biloowgii sagaashamaadkii 1994/1995 meelahaas qiyaastii
@kfh8717
@kfh8717 4 жыл бұрын
Shey dhaan ayaa kaa ad kadhay
@vizhwaziwiilqaran4298
@vizhwaziwiilqaran4298 4 жыл бұрын
Waxaan jeclan lahaa inaad igu caawisan Heesta erayadeedu kamid yihiin "Waa adigii haweeney Adoo iga war diiday Ayaaaan....,
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waa heestii Wardheer waxaa qaada fanaankii cod wanaagsane Cabdi tahliil Warsame Aun
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa sidaa Khabiir Harnandez sheegay waxaan filayaa waa heesta wardheer heesta aad raadineeysaa
@vizhwaziwiilqaran4298
@vizhwaziwiilqaran4298 4 жыл бұрын
@@khabiirharnandez5664 thanks zxp sido kle somali music & culture mahadsanidiin👏👏
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Heesta Wardheer waa galin Channelka insha allah. Markaas ayaan qoraalkeeda kuu soo qori
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 4 жыл бұрын
Erayadii: Xasan Guulwade Codkii: Abdi Tahliil warsame AHN Wagareey adduunyada Jacayl wabax ma noqonine Wiglo ugama jeedine Wiilaan dhalay ma siistaay Waadigii haweeneey Adoon iga wardiidayn Ayaaaaaaaaa------ Wartii gaafow kuu wada! Waddan kala wanaagsane Wacan ciiddii loo bogay Hareerigii wacnaa iyo Aad walwaalo aragtide Yaa wardheer kusoo bara! Weyne tuu u deeqee Qurux weel u buuxshaay Waaxyaheeda qorayee Loo wada dhammeeyaay Intuu kula wijiiliya Halkuu waalid igu dhalay Ayaaaaaaaaaaa----- Gogol wegeli kuu dhiga!!!!!
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 21 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 4,5 МЛН
BBC Wareysi |  Fanaanada Saynab Cige | Wareyi Cabdilaahi Xaaji
18:40
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 М.
AMINA FAARAX INDHAHA KU WEHESHADA :SHOWGII LONDON 2023
4:34
Faiza Amir
Рет қаралды 42 М.
ESTV Fanka & Suuganta | Amina Farax Wabar
39:05
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 21 М.