Wareysiga Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nidaam 1 Raadraaca Fanka

  Рет қаралды 25,307

Raadraaca Fanka

Raadraaca Fanka

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@fardosamohamed7842
@fardosamohamed7842 3 жыл бұрын
Aabo ilaahey hakuu naxariisto aabo macaan janatul fardoosa alaha kaa waraabiyo
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Amiin.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Aamiiin abaayo Aabahaa soomaali wax badan BUU taray abaayo xaguu Ku DHINTAY ABWAANKU
@mceeri7238
@mceeri7238 7 ай бұрын
Amiin Allah Yarxama Abahaa Abwaanka
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 ай бұрын
Abwaan Maxamed Cumar Nuur {Nidaamiye} Alla yaa raxma 😭
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@geellegaaboow3853
@geellegaaboow3853 7 жыл бұрын
mubarik tahar abwaan maxamed cumar nuur nidaam wuxuu ku dhashay gobolka bakool tiulada qurac joome qabiilkiisuna waa habar gidir cayr reer caalin ogoow
@libanwadani7197
@libanwadani7197 7 жыл бұрын
geelle gaaboow Beenta iska daa sxb, habar gidir bakool maxaa geeyay
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@libanwadani7197 sool iyo buhoodle ayay xitaa dagaan waa laandheere hhhhhh faqashini ceyr ma maqlin miyaa
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@libanwadani7197 kaalay adiga udiiid waa Habargidir ninkaan hadaad ka saari karto ka saar bal
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 Habargidir miyaa meel aysan daganeyn jirtaa horta
@mohammedh1120
@mohammedh1120 Жыл бұрын
@@libanwadani7197 kkk doqonimada umadda kala tag Xassan Aadan samatar ba waa Habar-gidir wuxuuna ku dhashay Gobolka Baay Degmada Diinsoor ninkan isna waa Habar-gidir Cayr ah maxaa u diidaya inuu Bakool ku dhasho soo Gobol somalia kamida ma ahan
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 7 жыл бұрын
allaha unaxarissto marxunka janadi fardos allaha ka warabiyo amiin yaarabi
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso waxa uu ahaaa fanaan weyn
@liibaanaabdi6436
@liibaanaabdi6436 4 жыл бұрын
Maxamed Cumar Nuur(deer) colow Kooshin ) Allah haku naxa riisto Adeer 😭😭😭
@xasancali1298
@xasancali1298 Жыл бұрын
Raxanweyn miyuu ahaa sxb
@HassanaAbdiqaniabdi
@HassanaAbdiqaniabdi Жыл бұрын
​@@xasancali1298 waa h.g Cayr reer calin
@HassanaAbdiqaniabdi
@HassanaAbdiqaniabdi Жыл бұрын
​@@xasancali1298 waa awowogay
@maahir376
@maahir376 5 ай бұрын
Raxaweyn makooshin bay labaxaan 😂😂
@geellegaaboow3853
@geellegaaboow3853 7 жыл бұрын
aun abwaan maxamed cumar nuur deer heesaha iyo laxankaba asagaa leh ogaada
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 ай бұрын
Allah unaxristo abwaan maxamed cumar nuur nidaamiye
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
اللهم إرحمه واغفرله الشاعرمحمد عمرنورالملقب نظامي
@kulmiye5
@kulmiye5 5 ай бұрын
Allaha ku naxariisto. Abwaan sare
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 ай бұрын
Abwaan Maxamed Cumar Nuur {Nidaamiye} Alla yaa raxma 😭
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Abwaan Maxamed Cumar waxaan wareysigan ka qaaday 2007. Dhawaan ayuu Muqdisho ku geeriyoodey...
@mubariktahar144
@mubariktahar144 7 жыл бұрын
Liban Gamuure sxb ninkani qolomuu ahaa
@abdiftaahomar6544
@abdiftaahomar6544 7 жыл бұрын
Mubarik Tahar habar gidir kkkkk
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 7 жыл бұрын
Waa sidaas...
@Za07Editz
@Za07Editz 6 жыл бұрын
Liiban warsame sxb markaa ma reer baydhabo ayuu ahaa mise reer muqdisho Inkastoo Abwaanku meelna lagu tilmami Marin micnaha xaguu ku dhashay Ayaan rabaa si taarikhdisa aan Wax uga ogaaado
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@Za07Editz reer baydhabood ayuu ahaa lkn qabiilkiisu waa habargidir ceyr iyo sacad labadaas midkood waaye lkn mahubo
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 6 жыл бұрын
wuxuu yidhi heesihii hargaysa laga qaadi jiray taasi waxay cadaynaysaa hargaysi inay tahay hoyga fanka
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Sxb ninkaan waa reer baydhabood qabiilkiisuna waa habargidir ceyr reer hargayso maaha
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
macruuf saalim Haduu Yahay Qabiilkiisa Cidi Kuma Haysan ,..Lkn Markay Fanaan Doonayaaa Halkay Iman Jireen AMa Ay Doonayaan In Ay Waabari Ku Biiraan Waxay Iman Jireeen Hargaisa Waayo Ragiii Waabari Bilaabay Anan Xoogeeda Haystay Waxay Ahaayeen Rag Dhalashadoodu Hargaisa Iyo Burco Kasoo Jeeda Sida Cabdilaahi Qarshe Iyo Cali Sugule 2duba Waxay Ahaayeen Ragii Bilaaabay Waabari
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 waabari ninkii aasaasay magacana u bixiyay gudoomiyana ka ahaa waa maxaed cali kaariye, ee eedo yuu waqti kaa lumin, beentii lagugu koriyay.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Ай бұрын
Abwaankani ma kooxdii horseed bay ee xoogga my allifkoodii baa ee lahaa isha baydhabo
@aminaabdirahman5434
@aminaabdirahman5434 2 жыл бұрын
Allaah yerhamo adeer
@koosmohamud-s2y
@koosmohamud-s2y Жыл бұрын
Heestii ahayd sida hogosha roobka ama hilaac gugyoo da ay hooban bislaatiyo harawada biyeysan 🤝
@fadelali2310
@fadelali2310 9 жыл бұрын
abwaan sre ow fanka somalia magac ku leh
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 11 жыл бұрын
abwaan culus aaad baad u mahadsan tihiin bahda raadraaaca fanka
@JAMHAD10
@JAMHAD10 5 ай бұрын
Abwaan Maxamad Nuur Nidaammiye. Heesihiisa waxaa ka mid ah " Waaa maacaan ama waa qaraar, sida Hogosha roobka ama Hanaanka!!, Garqaadoo jacaylow, Isha baydhabo, Raggow dumarku waa tiir, iyo kuwa kale oo badan oo aan la soo koobi karin!! Alle ha u naxariisto wuxuu ahaa fan buuxa, wuxuuna mudanyahay in la xuso oo Taariikhdiisa Laga sheekeeyo!!❤🫶✊
@geellegaaboow3853
@geellegaaboow3853 7 жыл бұрын
aun abwaan maxamed cumar nuur nida
@bashirdirie1103
@bashirdirie1103 4 жыл бұрын
Abwaankaan waxuu ku dhashay Dhuusamzreeb waxeey walaalo laxmiya yihiin Ugaaska Ceyrka waxuuna Abti u yahay Hussein Aydiid
@bashirdirie1103
@bashirdirie1103 4 жыл бұрын
Magaciisu waa Mohamed Omar Ugaas Nuur
@Awlio1
@Awlio1 12 жыл бұрын
Laxanka waa CABDIKARIIM FAARAX QAAREEY (JIIR)
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Maxuu laxameeyay Cabdikariim Jiir
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Heestee yacniii
@apdifatahzallad273
@apdifatahzallad273 5 жыл бұрын
Like yaa ila daawanay 2019
@HassanaAbdiqaniabdi
@HassanaAbdiqaniabdi Жыл бұрын
Awowo 😢
@qaalirunxasan2946
@qaalirunxasan2946 8 жыл бұрын
Rag waa ragiii hore hadlna waa in tuu yiri
@malmahaaduunkahd257
@malmahaaduunkahd257 7 жыл бұрын
Qaalirun xasan rag wa ragii hore dumarna wa intuu qabay
@ahmedkooshin7048
@ahmedkooshin7048 12 жыл бұрын
waa kuma Awaan Maxamed Cumar? xageese ku dhashay?
@fihiimahajikhadar683
@fihiimahajikhadar683 3 жыл бұрын
Waa abwaan reer baydhabo ahaa, waxanu ahaa macalin, Allah ha uu naxariste waxa uu dhintay 2015kii
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@fihiimahajikhadar683 wuxuu na ahaa abwaan ka tirsan ciiidankii xooga dalka AUN Adeerkeey Maxamed Cumar nuur Nidaamiye
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 ай бұрын
Sxb waa rer bakool ​@@fihiimahajikhadar683
Wareysiga Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nidaam (2)  Raadraaca Fanka.mpg
10:26
TAARIIKDII JACAYL AUN ABWAAN MAXAMED CUMAR NUUR NIDAAMIYE
18:31
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 52 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 21 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 32 МЛН
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 41 М.
WAREYSI ALLAHA U NAXARIISTEE CUMAR NUUR CABDULLE
17:45
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 3,8 М.
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:56
Barnaamijka Fanka Abwan Maxmed Cumar nuur Waraysi 1995 tii Radio Muqdisho
24:03
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 52 МЛН