WAREYSI AAD U XIISA BADAN OO XASUUSA & FANAANADA ISMAHAN XUMED CABDALLA IYO AUN WARIYE CALI SEED

  Рет қаралды 7,496

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Fannaanadan maanta ayaa iigu horreysay weligay, nin weyn oo fannaan ahna ama fannaaniinta iyo fanka jecelna waan ahay, waa inan isku kalsoon, qurux badan, masha Allah
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 3 жыл бұрын
Waa fanaanintii hore oo jabuuti & somaliaya ba heeso & tiwaayaddo wax ka dhigtey waxana iyad soo rooraaye la heeseysa. Weydey sheegtey meesha ay ku dhuumatey oo waxay u shaqeysa jabuuti telecoms
@saidelmi7550
@saidelmi7550 3 жыл бұрын
Inantan soomaliyad maaha waa canfariyad afsoomaaliga way baratay,,,way cod macaantahay fanka 1980 kii ayey soo gadhay
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 2 жыл бұрын
waa fannaanad weyn oo caan ah. waxa laga yaabaa in aad yar tahay walaal oo aanad soo gaadhin.
@soulehassan
@soulehassan 4 ай бұрын
Ma ismahan !​@@saidelmi7550
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Somalia shaqo kumay lahayn Ismahan
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Masha sharaf baand ayay ku soo gashay fanka ismihaan
@Said-e3y
@Said-e3y 10 ай бұрын
Ismahaan waa reer gabilay, laakiin jabuuti ayay ku sugantahay
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Indhuhu kama dalaan waba ismahaan xumad wana hees tay qado
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa wayasi xusid mudan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Naasir Cabdi aad iyo aad bro waa wareysi xasuus mudan
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Laguma haysan qaabka loo jilo jacaaylka ismahan xumad
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 4 жыл бұрын
Asc
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 3 жыл бұрын
kan wariyaha afka soomaaliga barasho uga baahan hadduu noolyahay hadda waxaan leeyahay af soomaaliga baro awoowe
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Ashley Cole Alla ha u naxariisto wariyahaas mar hore ayuu geeriyoodey waxa uu ahaa Aun Cali Seed
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Fanaanadan manta Iigu horeyso Cajiib
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Badrudiin Nuur Sxb Ismahaan Xumad Cabdalla waxeey aheeyd Fanaanad wakhti dheer ka heesaheestay wadanka Djibouti, waxeey sideey sheegtay Fanka biloobdey 1979kii
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE waa waqti fog wlhi m.a
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Badrudiin Nuur Aad iyo aad bro waliba waxaan filayaa ineey muqdisho ka soo biloowdey fankeeda 1979 kii ka dib Fanaan axmed Cali cigaal ayaa guursadey ismahaan hal wiil ayeey u dhashey
@nuur3272
@nuur3272 4 жыл бұрын
@@badrudiinnuur1060 Waa fanaanad wayn oo can ka ah Djibouti iyo Hargeisa. Sharaf band with abdinur alaale. She's half anfar and half Somali. Wariyuhu wuu iga qosliyay...kulaha xaas ma leedahay? Naag miyaa xaas leedahay.
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE m.a ader key Lebeentii Fankaba isaga guursaday Khadra io Maryan kaliya u moodayay wax Fanaan ah inuu guursaday
@osmanadenabdoulkader8598
@osmanadenabdoulkader8598 2 жыл бұрын
1995
@faizam523
@faizam523 4 жыл бұрын
Waar ninku afsoomaali xumaa, waa maxay xaas maad leedey, dumarka waxa la yidhaa reer miyaa leedey, ama ma xaas baad tahay?
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Djibouti meeshu weeye, wayba dedaaleen Faiza, hadalkoodu maqluubka buu ka rogan yahay,
@faizam523
@faizam523 4 жыл бұрын
@@mhassan0163 😂😂😂
@jamiilojalaqsan2275
@jamiilojalaqsan2275 4 жыл бұрын
Qoftaan Ma Noo Shahay Mise Wey Dhimatey Ball ii Kalla Sheega
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 3 жыл бұрын
Way noo shahay Buuhoodle joogada yado aad moodo in la buufiyay cayil hhhh aduun
@barnimooyan5182
@barnimooyan5182 3 жыл бұрын
@@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 beenaleh buhoodlana maxa uga galay balayo ku buufisee, deegankay ku dhalatay ayay joogta waa caasimada Djibouti yee.
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 3 жыл бұрын
Djibouti ayay degentahay idaacada ayay ka shaqaysa weli merci
Heesti : Gabadh Yahay Bal ii Sheeg. Codkii/ Ismahan Houmed iyo Abdi Ahmed (Food )
8:45
Gorgor-Media Production 4K
Рет қаралды 4,6 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,4 МЛН
Full Qaaci Show Haldoorka Fanaaniinta Hargeisa
45:14
Fahmo Official
Рет қаралды 332 М.
Taariikh fannedka fannada wayn Saynab cige.
7:50
Eng Mustafa Mohamed (mostafe shiine)
Рет қаралды 2,6 М.
Djibouti: Abdi Nour iyo Ismahane Houmed
11:53
Assajog Studio
Рет қаралды 32 М.
Cabdi Faarax Cabdi aun iyo Samsam Maxamed Qalinle aun
10:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 238 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН